Salaamullahi Sist hadii ay macquul kuu thy This Ramadan insha'Allah inaad xalaqaad nooga soo diyaariso Siirada Rasuulka Sallallaahu Aleyhi Wasallim, Jazaakallahu Kheyr
@MenalBadal8 ай бұрын
I’m was very heartbroken 💔 😢 when I listened to this I felt so much better ❤❤ love may Allah give you jannah ❤❤❤ we need more videos like this…. Love thanks for sharing this beautiful words…
@deeqaabdi36587 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MacalinEnglish8 ай бұрын
Si dhab ah halooga Faa'iidayso Dhalinyaro mowduucyadaan Qiimaha badan ee naf dhisidda ah❤❤❤
@MuniraKhaliif8 ай бұрын
Wey ihesataa midan dad an guri kuwada nolnahay baa sidan ila dhaqma walalo ayan nahay balse sida qof shisheye ayey ila dhaqman marki hore culesa ban daremey lkn alx hada wan fahmay cilada kentay in sidaa lela dhaqmo الحمد لله wan kaso kabtay intaasna waxey kaxunyihiin waxqabadka iyo katrida ilaahey isiiye
@hamdafaarah-jj3rw8 ай бұрын
Masha Allah wll Alle ha qalbigina ha isku so jeediyo
@MuniraKhaliif8 ай бұрын
@@hamdafaarah-jj3rw aamiin
@najiibwanaajiye87438 ай бұрын
hore usoco wii
@IfrahAbdilaahiHassan8 ай бұрын
Goor haboon bad kaso hadshay diidamda sida loo aqblo jasakallah wll
@mohamedameen20638 ай бұрын
Hamdaay wlle side jacaylka aan la rabno inaan siino dadka kle ugu habnaa nafteena aana ugu noqon karnaa sxb udhoow 😊fadlan taas kasoo HadaL Hamda Hossein 🎉❤
@Muzdiartan1886 ай бұрын
الحمدلله حمدا كثيرا حمدا يليق بك بجلال وجهك وعظيم سلطانك لك الحمد والشكر دايما وأبدا ❤
@naimamaxamed48758 ай бұрын
Aniga way igu dhacday wlhi , wakhti aan da'ahaan yaraa ayay ahayd waxaan gaadhay heer aan ibni aadamka oo dhan aan ka dhexbaxo , maan helin qof kaliya oo aan uwaramo badalkeeda waxaan 100% doorbiday inaan gooni ubaxo alxm hadda waxaan ka noqday waayo arag. Waxyaabaha ugu waawayn ee aan ka dhaxlay waxa kamid ah in aan Allah swt udhawaaday. Mahadsanid macalin
Voice ka kaliya naga daa oo soo muuqo muqal kaga na tus markaaa buu cashir ku nga dhaadhacaya ee sstr qlpi
@CalmLemonade-lw6vz8 ай бұрын
Aniga maalin dhawayd gabadh aan isku dhacnay ayaan doonay in aan iska cafiyo waydiiday waliba iyada iga gardarayd gabadh kale ayaa doonaysay in ay naheshiisiiso waydiiday anawaan kadhaqaaqay waxaan is idhi yaydaan murmun suaalo badan baan iswaydiiyay ooin badan baan kafakaray ilasootaliya
@AsiaYusuf-hv4it8 ай бұрын
Sifiicn ayad yeshay walalo adigu iska cafi farahana kaqad halasi murmin hana radradin dad waxa jirn in LaBar baryo jecel marka haday cafiski diday daysane dheh
@DAAKIR-58 ай бұрын
Ka huleel ma ceebaa
@AffectionateAquaticWhale-tt7lc8 ай бұрын
Mahadsanid❤❤❤❤❤
@amalmohmed64898 ай бұрын
In badan ayaan xaaladaa arkay se illaahay ayaan talo saartay
@AzadAli-t5s8 ай бұрын
Alla yaxfidak wllo lakin part two plz inoo bow
@magooloabdrizackzaid41518 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ASRAAbdi-px4ni8 ай бұрын
My role modal hamda xuseen mahadsanid wllo ❤
@abdirahmaanali248 ай бұрын
Ustaad buuga rajo ayaan ubahanhy Nairobi maka helaaa
@ahmedadem91028 ай бұрын
Mahadsanid
@ahmednour21638 ай бұрын
Ustaadah aad bad umahadsnthy
@canabmuktar1028 ай бұрын
Thank you so much
@bintusoomaal1438 ай бұрын
Ilaahy amarkiis aniga diidmada dadka ima xanuujiso kk, markaan dareemo inay ifogeeyaan nafta waxaan ugu sheekeeyaa xantooda inaa ka raysan doono waqtina ii dhaqaaloobayo digriga ayaan badiyaa qalbigana waan uga cudur daaraa saana cuqdad ugu qaadin ka dib ayagoo ii baahan oo isoo raadsada baan arkaa wayo shaydaanku raali kama noqonaya waqtigaas aan wixii i an faci lahaa galinaya , kadib wuxuu kla dooranaya inaa alle xuso ama asxaabtii ii soo noqdaan si aan iskula buuqno 😂😂
@zannanabdi30768 ай бұрын
Fariid bad tahy 😂😂
@AsiaYusuf-hv4it8 ай бұрын
Masha Allah fariid Allah hakubarakeyo
@hilaalfaysalcali71138 ай бұрын
Cajiib baad runtii aniguna wixii i jara waan jaraa uun besba
@dragonboy17078 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤thanks
@AidarosHassan8 ай бұрын
Anigu marka la ii Diido Naftayda Ma Cananto Dhibkana Ma Saro Kaliya Waxan ku dhaha Maha Dadkani kuwii Kugu Habona Iga Rali ee illahay Aya Ka Rabay
Walaal hamda wlhy markasta wan ku Duceeya Hal codsi alle kugu dhaarshaye magacyadda alle tafsiirkoda ama macnahooda no so gudbi markiba 3 so dhig haday maqcuul tahay😢
@aminaladan8 ай бұрын
Amal Abdullahi bide chanelkaas gal halkaas ayaad ka heli kartaa tafsiirka magacyada Alle, shukran
@IfrahAbdilaahiHassan8 ай бұрын
Podcost albaqiyaat bu wll ka socda Magac yada allah wayn ka so dhagyso inan ban si fcn uga so hadsha
@abdirashid40164 ай бұрын
Xamdaay xageed ka dhacday
@bintutakar62448 ай бұрын
M.a
@sahraisse26768 ай бұрын
Ascww habo xagee kaala soo xidhiidhaa
@hodanibrahin15698 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@smf29578 ай бұрын
Thanks❤
@seynabmohamed-issa22898 ай бұрын
❤❤❤❤😊
@fardusharir74988 ай бұрын
Mahadsanid wll hamda 🙏
@faisaabdikarimmohamed28018 ай бұрын
❤
@Qalbidoja8 ай бұрын
❤😊
@ifraaxmaxamuud4437 ай бұрын
Abaalkaga ilaahy jano haka dhigo Hamady wllo cilmiga aan ka fa,idey meel lagu dhigo ama book ay ku taalo weligy ma arag Naftydu siday u dhisnthy iyo siday u kabatay adiga sababteda leh
@MaryanhusseinDhool8 ай бұрын
Abayo call miyad qabata i jawab sharafey
@ZakariyeKaarto8 ай бұрын
alx
@maahirahmed70698 ай бұрын
Suaalo qaar aan qabo halkee kaa waydiin karaaa
@lakihassan5148 ай бұрын
Barayaha diidma waya igu badantahay lkn hadda uma joojiyo alx
@ubaxfaysal64308 ай бұрын
Gabdhan meel aan si gaar ah ugla hadlo baan rabaaye zxbyaal igu caawiyah haddii aaad ciwaan ama number ka haysaan😢
@LaylaCilmi-jm7zv8 ай бұрын
Ciwaankeeda Facebook waad ka heli kartaa wllo Hamda hussein baa igu qoran
@abdirashid40164 ай бұрын
Hawada noogu soo noqo
@ziizuadde52Cr8 ай бұрын
'Lkn Suurto galnimada ay diidmo kugu imankarto ma,aha in ay Badnato. Sababto ah phycolagy ahaan Wax Walba oo ad kacabsata waxbadan in ay kugu dhacan way kugu dhacayan.