Wax badan ima so galo bishi lkn intii iso marto qar meel ayaan dhigta qaran hooyadey ayaan uga dega inta kalena gurigey ayaan ku mareyaa Alx abyo xamadiyey wad mahadsan tahay dhirgalintada wlhi aad ayaan ku dawada❤❤❤❤❤
Caqliga iyo maskaxda Allaha ku barakeeyo runtii wax badan ayaan kaa faiday walashay rumadeey isbadal baan iska arkay sidaan ku bartay Allaha ku sharfo xbbti❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Inta aanan ku barana waxaan. ahaa qof ku fikirta waxaasa soo baxay ee soo gado hadana alxm wax badan baan ka bartay allaha kaa ajar siiyo qaali xamdey❤
@suhurahilmih87902 ай бұрын
xamdiyeey waad mahadsan thy sister wlhy wxyaabo badan baan ka faiday layma qabo balse wan shaqeyaa 340 lcga ayan qata mrkaa 200 xfda siyaa inta kle iso hadhay ma garan jirin mel an geeyo bishii oo bilawa ayaan arki jiray anoon wxba haysan lkn imika alhamdulilah waan urursaday oo sanadkan 1500$ ururiyay
@Suusaan88902 ай бұрын
Masha allh aad ban u jeclahay xalqadaha dhaqalaha kaga hadashid wax badana wan ka faaiiday mahadsanid xamdiyey
@HafsaAbdulkadirnour2 ай бұрын
Tarenka inta saranthy sad shegty 40daqiqo wa wakhti badan wxn kugula talinaya inad ku akrisatid suratul baqra, wasutad ibarty go,an adyg ano labaclabac ah , wa surarad ibartay ina darenkayga ka adkado wa surad ibarty ina salada cishaha adinka inta tukado la iiaqimo ano hurdada udiyar garowbay wa suurad iga reebtay dadki xuma wa surad aan kahelay cafimad gudeed iyo mid jireed wa surad kaga cafimaday xanuuno isha xasadka, kuma , hda dhaho faaideda kahadal kama hadli karo lkn KZbin ku qor fadliga suratul baqara wxad arkysaa qisoyin iyo axadisti nabiga uukaga hadlay 2xadiis
@SalmaAbdi-s4q2 ай бұрын
Abaayo anigu hora uma uqoonin hadaan baroyaa ilaaheyna ha iifufudeyo e meqa malin anba meqa bil ayaad faa idadeda ku aragtay abaayo
@MaxamedMaxamuudsabriye-o1d2 ай бұрын
Masha allah xbbti halkaa kawad illhy hanasugo
@lulabdikariim590919 күн бұрын
Mashaa Allall ❤
@munganimungani87162 ай бұрын
Maasha’Allaah. Waa ku taageersanahay walaashey. You are the best keep going !!!
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik habo ❤❤❤
@samiamohamed29442 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@ifraaxyuusufislaw47442 ай бұрын
Waxa iso galo ciyar ciyar kuma bixiyo bil Fcn ban qata hde bahi ihaynin bil walbana lacagta dahab ban galiya hda account ku hayo malin walbo mel ba fedan family hanoqoto ehel wax le so baxayo danteyda wan aqana thank you abayo dhira galintada
@ilhanmohammed95692 ай бұрын
Mashallah my beautiful sister bless you and your family, Quruxeey siwanagsan ayaad isha aga riiday naftaada kontoroolka yey ka bixiin 💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷🥰
@IfraaxIfka-mq7sj2 ай бұрын
Masha alllh ilhy haku barakeeyo wlll wan cusubahy wana kaa heley runtii sida. Quruxda badan ed u dhiirinayso shacabka ❤
@kadra99572 ай бұрын
Masha Allah ❤ Thanks for the good advice 👍 Keep going ❤❤❤
@leilaabdullahi20262 ай бұрын
Masha Allaah abaayo Allaha kuu barakeeyo Aqlikaaga waadna mahadsan Tahay dhiiri galintaada ❤😊
@nathifakofi10772 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@nathifakofi10772 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@sacdiyoahmedali49112 ай бұрын
Abayo waxaan kugu xirnaa waqti dheer anoo kampla jooga kubartay 2021 mise 2020 meelahaas bay ahayd dadka yar oo kugu xiran baa ka mid ahaa marka isbadal aad ubadan iyo hormar ballarat baa samaysa masha Allah dhankastaba leh xaga edit ka xattaa waxbaa kabadashay hal waxbaa kugu darilahaa oo tall0 soo jeedin ah Abayo, mawduuca aad rabto inaa kahadashoo soo qodobayso soo koob soo diyaari kahor intaaada soojedin marka aad rabto mawduuc gaara inaa kahadasho baa ujeedaa waxayaabaha kale waa caadi reaction ka iyo nadaafada waxaa waa iska ok guulayso walashay codkar baa tahay
@yuuuuga12 ай бұрын
@@sacdiyoahmedali4911 ok aad kugo Mahad cilina qalbi 🥰🥰🥰🥰
@faraxabdi30282 ай бұрын
Hore usoco xbbti 🎉❤
@Arawelo-u2v2 ай бұрын
Thankz ❤ qaali❤❤❤❤❤
@AyaanJaamac-c8e2 ай бұрын
mansha allah aboyo allah ku xafido
@farxiyaabdirahmaan2 ай бұрын
Mahdsanid qurxy hamda🥰🙏
@Roro__ruun2 ай бұрын
Love you hamdi Mawadiic badan baynu kaa faidnaa Ee noo soo badi❤
@sahraisaaq58542 ай бұрын
Mashallah tabarakallah Mahadsanid wll qali runtii hurdada waa lan bar one❤❤
@nasrofaarahabdi4202 ай бұрын
❤mahadsanid wll you are best motivation maasha Allah
@ShukriyaBbb2 ай бұрын
Thanks Boqorada eydii Allaha ku xafldo my queen ❤️😘🥰🎉
@BarlinQasim2 ай бұрын
Mhdsanid abaayo qaaliya shugran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@marianali95592 ай бұрын
Baarakallaah alle ha kuu siyaadiyo
@FaadumoMohamed-d6m2 ай бұрын
Xamdi habo malinkasta waxa kahadasha hablaha laqabo bas anaga team 15 ilaa 25 wadulmanahy habo anaga da'deena waxa kudhumina shukaansi marka habo anaga waqtigeena gabarnimada sida loomareeyo vedeo naga soodub habo ilahy awladada iyo gurigaaga haku barakeeyo my queen❤🎉
Masha allaah masha allaah masha allaah xamdi alle ayaa mahadleh ikaabaray waxbadan aan kaafaa iiday alle ab . alkaaga jano.hadhigo alle.cimriga.hakuu dheereeyo caafimaadkana hakuu siyaadiyo alle awlaada.hakuu xiftiyo wlhi alle dartii aan kuu jecelahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ aad maan kuu salaamayaa
@sahruja57772 ай бұрын
Maasha Allah ❤
@hindaadam10392 ай бұрын
Xilqada dhaqalaha saa u jeclahay wax badan waa iska bedeley se weli ma gadhin halkaan rabey
@faisamohamoud14532 ай бұрын
Mahadsanid walal qali❤️
@ayanabdi18892 ай бұрын
Waxa iga baxaa badan Sabab too what ehalkeyga ayan bilaa wana ku faraxsanahey inten meel dhiganlahaa ehelkey ha ii farxaan❤❤❤❤❤
@yuuuuga12 ай бұрын
@@ayanabdi1889 ehelkada Inaad bisho bahan caqabad aadan wax Meel u dhigana karin adigo bilaa ayad wax Meel dhigan karta xabibti
@maryankeyf40172 ай бұрын
Kada abyo hasameynin wax un ka jaro intadan qaybin biilka rerka aad sa u bilaysid malin waxa imanysa xalad aadan waxba faraha ku hayn
@istahilhasan91092 ай бұрын
@@maryankeyf4017walahi aniga ayay igu dhacday sidaa waxkasto onshaqeeyo ugu bili jiray waxna meel madhigan jirin malin ayaan xanuusaday heer waxa an gadhay an shaqayn kari wayay wax an dhakhtar kutagona wan wayay markaa wll shay cafimaadka kafaiidayso iyo lacagta intad gacanta ku hayso ado wax bixinaya kisyar mel dhigo malin ayad kubaxsanatsaa
@qadroqali79752 ай бұрын
Mashaa Allh ❤❤❤🎉🎉🎉 sax sax
@Hodanyaasiin-b1p2 ай бұрын
Mnsha allh xamdi qali ❤❤
@XaliimoAbshirxaliimo2 ай бұрын
Thank you so much abaayo hamday cadey
@BulshaleMunira2 ай бұрын
Mansha allah abyo hamdaay ilahey haku xafido dhira giliso aa tahay wan kugu xiranahay my samidey aniga waxii iso galaaa yar waxa baxshaa badan deen lkn kuma jiro wana shaqestaa
Wa mar ad talo heyso tabar heyn iyo mara tabar heyso talo heyn adunkaba sida iska ah abyo hadaba waqtiba kama tagin
@RoodaCali-rt5nx2 ай бұрын
Mansha allha ❤❤😊
@aminadhoore77452 ай бұрын
Abaayo shukran waa runuta kuuso❤😊
@fatimaali43432 ай бұрын
Maa Shaa Allah may Allah bless you abayo macaan...you are doing great job for your sister's
@nawaaraomar3162 ай бұрын
Walaley anon weli reeer yelan baaa saaas Noqde😢
@fahm3d882 ай бұрын
Maa shaa allaah tabaarakallaah
@umabdala-er2wx2 ай бұрын
Xamdiyey ani hadan 💯 $ mel dhigo isdhaho markas ban suqa wax anan ubahneyn kaso gada maba firin karo lacag mel tala sikasta uxakame is dhaho wan keni la ahay iso duceya
@ZaynabMohamed-jm7pj2 ай бұрын
1: Aaditaanka suuqa dhan iska yarey. Intaadan bixin . 2: intaaadan suuqa aadin waxaa u baahantahay qor . 3: Waxa soo qorotay wax aan eheyn hasoo gadin . FG : wlhi markaan 3 daas qodob ku dhaqmay lacagteyda kal bar baa meel ii dhigmatay. 🎉❤
@abdirahmansalan15832 ай бұрын
Wad mahadsantahay abaayo wlhi wan oo bahnaa videogan cml❤😊❤😊😊❤😊❤😊❤
@NeimaMoussa-uq3gd2 ай бұрын
Macha allah keep going huno
@faadumosiidali62932 ай бұрын
Xamdiyay waxan ku waydiyay family planing ma isticmasha mise xag alle ayay awladu kaga maqanthy.❤
@hodanqaali49192 ай бұрын
Love ayey ku saartay xamdi dhago yeelo hooy 😂
@mushtaaqtahlilnoor18152 ай бұрын
That is your not business ka qaado idea ku aanfacaayo ka bax afaraheed Bisinkiyow
@FatxiJama-r5i2 ай бұрын
Maansha.alllh😊
@juwaabdirizaaq4282 ай бұрын
Alla xmdiyeey ileen calarka madoow waxaa ugu bdneen kalarkaaga uu dhimayaa 😮bisinka nooc kle u ekaaty maanta
@iimaanahmedmahamud4882 ай бұрын
Mashaalaah❤❤❤
@nimcoahmed33632 ай бұрын
Thanks abayo❤
@IfraaxIfka-mq7sj2 ай бұрын
Mashs alllh abayo
@NaciimoMaxamad-s5w2 ай бұрын
M.sh I love you❤❤❤
@IfraaxIfka-mq7sj2 ай бұрын
Wlll wan kugu cusbahy insha allh wan kula socondonaa wana kuu like gareeyey
@AnabOsman-s5i2 ай бұрын
thanks Abayo ilaahy xakuo❤barakey
@aminogarad29742 ай бұрын
Hamdiyey away qisadi qebti labad ❤
@yuuuuga12 ай бұрын
Abyo. Waan soo wada arin ayaa i xayiray
@XamdaApdi-p6p2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ramlaismail75162 ай бұрын
Inta iga baxdaa badan wll Mahadsanid
@hindasaciidharti463Ай бұрын
Asc xamdiyey sanadkan dhaqalaha an mel dhigtay ilaheey kasokow adiga u sabab ah shukran qalbiyey
@XafsaMaxamuud-pd3dkАй бұрын
Masha allaah tabarakallaah illheey haku siyadiyo e ani xamdi way iga qarsonays 2025🎉ban la kowsanaya hadaan nolahay dhaqale wan samayn doonaa
@hindasaciidharti463Ай бұрын
@XafsaMaxamuud-pd3dk in shaa allah ilaheey ha kula garab galo qali
@ZeyZey-d2d2 ай бұрын
Shukran
@MhamudMhamed-gq4bu2 ай бұрын
Mash allaah ❤
@mulkikabawayne-cf4bl2 ай бұрын
😮50😊ip😊ttro😊l0😊
@iqrohusein782 ай бұрын
Apaayo Alhumabarik Wlh Waxan Ka fikiray Fadhigan. An fadhiyay marku video iso garay lacgtada Xage kuso cota Maxa sameysa thnk You Qlbi ❤💕
@cfataxlosiya39292 ай бұрын
Asc
@mariamahet8642 ай бұрын
Waxba ima soo galaan😂😢
@maryanhussen6202 ай бұрын
❤mashallah
@salmomaxamedsanaag62202 ай бұрын
M.a aa kudhahay wlhi waxab kugu jeclahy hadalka wax tark leh waaxaa ideeqay tarxad hadi 1 dolr laga dhigo uma bahni lkn markan ubahanahy hadey 5 dolr tahy waso gadana hadal wax tarleh kartibdan noolaw yaa qay la aantaa abar
@anabanabhassan75562 ай бұрын
Good 👍 👍 👍 abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zamzamjaamac42222 ай бұрын
Mansh allh
@cfataxlosiya39292 ай бұрын
M.a
@umurayann54572 ай бұрын
Walaalayaaloow gabdhaheena wax mamaqlaan miyaa qeyr allaha ku siiyee gabadha muuqaalka like u saar waxba kaama dhibeeysee abaayo tan waqtiga ayaa iigu adag waan dadaalaa waqtigeyga inaan manage gareeyo more videos noga so samee waqtiga inshaa allaah
@ShukriNoor-p5z2 ай бұрын
Kkkkkk walahi waxaan ku qoslay malinta ay lacagtu isoo dhacayso indho iyo dhego malahaan jirin wa anoo kale weli sidii ban ahay isoo ducee
@Fartunhared2 ай бұрын
2sano oo den iyo haiwarerinin aan iskadayey bidartiibaa tin igasobaxday wlhi 😂😂😂😂😂😂❤
Xamdiyay wll malintaan kubartay organaseer ,dhaqale naf jacayl ala maxan waxka bartay ano iska fadhiya ayuu iso dhaca musharka waliba si adag an kuso shaqeeyay malintaa ayaan suuqa tagaa waxkaste soo xabso man alxamdulilah intan kubartay dhar an 5sano kahor so gatay ayan man xidha 😂😂😂 ka xamdiyay
@JamiiloRaage2 ай бұрын
Asc abaayo❤❤
@SaiidoHalane2 ай бұрын
Xamdiyey abayo, hal talo ina adeer plz, caruurtada wejiyadooda noo qari, sababtoo ah maanta waxaan arkay, gabar tiktok reaction ka bixisay video, ninkii ay reaction ka bixisay wiilkeedii yaraa soo qaaday oo saqiirkii caaynnayo, aniga ilaa hada waa ka naxsanahy sababta ilmaha yar loo caaynayo wlhi, dadkeenu waxa ka buuxa dad xun oo bilaa xushmad ah wlhi. Aduunka waxaa h necbahay dadka ilmaha wax ka sheega, ee ilmaha social media halaga dhaafo plz 🙏
@yuuuuga12 ай бұрын
@@SaiidoHalaneabyo mcn Mahad sanid
@fadumasunni6382 ай бұрын
Alla tiro badana intan dhar ,kabo,shopin aan markas kahelay so ibsaday ee ano taban sanad ayago yal arkay😂😂😢😢ha ixasusin hada xisabtan aa bilabay lkn
@UmasalmanUmasalman2 ай бұрын
Masha Allah abaayo sax 💯 👌 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🫀🫂🥰
@feis90822 ай бұрын
Hamda mana taqana anunka se ku barana aniga wa reer hamar ito ito djibuti dat ma baraneysa wll shaqo cadi ma hesha