@@abdullahiomarali5241 Adiga xagee ku xanuuneysa markaa maxaka galey anaaga ku faaneynee
@NazliSaïd-q4xАй бұрын
Libaax lakor sana ma jirto dhalaan hababis bey ahayd
@fotballontopАй бұрын
Fulihii caanka ku noqday orodka ee Ordaaye siduu u fuuli karaa libaax hidfo uma laha isaga iyo awowgiiba waana Ina Biixi Cabdi Dameer, awoowgii weligii Dameer kaasuu caan ku ahaa.
Adigan shaxda hogaminta fahmin ee qolada tidhi warkaga raro may ahayn doolbay ahayern hargaysa kasoo duulaye oo waati war ka daba yimi arinta la been sheegtay..degmado aaxay cadays inu ujeedku aha na hogaami e Basarow naga fadhiiso
@fotballontopАй бұрын
Muuse libaax ma fuuli karo, waa inuu dameer fuulaa. Libaaxa ninka wax iska celiya uun baa astaan ka dhinta, fule ma fuuli karo Libaax waa inuu dawaco fuulaa .
@AsiaGeleАй бұрын
Ku waalo muse waa beenta cirp guriga seexo ayaa la yidhi waxd garansaa is ka yar
@mrd4205Ай бұрын
Masha Allah Guul iyo gobanimo Somaliland 🎉🎉
@mohamedahmed9928Ай бұрын
Dhinaca kale ma ka eegtay in xaalku yahay in awrku ka tarjumaayo in hogaanki ummada loo dhiibay oo na hogaami ay tahay. Guri ninka lagu hooya waxay iyana noqota iska seexo oo naso. Aragtidu waa haddii xifaalo iyo siyaasad laga dayaayo haddii kalena xaalka ha loo daayo shacbiga qiimaha leh ee soo dhawaanta aragtida ay iyagu uga Dan lahaayeen oo ah soo dhawayn gobonimo
@mohamedahmed9928Ай бұрын
Waxay iga ahayd aragti guud ee adigu aad iyo aad ayaad u mhadsan tah ay
@roodanuur461Ай бұрын
Niin guuri laasiiyey waa seexo huurda ku haayise niinka arka loo dhiibeena waa reer kaa raaara maaxad kaa sheekaaini
@hindasaleban1720Ай бұрын
Wasr waxan aad ka hadlaysid kuligood waa waxba kamajiraan
Oday madaxa ka jiran ayaa wiilal uu dhalay hawshii reer kala qaysadeen markasa wiil ka mid ah baa yiri odayga ka war haay kadib habenimadii makaay isu wada yimaadeen ayaa wiilkii lagu yiri waar odaygii maanta ma fiicnaa markaasuu ku yiri waar maantu ugu darnaa oo weeylo reera kale leeyihiin buu marna caayrsanaayey marna dusha uga baxaayey markaas odaygii musa dameer maantuu ugu darnaa oo libaaxyo reera kala leeyihiin oo aay xirxirteen hadba dusha uga baxaayey isagoo weeyla moodaya
@abdiaziizahmed7827Ай бұрын
HABARYOONIS LIBAAX DAMBE YAANAY KU FAANIN ILEEN MUUSE AYAA FUULEY HOOYADIIN U SHEEGA LIBAAXA MUUSE AYAA WASA
@DaauudMaxamuud-l6mАй бұрын
Xaaji basarow owrka iyo libaaxaba g3 baale
@asiilmahir6072Ай бұрын
Aad🎉ayaan ufahmay🎉thank you❤❤❤❤❤❤
@axmedyusuf6259Ай бұрын
Ka lafuuley waa cirro
@ismailabdi6248Ай бұрын
Taasi waxay cadayn utahayah inuu muse nin magaalo yahay ciro na reer miyahay ayay sheegen
@Gobanimo-gy8gdАй бұрын
Muuse maanu reer samatar huuraale ahayn 😂😂 from miyi
Nacas :nacasdhalay, Muuse sheeko iyo taariikh toon kamaysid ,taariikh da Dib ugu noqone muuse nin libaaxfuulikara maaha , hodhaanu u yidhi nolasha libaax iyo xabashbaa ka baqaa, ma adiga ,futadahayay markup libaaxa Kora ayay,
@axmedgalaydh-lf7rgАй бұрын
Waa khanis laakiin muuse juudaan bisad libax ma noqoto garxajisna maanta way ku qarinayaan dhaqankii Abarso soconmaayo inshalah aamin now ❤❤❤❤❤
@hajii2033Ай бұрын
@@axmedgalaydh-lf7rg khanis inadhillo ma xashooda lawso
@HilaaHilaacАй бұрын
😂😂😂 MUUSE WAA LIBAAX ISAGUUN AYAA KA SAARI KARA DALKA DAGAALADA.
@dhashisheekhisaxaq9514Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣ceebey tacaal 90 jir caqli ciyala leh marka libaxa ninki laha afarta dhinac ka hayan ma naf iyu ka dayay nin afar inan oo yaryari barigi sool ka so eryaden oo sowki laha libaxa iyo xabashiba wan ka baqda😂😂😂 walahi muse iyo ilma afar jirka iya isku caqliya intu afar garxajisa so watay ku laha kalaya ii qaqabta hala yidhado muse iya libax fuulaye hoogay😂😂😂😂
@JoMah-n8gАй бұрын
Waa inaad kala dooratan inaad gobol somalia ka mid iyo inaad somali land sii ahaatan wadani somalia noqoneysan
@fardawsamaxamedАй бұрын
Maad garan suaashaas hogaan waa nin maalini kara
@Amina-ts1ljАй бұрын
Wlhi wan qosalay shakada kaftanka socada wxaso dhan wxa ka daran heesa socda 😂😂😂😂😂
@ubaxmaalin562Ай бұрын
Xishood gaxajis gabadhoodu guur beshe😮
@mohamedyusuf656Ай бұрын
Isma og udbihii bay aslaysa.😂😂😂😂😂😂 faanwaynaa.
@mohamedabdi3468Ай бұрын
Muse waxa uu ula jeda, reerka libaxa yada la baxay inu libax uu hagisa faras ka yahay. Oo marku dono uu dusha uga baxo. "Call it technical knock out 👊 punch on the face of the cat family". Who still live in a primitive history of ethnicity only a step ahead of the stone age error in todays 21stcentury random world with no consequences, no hand of fate !!! 😂
@gogaysatv4783Ай бұрын
Faaladaadu wa aqoola aan ku haysa
@cabdilaahiqalinle2437Ай бұрын
Hogaamine waa hogmanay hey
@CabdiraxmanSuleimanАй бұрын
Kkkkkk
@mohamedhuasein3712Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mxmedadn4194Ай бұрын
Awrka reer Salaxley baa bixiyay Fasirkana reer..........