@@hanadmohamed7989 wle daacad ban u hdlayaa Hdii ay daacad ka thy number meesha ngu reeb
@Idiris-Mohamoud-Abdi7 жыл бұрын
Naga daa dee waxoogaagii Siyaad Bare ee aad ku faaiideen uunbaad noogu faanaysaaye, anana ALLE ayaan leenahay iyo waayaha waxaan kala kulanee
@moustaphaabdi40067 жыл бұрын
Mashallah aqonyaan maxamed cali bile aad baad walal uu mahad san tahay ruunti waa casharo aad dhal yaradeenu u bahan yihin anu reer jibuti ayan ahay dhiibta aad ka hadleysa aya ka taagan runti dalkeyga marka casharo badan uu kala inaad ka hadashid ayan jeclaan lahaa runti ood kaga faiidaysano aqontada mashallah sida kala salaan sareer macalin✋
ASC waa sax lakiin wax barashado markaa lagaa qalan jabiinayo waa meel bilaa anfac ah hadabaa anigo waxaan ku qiiyaasey wax barashadan wa in ay infac yelataa aniigo kashaqiiystaa (FOREX) waxaan ka istaa fiidaa faaiido 5laab ah iyo wax ka badanbaa shahada an ku da daaly waxau noqotay meel ku teeree. hadaa waxbarashado waxa lagabartaa INERNETKAA anigo ah Eng .Maxamed wan ku faraxsanahay .
@MohamedOmar-fg3pj2 жыл бұрын
Asc wll Eebe nolosha hakuu wanaajiyo waxaan akhrinayaa comment aad sadex sano kahor bixisay, waan rajayn in noloshu kuu wacnaato
@abshiraadan64367 жыл бұрын
Mnshaa Allah Waa wax loobahanyahay
@garabdihakimibrahim22949 жыл бұрын
waana garow sadaya mugudiga ka horeeya ardayada jamacada waxa ka barata
@DiscoverWithJama9 жыл бұрын
Mahadsanid Mohamed Ali Bile, Jasaakallahu khayr.
@abdirahmandiriejama12219 жыл бұрын
cashar aad uqiimo badan macalin mxamed cali bile mahadsanid inbadan video kusaabsan dhalinyarada noo soo badi
@cabaasxaashi68368 жыл бұрын
mnsha thnks aqoon yahan
@cabdisamadxasan38608 жыл бұрын
masha allah
@saeedofficial5 жыл бұрын
Plc noo siiwad barnaamijka
@Hawa05478 жыл бұрын
masha allh
@zahrahagi11555 жыл бұрын
Maxey shaqa la aantu i ciishay 😢😭 anoo qeeb cumrigeyga kamida kubixiye tacliin BUT NEVER GIVE UP 👆 I HAVE BACHELOR OF ECONOMIS PLZ CONTACT ME HADAA CHANCE II HESHO
@najmaosmanmohamud92624 жыл бұрын
Wll aniga kaa kula mida lkn alla na saamixi doono
@hanadmohamed79894 жыл бұрын
War walal walahay waa calool xanuun balse ha is dhiibina walahay ya is dhiibina shaqo fudud baan idiin tilmaamayaa oo aad XOR u tihiin
@hanadmohamed79894 жыл бұрын
+97477512538 igala soo hada whats app shaqadu waa isku mid aqoontuna waa gaar laakin shaqo waan kuu sheegaya hadad qof fir fircoon tahay
@sihammarayat51687 жыл бұрын
heesta daah furka yacni heesta bilaawga wey i cajabisay fadlan magaceeda ii soo sheeg