Sideed Sumcad iyo Taageero Ku Kasban Macalin La'aan | Yaxya Assariic

  Рет қаралды 77,737

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 232
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 6 ай бұрын
Yemen waa awooda muslimka kaliya ee maanta jirta kor allaha ka dhigo yaman
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 6 ай бұрын
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
@mahamedcumarmacalin3273
@mahamedcumarmacalin3273 6 ай бұрын
امين امين امين امين امين امين امين امين امين امين امين امين امين امين امين امين امين امين 😂يارب العالمين وإياكم
@RodoAhmed
@RodoAhmed 6 ай бұрын
آمين يارب
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 6 ай бұрын
امين يارب العالمين 🤲
@aydaruusabdishakuuraadan
@aydaruusabdishakuuraadan 6 ай бұрын
امين يارب
@axmedduqoow1714
@axmedduqoow1714 6 ай бұрын
Fadliga jimcaha awgi Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammed ﷺSCW
@jamalamiinadamxaaji
@jamalamiinadamxaaji 6 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤
@LaylatulQadri
@LaylatulQadri 5 ай бұрын
❤scw❤
@MariamAbdalla-r5h
@MariamAbdalla-r5h 5 ай бұрын
صل الله عليه وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه ❤❤❤
@MariamAbdalla-r5h
@MariamAbdalla-r5h 5 ай бұрын
صل الله عليه وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه ❤❤❤❤
@cabdiasad3408
@cabdiasad3408 5 ай бұрын
Scw
@LaylatulQadri
@LaylatulQadri 5 ай бұрын
Masha allah Allaha xifdiyo dhamaan walaalaha musliminta ah Khaasatan walalaha Palestine 🇵🇸 Iyo xutiyintaba
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 6 ай бұрын
Wawa wariya anan wax lomarinin yaxya as sariic waa wariye sida cumar inshaar oo kale ah😊
@cfataaxyuusufbashiir9226
@cfataaxyuusufbashiir9226 6 ай бұрын
Wariye ma aha ninku waa sargaal ciidan
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 6 ай бұрын
@@cfataaxyuusufbashiir9226 waa afayeen cidan pro
@tusechanell3669
@tusechanell3669 6 ай бұрын
Marka cabsan tahay kulaha waa wariye an wax loo meerin omarka ad sheegaysa waa xagjir carab buunbuunin ah
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial 6 ай бұрын
Markaad adigo reer miyi ah aad maqashid comment baa la bixiya waa sidan oo kale😂
@DR__Qurayshi
@DR__Qurayshi 6 ай бұрын
Waa halamaa Islamic ah iyo nin ka dher kooxaha argagixisada ah e reer galbedka
@abdirahmanhassan5000
@abdirahmanhassan5000 6 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@qadanhoodosaleban855
@qadanhoodosaleban855 6 ай бұрын
Aamiin ya rabbi
@gjfh1861
@gjfh1861 5 ай бұрын
Aamin yaarabii
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 6 ай бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@aishayariisey3769
@aishayariisey3769 6 ай бұрын
Ardayda Bangladesh Allaha u gargaaro 🤲🇧🇩
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 6 ай бұрын
@@aishayariisey3769 maxa ku dhacay
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 6 ай бұрын
Bangladesh maxa ka dhacay abaayo
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga 6 ай бұрын
Maxaa dhacay
@aishayariisey3769
@aishayariisey3769 6 ай бұрын
@@AbshirMaxamad-d2w araydooda banaan bexeen ka dhibna Qaar badn laga dilay qarna laga dhawacay
@Freephalastin-ow7rs
@Freephalastin-ow7rs 6 ай бұрын
صلوا علي منقذ البشرية محمدا صل الله عليه وسلم
@faismaeltallan
@faismaeltallan 5 ай бұрын
من المؤمنين رجال قتلوا في سبيل الله فمنهم من قضى نحبه ومنهم من ينتظر وما بدلو تبديلا
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 6 ай бұрын
اللهُمَّ سخر لاهل غزة وفلسطين🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 ملائكة السماء وجنود الأرض ومن عليها وأفتح لهم أبواب توفيقك ، ويسر أمرهم وقوي عزيمتهم ، ومد صبرهم ... اللهُمَّ أكرمهم وأحفظهم واجعل لهم من كل ضيقٍ مخرجاً اللهُمَّ ، أنصرهم على من عاداهم وأفتح لهم فتحًا مُبينًا، اللهُمَّ احفظ فلسطين وأهل فلسطين يامن لا تضيع عندك الودائع ..اللهُمَّ آمين. اللهم إني استودعتُك فلسطين وأهلَها، كبارَها وصغارَها، رجالَها ونساءَها، شبابَها وبناتِها، أرضَها وسماءَها، فاحفظها يا ربنا من كل سوء .. اللهم انصر المسلمين في فلسطين وثبت اقدامهم يارب ،،، حفظ الله المرابطين المجاهدين و ثبتهم الله و أيدهم بنصره
@MohammedMohameddahirxusen
@MohammedMohameddahirxusen 6 ай бұрын
My best teacher ❤❤❤❤❤
@K.O-chnl
@K.O-chnl 6 ай бұрын
Nabi Allah maxamed scw❤️❤️❤️❤️❤️
@guulSO250
@guulSO250 6 ай бұрын
Yaxye sariic Yaxye sinwaar two legends
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 6 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 6 ай бұрын
guuul yaxye sireec garaca cadowga rer falastiin guuul guuul wadanka yaman
@AbdiXakiin-db8ub
@AbdiXakiin-db8ub 6 ай бұрын
Cumar inshaar kur u sii soco
@Hamda6
@Hamda6 6 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين يارب 🤲
@Taaju-24
@Taaju-24 6 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا المستضعفين في فلسطين 🇵🇸 🤲
@bashirbashion1888
@bashirbashion1888 6 ай бұрын
اللهمَّ انصر إخوننا المسلمين فى فلسطين وغزا🇵🇸 واليمن عاش اليمن حرا عزيزا والنصرلليمن.
@CabdulahiMahmutt
@CabdulahiMahmutt 6 ай бұрын
Team ogaansho like👍
@ClraxmaanmaxamuudIsmaaciil
@ClraxmaanmaxamuudIsmaaciil 6 ай бұрын
cumar waan ku salaamey dhiirigalita dhalinyarada kur inoogu qaad
@AyoupFarhan
@AyoupFarhan 6 ай бұрын
Ninka kaliya aaan tagero ogaansho
@oreymediaoreymedia7410
@oreymediaoreymedia7410 6 ай бұрын
والله العظيم اليمنيون رفعو راسنا الله يرفع رأسهم
@ju4965
@ju4965 6 ай бұрын
My best teacher ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 6 ай бұрын
شكرا استاد عمر
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 6 ай бұрын
Alle SWT ha jabiyo yuhuud iyo wixi ku daaban ba
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 5 ай бұрын
Marka ilahey uu ku jeclaado wa iska sidaan in aad noqoto qof geesi eh gaalada neceb sido kle falastin taageertid wa calaamad mujinaayo ❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 6 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@HASANNOUR-uq2je
@HASANNOUR-uq2je 6 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay soo gudbinta xaqiiqooyinka aduunka Shukran ya omar❤
@khaleelahmett
@khaleelahmett 6 ай бұрын
Aduunkan waxaa la ixtiraama ruuxii awood leh ruux dacifa oo ciidama shisheeye wax kasugaya may sida somalia ilahaw naxooji 😢
@MucaadDaahir-ru3dw
@MucaadDaahir-ru3dw 6 ай бұрын
Insha allah maalin ayaanu kulmi doonaa❤
@SharmanBeek-ej1uz
@SharmanBeek-ej1uz 6 ай бұрын
🇾🇪 carabta saxda Allaha xoojiyo
@abdulkhadirzanka9852
@abdulkhadirzanka9852 6 ай бұрын
waakaga mahad celineynaa ustad Aqbarta aad noo doo gudbissy🎉
@abdirahmanadamsiad442
@abdirahmanadamsiad442 6 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء❤
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 6 ай бұрын
OGAANSHO CHANNEL 👏💯✔️
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 6 ай бұрын
Manshallah. ❤❤❤. 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@amanijama9597
@amanijama9597 6 ай бұрын
They are the really heroes
@durdurdikir4021
@durdurdikir4021 6 ай бұрын
😍Houthies Heroes...Guul iyo Gobonimo🎉
@DekaAhmed-c2c
@DekaAhmed-c2c 6 ай бұрын
اللهم انصر إخواننا في غرة
@CadaaniCadaani-t2m
@CadaaniCadaani-t2m 6 ай бұрын
Kusali nabiga scw❤
@Saabiridriscali
@Saabiridriscali 6 ай бұрын
KUSALI NABI MUXAMED SCW 😊🤤✍️✊️✊️
@kawsarmuxumed7814
@kawsarmuxumed7814 5 ай бұрын
MashAllah❤❤❤❤ yaxya
@mlkcali5058
@mlkcali5058 5 ай бұрын
انهم رجال الله من النصار الله
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 6 ай бұрын
Xaqiiqdu waa in xuutiyintu ay haya shaqo Muslim badan ay gaben waa rag garab sinayo ragaas aduunka dhan dhinac oga so wada jeenstay
@Jamaalqaalib-c1s
@Jamaalqaalib-c1s 5 ай бұрын
masha Allah ilahay xutiyiin ilaliyo
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 6 ай бұрын
Houthis geeziyal Musliminta Allah guuleyo
@Fawsiyo-nl4th
@Fawsiyo-nl4th 5 ай бұрын
Masha allah brother
@FardussYussuf
@FardussYussuf 6 ай бұрын
Xuutiyinta guuleysta marwalba INSHAALLAHA walaalaheen yaman
@MariamAbdalla-r5h
@MariamAbdalla-r5h 5 ай бұрын
Amiin yaa rabal caalamiin ❤❤❤
@claahigoohe3779
@claahigoohe3779 6 ай бұрын
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar
@anasanascabdi
@anasanascabdi 6 ай бұрын
Ogaanshe wllhi waku taageerada ee reaply❤
@affowlejo2659
@affowlejo2659 6 ай бұрын
Allah ayaa ugargaaridono muslimiinta
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 6 ай бұрын
YEMEN'S POWER🎉❤ 🔻🔻
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga 6 ай бұрын
Waa fariid Ninkan Shiico khayr maleh laakiin kuwa Yaman wali dadnimaa kusii hadhay wali May xumaan👈🏼👈🏼👈🏼
@JiiJiile-to9dw
@JiiJiile-to9dw 6 ай бұрын
Zxp Cumarow documentary ka samee burburka Yemen iyo awooda xuutiga❤❤❤❤❤
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 6 ай бұрын
Ninkani maaha nin dhashay 1970kii waa dhalinyaro 1986 ayaa suuragala
@IsmaelAtlas
@IsmaelAtlas 6 ай бұрын
Suuragal baad ku leedahay war orod wax soo baar 😂 suuragal arin maahe
@Qaansoroobaad
@Qaansoroobaad 5 ай бұрын
​Hada raga somaliyed tiihin mxd taqaniin oo mxd baartaan sida kastuumda dumarka looga shekeyo lee taqanin e ​@@IsmaelAtlas
@NajiibJamaalCabdi
@NajiibJamaalCabdi 6 ай бұрын
yaxye sariic legend
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 6 ай бұрын
Jimca mubarik insha Allah free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga 6 ай бұрын
Trum hadalkiisu aaan kama duwana وَقَالُواْ مَنْ أَشَدُّ مِنَّا قُوَّةً Laakiin hadalkanaa sugaya أَوَلَمْ يَرَوْاْ أَنَّ ٱللَّهَ ٱلَّذِى خَلَقَهُمْ هُوَ أَشَدُّ مِنْهُمْ قُوَّةً
@TafooEdits
@TafooEdits 6 ай бұрын
Anigu waagii hore waa ka soo horjeeday xuutiyiinta se imika waa taageer sanahay xuutiyiinta
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 6 ай бұрын
Arintan waxan u arka in suucudiga shacabkiisa inun laga gadayo oo laleeyahay hadaynu yuhuud aqoonsano waxaynu helayna difaacida maraykan inaga difaacayo iran iyo shiicadiisa kuwaso ku hareeraysan sucuudiga waxyna u eegtahay inuu yuhuud aqoonsado inuu ku qanacsan yahay lakiin waa malintay eedi lahayeen kuwan madaxda sucuudiga sheeganaysa
@LotuslotuLotuz
@LotuslotuLotuz 6 ай бұрын
Masha Allah
@mahamedali9245
@mahamedali9245 6 ай бұрын
Kolay wiil aad u niyad jabinaayay. Reergalbeedka
@laaskat6103
@laaskat6103 6 ай бұрын
Xuutiyintu Wa Rag wlhi ❤️👏
@cabdicasiisrooble8005
@cabdicasiisrooble8005 6 ай бұрын
Wa bur burayaan gaal iyo gaalo raac
@ناره-و4ث
@ناره-و4ث 6 ай бұрын
Abu obeda ka sohadal pls 🙏
@AbdiFatah-k7u
@AbdiFatah-k7u 6 ай бұрын
Asagaa dhulka lalasimaa inshaa Allah
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 6 ай бұрын
Roobow hada ka hor wuxuu yiri: xuuthiyiinta waa suni waa in la taageeraa 😃😃😃 waa waagii uu howdka ku jiray bakool hadalkas kadib waxaa lagu yiri war nimanka waa shiico😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 subxanallaah
@ISSEAHMED-j4r
@ISSEAHMED-j4r 6 ай бұрын
Walal su. al ku waydin rawa please dhib wayn ihaystoh isoqwo captain
@ZakariyeAbdirizaqcali
@ZakariyeAbdirizaqcali 6 ай бұрын
اللهم احفظ فى فاسضى ن❤
@cabdijama7767
@cabdijama7767 6 ай бұрын
Yaxye assariica waa halyay
@abshiralfa4611
@abshiralfa4611 6 ай бұрын
الله أكبر الله أكبر
@AidarosHassan
@AidarosHassan 6 ай бұрын
Waa.Shiiico xoootiyiintu Waxay La Dagalami Jiren Madaxweynihi Yemen Yemena Yaga Aya Burburiyay Wa Mucjiiso Raggani Maggacogu Hore Wuxu Aaah Zayadiinta
@TunUsia-r4z
@TunUsia-r4z 6 ай бұрын
ASC ahlen wllo cumar Caawa anigoo barnaamijyada youtube iska daawanaya ayaan daaawaday mid kamid ah Ka hadlaya nolosha aabo laaanta waanan la ilmeeyey Balse boog waxooga qalashay ayaad kicisay Ee kasoo waran nolosha aabo iyo hooyo iyo wllo laaanta ee weliba qof Somali ah Waan kusagaynaa
@AHmeth-12
@AHmeth-12 6 ай бұрын
Sual>Wa mxey sawabta lo sameyeee flimka the ambush @ogaansho❤
@Codka_nolosha1
@Codka_nolosha1 6 ай бұрын
Wcs iga filo muqaal cusub ku saabsan maaraynta waqtiga soo bax oo soo booqo kanaalkeena youtube isniin books podcast audio sii aad u hesho muqalka ❤😢
@qaalidqeys135
@qaalidqeys135 6 ай бұрын
Afka baarkiisa ma dhaafsiisna far ma nuuxjin karaan
@zirmohamed9
@zirmohamed9 6 ай бұрын
Ogaansho yaa themnails u sameeya Yaa se samayn kara sidan oo kle
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb 6 ай бұрын
Farst comment😅
@Maahir397
@Maahir397 6 ай бұрын
Dagalka ''qasa '' u kasii baladhan dona hadi uu sanad gadho nimankas '' askarta ilhy wa xamase'' dagalkas ukusi adkan lkn badhadho ayay kadhefayan Mar ay ahataba
@Siciid22
@Siciid22 6 ай бұрын
Somaliland gull ❤❤❤🗽
@SeeygaadeSaayaadde
@SeeygaadeSaayaadde 6 ай бұрын
Somaliland ayaa weerartay walashed yahuudland 😂😂
@MaxamudAxmed-no4qx
@MaxamudAxmed-no4qx 5 ай бұрын
Guul maanta waxaa aha haddii talbiib cabsi lagadareemay
@naam9190
@naam9190 6 ай бұрын
Cumarow Bangladesh waxa kasocda war naga sii
@mustafadaahir1560
@mustafadaahir1560 6 ай бұрын
He is hero
@Mu12salMohamed
@Mu12salMohamed 6 ай бұрын
Cumarow brother madaxweynaha burkina faso barnaamij kaso diyaari dalalka qaaradena qaar kamidah ayaa malmahan mowqifyo adeeg fara galin shisheeye diidan kuwaa ayaa ino dhaamo carabta ✌
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 6 ай бұрын
Dhowr jeer ayuu kahadlay wll
@seed3966
@seed3966 6 ай бұрын
Quwaati guwwaati
@faysalmohamed5002
@faysalmohamed5002 6 ай бұрын
Ahlu-yaman❤
@AhmedMohamed-xo1wk
@AhmedMohamed-xo1wk 6 ай бұрын
Waxa Sudan ka soc da ka hadal Aqiii
@Ibnbaali
@Ibnbaali 6 ай бұрын
Waligaa haddii aad bilaawdo wanaagsan hasugin tageerid iyo abaalmarin. Aniga aragtideyda
@IlyaasIlyaas-b9i
@IlyaasIlyaas-b9i 6 ай бұрын
Xuutiyiinta aniga hada waxaan ugucabsiqabaa amaanka soomaaliya kadib markeey soomaaliya iiraan kueedeeysay kaluumeeysi sharcidaro ah waxaan 2labada dooladood sookaladhaxgala qilaaf diblumaasiya lkin hadeey sii fogaato arintaan maxaadhicikara waxaa kusookeceeysaa soomaaliya oo.eey kuhoobaneeyso kumanaan gantaalo balaastiik ah wiliba kuwa qaaradaha isagagoosha 😮
@Cabdiqanisaalax1
@Cabdiqanisaalax1 6 ай бұрын
Cumarow, Dadka Aad liideesa Dhaaf in Badan Baan ku Arakay Sacudiga Baad Aad Utaageerta ......... Raga Magacooda Ugu yeer. ciidanka Yaman
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 6 ай бұрын
Wuuba dhahay ciidanka yamen si fcn udaawo muqalka. Saudikana wuu eedeya mrkasta kaliya dib udaawo muqaladiisa
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 6 ай бұрын
IYO MAXAMED SACIID AL SAXAAFIGII CIRAAQ
@MohamedFaysal-q9f
@MohamedFaysal-q9f 6 ай бұрын
First comment 😊
@Qaado_Nuurka
@Qaado_Nuurka 6 ай бұрын
Kadibna
@AYYUUBABDI
@AYYUUBABDI 6 ай бұрын
Majiro wax ladhaho gacanka cadan . Gacanka Berzbera ayaan aqaana
@seed3966
@seed3966 6 ай бұрын
1986 yuu udhoowyahay 🏃‍➡️🌎🏃‍♀️
@Mohamed_Cade
@Mohamed_Cade 6 ай бұрын
Xuutiga nooga fiican manta carabta sahyuunida ee meel walba naloo dhigay
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 6 ай бұрын
Wad ku mahad santahy Omar
@farahdahir8554
@farahdahir8554 6 ай бұрын
WAA XAQIIQ AN LAYSKA INDHA TIRI KARIN IN LA WAAYAY HOGGAAMIYE DAL MUSLIM AMA CARBEED OO YAHUUD IYO REER GALBEED U JAWAABI KARA, LAAKIN YEMEN, IRAN, HAMAS, HISBULLAH KALIYA AY WIXII TABARTOODA KU TUURTUURAAN HUB IYO WEERAR AFKA INTABA.
@Camir_________cadde
@Camir_________cadde 6 ай бұрын
Sxb plz kaso hadal waxa ka socdo bangladesh
@axmadyuusufaxmad-qd4xn
@axmadyuusufaxmad-qd4xn 6 ай бұрын
First comment
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb 6 ай бұрын
Huutiyiinta maanta israil ayey cashar udhigeen ❤ car israil maxay noo buun buuniyeen reer galbeedka
Shaamil Basayev | Libaaxii Qowqaz ee Ruushka Dhuunta U Galay |
16:12
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Che Guivara | Aabaha Kacdoonada | Geesi Mise Shuuci Kaliye .
15:12
كيف بدأت حرب اليمن 🇾🇪؟
26:51
Hamza Abdrzaq
Рет қаралды 1,8 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН