Sideed Uga Bixi Kartaa Faqriga? - Fikir Oo Hodan Noqo - 01

  Рет қаралды 4,008

XOGGOOB

XOGGOOB

Күн бұрын

Xalqadan Waxaan Si Faahfaahsan Ugaga Hadalnay Awoodda Fikradda Oo Ah Waddada Loo Maro Dhaqaaale Samaynta & Sidoo Kale Haddii Aad Rabtid İnaad Noloshaada Horumar Ka Gaadhid.
Barahayga Bulshada:
Instagram: ...
TikTok: www.tiktok.com...
Silsilada The 7 Habits Of Highly Effective People:
• The 7 Habits Of Highly...
Silsilada Atomic Habits:
• Atomic Habits
Silsilada The 48 Laws Of Power:
• The 48 Laws Of Power
Silsilada Eat That Frog:
• Eat That Frog
XOGGOOB Hoyga Sharxidda & Khulaasaynta Buugaagta.

Пікірлер: 41
@Qalid-w8n
@Qalid-w8n 3 күн бұрын
War niyohow muuqaalkii ugu horeeyay aan janalkaaga kadawada wallahi wax badan Ayaan kafaaiday oo muuqaaladaa waalukawa kaliya aan kafaaido ee muiqaaladda noosobadisaxip guuleysana🎉❤
@LIINIEDITZ
@LIINIEDITZ Күн бұрын
zxpkey khayrudiin wxaa kaa faaiday wax lakoobi karo naahan aad iyo aad ayaaad umahadsanthay jazakallaah zxp xalqadaha xiga noogu soo dhaqso zxp 😍❤
@Murtaawi1
@Murtaawi1 7 сағат бұрын
Boqortooyo 🙏❤
@rayanilyas4156
@rayanilyas4156 2 күн бұрын
Wallkay Khayrudiin Hore y soco❤
@ahmedabdi1144
@ahmedabdi1144 2 күн бұрын
Jazakalaah
@Khaanaa12
@Khaanaa12 3 күн бұрын
Welcome back longtime miss you 🎉🎉
@BurhanMedia-v2w
@BurhanMedia-v2w 3 күн бұрын
Mahadsanid ustaad khairuddiin, muuqaalada soo badi taliye codkaada iyo editkaadana wuu fadhiyaaa, Guulayso sxb.
@AbdimalikAadan-s9j
@AbdimalikAadan-s9j 3 күн бұрын
Keep going🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AbdiHassan-b4m
@AbdiHassan-b4m 3 күн бұрын
Gold voice ❤ Noo soo badi lipah
@hanadali
@hanadali 2 күн бұрын
Wad Ku mahadsan tahay wll soo tabiintada wanagsan🎉💯👏
@Yacquubtayo
@Yacquubtayo 2 күн бұрын
Welcome back❤✍️
@NimaoAdam
@NimaoAdam 3 күн бұрын
Jazakallah khair ❤❤
@CraxmaanMaxamedcumar-lw5ks
@CraxmaanMaxamedcumar-lw5ks 3 күн бұрын
First comment score ❤ UpthirahmaN
@Haszen
@Haszen 3 күн бұрын
M.a ustad khayru diin guuuleyso❤❤❤
@Siciidismaaciil-c1j
@Siciidismaaciil-c1j 3 күн бұрын
Aad Baad U Mahadsantahay Alle ha kaa Abaal Mariyo
@NuuradiinMawliid-d2f
@NuuradiinMawliid-d2f 3 күн бұрын
ماشاء الله
@MackKadar
@MackKadar 3 күн бұрын
Khairudiin wxn ahay tagerahaga runti wad i dhaqajisa marwalba labadi cishoba muqal so gali pls ❤️🙏
@MohamedZiyad-go6nx
@MohamedZiyad-go6nx 3 күн бұрын
Ustaad Mahadsanid
@AdanYerow-g8u
@AdanYerow-g8u 2 күн бұрын
Mahadsanid mudane❤
@Eng-hillaacyare
@Eng-hillaacyare 3 күн бұрын
Waan ku salaamay sxb, ma sheegi kartaa muuqaalka ama halka aad ka baratay muuqaal samaynta
@XOGGOOB
@XOGGOOB 2 күн бұрын
Courses ayaad gadan kartaa ama xattaa si free ah ayaad KZbin uga baran kartaa
@Eng-hillaacyare
@Eng-hillaacyare Күн бұрын
@XOGGOOB haye wll qaali waxaad i sheegtaa muuqaal ama meesha aad adigu ka baratay, isoo dir muuqaal aad waxbadan ka faaiiday, mahadsanid
@abdilahiawale-g9g
@abdilahiawale-g9g 2 күн бұрын
🎉
@yacqubduale8025
@yacqubduale8025 3 күн бұрын
Salama zhp nasrudin 👏👏
@KhadarMohammed-k4d
@KhadarMohammed-k4d 2 күн бұрын
Asc wrx wbr shekh khyrudiino xagee kadhacdey waan kutabney wllhi zxb lkn waa ilahay mahadii hadaad soolabatay zxb ee Mar kale hanaga tagin 😢
@KhadarMohammed-k4d
@KhadarMohammed-k4d 2 күн бұрын
Thanks khyrudiin
@Hanuuniye10-cp7sj
@Hanuuniye10-cp7sj 3 күн бұрын
the first person
@RahmoDahirHassan
@RahmoDahirHassan Күн бұрын
Waxa kusugnaba waiskentay mahsanid walal asxabta kanalka Meldher Garsiya sio nogu wenado
@ApdalaMohamed-jl4cn
@ApdalaMohamed-jl4cn 3 күн бұрын
16:02
@AnasWarsame-l2v
@AnasWarsame-l2v 3 күн бұрын
Sxp videoyadaada ma qaadan karaa🎉
@XOGGOOB
@XOGGOOB 2 күн бұрын
Dabcan Lkn Kannaalka Magaciisa Waa inaad Xustaa
@AnasWarsame-l2v
@AnasWarsame-l2v 2 күн бұрын
@XOGGOOB diyaar
@Mskydwrn-36
@Mskydwrn-36 2 күн бұрын
Ala Muxuu Time Galay Cajaladaan Mowduuc Muhiima Io Waliba Edit Eaaliya M.a❤ Plz Wiilka Kor U qaada Maalaayacnigaba Waad Roorsataane😊tnx
@ApdalaMohamed-jl4cn
@ApdalaMohamed-jl4cn 3 күн бұрын
16:20
@afriikhmedia
@afriikhmedia 2 күн бұрын
wallahi editing ka waqtiyaa kalay ustaad softowerka aad u isticmaasho editing ma'ila wadaagikartaa
@GUULSO250
@GUULSO250 3 күн бұрын
Thomas edison waa tuug qofka nalka ikhtiracay oo ikhtiracyo fara badan lahaa waa maskaxdii dunida soo martay nikola tesla
@ApdalaMohamed-jl4cn
@ApdalaMohamed-jl4cn 3 күн бұрын
9:10
@Uk123-u3w
@Uk123-u3w 2 күн бұрын
Sxb waxaad ila wadaagtaa microphone ka aad isticmaasho
@NASRI-EEBE
@NASRI-EEBE 3 күн бұрын
Vediogu maantuu kaa soo bax saday lipaax 😂
@Sahiim-h3g
@Sahiim-h3g 3 күн бұрын
waxwaliba waxa igaga daran editingka
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Waxaan booqday Jasiiradda ugu Dhirta badan 🌴 Sacadadiin Island
13:07
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 121 М.
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 307 М.
3 Bilood Kaliya Ku Baro Luuqada English.
28:18
Warsame Bade
Рет қаралды 85 М.
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН