Sidee Qoraal Afsomali Ah Loogu Badalaa Cod Afsomali Ah, Farsamo Cusub.

  Рет қаралды 20,948

Somali Tech

Somali Tech

Күн бұрын

Пікірлер: 48
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
★ ----- Linkiyo Muhiim Ah ----- ★ ☑ Website -- somalitech0.com ☑ Facebook -- facebook.com/somalitech0/ ☑ Instagram -- instagram.com/somalitech0/ ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
@jamackhadar8747
@jamackhadar8747 2 жыл бұрын
Maansha Allah wll
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@MowliidMaxamed-j9x
@MowliidMaxamed-j9x 3 ай бұрын
Wll edgh wasoo dagsady marka sidee usamaysankaraa
@cadde908
@cadde908 2 жыл бұрын
Masha alah tnks bro
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Adiga mudan bro
@mohameddeegm.c9972
@mohameddeegm.c9972 2 жыл бұрын
Pro fonts far qurxin qorista inu so samey zxb mcm
@Mohamed.9159
@Mohamed.9159 2 жыл бұрын
Inta ku qanacdey isoo raaca
@cabdifataaxahmed5375
@cabdifataaxahmed5375 2 жыл бұрын
Waan Ka fiidaystay inbadan
@zakiazonda648
@zakiazonda648 Жыл бұрын
Sxb recorded ma ku sameen karaa anigo adeegsnyo phone
@khabylamerespectsame4991
@khabylamerespectsame4991 2 жыл бұрын
Our legend
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@Summad
@Summad 2 жыл бұрын
Saaxiib sidee facebook wax iigu qoran ziduu u akhrinayaa
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Hadii aad uga jeedid magaca ku qoran akonkaga, hadii aad browser ka adeegsanaysid akonkaga tijaabi
@Summad
@Summad 2 жыл бұрын
@@SomaliTech0 ok saaxiib Anuunbaa ku jecele
@NasraIbraahiim
@NasraIbraahiim 4 ай бұрын
Magaca abbka iisheega😢
@HoodoMohamed-e7q
@HoodoMohamed-e7q 3 ай бұрын
Samsung ma lahan miyaa
@youmusic.-fk6wp
@youmusic.-fk6wp Жыл бұрын
For
@abdirashidabdullahi8564
@abdirashidabdullahi8564 2 жыл бұрын
Sxb adoo mahadsan barowsarka magaciisa soodhig kan aad hada kahadlaysid
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Magaca browserku waa Microsoft edge, linkiga aad ka download garaysan lagaydna waxa aad ka heli karaysa websitekena
@s.xogahacusub
@s.xogahacusub 2 жыл бұрын
Wlalkay maxamedoow si gaara makuula xiidhi karaaa
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Whatsappkan ama telegramkan igu so waydi wll: 252657917414
@moillustrator
@moillustrator 2 жыл бұрын
Ustad mala yaabaa in qorma enlish ah ay iigu aqriso somali ?
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Waxa aad ubaahan tahay markaas walal inaad qoraalka turjuntid, oo aad uturjuntid somali kadib ayay kuu aqriyaysa, adeegan muhiimadisu waa in waqtiga uukuso ururiyo, halki aad akhriyi lahayd aad dhagaysatid
@MuxiyadiinMaxamed-fg7rw
@MuxiyadiinMaxamed-fg7rw 8 ай бұрын
Yyuuy😊
@y.digaaledigaale707
@y.digaaledigaale707 2 жыл бұрын
halka soo dhiga borigamka fadlne
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Kala soo dag playstoreka hadii aad iphone sidatidna appstore, magaca appku waa microsoft edge
@Summad
@Summad 2 жыл бұрын
Xataa luuqada moobilka markaad bedesho wuu isbedelaa laakiin soomaali markaad u bedesho isma bedelo ee wuxu yidhaa Applicationo qaar kuuma soo dhigayo soomaali
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Waa kuma ka aan isbadalayn walal
@Summad
@Summad 2 жыл бұрын
Waxaan ku jeedaa moobilka sidiisaba
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
@@Summad haa way jirtaa walal,
@Summad
@Summad 2 жыл бұрын
@@SomaliTech0 mahadsanid wll
@cawilcabdi4907
@cawilcabdi4907 2 жыл бұрын
Asc ma jira app ku fcin barshada engilzhka isheg hda garnyso
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Duolingo, Englishclass101 labadaas eeg walal
@mohameddeegm.c9972
@mohameddeegm.c9972 2 жыл бұрын
Fonts aya ubahanahay lpx soo samey proo
@cabdiqaninuur8472
@cabdiqaninuur8472 Жыл бұрын
Ma
@salmogalbeyte5664
@salmogalbeyte5664 2 жыл бұрын
Asc wll meel aan kala soo xiriiro iisheeg adoo mhdsan what's app AMA telegaram
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Walal whatsappka iyo telegram kuba muuqalkas qaybtiisa hoose ayay yaalan
@abdalle7191
@abdalle7191 2 жыл бұрын
Red text aloudka xagee Ka helaa sxiib
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
wll browserka microsoft edge iyo websiteka linkigiisuba waxa ay ku jiraan telegram channelkena, linkiga telegram channelkuna muuqalka qaybtiisa hoose ayuu yaala.
@mohmudi9600
@mohmudi9600 2 жыл бұрын
Sxp Kasoo Hadal Modded Whatsappyada
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Appska wax laga badaly ee whatsappka ah miyaa sida whatsappGB miyaa
@mohmudi9600
@mohmudi9600 2 жыл бұрын
Haa Ustaad
@mohameddeegm.c9972
@mohameddeegm.c9972 2 жыл бұрын
Pro inu soo samey fonts far qurxinta nio
@xidigaawi_exchange6923
@xidigaawi_exchange6923 2 жыл бұрын
wathsappkaga wllo qli
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
muuqalkan qaybtiisa hoose ayuu yaala, qaybta discriptionka walal
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 16 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 127 МЛН
What happens if you connect Windows XP to the Internet in 2024?
20:35
cod sifeeye | barnaamij aad ufiican | #YISLAM_OMAR
5:41
OGAANSHO
Рет қаралды 90 М.
CHATGPT Ku adeegso Somalia si FREE ah!
11:50
Eng Yuyu
Рет қаралды 15 М.
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 16 МЛН