Sidee Loo Noolaadaa Xilliyada adag ? Unedited

  Рет қаралды 40,320

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Күн бұрын

Пікірлер: 185
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 4 ай бұрын
Waa sax qof walba wuu marayaa xili adag meel kasta uu ka joogo dunida. Waxaana looga baxi karaa Qur’aan aqaris bdn adigoo ku jira xiliga adag. xus Alle swt waqti walba ☝️
@khadraciise2044
@khadraciise2044 4 ай бұрын
Sax that is the best way aad dhibatoyin kasta uga bixi karto because illhy swt wuxu yiri فمن عرض عن ذكري فإن له معيشت ذنكا
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 Ай бұрын
the baste vedio xaliye ninweyn
@bar-lle
@bar-lle 4 ай бұрын
xalada wanagsan iyo mida xun ee kusoo wajaheysa ma ilahey baa igula dardarmey waa maya niyada hala wanajiyo noloshan wey soconeysa wana ka gudbeysa.☝🏽
@alibarale1077
@alibarale1077 4 ай бұрын
Thanks Ustaad Ustaad 🙏 xilligii noloshayda ugu xumayd nafsad ahaantayda kusoo aadisay video ga oo noloshu qoor sagaaro igu haysayy waxaan rajaynayaa in sanadkan inta kadhimn noloshayda is bedel aad u wayn kusameeyo.insha,allah
@Zaynab_033
@Zaynab_033 4 ай бұрын
Naagta kaliya Xaliye daawataa❤ mahadsanid😂 ustaad
@Barre66
@Barre66 4 ай бұрын
Naag adag
@shamaana
@shamaana 4 ай бұрын
Dhiiri galinta rag iyo dumar ba wey u baahan yihiin
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 ай бұрын
Zaynab so dhawaw
@adenhassen9119
@adenhassen9119 4 ай бұрын
Waqici ayad thy zainab
@abdihakinahmed397
@abdihakinahmed397 4 ай бұрын
Zeynabey hal io labo macalinka mxa ka faaidey hadey macqul thy nala wadag
@HamseSADRI
@HamseSADRI 4 ай бұрын
Xaalad kasta Ama Xumaato ama Ha samaato ilaahey Ugu Mahadnaq Dareensii Naftaada In Maalintaadina Ay Soo Socoto Ilaaheyna Ku Kalsoonow Qodobka Inaad Xaaladaada Aad cid Eed uga Dhigto Majiro Cid Aan ilaahey ahayn Oo Xaaladaha Bedbedelaa La Heshii Xaalada Aad Ku Jirtid ilaaheyna Talo saaro ALHAMDULLILAH for Every Thing❤
@awilali6102
@awilali6102 2 ай бұрын
Xakadayadu waa nimco Hadi aad haysata islaanimo Iyo caafimaad awoowo Masha allah
@ZakariaMahad-xk2ne
@ZakariaMahad-xk2ne 4 ай бұрын
Thank u macalin best motivator a have ever seen 💖 ❤️ 💓 💗 💕 💙 🎉🎉
@mohamedadanabdulahi-d6c
@mohamedadanabdulahi-d6c 4 ай бұрын
Videogan waqti aan ubaahnay buu isoo gaaray
@abdinourhasan2028
@abdinourhasan2028 4 ай бұрын
Wakhtigii aan ubaahna ayuu iso gaadhay thnks ustaad
@khalid_kmi1885
@khalid_kmi1885 4 ай бұрын
JazkAllah khayr awoow it was really beneficial for me Mahadsanaid coach much love and respect ✊ 🫡
@Isco-post
@Isco-post 2 ай бұрын
Xaliye wuu idhisay wlahi dhinac kasta oo nolosha ah, Now I'm living my best life ALLHAMDULILAND, mindset freedom buu iga dhigay xaliye ❤❤❤ big love ustaad
@Hustlerman99
@Hustlerman99 4 ай бұрын
Thanks professor Xaliye from Djibouti 🇩🇯
@xarago6929
@xarago6929 4 ай бұрын
Salute 🫡 ustaad ninka kaliyo wax macno leh so gudbiya tahay Allah ku barakeeyo
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 4 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@somaliland-zh6st
@somaliland-zh6st 4 ай бұрын
scw
@abdirahimhassan7451
@abdirahimhassan7451 4 ай бұрын
WAX WALIBA ALLAH KACABSIGA AYAA LOOGA BAXAA ومن يتق الله يجعل له مخرجا
@henzodtk6873
@henzodtk6873 4 ай бұрын
Xoog baad icawisay nio 👊👍🏿
@OpthiraHmanromeo
@OpthiraHmanromeo 4 ай бұрын
Teacher thanks video aad nagala soo daahday❤️🙏
@JacfarCarab
@JacfarCarab 4 ай бұрын
Muuqaal wakhtigiisii yimid, Salute General
@apdikayare7092
@apdikayare7092 4 ай бұрын
Brother this video right now xalada wajahayo ayu uyehe diri kaliin mafteydana qanacaad fara badaan ayan daremaya markan dameste thanks Always awowe 🙏
@Rashid-hq4in
@Rashid-hq4in 2 ай бұрын
Good advice, tony robbin ideas
@walalzaki6302
@walalzaki6302 Ай бұрын
Ustaadka waa sax waxa uu ka dhawaajiye
@DayHighlights2024
@DayHighlights2024 4 ай бұрын
My great teacher ❤
@abdisamadmohamed9066
@abdisamadmohamed9066 4 ай бұрын
Masha alaah Ayatulaahi xaliye salaan sare ugaas…
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 ай бұрын
Thanks war ninkan xaliye ah waa smart, anoo coffee shop iska fadhiya ka fakaraya isbadal inan sameeyo dhaqaale. Ayan youtube furay Cliokan ayaa igu soo baxay. Lama quusto laga yaabo inay dad badan yaabaan anoo jooga maraykan jaamacad kasoo baxay hadana sagxada aad ku cararaysid mararka qaar koobka shaha aanad haysan coffee shopka. Alxamdulilah ALLE dhamaanteen ha u dhalo khayr ka aan raadinayno. Anaa isku qosla mararka qaar. Samirka iyo Salaada kaashada.
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 4 ай бұрын
😂😂😂
@ENGABDIHAMID
@ENGABDIHAMID 4 ай бұрын
THANK YOU USTAAD XALIYE
@mohameddaauudurus7269
@mohameddaauudurus7269 4 ай бұрын
Aad iyo aad baad Umahadsantahay Ustaad Sharaf iyo Karaamo
@MohamedSadam-d8m
@MohamedSadam-d8m Ай бұрын
Mahadsanid macalin
@BashiirKhaan-zc3js
@BashiirKhaan-zc3js 4 ай бұрын
My good bless you profissor xaliye ❤️‍🩹✊️
@Aala351
@Aala351 4 ай бұрын
Halka nin aan social media vedio yadiisa tikta ii saaran macalimuu👏
@IsmailMohamed-qw2xk
@IsmailMohamed-qw2xk 4 ай бұрын
Thanks professor xaliye
@Cabdullaah114
@Cabdullaah114 4 ай бұрын
Thanks ustaad
@Mohamedhabib35
@Mohamedhabib35 4 ай бұрын
The best teacher in my life as Xaliye Ali❤️
@UstaadmohamedShariif
@UstaadmohamedShariif 4 ай бұрын
Talada ugu wanaagsan ee xilliyada adag waa baryada eebe iyo iskudulleyntiisa❤
@mohamedadanabdulahi-d6c
@mohamedadanabdulahi-d6c 4 ай бұрын
The best teacher xaliye walahi waku taageraa macalin ❤
@fatumayussuf248
@fatumayussuf248 4 ай бұрын
Thanks macalin
@toowman2199
@toowman2199 4 ай бұрын
Best teacher
@HaajaraCabdikariim
@HaajaraCabdikariim 4 ай бұрын
Ilahay dhamaamteen jidka toosan ha inagu sugo illa inta aynu ka dhimanayno
@mubashirapdall1861
@mubashirapdall1861 4 ай бұрын
Macalin xaliye ragbadan oo waxaa jira intee wax ka faideen xitaa aana ku dhaheen mahd sanid macalin waad mahad san tahy 🥰👊
@kalma747
@kalma747 4 ай бұрын
Good teacher
@sakariyeabdiasismohamed2495
@sakariyeabdiasismohamed2495 4 ай бұрын
One of the legend👊
@abdihakintahirhassen
@abdihakintahirhassen 4 ай бұрын
Taladaadu way ii anfaday laga soo bilaabo 2022 qof kale ayan noqday 😊
@gulledahmedgulledahmed1478
@gulledahmedgulledahmed1478 2 ай бұрын
This Video wakhti aan ubaahna buu isoo gaadhay
@Themanisaccountable
@Themanisaccountable 4 ай бұрын
Thanks
@saaxibkanolosha
@saaxibkanolosha 4 ай бұрын
Moalimuu ol legend 🚼
@Maajid143
@Maajid143 4 ай бұрын
vediogan Waqti aan ubaahanahay buu isoo gaaray Tanks Macalin Xaliye
@Askarrermi-wg9eb
@Askarrermi-wg9eb 4 ай бұрын
Yeh men the best teacher❤
@jabra0563
@jabra0563 4 ай бұрын
Wlh nio erayo wax gal ah ayaad ku hadashay thnks
@kingbadel2023
@kingbadel2023 4 ай бұрын
absolutely, no matter how difficult the situation is there is always a best move on your situation,
@SareyFarah
@SareyFarah 3 ай бұрын
Macalimoow maalamahaan kaama hayno dhiirigelin joogto ah Welcome back.
@ayaankeabdi6670
@ayaankeabdi6670 4 ай бұрын
Good motivation thnks mcln xaliye 👍
@Samatar1-s5v
@Samatar1-s5v 4 ай бұрын
Thanks 🙏. Hagee ka hela macalin ima shaqeyan podcastiyada google podcast
@CabdiWali-ql6sg
@CabdiWali-ql6sg 4 ай бұрын
thanks teacher baba xaliye
@Dajiye614
@Dajiye614 4 ай бұрын
Respect 🙏🏿 Best macalin
@boqorkakaftanka5398
@boqorkakaftanka5398 4 ай бұрын
Macalin xaliye big respect awoowe🫡🔝🙏
@abdullahimohamed16
@abdullahimohamed16 3 ай бұрын
Somalida marka la joogo social media wax micno leh in yar ayaa Soo gudbisa sida xaliye thanks 👍
@sakariye-cali
@sakariye-cali 3 ай бұрын
لاتغضب من رحمة الله
@JIROOW-sv7
@JIROOW-sv7 4 ай бұрын
Our hero HALIYE❤❤❤❤
@Alinaasir644
@Alinaasir644 4 ай бұрын
Videogan waxn Dip u dawan doona 2030 aniga xlda manta aan ku jiro mid ka wangsan ku jiro Insha Allah ❤
@Saydomar66
@Saydomar66 4 ай бұрын
insha allah
@dhaxalreeb8585
@dhaxalreeb8585 4 ай бұрын
Ustaad Salamullahi
@operatormaxamedsomali
@operatormaxamedsomali 4 ай бұрын
WAXAAN SI 100% AH U ODHAN KARAA ALXAMDULILAH ALIHII ISOO GAADHSIIYAY VIDEOGANOOW
@zabenlucky2749
@zabenlucky2749 2 ай бұрын
Thansk
@jnr3593
@jnr3593 4 ай бұрын
Thanks again Mwalimu xaliye
@sayid-ali.9.
@sayid-ali.9. 4 ай бұрын
Aad io aad ayaad u mahad santahay ustaad wax badan ayaan ka faaciideystey
@JellexassanCali
@JellexassanCali 3 ай бұрын
Waad mahadsantahay maclin
@chuchumala7767
@chuchumala7767 4 ай бұрын
Macalin guuleyso
@jibrilshekhowabdi3981
@jibrilshekhowabdi3981 4 ай бұрын
Wankula socdaa maclin adbad umahadsanthy iñtaa ifa udeyse❤
@wizzlp792
@wizzlp792 4 ай бұрын
Our Teacher xaliye Ali ❤
@murtikaab9164
@murtikaab9164 4 ай бұрын
Thnks ustaad
@MaxamedGuuled-p7m
@MaxamedGuuled-p7m 4 ай бұрын
Macalin waxan haya 17sano jir waxa badan yayan isleya qabso walin ima hirgalin maxan sameya
@SuhaybSuwo
@SuhaybSuwo 4 ай бұрын
The real teacher
@suweysupdyrisak3730
@suweysupdyrisak3730 4 ай бұрын
Waxay lagayaba muqalka raga xld adag kujira ayad ulajeday lkn kadumar ahaan way i anfacady anyway mahadsanid
@maxamedmowliidxarbi4738
@maxamedmowliidxarbi4738 4 ай бұрын
Waa kula socona macalimu
@AnassalaadAbuukar
@AnassalaadAbuukar 4 ай бұрын
Mahadsanid zhp
@ibnoomar88
@ibnoomar88 4 ай бұрын
U helped me ✍🏼
@KhalidMohamed-z4o
@KhalidMohamed-z4o 4 ай бұрын
Keep going macalin xaliye
@Zakariyesaka2024
@Zakariyesaka2024 4 ай бұрын
Teacher xaliye 📚🌏
@OsaamaMohamed-el5ud
@OsaamaMohamed-el5ud 4 ай бұрын
Xaliye the goat 🐐🫡
@ashkirsaed
@ashkirsaed 4 ай бұрын
Thankfully
@mahamedbileyusuf
@mahamedbileyusuf 4 ай бұрын
Gasaakalah ustaad
@KadleyeCabdi
@KadleyeCabdi 4 ай бұрын
Mahad zanid ustaad culaysyo badan oo kamid tahay shaqa laan aya ihaysatay ayuu kuso hagagay video ga
@Mohacali-t4x
@Mohacali-t4x 4 ай бұрын
Tanks macalin
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 4 ай бұрын
My teacher
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 4 ай бұрын
Thanks xaliye
@JimoSports19-lg3eo
@JimoSports19-lg3eo 4 ай бұрын
Good 🤔 thinks
@Abdillahi.1
@Abdillahi.1 4 ай бұрын
Xaliye is my best and modly tech😊
@ridwaanimailcabdi5207
@ridwaanimailcabdi5207 4 ай бұрын
The legend
@NaimaYusuf-jm7pf
@NaimaYusuf-jm7pf 4 ай бұрын
Masha allah
@HirsiHirsi
@HirsiHirsi 4 ай бұрын
thankis macalin
@HooyoFooseyo
@HooyoFooseyo 4 ай бұрын
Fikradaha xaliye nice and good luck with your baby
@AbdirahmanHassanabdulle
@AbdirahmanHassanabdulle 4 ай бұрын
Thanks boss
@hassanmahdicosoble730
@hassanmahdicosoble730 4 ай бұрын
Macalimuu ardaydu diyaar waa..👋
@farhanhaldor6176
@farhanhaldor6176 4 ай бұрын
Guulayso macalin qof wax ku siiya waxaa kaaga fcn qofki wax ku anfacaya kuu sheega
@mohamedabdigadudow996
@mohamedabdigadudow996 4 ай бұрын
Thanks walal qaali ah
@akram_channel1052
@akram_channel1052 4 ай бұрын
Thnks
@Mohacali-t4x
@Mohacali-t4x 4 ай бұрын
Macalin horay usoco
@Abdimaham
@Abdimaham 17 күн бұрын
Macalinka waa kiya qaana qiimaha hoyada
@DalmarKujka
@DalmarKujka 4 ай бұрын
Macalin
@abshirsoft4952
@abshirsoft4952 4 ай бұрын
Adeer aduunka ceep la,aan noolow aakhirana cadaab la,aan
@farxaanAydiid
@farxaanAydiid 4 ай бұрын
TEAM XALIYE ISMUUJIYA❤
@updyazizali1477
@updyazizali1477 4 ай бұрын
Shukrn ustaad❤
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 215 М.
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 89 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 14 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 38 МЛН
Yay, My Dad Is a Vending Machine! 🛍️😆 #funny #prank #comedy
00:17
Ep 03 | SIRTA KALSOONI BUUXDA | part 1 | NAF OGAAL PODCAST
34:12
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 69 М.
Waligaa ha waydiin su'aashan naagaha ?
22:47
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 85 М.
xaliye iyo east maxa kala qabsaday 🤣🤣🤣
5:41
Cabqari Architect Official
Рет қаралды 26 М.
Sidee Note 📝 loo Qaataa? I #WaydiiniyoWarcelin #31
24:52
Mubarak Hadi
Рет қаралды 10 М.
Sidee kor loogu qaadaa Testosterone ?
13:36
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 118 М.
MID DOORO HARGEISA MISE MUQDISHO || @Dhakhtarrr @GeediSahan
16:18
Zizu Channel
Рет қаралды 25 М.
SE01 EP 6 Maanta Kor u qaad Noloshaada.
36:31
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 68 М.
Shaxdan ku dhis kalsoonidaada !
19:38
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 94 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 14 МЛН