Sidee ugu habboon ee loo ducaystaa?

  Рет қаралды 19,884

Hamda Hussein

Hamda Hussein

Күн бұрын

Waa muhiim in ay ducadeennu marto waddo sax si aynu u hananno doonitaankeena.

Пікірлер: 50
@DHIIRIGELIYE
@DHIIRIGELIYE 2 жыл бұрын
Rabi SWT hakaa raali noqdo wll
@Sheeko-Cusub
@Sheeko-Cusub 2 жыл бұрын
Hamda Wlshy qaliga , Dar ilaahay Ayaan kuu jeclahay, Runtii Waxaad kamid tahay Shakhsiyaadka Aad Aadka udhagaysta, Macalimadayda, Wlshy iyo Dhirigalisadayda ♥️
@axmeddeeq6688
@axmeddeeq6688 2 жыл бұрын
Ustaada Hamda, Ilaahay halaa abaaliyo Muuqaallada aad la wadaagto dadka. Runtii waxa aan anigu kaa soo qaadaa in aad tahay (Badbaadiso), waxaana aan ka wadaa: (Maadaama aad tahay qof Aqoon bartay, oo haddana Diinteeda Jecel, Dadkeedana ugu talo gashay in ay badbaadiso). Halkaasna waxa uu qofka ku daawanayaa ka garanayaa Cajiibnimada Diinteenan Islaamka, iyo sida ay u xallisay ee u fardaamisay Dhib kasta, oo aanay ahayn sisa ay Calmaaniyiintu dhahaan: " Diinta waxa loogu talo galay in lagu cibaadaysto oo aanay dhibaatooyinka bulshada waxba ka qaban".
@yusufhuseinyusufdaad9607
@yusufhuseinyusufdaad9607 2 жыл бұрын
Wlshy wax badan ayaad ka oo hagardaamoyin ah ayaad noloshyda ka badbaadisay si aan kugu mahadnaqo ma aqaan Shukran wlalo qli🥰💝
@idilmohamed3170
@idilmohamed3170 2 жыл бұрын
Allaha kaa Abaal Mariyo🤲 soo gubintaada Macalimayda Nolosha Aan Wax Badan Ka Bartay🥰🔥
@sahrasalaad1126
@sahrasalaad1126 2 жыл бұрын
5 days dhkhtrka ku jiray ma dhagesan mana arag silsdadn wlhi waxd moda in ay dhigyga raacday marka so telka u so qatay ayan so galay😩🥰
@AyaanYuusuf-xj5yb
@AyaanYuusuf-xj5yb 5 ай бұрын
ASC wr Wb Wllshay Qaliiyaa xabbtii waxan ahay qof kugu xiiran Wllshay Allah haku barakeyo farxad wartaan ban Ku rajenayaa insha allah Waxaan ka codsanaya wllshayey inaad markad ducda aqriineyso ino tartiibi amaa hos ino sodhiig wayo wan Fahmi waye aniye
@xaawosiciid122
@xaawosiciid122 2 жыл бұрын
Amiin, ilahy abaayo dadaalkaga ilahy ajar fara badan haka siiyo
@aasiyosheikh9829
@aasiyosheikh9829 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا حبيبتي
@naimomohamed61
@naimomohamed61 2 жыл бұрын
Amiin yaarabi dhamanteen inshallah
@hoodoabdirahman3766
@hoodoabdirahman3766 2 жыл бұрын
Thank you my queen dear hamda Hussein My you be rewarded ❤
@loulaahmed3343
@loulaahmed3343 10 ай бұрын
Really you are very precious for me dear sister l love you sake of Allah
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 2 жыл бұрын
Adigana walal ilaahay intaa aad noogu ducaysay iyo kabadan ba ilaahay haku siiyo duco iyo dareenna ajir ha kaa siiyo
@mariaali5872
@mariaali5872 Жыл бұрын
Shukran 🥹❤️🫶
@sahromaxamedaxmed2529
@sahromaxamedaxmed2529 4 ай бұрын
Jasakalah
@asalprintingpress7904
@asalprintingpress7904 Жыл бұрын
Aamiin wll allah yaa Baarik
@loulaahmed3343
@loulaahmed3343 10 ай бұрын
Mashallah Alf Mabrouk ya oukti fi allah jazzakaallhu khrein my dear sister
@sahrasiman7698
@sahrasiman7698 10 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@mofathi4162
@mofathi4162 2 жыл бұрын
Jazakallah Hamda Hussein wll😍
@ikramabdiaziz1642
@ikramabdiaziz1642 2 жыл бұрын
JazakaAlh khair abyo.
@nicmahomar6749
@nicmahomar6749 2 жыл бұрын
Thanks, ustada.
@maymamohamed8884
@maymamohamed8884 2 жыл бұрын
Mahadsanid walashey ilaahey qeyr fara badan iyo.ajar Aan dhamad laheyn haku siiyo runtii wax.badan baan kaa faaidey sida Aad nogu duceysan ban kugu duceyey dhmnteen ducoyinka Allaha Naga aqbalo cimri dheer iyo cfimad Aan Ilahey ugu dhawanane hana siyo
@Hayatinadh
@Hayatinadh 3 ай бұрын
4:51
@hafsomataan463
@hafsomataan463 2 жыл бұрын
Amiin Amiin جزاك.خيرا جزاء حبيبتي
@kawsaraidid5196
@kawsaraidid5196 Жыл бұрын
Amiin ya rabi dhamntenba wall qaali
@umalkahirahmed1202
@umalkahirahmed1202 6 ай бұрын
جزاك الله خيرا ❤
@Hayatinadh
@Hayatinadh 3 ай бұрын
5:11
@rahma-mohamed
@rahma-mohamed 2 жыл бұрын
Walaal qiimo badan leh jazzakumallah khayran wll Hamda Hussein anfac khayr qaba Allah ha naga siiiyo huno Mahadsanid 🥰🥰❣❤❤❤💘💘
@amalmohmed6489
@amalmohmed6489 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شكرآ لك يا اختي
@israaabdulkadir737
@israaabdulkadir737 2 жыл бұрын
Aamin yarabi
@nadiramohamed8542
@nadiramohamed8542 2 жыл бұрын
Alle ha ku barkeeyo aduun iyo akhirab wlo ❤❤❤❤❤
@aaminoosman6987
@aaminoosman6987 2 жыл бұрын
Abyo illahay dartiis bn ku jecldaye ❤
@raxmamaxamed3004
@raxmamaxamed3004 2 жыл бұрын
Jasaakalaahu kheyraa
@twinkle7167
@twinkle7167 2 жыл бұрын
Masha Allah Mahadsanid walashay hamda🌹
@ahmedbarkhad5265
@ahmedbarkhad5265 2 жыл бұрын
Hamda Walaale Ilaahey haku barakeeyo .
@maryanruun2468
@maryanruun2468 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi 🤲🤲
@muntaasbashiir9039
@muntaasbashiir9039 2 жыл бұрын
Jasakalah khayr
@maryn.humble
@maryn.humble 2 жыл бұрын
Allah haku jeclado xppti 🤍🤲
@beingme5765
@beingme5765 2 жыл бұрын
Jazakallah kheir hamday walalo jannada allaha kugu abaal mariyo
@07_abdulqadermuse97
@07_abdulqadermuse97 2 жыл бұрын
Jazakallah
@abdibasidali7611
@abdibasidali7611 2 жыл бұрын
Rabbi haki barakeeyo walaal.
@maymamohamed8884
@maymamohamed8884 2 жыл бұрын
شكرا
@qaaliluul8650
@qaaliluul8650 2 жыл бұрын
Jasakallaah wll
@khadrasuldaan6042
@khadrasuldaan6042 2 жыл бұрын
JasaakalaaH🥺❤️
@hamdaaden8876
@hamdaaden8876 2 жыл бұрын
الله يحفظك 🥰
@munayuusuf8476
@munayuusuf8476 Жыл бұрын
Alaha kaa ajar siyo walalo❤
@najaxmaxamuud1386
@najaxmaxamuud1386 2 жыл бұрын
Alle rali haka ahado wll
@user-ke1vs5ow2j
@user-ke1vs5ow2j 2 жыл бұрын
Alle haku sharfo wllshy💗
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 2 жыл бұрын
TIME SUHOOR
@naanimohamed788
@naanimohamed788 2 жыл бұрын
😘💯🥰
Duco & Dareen| Q:2aad| Ducada 28aad
6:23
Hamda Hussein
Рет қаралды 3,3 М.
Episode 16: Waxkasta Ama Waxba |Naftaaduna Xaq Leh| Ramadan 2024
23:44
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 17 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 14 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 35 МЛН
ducada ugu dag dag badan ee rizqi wasaac ah lagu helo
7:58
DUCO CHANNEL
Рет қаралды 84 М.
Episode 42: Qunyar Noolaanshiyo |Slow Living | Kabasho|
28:45
Hamda Hussein
Рет қаралды 48 М.
Duco Iyo Sheeko| Du'aa Therapy|
37:45
Hamda Hussein
Рет қаралды 67 М.
Episode 13: Qalbi Kab |Naftaaduna Xaq Leh| Ramadan 2024
33:47
Hamda Hussein
Рет қаралды 9 М.
DEH DEG DHALINYARADA G.AWDAL OO HUBKA QAATAY
11:20
Awdal Media Production
Рет қаралды 6 М.
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 17 МЛН