Sidi cali

  Рет қаралды 298,146

Jabuuti TV

Jabuuti TV

16 жыл бұрын

sidi @ djibouti
hees somali

Пікірлер: 58
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Aniga qof qurxon iyo mid folcunba baeutiful u qora mala yabo mana yaso Great song
@mryamg
@mryamg 15 жыл бұрын
I am so in love with beautiful song. may Allah reward whom ever made, composed it, and spread. It has great meaning and very nice voice too.
@maguled
@maguled 14 жыл бұрын
ninkaan ma reer banaadir baa mise, ma xuma fankiisu Wallee, waa heer sare laysma xasdee. wuxuuna wataa very good music artists. Excellent reallt, I like it
@somboy8693
@somboy8693 8 жыл бұрын
murtida somalida waa cajiib heestaan maba ugu jirto miraha dardaaran iyo waayo aragnimo dheer aya ku jirto
@Shamuuri247
@Shamuuri247 16 жыл бұрын
this is one of the best somali songs ever caleeeeeek my freind sidiii cali winkey
@yoursadam
@yoursadam 15 жыл бұрын
wow
@dhicis7
@dhicis7 16 жыл бұрын
sidii is my best singer hestaan xasuus ayeey igalisay ruma ahntii waa hees nolshayda kuwayn anigoo kamida aqyarta markaas soo kacayay aan dhagaysan jiray
@yuusufhasanabdellah4947
@yuusufhasanabdellah4947 6 жыл бұрын
dhicis7 omg 10 years ago
@hasnmohammed36
@hasnmohammed36 5 жыл бұрын
Maasha alaah waa xees higmadle alah xafasiyo labadi qofbi in ilahay aboorey
@abdimoha5099
@abdimoha5099 2 жыл бұрын
2021 wlhi my favourite song ✌🎵🎵
@psIronman
@psIronman 15 жыл бұрын
heestan waxaa qaadi jiray Mujaahidkii,Abwaankii, Macalinkii,faanaankii, waynaa ee MAXAMED MOOGE LIIBAAN. Allaa yarxamu
@omarsoubagle-omardek3573
@omarsoubagle-omardek3573 10 жыл бұрын
1- Allaa faxane ruuxii qurux uu ku faaniyo filsan loo abuuroo lagu faayo haystoow ---- ha layaabin foolxumo fajac yaysan kugu noqon farasamada illaahay filkaa laguma caayee. 2- Allaa faxane ruuxii figta dheer la geeyiyo ishin laa fatahayee caydh laga fogeeyoow - ruux uu fadhaqu madhan yahay ha faanin waligaa illeen farajka eebbaa markuu doono furayee. 3- Allaa faxane ruuxii fursad wayn la siiyiyo intuu fuuley meel sare amarkiisu fulayoow- ha fudeydsan aadmiga ka beerin fuleymino waxad fali illaah baa illeen fiirsanaayee.
@TheMohamedf1
@TheMohamedf1 Жыл бұрын
Ruuxuu faraqu maranyahay ha u faanin waligaa ilia farajka eebaa markuu doono QORAYEE💙🙏
@Macoow06
@Macoow06 13 жыл бұрын
Maasha alaah heestaan waxey ka hadleysaa ineysan fiicneyn Isla weynida, oo ilaaheey agtiisa isku mid laga wada yahay,, marna waa Waano oo la waaninaayo dadka Kibirka iyo isla weynida ku dhaqmo.
@amirajeelle4497
@amirajeelle4497 7 жыл бұрын
Ax heestan waxa kuso xasustay seykegii hore waxuu igu oranjiray Markan ilmo dhalo sidii hoyadi bu san kamasa leyahay lkn sidaa aano kale masaan dheero islawaynida waa shay xun wallih
@ibrahimmohamet7204
@ibrahimmohamet7204 6 жыл бұрын
hh beenta mahan wll.
@guhedmuhammed6617
@guhedmuhammed6617 5 жыл бұрын
Srr wll
@kellyrowland6424
@kellyrowland6424 5 жыл бұрын
Amira Jeelle 😂😂😂😂😂
@abdirizackjr5714
@abdirizackjr5714 4 жыл бұрын
sorry huno😢😢😢
@hibaaqsaacid2
@hibaaqsaacid2 4 жыл бұрын
Inkasto aanan joogin xiliga heestaan aad qaaday lkn I like
@garasfilmsvlogs2136
@garasfilmsvlogs2136 4 жыл бұрын
Walaahi waad yartahy
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Best song hala yabin fol xumo fajac yeysan kugu noqon farsamada ilahey dadka laguma cayo ha fududeysan admiga great song
@abdirizackjr5714
@abdirizackjr5714 4 жыл бұрын
20 sano kahor heestan waqtiga laqaaday 2 sano yan jiray wlh waqti wuusocdaa ninka qaadayo ayanba hada isla egnahay 'thu 9April 2020 dadka nagaxanunsan allah hacaafiyo cudurada socda allah hanaga bafbaadiyo
@Keyse_Alfa
@Keyse_Alfa 16 жыл бұрын
this is nice song man .. love it !!, keep it up
@mohamedosmanadan3606
@mohamedosmanadan3606 7 жыл бұрын
ALLA FAXANE RUUXI FURSAD WEEYN LASIIYAY INTUU FUULAY MEEL SARE AMARKIISO FULAYO HA FUDEEYSAN AADMIGU HAKU BEERIN FULEEY NIMO WAXAAD FALI ILAAHBA ILEEN FIIR SANAAYEE
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 жыл бұрын
Abwaan abdi aadan xaad qays
@somalietijger7404
@somalietijger7404 7 жыл бұрын
wa heest philosof aa . j aime cette chansons
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 7 ай бұрын
Heestan markuu qaaday 2 Sano ayaan jiray. Time fly
@saadoali851
@saadoali851 3 жыл бұрын
2021
@AhmedOsman-el7yd
@AhmedOsman-el7yd 4 жыл бұрын
Hestan macno badan ayay xanbarsantahay waxwalina wayka hadlaysaa Sidi wa macal fanka melwalina buxiya musig hes laxin intaba yaqanaa
@mariemahamud8069
@mariemahamud8069 11 жыл бұрын
Good joob bro! u a r a true legend!!
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 4 жыл бұрын
Asxan caleeg sidi cali halkeedad dhigtay runti noolow bro
@munyeahmed8935
@munyeahmed8935 11 жыл бұрын
Legend man from Awkoombe Holand
@bilebulsho
@bilebulsho 7 жыл бұрын
Thanks hassan Ahmed heestaan muda dheer ayaan raadinayey
@HawiilAbdallah
@HawiilAbdallah 13 жыл бұрын
nacam farsamada alah waa cajiib malala yaabi karo waa sax siidi cali wikey alayaa cizak
@osmanpilote9726
@osmanpilote9726 6 жыл бұрын
Waa hesta qudha een ku raxaysto walihi
@psIronman
@psIronman 13 жыл бұрын
heestan waxaa qaadi jiray Abwaankii Mujaahidkii Fanaankii waynee ee MAXAMED MOOGE LIIBAAN Allaa yarxamu
@garasfilmsvlogs2136
@garasfilmsvlogs2136 4 жыл бұрын
Hhhhhh
@mubarakabiibhashi663
@mubarakabiibhashi663 11 жыл бұрын
Heestan waan la dhacay run ahaantiiiiii waa hees run ka hadlaysa lkn fanaaniinta qabiilka iyo qabyaalada iyo meel hebla ayuu ka yimi halaga daayo
@hiradkader5551
@hiradkader5551 5 жыл бұрын
Siidi aniga wxn ahay taagerahaga kowad wxn kasoo jeedaa hargeisa somaliland eesh calaa cod
@xidig3833
@xidig3833 2 жыл бұрын
Hees is claaa
@abdijabaribrahim9932
@abdijabaribrahim9932 7 жыл бұрын
Masha allah cod macan
@2sharmaarke
@2sharmaarke 13 жыл бұрын
codka sare ee sidi ali yarkii sanadka
@chafimaall
@chafimaall 3 ай бұрын
17/04/2024 11:20 bar qanimo after 24 years ayaa din u maqlaya waxan so xasuusaty yaraantii markan kadawan jirany TV RTD ee djibouti walashay oo aad u jeclady fanka iyo tarikhaha fanaanita djibouti aya mar kasta ku luqayn jirty waxayna i sheegty bariga in sidii cali winki u jecladay fanaandi ifraax giire oo fnka ku cusbady kooxdi deegan kuso biirty jadibna ay ka gaabsaty marky aogaaty arinkaa wahada ayuunba dib dhagsaty ilyn waba aeryo wada sarbeebaysan oo xigmadysan
@a.fatahqulunbe0137
@a.fatahqulunbe0137 5 жыл бұрын
Ileen farajka eeba markuu doono furaya xaqiiq
@Iftiin
@Iftiin 14 жыл бұрын
the best song
@MaliAussie
@MaliAussie 15 жыл бұрын
lakalzii, bro ninkaan walaalkiis Awees aan saaxiibo nahay ee maxay aheyd qisada ku dhacdayna? Qabiil ayaa lagu caayay miyaa? Shineemo Muqdisho aan xusuustaa mar ay imaan jireen (habeen walba oo Sabti ayaan u maleynaa) Banaadir Star.
@raalliyo
@raalliyo 14 жыл бұрын
allaa faxane ruuxii qurux uu ku faaniyo filsan loo abuuroo lagu faro-yareystoow hala yaabin foolximo fajac yeeysan kugu noqon farsamada ilaaheey dadka laguma caayee!!!!! yaa salaam caadi maaha hesta
@ladiahiiz8033
@ladiahiiz8033 10 жыл бұрын
haa laybiin fool xumo saxiiiiiiiiiiiix alle ay abuure
@yoonismustafe8699
@yoonismustafe8699 4 жыл бұрын
19 year ago woww
@luckymahmuud3857
@luckymahmuud3857 6 жыл бұрын
ax meelbay iitabatay hestani
@user-cg1wf7gt1u
@user-cg1wf7gt1u 6 жыл бұрын
waxaad fali ilaaabaa ileen fiirsanaayee
@xaaleeskaqaada
@xaaleeskaqaada 16 жыл бұрын
ruuxu faraqu maran yahay ha ufanin weliga ileen farashka ebba lagu dhoola furaye
@aasia123
@aasia123 15 жыл бұрын
vet
@dalibabdulkadir8331
@dalibabdulkadir8331 10 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@omarmuktarderow352
@omarmuktarderow352 10 жыл бұрын
Ln
@abwanlakihalganaqaranmoali2675
@abwanlakihalganaqaranmoali2675 7 жыл бұрын
halayabin fool xumo fajax yeysan kugu noqon farsamada ilaahey filkaa Laguma caaye ala faxana ruuxii fiktad dher lageeyiyo ishii laga fajahaye ceyr laga fugeye ruux faraqu maranyahay ha u faanin waliga ilee faras ka eeba Marku doona furaye hees Cajib ah seyd Ali winkey nolaw waliga
Sidi Cali Winkey | Heesta Iska Daansho Dhaanshood - Idishaye
8:00
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 147 М.
Iska Dhansho Dhanshoo by Sidi Ali Winke.
4:58
TheVenuschannel
Рет қаралды 116 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,5 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 19 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 26 МЛН
Bunis
7:47
Jabuuti TV
Рет қаралды 150 М.
Sidi
4:07
Jabuuti TV
Рет қаралды 47 М.
Siidii Cali Winkey | Ciyaarta Saarka Dumarka
4:16
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 41 М.
ABDALLAH LEE "remix LAKQO GILE "
6:02
Qafar Baxa
Рет қаралды 152 М.
Djibouti: Sidi Ali
4:19
Assajog Studio
Рет қаралды 12 М.
Heesta ifraaxey codkii saydii cali winkey
6:10
Omar Hiro Official
Рет қаралды 1 М.
Afar Song Kumagan By Artist Sidi Ali
4:53
ayrory
Рет қаралды 221 М.
FANANKA SIIDI ALI WIIKEY  DAA WASHO WACAN
4:43
dhuuxa Tv
Рет қаралды 11 М.
faadumooy Jacaylkani | Shimaali
5:56
Bartamaha
Рет қаралды 357 М.
Они не знали, почему он так поступил, пока
0:39
Этот парень написал картину... 😎
0:29
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
It worked for me)
0:19
F&T Team
Рет қаралды 9 МЛН
ПОМОГИ РАЗБУДИТЬ ПИЛОТА 😱😱
0:16
ДЭВИД ЛАВА
Рет қаралды 4,3 МЛН