Che Guivara | Aabaha Kacdoonada | Geesi Mise Shuuci Kaliye .

  Рет қаралды 79,753

OGAANSHO

OGAANSHO

6 ай бұрын

1928 ayuu ku dhashay Rozariyo argentina magaciisa dhabta ahna waa Ernesto Rafael Guevara de la Serna ama erayga che ee maanta magaciisa ka horeeyo waa naanayso loo bixiyay mar dambe oo ka dhigan rafiiq : saaxiib
Giivara wuxuu ka dhashay qoys dabqada dhexe ah qoys kamid ah qoysaska aristuqraadiga ah kana mid ah qoysaskii ugu horeeyay ee dago dhulkaas qaniga ah .
Qoyskiisa wuxuu kasoo jeedaan ireland oo ah cirqi marwalba kacdoon ku jiro in biritan qayb dhulkooda ah haysto waqoooyiga ireland
jivara yaraantiisi waxaa ku dhacay cudurka neefta mashaakil badan ayuuna wajihi jiray laakiin wuxuu ahaa canug dhaqaaq iyo xarako badan sida ciyaarta rakbiga dabaasha
1947 wuxuu u wareegay caasimada boynis airis si uu u daryeelo ayaydii laakiin waqti yar kadib way geeriyootay ayaydii asagoo isha ku hayo geerida ayaydii iyo xaaladiisa asaga ayuu go’aansaday in uu caafimaadka barto
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 153
@liibaanmaxamed8996
@liibaanmaxamed8996 6 ай бұрын
Che Guivara waa Legend meel kasta u galay inay dunida ka xarowdo Gumeysiga Argagixisada Galbeedka
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 6 ай бұрын
Allow sohadee dadka magacaga iyo magaca rasuulka like iyo love kuradsanya😢
@user-sq3zp5yq9p
@user-sq3zp5yq9p 6 ай бұрын
Xaqiiqadu wa qarar wlhi
@DRSDhool-vs4gn
@DRSDhool-vs4gn 6 ай бұрын
Amiin walhi waa wax laga naxo
@abdifatahabdisalam2779
@abdifatahabdisalam2779 6 ай бұрын
Haa legendow waa kuwo liito talent kale malahan .
@BilanPpe-rw8yr
@BilanPpe-rw8yr 2 ай бұрын
Jjlh scw ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊
@MohamedAhmed-by2in
@MohamedAhmed-by2in 6 ай бұрын
Nabiga ku saliya صلى الله عليه وسلم ❤
@Claahi_OZIL
@Claahi_OZIL 6 ай бұрын
Scw❤
@mucaadofficial
@mucaadofficial 6 ай бұрын
﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽ALLAH ALLAH ALLAH ALLAH 🥰🥰🥰
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 6 ай бұрын
Scw
@user-kp9ky5bv3q
@user-kp9ky5bv3q 6 ай бұрын
اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم اجمعين 💚
@abdifatahabdisalam2779
@abdifatahabdisalam2779 6 ай бұрын
Magaca rasuul like haku raadsani wll allah kuso hanuuniyee , waxkale la imow hh
@cabdullaahixasan1670
@cabdullaahixasan1670 6 ай бұрын
Ogaansho 1M coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
@cabdiraxmaanXamdixasan
@cabdiraxmaanXamdixasan 6 ай бұрын
@waxwaalan6026
@waxwaalan6026 6 ай бұрын
Ogaansho kalmadan meel ku qoro magacaygu waa maxamed guulwade maalin waxa dhacaysa aad iga sheekayn doonto insha Allah madaxwaynaha somalia😉
@maxamedamiin3394
@maxamedamiin3394 6 ай бұрын
I.a🫡
@faadumogacal8245
@faadumogacal8245 6 ай бұрын
Insha allah
@mohamoudabdimohamoud6772
@mohamoudabdimohamoud6772 5 ай бұрын
😂😂😂
@YusufAbdala-gz8fy
@YusufAbdala-gz8fy 4 ай бұрын
😂😂😂​@@mohamoudabdimohamoud6772
@saydsuldan5226
@saydsuldan5226 6 ай бұрын
Cumar inshaar illahy madaxweynaha somalia dhiiga kugu jiro Hal siyaasi oo somali ah kuma jiro waan kufaraxsanahay iin aan noqdo qofkii ugu Horeeyay oo dawada muqaalkan
@hafiirwadani8902
@hafiirwadani8902 6 ай бұрын
Nasiib xumo in maanta amxaaro waddankeena si jees jees ah ku tiraah waa inaan xoog ama xeelad ku qaaadanaa 😢
@ahmedsaleban8802
@ahmedsaleban8802 6 ай бұрын
Axmaarada waatii xamar kugu leynaysay aad ugu naaganaysay sxb halkan somaliland baa la dhaha meel adigu leedahay maahe kale garo waxad leedahay iyo waxaadan lahayn qiiro jabaan yar loogama baahna
@liibaanmaxamed8996
@liibaanmaxamed8996 6 ай бұрын
​@@ahmedsaleban8802Akhli ciyaal ah baa kugu jiro nio. Indhaha aad ku arkayso umada somaliyed maad ku fiirised Amxarada dhulkina qaadaneysa?? Doqonka hal il ayuu leeyahay taasna walalkisa ayuu ku arkaa bes
@YackaBoy117
@YackaBoy117 6 ай бұрын
ma amxaarada anu kasaarnay wadanka ayaad ka hadleysaa adiga@@ahmedsaleban8802
@nuurdiin9888
@nuurdiin9888 6 ай бұрын
​@@ahmedsaleban8802waxaa tahy xabash laakin anagu waxaa nahay dad dhiiran mana aqbaleeno inaad nakala gado
@boqoradda1750
@boqoradda1750 6 ай бұрын
​@@ahmedsaleban8802badankiin saan ba u hadlaysan bal an aragno ciribtiina.
@abdirahmanxoghaye3593
@abdirahmanxoghaye3593 6 ай бұрын
Taariikhaha aad baan u jecelnahay Hadii aad noosoo badiso way fiicanthy Mahadsanid
@salmnalcawdh
@salmnalcawdh 6 ай бұрын
ياأخي والله اني احبك في الله ماشاء الله عليك جزيت خيرا
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 6 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@mawliidkosaar5272
@mawliidkosaar5272 6 ай бұрын
Scw
@sahaljampo8274
@sahaljampo8274 6 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 wayn❤😢
@mkmehmett1205
@mkmehmett1205 6 ай бұрын
Waa taariikh wanaagsan, waa bina aadam, neceb gardarada sidaa buuna kacdoon ku galay... Somalia ninkaan cml ayeey u baahantahay. Thanks Ogaansho, channel ugu wanaagsan somalida..
@Littlehinbil
@Littlehinbil 6 ай бұрын
Zxp ninkan cml ina noqotid ya ku diiday
@camirkey
@camirkey 6 ай бұрын
صلو على النبي صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا .
@calimacalimow5898
@calimacalimow5898 5 ай бұрын
Qisooyinkaan oo kle Noo soo badi Allaha kusharfee
@suziahmed
@suziahmed 6 ай бұрын
Waxa manta nagu wajiba inan kuligeen difacno wdnkeena inagon cidna uga amr qaadaneyn waayo madaxdeenu maanta waa tuugo anigu waan jecla wadnkayga wna jeclan wligey waa idhmn wdnkayga iyo diintaydba waxaan rbaa inan brto cafimadka iyo shiishka waa igu balan inaan difaaco wdnkyga dadka tariikhdu qortay waxa kafiican dadka u halgamay hdna cid aan ilahy ahyn any ogeyn xabashi io gaalba lgma yaabi dono inu lawareego wadnkyga wiilkayguna wuxu noqon insha Allah halyeeyga wdankan waa iga go aan magaca qabiil ayuu ladgaalmi doona waana kubarbaarin doono insha Allah insha Allah guul ama geeri 🇸🇴 b
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 6 ай бұрын
Ninkan waa gumesi la dirir sixun buu udhintay libaxan❤❤❤😮😮🎉
@munaali10
@munaali10 6 ай бұрын
Kuuba Somalia 🇸🇴 weyjoogijirtay sidaan maqlay aniga yar hooyo iga shekeysay Tariqda madaxdii dalka somaray
@MohamedAhmed-jy5xh
@MohamedAhmed-jy5xh 6 ай бұрын
Thanks ustaad
@user-nr6vi8nz8g
@user-nr6vi8nz8g 6 ай бұрын
Ustaad cumar waxaan aad kaaga codsanayaa in aad muqaal ka soo samayso halyeygii khadaab shiihsaani.
@user-qi5ly3bx7q
@user-qi5ly3bx7q 6 ай бұрын
Kusaliya rasuulka scw❤
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 6 ай бұрын
Thanks wll qaali keep going 💯
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@user-vw2ex7dn3c
@user-vw2ex7dn3c 6 ай бұрын
Qisadu Somalia ay quseysaaye jalagi duullo madaxda raacsan gyummeysiga😢
@saami8150
@saami8150 6 ай бұрын
Haa wlhi wllo
@user-ch5fd2li4x
@user-ch5fd2li4x 6 ай бұрын
Jihaadku waa guul ama shahaado❤
@AliAhmed-ft8ld
@AliAhmed-ft8ld 5 ай бұрын
kkkk asal ahaan wuxuu ahaa nin yahuuda. barasho wanaagsan omaroow wa ogahay in ad tahay bare wanaagsan
@Osaama-Said
@Osaama-Said 6 ай бұрын
Waanku sugayay ustaad ❤
@somswed.5014
@somswed.5014 6 ай бұрын
Thanks a lot war bixin cajiib ah Guevara taariikh diisa in badan ayaan islahaa bal ogow lkn maanta ayaan ogaaday..
@IlyaasRaajaa-ez3pd
@IlyaasRaajaa-ez3pd 6 ай бұрын
Cumar in shaar fadlan walaal noosoodiyaari 2barti 2
@mukhtaar_apdirahmaan.
@mukhtaar_apdirahmaan. 6 ай бұрын
1m comin soon wllkay omar ishar❤🎉
@updirahmanmohamedali8727
@updirahmanmohamedali8727 6 ай бұрын
Ustaad pin isaar Allaha ku karaameye wxn ahay fanska oogu horeyo maalin waLpo daabta muuqaladada🎉
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 6 ай бұрын
ALLAHU ALBAR☝️🥺❤️
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 6 ай бұрын
SOOMAALYA SOOMAALI BAA LEH 🇸🇴 GUMEEYSI DOONI MEEYNO BADEENA IYO DHULKEENA CIDNA UMA OGOLIN
@MaxamedAamiin-dn8po
@MaxamedAamiin-dn8po 6 ай бұрын
Alle hyna mideeyomo
@dajiscom463
@dajiscom463 6 ай бұрын
Waa ballan i.a in latirtiri dono dhaman kuwa xukunka aan u qalmin
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 6 ай бұрын
Asc sxb sare illaahay haku xafido cumar inshaar aad baad umahadsantahay ❤❤❤❤
@UsameIbrahim-vx3nt
@UsameIbrahim-vx3nt 6 ай бұрын
Coming soon 1million 🎉ustad omaar waa usame Ibrahim kasojotho Garissa Kenya ❤
@CabdiWahaab-nh8xu
@CabdiWahaab-nh8xu 6 ай бұрын
Keep going ❤❤❤❤❤
@DjBeezaani
@DjBeezaani 6 ай бұрын
Ogaanshoo horey usoco my brother
@Mariammohamed23471
@Mariammohamed23471 6 ай бұрын
M.a walahi wiilkan waa wiilka kaliya eeaan kudaydo War milion gaarsiiya chanalkeena aan marwalba daawano
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 6 ай бұрын
Wad ku mahad santahy Omar
@maame.
@maame. 6 ай бұрын
First person omer walaalkay ❤
@abdullahiyare9714
@abdullahiyare9714 5 ай бұрын
Guulayso wll🥰
@user-it2og5yv6w
@user-it2og5yv6w 6 ай бұрын
حلوة حلوة والله حلوة
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 6 ай бұрын
Waa run
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 3 ай бұрын
Waxee ila athy nin dalkisa aheyn uhalgamy😢waana ka xumahy in ka fahmi waaye wiilkaas😢
@abdirazakaj50
@abdirazakaj50 6 ай бұрын
40 jirka somaliga ah neh qabyalad iyo inu dumarka caayo baraha bulshada la fadhiyaa
@XamseFaarax-hq8gd
@XamseFaarax-hq8gd 6 ай бұрын
Mahadsanid Usdaad alakuxafido
@c.fitaaxyare790
@c.fitaaxyare790 6 ай бұрын
Legedn haa tahay❤😮
@eidoabiib1422
@eidoabiib1422 6 ай бұрын
Naniga kusaliya walal❤❤❤❤
@user-pb5jp5zz2m
@user-pb5jp5zz2m 6 ай бұрын
Duunyadaada ragii dhacay ee doorshay xeradaada ogoow dalimka oo as aminta kaaga sii darane Waxan kasoo jeeda jigjiga iyo dhagaxbuur qabridahar dhulkeena shalay jabahad baan u ahayn manta wllhi cadiim diyaar ban unahay daafacaasiisa kalunka intay jigjiga noogu Keenan miyay Naga gadayaan WA Maya wllhi 😢
@cabdinasir0981
@cabdinasir0981 6 ай бұрын
Waa qiso cajiib ah ku cibroqadasho mudan aad ayaa ugu mahadsantahay so gudbintaada iyo diyarintda quruxda badan 👍👌👍🥰💯
@mohamedsoffe8868
@mohamedsoffe8868 5 ай бұрын
Wan tagiri jiray 1980 kii guviera Geesi ayu ahaaa
@saabiriinsiman2199
@saabiriinsiman2199 6 ай бұрын
Waaa amini la ahy
@fadumahassan2531
@fadumahassan2531 6 ай бұрын
Geesigu ma sii waaro
@user-nm9rx4qd4k
@user-nm9rx4qd4k 6 ай бұрын
❤❤
@user-mr6lu1cb5m
@user-mr6lu1cb5m 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@SuhaybGaraad-iy6zj
@SuhaybGaraad-iy6zj 4 ай бұрын
Golden voice 😢😅😅
@maame.
@maame. 6 ай бұрын
First person omer walaalkay ❤ 0:52 0:54
@nrcabdi
@nrcabdi 6 ай бұрын
🥺. .🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* . Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay. .🥺
@NajiibAlfa-zy1nh
@NajiibAlfa-zy1nh 6 ай бұрын
Cuba iyo Somalia maxa dhax maray plse kasoo hadal❤
@Ramaaag
@Ramaaag 6 ай бұрын
Funaanado badan ayaan ku arkay ninkaan waan isweydiin jiray weligey, Yaa ila mid ah tolow?
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 6 ай бұрын
Soomaaliya Ninkaas oo kale ayay Rabtaaa
@amirsheikh691
@amirsheikh691 6 ай бұрын
Rosario leonel andres messi ayaa ka soo jeedo waa magaalo taariikhda kubada cagta ku sundan
@zackariaabdallah7499
@zackariaabdallah7499 5 ай бұрын
Wll Xamsa sinwar ka soo hadal❤
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 6 ай бұрын
Wcs
@abzakadam5623
@abzakadam5623 6 ай бұрын
Linkiska so dhiig minbarka
@uzame.ten4
@uzame.ten4 6 ай бұрын
🎉
@Hadraawi52
@Hadraawi52 6 ай бұрын
First😮
@user-ue1tl7oi1m
@user-ue1tl7oi1m 5 ай бұрын
Halyeey halmagaa ah oo danta umadda latin ka ah oo dhan ushaqayn jiray (Halmgaa argentenese ah lakiin ka halgamay cuba).
@Abdisamad1
@Abdisamad1 6 ай бұрын
hayallerim paris yaşamım somali Kuwii Saa yari ka soo hadal wll❤😢
@mukhtaarfaqay6688
@mukhtaarfaqay6688 6 ай бұрын
Dadkaas run ay sheegeen angaaa halkaas is dhignay
@IlyaasRaajaa-ez3pd
@IlyaasRaajaa-ez3pd 5 ай бұрын
Adaaxakumaayo soomaaliya soodiyaaar garoow
@muscababdihafid347
@muscababdihafid347 6 ай бұрын
🇸🇴❤
@axmedculujoog3421
@axmedculujoog3421 6 ай бұрын
نريد منك تاريخ محمد عروري
@mataantigey6334
@mataantigey6334 6 ай бұрын
Ernesto "Che" Guevara waxa saraakiishi ka qeyb qaadatay Kacdoonkii cuba sanadihii 1953-1959 isago iyo Rag kale oo Gaaray Dhawr toban sarkaal Fidel Castro,Raúl Castro. Markii uu ka caraaray waddanka Kaligis Taliskii Fulgencio Batista Che Guevara waxa loo Magcaabay Guddoomiyaha bank Dhexe Cuba, markii Danbe waxa uu Noqday wasiirka Warshadaha cuba hada marku ka hadlayo UN ka waa wasiirka Warshadaha
@Islam-somalia-halal
@Islam-somalia-halal 6 ай бұрын
Xageen kala xiriiraa shar course please
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 6 ай бұрын
Alnesta Refeal che vara de la nasra aabaha kacdoonada✌
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 6 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 6 ай бұрын
GOPDEN VOICE🎉😊
@user-ll2mb7zi2o
@user-ll2mb7zi2o 3 ай бұрын
1:42
@abdullahibulla
@abdullahibulla 6 ай бұрын
Mareynkanka meel eeysan lugaha kula jirin mlhn 🙂
@mascuudyare9041
@mascuudyare9041 6 ай бұрын
ғɪʀsᴛ..
@abdifatahabdisalam2779
@abdifatahabdisalam2779 6 ай бұрын
Ernesto cheguavara geesi kacaan hantiwadaag shuuci ah .
@munaali10
@munaali10 6 ай бұрын
Waxaa kasohadashaa taariqda Ethiopia 🇪🇹 io Eritrea 🇪🇷
@user-gm3wf1mu4v
@user-gm3wf1mu4v 6 ай бұрын
الرفيق jaalle
@Ss53426
@Ss53426 6 ай бұрын
Xirfad bilaashaa ma ku jirtaa xirfadahaaa?
@user-fj6bm7iz6n
@user-fj6bm7iz6n 4 ай бұрын
Mhd
@fridayversion4581
@fridayversion4581 6 ай бұрын
Panama . Puerto rico.. bolivia Brazil Argentine. Nicaragua. chili Cuba. Dominican Republic Ecuador Guatemala..Hait. dalalkan oo dhan intooda badan waxa uu caawin jiray military in ee dalka kala wareegan dowlado democrac ah oo dadka doortay in danaha Usa loogu hogaamsamo. Dadka ugu badan waxa ee ku dhinteen Bolivia. Dadka asalka ah ee dhulka joogey ayaa waxaa lagula kacay in la tirtiro qomiyad oo dhan. Shaydan hadii uu jiro waa USA
@luqmanmahamed3281
@luqmanmahamed3281 6 ай бұрын
Qisada malcom x ayaay ilatay inad iyadna dib u fiiriso akhii
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 6 ай бұрын
Ninkan waxan umalen jiray fidel castro inuu yahay
@user-lu4mf2jb8x
@user-lu4mf2jb8x 6 ай бұрын
Frist comment 😂
@mohamedibrahim350
@mohamedibrahim350 Ай бұрын
Guivara inuu qasa bookhday ma ogayn dabcan dulmiga dadka falastiin inuu ka danqada u dhigmaysaa ninkaasi gob ayuu dhinac kasta ka ahaa nolosha danbe ee dhamaadka lahayn inuu ilaahay niyad wanaagisa kaga dhaafo towxiid la'aanta ayaa uga rajaynayaa
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare 6 ай бұрын
Eebbe ha naxariisto labadoodaba Fidel castro iyo Che ….. waxeey ahayeen geesiyaal neceb shirqoolka Usa…… qabriga fedel waan soo baqanaa insha allah
@haajimouse5646
@haajimouse5646 6 ай бұрын
1977 Cuba iyo fidel Castro manay ahayn kuwii Ethiopia nosoo raacay doqon taariikhda baro😢
@FaizaNorElmi
@FaizaNorElmi 6 ай бұрын
Vatican 🇻🇦 city wll kasoo haddal
@adnaanibrahim7043
@adnaanibrahim7043 6 ай бұрын
Abdulbasir al saroutkii suuriya ku xiji.
@user-xl2yh3kz1c
@user-xl2yh3kz1c 6 ай бұрын
Idaajaa labaad
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 6 ай бұрын
Kuuba ragii ciidanka soomalliyada dhabar jibay 1977😡😡😡
@AyaanleCabdi-nt4dy
@AyaanleCabdi-nt4dy 6 ай бұрын
Nin halgamaa wayna buu ahaa oo aan wadaagno nacaybka reer galbeedka. Nacalaa kutaal reer galbeed
@abdihakiim7215
@abdihakiim7215 6 ай бұрын
@Ogaansho Ma odhan karnaa badda somaliyeed xassan sheikh baa iibsaday ileen Somaliland dowlad madax banaan oo dunida laga yaqaana ma ehee?
@Macalinka12
@Macalinka12 6 ай бұрын
Xanuun somaliland la yidhaahdo ayaa ku haya danahaaga raaco 🤫
@mohagurey2214
@mohagurey2214 6 ай бұрын
Umada o Dan mareekan ayay ka amar qaadata, Anaga maxa no diidi
@meysarmiamimedia3341
@meysarmiamimedia3341 6 ай бұрын
Axmad gureey ado ujeedo maxaa gaalkan nogu faalineysa mcnha 😂
@axmedkalluun9228
@axmedkalluun9228 6 ай бұрын
Axmed gurey qisadiisa soomali oo dhan wey ka dharagsan tahay adiga Somalidas kama mid tihid miyaa 😮
@meysarmiamimedia3341
@meysarmiamimedia3341 6 ай бұрын
@@axmedkalluun9228 lkn ina laga badbadi bey aheyd intii gaal naloo faalin laha ninkan u hada sheegayo iyo amxaaro waxbo isma dhaaman
@user-qi5lk7db8k
@user-qi5lk7db8k 3 ай бұрын
Ogansho,legen
Henery Kissinger Aabaha Shirqoolka iyo Sharta | Dhimashadiisa
10:45
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 466 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 8 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 170 #shorts
00:27
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 8 МЛН
The Iran-Iraq War, Mapped
21:02
Johnny Harris
Рет қаралды 1,8 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 466 М.