Aad iga Xumahay Sheikh Sida Loo Dhaqmay Iyo Maamuulka Masjid La Afganbiyeyba
@halimoomar75293 жыл бұрын
Masaajidkiina,malagu heshiin waaya Subxaanallah.Waa yaabka,yaabkiis. Allaha idiin soo hanuuniyo.Inshaallah
@fatimaali67993 жыл бұрын
SubhanaAllah may Allah make easy for him Ameen
@hamdiwarsame52973 жыл бұрын
Subhanalah wlhi waa ayaan daro in masjidka lagu hishiin waye culumadii sidaa loo galo gaal xun la isku jabiyo sharma on you somali maryoley
@khadramohamed50523 жыл бұрын
sheekh waa ku qaldan sanyahay halkan. Dadka ayuu iska hor keenaa
@mahamadyusufjama99933 жыл бұрын
Khadra Mohamed adigu dumar bad tahe afkaga shib dhee
@diriyeabdirazaq48673 жыл бұрын
Subxanallah maxay ka Rabaan Sheikha? Arintan oo kale waxay ka dhacday Masjid ku yaal Minnesota America. Yaan la isku qabsan Misaajidada Ilaahay!
@nando28533 жыл бұрын
What Happened?
@fartuunmohamed25903 жыл бұрын
Subaxanallaah Somalia qabiil baad waxa u samanasaan alle ka cabsada shiikh suldaan daya uf reer holan shiikh is garab taga
@umalkhayrgasle27822 жыл бұрын
Ale hakgarbgalo adeeromacn
@elijah4984 Жыл бұрын
Sheekh suldan ma isaaq miya? Ka kalaan ma samaroon miya?
@abdirisaqnur61183 жыл бұрын
Somalida maxay boolis masaajidada u soo galiyaan. Ayagoo dad muslim ah
@hasanhersi79143 жыл бұрын
Aacudibilah war sidaan maxey tahay foolxumadan sheikh Suldan maxaa idiin dabadhigey xishood maleh war Allah kabaqa somaliyey Masajidka ciyaarta kadaaya subxanallah waa yaabney Reer Amsterdam waa maxey sidaan.
@hasanhersi79143 жыл бұрын
Adiga xagee igala qaadey aniga sheikh Suldan baan difaacayey ee aniga waxan kasoo horjeeda kuwa police uyeertey isfaham xumo waakas haddii aad af somaliga sifiican ugaran laheyd sidaan uma aadan soo booden ee afka somaliga soobaro intaadan shaqsiga aad maagin.
@mustafemuuse78783 жыл бұрын
Soomaaliya ayaad ku hishiin weydeen Soomaaliyeey ina dowlad la wada lee yahay dhisantaan ma masaajid Gudiyo Soomaali wada lee dahay ku hishiinaysan waligiinaba ajaaniib ha idin dhexdhaxaadiyo
@amalidiris96412 жыл бұрын
somalida dad fican wayledahay..lakinse qurbaha waxa joga niman moryana o isu sheegaya..sheikh qarkodna dad so dilayba..o munafiqina..galadana lashaqaysta si guryaha ilahay e salada iyo barashada dinta lagu hayo..dadka uga xidhan oy noqdan somalidu dad bila dina bila masjida...ilahay ha ka qabto munafiqinta masjidka ilahay xidhaysa o gal ugu yedhay...