SIDEEN ISKU BARANAY YAANA ISKANA BARAY 😂 GORMANA ISBARANAY

  Рет қаралды 288,353

Riyaq Abdi

Riyaq Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 938
@udgoon4842
@udgoon4842 Жыл бұрын
Gabadhas ka sokow wilka asxabta ahayen oo nisku kiin so xiray wu mahadsanyhy asna😂😍
@layaanhassanhassan7951
@layaanhassanhassan7951 Жыл бұрын
M.a Ahmed daacadnimadii iyo qalbi wanaagii uu wax ubaxsady ayaa ilahey riyaaqdi runta aheed kusiiyay ❤ really sadaqadu waa cajiip
@Bilyandhan
@Bilyandhan Жыл бұрын
riyaqey abaya wax kasta wa calaf walahi calaf wa cajaib ayan maqli jiray mcney u mahad celi waya wa qofta iskin bartay xajigada sidaan ku jecel❤
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan Жыл бұрын
Beautiful you look like each other, Alahuma Barik iskuwar wiil iyo caano gabar iyo caano
@suhailasaid8644
@suhailasaid8644 Жыл бұрын
Ayyy😂😂❤no so sameeya part 2😭❤️❤️😂😂gabadhasna anaga dhanaa mahadsanid dhahayno❤😂
@iqraabdullahi2904
@iqraabdullahi2904 Жыл бұрын
Marka lagu dhahaayo mararka qaar ilaaheey wuxuu wax kaaga qaadaa inuu wax ka wngsn kuugu bedelo run ahaanti wiilka waxaa kabaxday lcg wuxuuna Alle ugu badalay qof bani adam ah waad isku qorneeydeen lkn sababti aad isku heli laheeydeen ayeey qoftaas noqotay😊 Wadajiroo nbd gala❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 Жыл бұрын
Xaqiq ale ha isku dayo lamanaheyna qurux badan 🥰
@Hanmor3412
@Hanmor3412 Жыл бұрын
Xaqiiiq❤
@UnaisaAbdiaziz-oz1vx
@UnaisaAbdiaziz-oz1vx Жыл бұрын
🎉❤
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 Жыл бұрын
Wsc xaajiyo riyaaq abdi iyo xaaji ahmed alle hainibarakeeyo barashadiina aad iyo aad ayaanu ugu faraxsanahay ❤🥰🌹jeceylku hawaro awlad khayr qabtana alaha inikalasiiyo 🌹🥰❤ waxanu sugnaba wa qaybta labad
@AdnoAsad-qg8wt
@AdnoAsad-qg8wt Жыл бұрын
Ahmed iyo riyaaq saaan idin jeclhy ilaahey rabbi ha idin jeclaado wallkie iyo Dumashi 👑❤🤎🤲🙏
@jawahirshugrimahamud4343
@jawahirshugrimahamud4343 Жыл бұрын
Gabadhas abaal bey kugu ledahay saa ninkaagi oo kaa maqnaa bey ku bartay😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@aniishmireomar512
@aniishmireomar512 Жыл бұрын
gabadhaas way mhdsanthy Guri ayey Dhistay &wiilkaasba Ramadan Kareem
@املايمان-م8م
@املايمان-م8م Жыл бұрын
😂 runtaa
@ibrahimmohamed4774
@ibrahimmohamed4774 Жыл бұрын
Parangi kusoosameey plz👏
@Nuurah951
@Nuurah951 Жыл бұрын
Interesting wlhi 😂😂 gabadhasna tuugadana thanks basn leenahay 😅😅 Part 2❤❤
@سعيد-ق1ر
@سعيد-ق1ر Жыл бұрын
Masha aallaha aallaha ku barakeeyo xabiibti please aamiirada iyo Amirka brte two
@luladen440
@luladen440 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ mashaalha family quruxbadan limo qurux badan sugeenaa isku waara Lamo aan jaceylhY riyaaq quruxdi qof tahay gabdha sawabda kuku qaraawade ah waxed okeda inee quruxdada lacag ku heli karto
@qqurux2gm225
@qqurux2gm225 Жыл бұрын
Ayy My family diin jeclahy video yadiina ima dhafaaan yqey riyaaq dhibleey🙈😂😂🥰🥰
@deqamustaf426
@deqamustaf426 Жыл бұрын
Jah kuweyga saan ujeclahyle mrka wax isla so dubtan marka zaid udawada riyaqey ane love weligy comnt man qrin ❤isku wara ubd kla hela ramdn weya ryaqey amiiraka intu jogo youtupka mel nga sar hubal ina gareysid mel sre❤❤
@hodomohamed9053
@hodomohamed9053 Жыл бұрын
Mnsha allh manta famil quruxbdn ba thn isku waara abid alle ha idin barkeyo Mida kale gabadhas u duceeya wa sabab la idin so diray bay ahyd inad manta rer jjra noqotan ahmed ha u cfiyo aduunisi 🙏
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 Жыл бұрын
Sadaqaduu la baxay ayaa shabaqa kugu soo riday. Adigana gabadhaas oo Wiilkan ku bartay u ducee thanks na dheh.
@zakiyacusman1442
@zakiyacusman1442 Жыл бұрын
Ayy Jah family qurux badan iskuwaara abidkeen ❤🎉🥰
@simannuura4194
@simannuura4194 Жыл бұрын
Amiin farxad kuwi isku waara allah kadhigo
@ayanmohamedabshir
@ayanmohamedabshir Жыл бұрын
Plz part2 noo soo sameeya io kulankiini kowwaaad riyaq io ahmed guuleysta❤
@faadumafaarax7969
@faadumafaarax7969 Жыл бұрын
Part two soo samee gabdhaasna lacag kleh by leedahay riyaaqey 😁😁guulaysta walayaal ❤❤❤❤
@Alhamdulliha12345
@Alhamdulliha12345 Жыл бұрын
Ahmed waa funny really waa qof dacada 😂😂😂😂😂😂😂😂
@nasroabdikadir8793
@nasroabdikadir8793 Жыл бұрын
M.a😊
@Cr.istianoro
@Cr.istianoro Жыл бұрын
Mnshlh nin wngsn weye
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 Жыл бұрын
Ani aham wlh riyaaq gabdhaha ugu quruxda badan social media iyo tiktok ayay kamidtahay wlh mashallah riyaq quruxley tahy sxby jir qurxon o.qiyas ah dherir qurxon o qiyas ah face qurxoon dholacadeyn qurxan wlh mashallah my sis
@Maidaxasan123
@Maidaxasan123 Жыл бұрын
Masha allah barakooba our Family 👪 ❤
@berity8173
@berity8173 Жыл бұрын
Part2 ka sugeyna riyaaq Gabdhaasne inta ka salama madama ey familkan boqortoyada sabab u noqoty 😅❤
@Duceysan361
@Duceysan361 Жыл бұрын
Part two waa kaa sugeyne😅 Qofta kugu qaraabaneysay iimanka ilaahey ha galiyo bil ramadan waaye🤲
@xassansaleebaan6558
@xassansaleebaan6558 Жыл бұрын
Msha allh family qurx badan alle hydin barakeeyo wa qiso cajiba oo duluc macaan leh taasoo ah qof kasto daacada inuu ilaahay u ilaalinayo sharaftisana dhawrayo cidna aanay waxba ka qaadi karin gabadhasna alle imanka haw siyaadiyo ayan lenahy ❤🙏😘
@eblaaden8473
@eblaaden8473 Жыл бұрын
Hhhhh wlhi waa sheko qosol badan qofta inadd is baratan ayey ka dhambeysay thanks dhaha
@SomaliPM
@SomaliPM Жыл бұрын
Wlhi qiso jaceyl oo macaan waaye part 2 soo dhiga lamaanaha qarniga 💯💯💯💯
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo Жыл бұрын
Qiso walbe oo macaan waxay leedahay beautiful ending.❤
@zaiabdi7558
@zaiabdi7558 Жыл бұрын
U mahadceliya gabadhaas Alle ba ina so diree si ad isku barataane❤😂
@UmuAisha642
@UmuAisha642 Жыл бұрын
Wlhi waa qiso cajiib ah masha alaah 🎉 calafka waa cajiib alaah isku kiin dhowro
@sabrincali3196
@sabrincali3196 Жыл бұрын
M.a Allah Allah kuxafido abaayo ❤❤❤
@maryamaruun9686
@maryamaruun9686 Жыл бұрын
Barashadiina wxaa noka so dhax baxay faaidda sadaqa aay lethy axmed gebdhaas ilhy dartiis ayuu u caawiyy lcgtaas uu siiyyna sadaqo ayuu u niyeesty ilhy badal ka qeyr bdn ayuu siiyy oo gebdhn qurxda bdn ayuu helay m.a hdaa wax baxsaneyso ilhy dartiiis u baxso🎉
@Msskiya-b2q
@Msskiya-b2q Жыл бұрын
Maryama abayo subscribe isar
@najmacabdiqadir7260
@najmacabdiqadir7260 Жыл бұрын
Anaga dhan dhaheno mahadsanid waayo famil qurux badan isku imaaday plz part2
@yuuuuuy9643
@yuuuuuy9643 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@ahlamabdiwahab
@ahlamabdiwahab Жыл бұрын
Anay way gabadhaas u duceeya waayo ayadaa sabab u ahayd inaa isbarataan...😂😂
@halimofarah9577
@halimofarah9577 Жыл бұрын
Masha allaah tabaaraka allaah allaha idinbarakeeyo guurkiina iyo reerkiina ❤️
@nastexohassan7762
@nastexohassan7762 Жыл бұрын
Aaay thanks riyaq and her husband ❤ Am waiting part 2 iyo qabka iskula chnqaden iyo walibo sida u jcl kugu shegte❤ aaay sida isku Barten ad bn oga hele qoftas lcg kli bey Ahmed kaheshi blse adi Ahmed naftisi ayd hantise aaaaay mnshallah kuwi isku waro oo waqtibdn wada Jogo Allah haiden ka digo amin
@zeinbaabdullahi2180
@zeinbaabdullahi2180 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@narinacali2324
@narinacali2324 Жыл бұрын
@aziisa1205
@aziisa1205 Жыл бұрын
ceeb abaayo ninkaaga gurigaa marti baa ku tahay ha ku oran anoo og inaa kaftanaysaan hdana eray qurux badan maaha❤️ cafwana abaayo
@nafisoibraahim4845
@nafisoibraahim4845 Жыл бұрын
Hhhh nagta indha adkede bisinkow magac dadow meykuqarabty 😂😂😂 lkn wa mahadsanthy qoftaas madama ey sabb u noqoty barashadini ❤ Prt2 pls
@ahlamolhayeh4351
@ahlamolhayeh4351 Жыл бұрын
plzzzzzzzzzzzz my queen part 2❤❤ love u from Djibouti
@firdosabdi1069
@firdosabdi1069 Жыл бұрын
Mashallh abyo Allh haidin barakeeeyo❤❤❤❤❤
@hoodo6989
@hoodo6989 Жыл бұрын
Mnshalllah calafku wa cajib gabdhas way ba isku kin keentay lacagtaa haba iska qadato😂😂
@LeilaAbdirahman-vh2wc
@LeilaAbdirahman-vh2wc Жыл бұрын
Am waiting part 2 Riyaq
@mahirabdiwali5467
@mahirabdiwali5467 Жыл бұрын
Dumashi riyaq plz part two aya rabna
@alinafaisalxuseen.com.
@alinafaisalxuseen.com. Жыл бұрын
Part two♥️
@Nolosha.dhabtaa
@Nolosha.dhabtaa Жыл бұрын
HAA HADAAD SIQAASA IILA SO HADANE WAN JECLAN LAHAA GUULEYSTA
@zalmafuad3433
@zalmafuad3433 Жыл бұрын
M.a beautiful family ❤❤🎉
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Жыл бұрын
Masha allah, that's a good story that's a distany & fairy tale story.
@fathichenal4017
@fathichenal4017 Жыл бұрын
Part two Dum riyaq❤ frilly an jeclhy alha isku kiin dayo noqda rerkii bararah❤❤❤❤
@Msskiya-b2q
@Msskiya-b2q Жыл бұрын
Fatxa abayo subscribe isar
@maryamaali5397
@maryamaali5397 Жыл бұрын
Dhadhaaas guriyey dhistay mashallah anaga dhanaa Mahadsanid dhaheyno🎉
@Fatimadahir6042
@Fatimadahir6042 Жыл бұрын
Amiirad & Amiirka Big fan Ayan idin ahy alle hysku kiin barkeeyo Inshalh❤❤
@elmaaz_2745
@elmaaz_2745 Жыл бұрын
Wlhi xili dabe aye ii tahay hada shaqo ka imid san usogayay lama sokobi karo wlhi markiba wan dawaday markan dhamestay baan soqoraya comment isku wara jira oo joga sis nagtasna wlhi wey idho adag tahay bidinka allah naguma keeno waxas io waxkaleba Alx allah ha idin sharfo Amiirad & Amiirka ❤
@fatmaabdi3556
@fatmaabdi3556 Жыл бұрын
Can’t wait part 2❤❤❤😊
@anfacbintukamas
@anfacbintukamas Жыл бұрын
Masha Allah wall riyaaq waan iska kaa jeclahay waxan kabaqayaa inaan daraa niorobi Nairobi u imaado from garoowe
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 Жыл бұрын
Anah ina ee jclow hee 😂😂😂❤
@Hamdajirde
@Hamdajirde Жыл бұрын
Baarti2❤❤❤❤❤
@laylaalihashi4121
@laylaalihashi4121 Жыл бұрын
Hhhhh jilec badnidaa
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 Жыл бұрын
​@@Ramdelfalcao2024 cabdi qasaaro asaga saan lee wyae nag kasto wu rabyaa dhac dhac wax daalan
@ladanmohamed1784
@ladanmohamed1784 Жыл бұрын
Gabadhaas Ku qaraabaneysay Sawirada weey is bahdishay lkn Dad beey sabab unoqoto isbarashadooda. Ahmed waa Funny Allaha isku kiin barakeeyo Nairobi Meel maaha lkn danbaa dadka geeyso
@naimanet
@naimanet Жыл бұрын
Waa aniga wllo gabartii ee iska kay cafi reerki dhismee dhaqmana alle haydinka dhigo wlahay markan arkay wan ku farxay
@LaraMohaned
@LaraMohaned Жыл бұрын
Wlhi dheh abyo??😂
@naimanet
@naimanet Жыл бұрын
@@LaraMohaned xaqiiq
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 Жыл бұрын
Qoys qrux bdn ba usabab unoqotay 🥰
@fatimaalihadan7336
@fatimaalihadan7336 Жыл бұрын
Please part two riyaaq abayo adi iyo ahmed isku waara
@queenkhaif6335
@queenkhaif6335 Жыл бұрын
mashallah❤ we are waiting for part 2
@suubiyecade3533
@suubiyecade3533 Жыл бұрын
wlhi axmed maskin wye wuu qalbi fcn yhy adunka halkii roon ku raxeyso aqirana janadii firdowsa walalkey🤲🏻🥺🖤
@amiira6653
@amiira6653 Жыл бұрын
Tiii maad tahy😭😭😭😭😭
@Faraxzan1234
@Faraxzan1234 Жыл бұрын
Waaw Ilaahay amarkii sidee isku baranay ba hadaan arko meel ay ku qoran tahay waan soo carara so lasoo dhaqsada sheekadiina ❤
@younger1090
@younger1090 Жыл бұрын
Qoqa kuhya😂😂
@hafsaahmet9876
@hafsaahmet9876 Жыл бұрын
​@@younger1090 😂😂😂😂
@younger1090
@younger1090 Жыл бұрын
@@hafsaahmet9876 run moho😅
@Faraxzan1234
@Faraxzan1234 Жыл бұрын
@@younger1090 yur qoq ima hayee 😅😅
@Bbesalmaa
@Bbesalmaa Жыл бұрын
Riyaq gawar yar oo quruhsan wye Mashallah ❤allahi hakubarakeyo gurigaa mcnto🤲
@filsanjamac9553
@filsanjamac9553 Жыл бұрын
Pls part two soo sameeyaa😍😍
@deqoabdi1143
@deqoabdi1143 Жыл бұрын
Masha alaah famil qurux bdn plz part2
@غاليهمحمد-و7ع
@غاليهمحمد-و7ع Жыл бұрын
Wan ku salamay abayo mcn iyo duumashi walhi wan qooslay balayo dheeh
@malmo4235
@malmo4235 Жыл бұрын
Mashallah Walahi Reer qurux badan waaye 🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼 Ilahay ubad khyr qaba na ILAHY hasiiyo amiinnn
@safiyoahmed7551
@safiyoahmed7551 Жыл бұрын
Masha Allah guuleysta family qurux badan❤❤❤
@KhadraYuusuf-i2b
@KhadraYuusuf-i2b 4 ай бұрын
MnshAAlh iskuwaara riyqa io Ahmed ❤❤❤❤
@hiboahmed4460
@hiboahmed4460 Жыл бұрын
Gabadhas wa in laso radiyo o lacag labad lasiyo waliba aroska lagu casumo in facemask loso xiro 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 isku wara o ubad kher qabo kala hela insha alah ❤❤❤❤❤❤❤
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial Жыл бұрын
Hahah
@SuadaSheikh
@SuadaSheikh Жыл бұрын
Amin
@hiboabdi350
@hiboabdi350 Жыл бұрын
Agree
@syhhbgdff2200
@syhhbgdff2200 Жыл бұрын
Sax waye ilen maanta ayada sabab u ah wada joogoda
@ubahnoor3123
@ubahnoor3123 Жыл бұрын
Dadkan ismaqaban miya😅
@fartuneychannel8804
@fartuneychannel8804 Жыл бұрын
M.a nice story plz part2
@kafiyasalaad
@kafiyasalaad Жыл бұрын
run ahantii barashadina waa mid qosol badan🤣🤣
@istarcawad2132
@istarcawad2132 Жыл бұрын
waaaaaw calafka waa cajiib masha allah ❤❤❤pls part 2 lasoo dhaqso
@juweeriamohauud8947
@juweeriamohauud8947 Жыл бұрын
Maashaa'allaaah beauty ful family 😍 that's funny story🥳, wa idinka sugaynaa part two insha allah
@sihaamabdirizak5967
@sihaamabdirizak5967 Жыл бұрын
M.a abyo alle ha idin xifdiyo Barto 2 noso sameya dumashiyow hanaga diidn
@Elmazdarmy
@Elmazdarmy Жыл бұрын
We need part 2😂😂😂😂
@nimcoabdimohammed536
@nimcoabdimohammed536 Жыл бұрын
Mansha allh family quruxbadan please par2 kaso sameeya
@sahrocali3064
@sahrocali3064 Жыл бұрын
M.a allah idin barkeyow abayo riyaq cadey🥰❤
@ikraanaxmedaragsan8110
@ikraanaxmedaragsan8110 Жыл бұрын
Plz part two I cant weit❤
@dekamuhuyadiin
@dekamuhuyadiin Жыл бұрын
Ayay mi family 👪 ❤️ Saa usugaye lee M.a isku wara kuweykii
@sagalmaxamedsagalcadey2726
@sagalmaxamedsagalcadey2726 Жыл бұрын
masha allh wax walba waa calf gabdhas lacagtay calfatay adna riyaq axmed ayayd calfatay waa qiso aan caadi ahan 2
@DaSuperTeam
@DaSuperTeam Жыл бұрын
You are a beautiful couple ❤
@abusaalaxudiin8966
@abusaalaxudiin8966 Жыл бұрын
Mashallah ❤❤❤
@hafsoabdullahi9752
@hafsoabdullahi9752 Жыл бұрын
Maansha allh❤gabadhaas anagana thank u leenhy.😂💯
@epthizakithayip4407
@epthizakithayip4407 Жыл бұрын
Am waiting Part 2 sistereyy 🎉😊
@xawodagan711
@xawodagan711 Жыл бұрын
Pls part 2 famil qurux badan wana idin tageraa isku wara abid farxadna igu nolada ♡
@cabaascali2098
@cabaascali2098 Жыл бұрын
Masha allaah guulayso dumashi wada jiro nabad ku waara ubad khayr qabana kala hela
@fardosafardosa2083
@fardosafardosa2083 Жыл бұрын
mashAllah abayo may Allah make everything easy for you all 🥰
@fadumoabdi5537
@fadumoabdi5537 Жыл бұрын
Hhhhhh waa gabar legend ah walee prt2 sugeena hhhh
@rahmakarshe8764
@rahmakarshe8764 Жыл бұрын
Masha allah my beautiful family
@zamzamomar7785
@zamzamomar7785 Жыл бұрын
Plz part 2
@Ziyad2009
@Ziyad2009 Жыл бұрын
I'm interested to hear about the part 2, inshaAllah.
@xaawoabshir6460
@xaawoabshir6460 Жыл бұрын
Qiyaanoleydaas xaalad noce ah bey ku sugan thy 😂lamanaheygii farxd kunoladah🥰
@Msskiya-b2q
@Msskiya-b2q Жыл бұрын
Xawo abyo subscribe isar
@suhurada1258
@suhurada1258 Жыл бұрын
Mancha allah part two my family
@najmociise5887
@najmociise5887 Жыл бұрын
Pleas part 2 no so samey Walahi gabar ika yabisay waye indha adka qof kale sawirkiisa ku tuugsaneyso kher bee ku ahed riyaaq Ahmed baa is hesheen masha Allah
@nasroabdikadir8793
@nasroabdikadir8793 Жыл бұрын
😢😢😢😢
@nasroabdikadir8793
@nasroabdikadir8793 Жыл бұрын
Jhtdzza 😢😂
@abdullahijimaleshongol453
@abdullahijimaleshongol453 Жыл бұрын
MashaaAllah best for you
@hanaanabdullahi986
@hanaanabdullahi986 Жыл бұрын
Mashallh family qurux badann
@khuluudajannaat2513
@khuluudajannaat2513 Жыл бұрын
Waa wary wlhi marna waa yaaby marna wn qosly marna wan farxay waxan kuyaby sida dadka caanka magacoda loodilo in la jclhy waxan ku qosly qof dumar oo hadana nucan udhaqma wqxan ku farxay wada jogina iny sababty ayada ❤❤❤ riyaqay mcn bdn ilov you ❤❤ plzz prat 2
@queenumeyma283
@queenumeyma283 Жыл бұрын
I can,t weit part2 sister👸❤️
@ruqiyoxuseen9860
@ruqiyoxuseen9860 Жыл бұрын
Allah janada nagu kulmiyo dhamantena amiin yaarabi
@NajaxIbrahim-cg3th
@NajaxIbrahim-cg3th Жыл бұрын
Rotin ka gurigaaga soo samee riyaaq abaayo
@nasteexocabdiraxmaan3126
@nasteexocabdiraxmaan3126 Жыл бұрын
Masha allah abyo allaha idinbarakeyo waxkasta waacalaf k❤
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
Wa sheko qurux badan mansh allah 🙏
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Жыл бұрын
Masha allah waxbadan wan sugaaye lamaanaheyga idam alle barakooba oo bata part2 wan sugeyna❤️❤️
@iqradahirnaxar14
@iqradahirnaxar14 Жыл бұрын
Mashallh ❤
@mariamhussein6314
@mariamhussein6314 Жыл бұрын
Plz part too so samey❤❤❤❤❤
MY BIRTHDAY 🎁
14:06
Riyaq Abdi
Рет қаралды 14 М.
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
Waa maxay Rajo ? Mowduuc muhiim ah baro rajadu waxay tahay
18:29
Al ikhwa Islamic prodaction
Рет қаралды 150 М.
SIDEEN ISKU BARANAY ANIGA IYO XAAJIYADA 🥰😱
14:59
Munasar-fg
Рет қаралды 12 М.
SIDE BU AHA SAFARKEYGI KENYA 🇰🇪 ILAA AMERICA 🇺🇸
18:18
Kedis iyo Kaftan
19:11
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 162 М.
SABABTA JACEYLKA ALLAH LAGU  HELO SHEIKH ABDIRIZAK XASHI
30:20
Jannah our dream
Рет қаралды 88 М.
EX KAADA WAC....
16:18
Aj style
Рет қаралды 692 М.
PRANK AAD U XUN  MARISH BEAUTY O XANAQDAY [bidan.Riyâq]
13:41
Riyaq Abdi
Рет қаралды 191 М.
QAAB CAJIIB  AH RIYAQ LOGU SO DHAWEYE AMERICA 🇺🇸
10:16
Riyaq Abdi
Рет қаралды 206 М.
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН