No video

Sidee ugu Dacwoon kartaa Family ama Asxaabtaada oo ku keeni kartaa Jarmalka PART 1

  Рет қаралды 11,440

HORYAALKA SHACABKA

HORYAALKA SHACABKA

Күн бұрын

#abdiqadir_hassan_duuliye #jarmalka #somalisch #germany
Muuqaalkaan Diirada Waxaan ku saari doonaa SIDA UGU FUDUD EE ugu dacwoon kartid Reer KAAGA ama asxaabtaada . party TWO lasoco isha allaah .Ku soo biir barteena instagram ka , wixii fariin ah halkaan igula wadaag , / abdiqadir_duuliye

Пікірлер: 32
@InaUgaaas
@InaUgaaas 2 ай бұрын
Walaal🙏 macaan isoo jawaaab abaayo hadee dhahdo walal kee rabaa 16 jir ah hooyo ma joogto aabo waa dhintey nolashiisa anaa ka faalo qadaayo hadee dhahdo ma u galanaayaan😢
@HANTIWADAAGTV
@HANTIWADAAGTV 2 жыл бұрын
Nio walaalahy ma u dacwoonkaraa
@NaciimoHussein027
@NaciimoHussein027 3 ай бұрын
Ani wllsheda ma ii soo dacwoon kartaa jawabta ii muhiim ah
@luulabuukar8116
@luulabuukar8116 2 жыл бұрын
Waad mahadsanid wll
@canabcabdi1490
@canabcabdi1490 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay wllo sidaad noogu faa,iidaysay
@maogtahay4643
@maogtahay4643 2 жыл бұрын
2 sano ayaa iom sugayay hadda dhow ayaa so maray interviewga sxbow mxa ku xiga interviewga xaaskyga ayaa jogta germany iyo gabdhyda unformation kale igusaacd
@qalibaby4351
@qalibaby4351 8 ай бұрын
Walal plz iomka wan somaray bishi towaan dhigana bisha 11towan somaray aniga gawarteyda abehedna wumaray jermalka waye jawab wanasiyen marka visaha mequ qadanaya plz iso jwwab
@falisxasan
@falisxasan 7 ай бұрын
Ma tagtay 😂
@Wiilkareercali123
@Wiilkareercali123 5 ай бұрын
Mamartay wax walba abaayo mcn aniga waa maray bishii 8aad aa iigu dambaysay quruxey
@Mohamed__Abdi
@Mohamed__Abdi Жыл бұрын
Romania 🇷🇴 ka so hdl sida lagu imado wll
@ismailsharifali9735
@ismailsharifali9735 Жыл бұрын
Wall wad mahadsanid
@user-il9jf9el9z
@user-il9jf9el9z 6 ай бұрын
Waad mahad santahay❤
@salmahasan1599
@salmahasan1599 Жыл бұрын
Wll hoyedey ban raba ina I da wood da.yarna ma ihi shaqo ma laygu xidhaa qofka danke❤
@shuaibzain1714
@shuaibzain1714 Жыл бұрын
oo wllo haday dhafyo 2 isbuuc lama Ocala Miya wllo
@daadircama1731
@daadircama1731 Жыл бұрын
haa
@hafsosheikh6222
@hafsosheikh6222 2 жыл бұрын
Wll ninkeyka oo ilmo isku dhalin ma udacwon karaa
@user-rm2hq3jh3q
@user-rm2hq3jh3q Жыл бұрын
Wll Holland kasoo hdl Cousin ahaan ma la isku keeni kraa
@Queen_Samiitaa
@Queen_Samiitaa 10 күн бұрын
-poopy-
@garboizak5792
@garboizak5792 Жыл бұрын
lacag intee le egbaa ka baxaysa qofka dacwoonaya
@maogtahay4643
@maogtahay4643 2 жыл бұрын
Kenya safarada laga galo iom ayaaa laba sano sugysaa kadib ayaaa interviews laguso wacayaaa
@Wiilkareercali123
@Wiilkareercali123 5 ай бұрын
Lkn zxb hada xagee wax kuu marayaan aniga visaha lee ujoogaa zxb
@updallemohachanel2371
@updallemohachanel2371 5 ай бұрын
Sxp kenya miya kamaratay nterviaga ani hada rabaa inaa imado kenya si aan ubooqdo interview marka saafaradu waase wr igasii​@@Wiilkareercali123
@farhiyahassan9988
@farhiyahassan9988 Жыл бұрын
Aniga niinkayga raba in aan keeno kiniya wiil yare isku hayna marka inte igu qadan kula tahay mana shaqeeyo ardayad ahay wllo
@mariaahmed9077
@mariaahmed9077 10 ай бұрын
Abaayo ma u xareysay dacwadii plz codsi waye 😢muhiim u ahay sideena loo maraa 😢
@zeydabdiaziz1778
@zeydabdiaziz1778 2 ай бұрын
Nio france 🇫🇷 kaso hadal family side logu dacwoda
@Safa_Omerr
@Safa_Omerr Ай бұрын
France hadaaba muslimku kaso guuraayaan
@cabdicasiismataan5828
@cabdicasiismataan5828 Жыл бұрын
Balanta noo faahfahi walaal waxay tahay
@daadircama1731
@daadircama1731 Жыл бұрын
zhp dalka hollad ka sohadal zhp nh dacwda
@faarahhusseinabdullahi7453
@faarahhusseinabdullahi7453 Жыл бұрын
Asc walalo waxaan ku noolahay jarmalka. Mudo sideed ilaa sagaalsano ah sanad ka hor ayaan sharci halsano ah qaatay marka walaalo maku keeni karaa ?
@horyaalkashacabka
@horyaalkashacabka Жыл бұрын
Da,yar miyaa tahay? Jarmalka sidii saba waxaa dadka loo ogol yahay, dadka isqaba ama kuwa isdhalay inay isku imaan karaan.
@xasannorshardi
@xasannorshardi Жыл бұрын
​@@horyaalkashacabkahaddii aan weynahay kawaran makeeni karaa walaalahey ❤
@raxmayacquub2254
@raxmayacquub2254 Жыл бұрын
Wll carur aa dhalay halka sano Ma ugu dacwon kara 25 ABC 3 aya hesta iga So jawab shaqo la aan
Sidee dalka Jarmalka ku imaan kartaa ama dadkaaga ku keeni kartaa PART 2
9:35
HADDII AAD IMAAN RABTO YURUB AMA KU CUSUB TAHAY , 8 QODOB XASUUN NOW .
14:54
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 24 М.
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 24 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 9 МЛН
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,5 МЛН
Nolosha Soomaalida ku nool dalka Czech || Bartamaha Yurub || Safarkaygii Czech Republic
14:11
Ha Iman Europe Hadad Rabto Lacag!!
6:03
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 6 М.
WARAYSIGA QOFKA MAGAN GALYO DOONKA IYO SIDA LOO QIIMEEYO PART 1 PROTOCOL .
9:52
Sida loo soo qaado qaxootiga Jarmalka
19:17
AFGOOYAANI
Рет қаралды 2 М.