SIDEE FACEBOOK PROFILE LACAG LOOGA SAMEEYAA? Waa Maxay Professional mode|Sharxaad!|

  Рет қаралды 23,169

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Жыл бұрын

SIDEE FACEBOOK PROFILE LACAG LOOGA SAMEEYAA?
Profile-kaaga Facebuugga waa madasha ugu muhiimsan baraha bulshada ee aad wakhtiga ugu badan ku bixiso, haddana waxaa aad u yar faa’idada kaa soo gali karto Facebuuga marka laga reebo in aad kula xidhiidhta asxaabtaada iyo qoyskaaga. Muuqaalkaa hoose waxaan idiin kula wadaagi doonaa habka ugu fudud ee aad lacag ugu sameyn karto bartaada Facebuuga adiga oo aanan sameysan Facebuug page isla markaana aan haysan asxaab badan oo ku xidhan bartaada Facebuuga.
Description
I am a professional, ambitious and highly skilled African Journalist and able to operate any wide range of technical equipment including professional cinematograph Cam recorder . I have extensive experience working on a number of Television , Radio and theater Projects, demonstrating an ability to follow artistic direction and the physical capability required on a professional product set.
Based London Uk
London Metropolitan University.
Former Reporter,Cameraman and Editor. at Horn Cable TV.(Ethiopia)
Former Head of Programs at Star Televison Network(STN)-Nairobi
Former News Anchor at CNA Somali Tv(Nairobi
Former mombasa Area manager at Star FM
Former reporter at Universal Somali TV(North Eastern Kenya)
Former Program Manager at Radio Voice of Oslo - FM 99.3 (Dadaab)
For Business inquiries 𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬
Tel:+447368981541
Email:abdijalilosman@gmail.com
Our KZbin channel: kzbin.info/door/Vgf...
Facebook: / abdijalilsamow
Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 53
@maaman10
@maaman10 Жыл бұрын
Bro thanks qaaabka account loogu xiran karo kaa sugayaaaa muqalka xiga
@owfarahmedia6091
@owfarahmedia6091 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb intee kaala sooxiriiraa
@fatimodiamond1931
@fatimodiamond1931 Жыл бұрын
Thanks 🙏
@muudfarah2998
@muudfarah2998 Жыл бұрын
Wa mahaddsanthy wll wax badaan ayaa iikadhiimaaan adu raliiyaa ikucawiih fecboga iyo janalka intii kalasu xiiriiraa
@muhammedabdullahshaqlane7341
@muhammedabdullahshaqlane7341 Жыл бұрын
waad mahadsan sxb
@Daarta.Libanta
@Daarta.Libanta Жыл бұрын
Mahadsanid wall qali waxbadan ayaan faaidey hadii ay maqlcquultahay xageen kala sooxariiraa
@user-lk4lb3td4q
@user-lk4lb3td4q Жыл бұрын
Ok
@yaqiinsichannel6935
@yaqiinsichannel6935 Жыл бұрын
Pro Waxa jira dad an vedio samayn oo hadana lacg ka sameyaaa
@fahuudiyuusuf4117
@fahuudiyuusuf4117 Жыл бұрын
Hadii aan shuruudaha waan buuxiyay dalka ayaan joogaa sideeen uxalinaa please jwb?
@munasarhassan15
@munasarhassan15 Жыл бұрын
Zxp part 2 ka sugenaa
@farhaandawladofficial7950
@farhaandawladofficial7950 Жыл бұрын
Sida account loogu xidhanaayo soo geli sxb
@aishabashiir4849
@aishabashiir4849 Жыл бұрын
Waan kusalaamay wllo Abdijaliil
@xawaahmed3056
@xawaahmed3056 Жыл бұрын
Wll makuusameys mey
@CabdirsaaqCumar
@CabdirsaaqCumar 5 ай бұрын
Asc waan ku salaamay ustaad waxaad muuqaal practical ah kasoo samaysaa sida eligible country-ga loo bedelo adoo isticmaalaya VPN si aanad dalka dibadiisa cid joogta u dirsan fadlan nooga faa'idee
@AANOUR1
@AANOUR1 Жыл бұрын
𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝
@adenmohamedmungay3811
@adenmohamedmungay3811 Жыл бұрын
Sida xaysiinta loogu xirta noo sheeg wll
@sayidcalicabaaseshnoor9717
@sayidcalicabaaseshnoor9717 Жыл бұрын
SIDEE XAYISIINTA LOOGU FURA WALAAL KASO HADALA
@dayahnor9640
@dayahnor9640 Жыл бұрын
Walale qaabke update aad kahadashay loo sameyni
@OmarXasan112-bo8xu
@OmarXasan112-bo8xu 8 ай бұрын
Ok ,'
@yuusufmusdhafyuukeey7437
@yuusufmusdhafyuukeey7437 Жыл бұрын
pro kaso hadal BOOST post iga so dhis wal qali
@sumayaabuukar5796
@sumayaabuukar5796 Жыл бұрын
8k heestaa
@Cadnaan-z6t
@Cadnaan-z6t Жыл бұрын
Sxp lkn wuxu dhaafi la ayahay 5k sideen ku dhaafiya
@kaamilmaxamud872
@kaamilmaxamud872 Жыл бұрын
sxp lkn 5k sideen lu dhafin karaa sxp
@munasarhassan15
@munasarhassan15 Жыл бұрын
I.a part 2 ka sugenaa
@QARAAXO634
@QARAAXO634 Жыл бұрын
Sxb sidee loo dalban karaa Xayeysiine Facebook page video kasoo sameey
@juwashjamac820
@juwashjamac820 Жыл бұрын
Sede bank account ka logu xiran kara bowe
@DeqaXasan-zb8cj
@DeqaXasan-zb8cj Жыл бұрын
Fadlan iso jawab somali ma laga ogol yhy
@Englishn2o
@Englishn2o Жыл бұрын
Waligay ma arag Soomaali cid ka xaasidsan baayo idin qaaday😠
@Yt-One_1
@Yt-One_1 Жыл бұрын
😂😂😂😂😡😡wlhi waan ciil qoslay
@cumaraxmed7552
@cumaraxmed7552 Жыл бұрын
Hee zxp
@omaridheere1
@omaridheere1 Жыл бұрын
Thanks all qali for help
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 Жыл бұрын
Kusoco sxb barnaamijyada nucan ah wayna anfacayaan ,
@ayaanmahamud3180
@ayaanmahamud3180 Жыл бұрын
Asc walal aniga wali ma fahmin ee si wanagsan ino fahan sii adigo mahad san
@ShukriXuseen-de7hu
@ShukriXuseen-de7hu Жыл бұрын
Somalia anoo jogo zhb lacag makasmen karaa wll
@hudagurrey722
@hudagurrey722 Жыл бұрын
wllo qoraalo qisooyin ah hadaan kusoo gudbiyo oo dad igu soo raacaan wax ma ka heli karaa plz iisoo jawaab
@NUURADIINBASHIIR
@NUURADIINBASHIIR 6 ай бұрын
Haa wll waad ka heli kartaaa Bishii 30k kabadan kasamaynkartaa youtube kan kadaawo muuqala oogu soo ku reeya
@Muhiim.show857
@Muhiim.show857 Жыл бұрын
Sidee loga la baxaa baxaa lacagta facbook ga
@mohamedabdullahi9864
@mohamedabdullahi9864 Жыл бұрын
Zxp Blanca side ku ogaan karaa
@ShukriXuseen-de7hu
@ShukriXuseen-de7hu Жыл бұрын
Somalia anoo jogo zhb lacag makasmen karaa wll 2:29
@ibrahimmuhammads1275
@ibrahimmuhammads1275 Жыл бұрын
Wali mafaha Mina sxb walhy
@liibaanmaxamed3105
@liibaanmaxamed3105 10 ай бұрын
Sidee loola baxa wllo markaa
@barrehassan6990
@barrehassan6990 Жыл бұрын
Marhore ayaan helay waxaas dhan Ustaad Mahadsanid
@nimcogeedi153
@nimcogeedi153 Жыл бұрын
Walal halkeed ka heshay
@dulqaadshorts
@dulqaadshorts Жыл бұрын
Waxba kama fahmi wlh
@abdoww861
@abdoww861 10 ай бұрын
Walal maxan sameya ani proffesional mode iimaha laha facebookgaygu plz iga caawi walal
@MASLAX4K
@MASLAX4K 9 ай бұрын
Zxp intaa aniga ayaa fahan san Play store gal Facebook soodajiso Markaa waad arkeysaa zxp❤
@nurasagalomar
@nurasagalomar Жыл бұрын
Somalia miyaa loo furay
@user-vx1wf3px6w
@user-vx1wf3px6w 8 ай бұрын
V😊😊😊😊😊
@ismahanmawlid2399
@ismahanmawlid2399 Жыл бұрын
Somali mak shaqysaa
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakAllah My Dear br thanks for help follow back plz and JazaqAllah qhair 🤲🤲🤲🙏🙏❤️❤️
@OmarXasan112-bo8xu
@OmarXasan112-bo8xu 8 ай бұрын
Ok ,'
FACEBOOK Sidee lacag looga sameeyaa SOMALIA? FREE COURSE
33:42
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 87 М.
SIDEE FACEBOOK LACAG UGA SAMEYN KARTAA ? #Faallo #HosowPro
8:15
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 18 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 210 МЛН
Sida Social Media Lacag looga sameeyo
11:28
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 22 М.
Waxaan sameeyey $9,641 waa  sida ugu fudud lacag looga sameeyo
7:35
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 54 М.
YOUTUBE MISE FACEBOOK,YAA LACAG BADAN?
21:06
Abdijaliil Show
Рет қаралды 10 М.
ISBARBARDHIG | LACAGTA Facebook & Youtube Midee Badan?
10:13
Hosow Pro
Рет қаралды 51 М.