Walaal jazakalaahu khyr wax badan baa kaa faaiday, waxaa is moodi jirey inaa dabeecad xumahay hada wa ogaaday inaa introvert ahag
@leylamaxamed7859 Жыл бұрын
Mashallh wllo allah ku xafido wax badana kaa faa,iiday
@farxiyaxuseen5526 Жыл бұрын
Asc wllky waa ku mahadsantahay xogta aad noso gudbisay Allaha cilmiga ku barakeeyo wax badan baan ka fa,iday muqaaladada inkasto mardhow kuso biiray waxaan ka codsan lahaa inaa soo sameyso qaabka journal lo sameysto adoo mahadsan 🎉
@amaalmakhtal8588 Жыл бұрын
Aniga qofwalbo wan baran karaa walibo si wngsn. wana jclhy kalinimada!!
@ashasaid73243 ай бұрын
Communication skill is important 👌
@stylebio3163 Жыл бұрын
M.a Wll chanalka wuu nooo koroyaaaa keep going
@DeeqaAhmed-gb4fh5 ай бұрын
cabsi igu majirto kabaheloba in aan hadlo oo aan dadka dhexgalo❤
Ani runtiii sxb Kalinimada wanka helaa qofkaste waaan la hadli karaaa sxb waligay cabsi ima galin alx sxb Adanaha allle hiii abuuray kala duway
@RakiaAbdillahi Жыл бұрын
Isku mida nhy cbsidas la shegayaba ma arko hdana kalinimada ku hystaa
@Greenmotivation733 ай бұрын
Ani cabdidas ka bixi la'ahy😢
@AyaanKayseismaaciil9 ай бұрын
Mahadsanid wll
@drsziizuumohammed Жыл бұрын
Wcs wllky introvert baan ahay waana jeclhy alxmd dadka hortoodane. Waan Ka hadli karaa lkn buuqa saaaid u necbhny🥰
@luqmaanal.xakiim2524 Жыл бұрын
Law of attraction io law of assumption kasoo hadal
@XasanaliIbrahim-o5o20 күн бұрын
Zxb aniga taas waa ihaysataa nio hamansi badan maxa lagu daawayaa fikirka badan
@raaliyojano Жыл бұрын
wll plz ani waan ka cabsadaa inaa bulshada dhex galo maxaa keeni karo cabsidaas hadalka igu dhago ani dhan qof indho bes kasoo haro noqonaa
@MohomedHussein4 ай бұрын
5:23
@ayaanahmed3803 Жыл бұрын
Walalo Anigu Markiii aan l joogo dadka aan isku xiisaha nahy waan furfuranhy Lkn kuwa aqoonin meel aan ka bilaabo ma ihi
@abdisamedqisole5119 Жыл бұрын
Public speaking ka asaga kama.cabsado inaa dad hor istaago aan waxne u sheego daqiiqadaha hore waa jirta cabsi yar oo nature ah lkn daqiiqada haas kadib caadi aa noqdaa
@SihaammaxamuudAxmedАй бұрын
Wallo waad mahadsanthy lakin ani.shekada waan jeclahy lkn qofka markaanmago lashekeyso hadalka ayaa iga lumaa mxn sameyaa. Talo iga sii walal qaaliya
@mustafefitness11 Жыл бұрын
Dadka Badankoodu Waxay Isku Khaldaan Introvertka Iyo Dadka Xishooda Ma Xishoodo Cabsina Madareemo Lkn Introvert Aad U XIdhan Ban Ahay Cidna Lama Sheekaysto Meel Kasta O An Tago
@SahraCabdi-if8ys9 ай бұрын
Dadka waa dhex geli karaa lkn hadana labadaba samyn kara
@abdisamedqisole5119 Жыл бұрын
Walalow dabeecad waxaa ii ah inaa dadka inta badan aa dhagaysto xata hqda isku cusub nahay waka dhura sheekada maxa la igu tilmaami karaa intero aa ahay ama extro