Sidi Cali Winkey | Heesta Iska Daansho Dhaanshood - Idishaye

  Рет қаралды 148,015

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

10 жыл бұрын

FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
Google+ goo.gl/ujFnUz
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram goo.gl/xNluhu
/ dalmar_d

Пікірлер: 107
@marwaanxanuur8892
@marwaanxanuur8892 3 жыл бұрын
Xilligu waa 1:45 habeenimo, taarikhda 27 April 2021 - waxaan ku dhageysanayaa caasimadda ummadda soomaaliyeed muqdisho, degmadda Waaberi. Dhammaan qof walba oo halkaan soo booqda oo dhageysta heestan waxaan leeyahay ku raaxeyso waqtigaada. Like nah ii saar barakallah.
@cuntomacaanchannel3606
@cuntomacaanchannel3606 3 жыл бұрын
Wabariyow wanagsanow walalihii wa iswataan dgmadeydi from Kampala
@mahadhassan5770
@mahadhassan5770 Жыл бұрын
7---6-- 2023 ayaan ku dhageysanayaa South Africa balse heestaan sida aan maqlay xiligii aan dhashay bey soo baxday. 2002. What a song ❤❤❤
@miskimoge-ir1xm
@miskimoge-ir1xm 9 ай бұрын
It’s almost 2024 🥺hada ma joojinin inan dhaagysto hesihi dadki qumana qaadi jiran sida tano kle ❤
@Nimo-abiib
@Nimo-abiib 4 жыл бұрын
Donidaad i saarta dagayse dibnahu yay qosol daremin Alla ilkahaga diirka haka qaadin iDishaye walal haygu digan😢sad song.
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 2 жыл бұрын
Muqdisho ayaan ku suganahay heestan oo I xasuusisay wakhti qiyaasti ku beegan 2006 marka oo aniga iyo kooxdaydi kubada cagta aan safar u aadnay magalada BERBERA waxaan sigaara u xasuusta wakhtiga oo gaadhi basa aan saaarnayn ka baxaysay oo aan kusii soconay xeebta Aadka u qurxoon ee magalada BERBERA ee batalaale waxaan sigaara u xasuusta sxbkey MOHAMED OSMAN XADULE (FOZI) oo anoo heesta la qaadaya igu soo tuuray magac gabadh,sxb ii noolow inshallah waan kulmidoona inshallah.
@mustafajiindhe5058
@mustafajiindhe5058 Жыл бұрын
* Dooqiyo naftaa ii heshiiyey * Alla waxaan daayay baa dib ubilaabay * Durba dhabar xanuunaa udarisay * Adigana horteed ima daweynin * Alla iska daasho daashoo dooqaadoo * Ruuneey idishayee walaal ha igu diganinee 🥰🥰🥰🙏🙏🙏
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 Жыл бұрын
Anoo dumarka iyo sheekadooda Iska daayay oo ilAaway Dabin sow adigu iima qoolin Alla anoo daalan hawl ilama Doonan Qalbigayga I'ma doca docaynin Mudo hadal layguma duraynin Alla iska daansha daanshoo dhulkaagoo Idishaye walaal haygu diganin It's a very emotional song Alle ha U naxariisto cumar dhuule Cali Sidii Cali winkeey nooloow adeer
@Abshir47
@Abshir47 3 ай бұрын
Manta oo taariiq ata 16 april 2024 waxaan ku ku dhageysta Heestaan kolombiyo anoo safar ah cimrigaga allaha dheeryo ustaas sidii ali winkey❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Ilaahay ha ku gargaaro waa safar dheer aamin
@halyrics8278
@halyrics8278 4 жыл бұрын
Ya dawanayo 2020
@BP-si2ww
@BP-si2ww 5 жыл бұрын
When i was 14 yrear ayaan xssuustaaa 2004kii heestan qiiro ayay igalin jirtay jacaylbaa si xun ihayay😪😪😪😪😍😍😍😍
@shurealiim9996
@shurealiim9996 Жыл бұрын
14yrs iyo jacel are u serious
@BP-si2ww
@BP-si2ww Жыл бұрын
@@shurealiim9996 12 years ayaan filaya inuu igu beermay xaqiiq wye 😂😁😁😂
@mubashircumar2173
@mubashircumar2173 8 ай бұрын
​@@BP-si2wwAwladu cashay thy legend ❤😂
@hamzehmohmoud9240
@hamzehmohmoud9240 4 жыл бұрын
Yaa dawanya 2020 plus like izar wlhy sxb QlI wan damqadaaaa
@mohamedsheikh4773
@mohamedsheikh4773 Жыл бұрын
This may not make you happy but the truth is inescapable. "Come what come may, time and hour has to go the roughest day" Shakespeare.
@Qani_10
@Qani_10 2 жыл бұрын
any time, this song will safe my feelings.💔🥺
@abdiali4991
@abdiali4991 3 ай бұрын
Al ustad sidi cali winkey waa saxibkay hestan waxan ku dawaday riwayadi juuxo wakhti hore barta hoyga madadalada ee salinka from Djibouti 🇩🇯
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 11 ай бұрын
one of the best somali song. NOSTALGIC. PARIS 05 AOÛT 2023 23:08
@SareyFarah
@SareyFarah 7 ай бұрын
9 Yr later I'm listening this song 15-12-2023 Friday 21:50 Pm❤ Legend Sidii Cali wiinkeey💯💯
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe 6 жыл бұрын
Waa hees qiiro leh 2017 yaa dawanaayo
@huodoali
@huodoali 5 жыл бұрын
Markaa dhagaysto heestan naftayda ku daqabaa 😭 wallahi wN oyaa marku leyay allaa ma waxan dayay baa dib u bilabay 👦
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 4 жыл бұрын
Insha Allah waad kabaxe ladan waa dambaasah
@zamzamabdullahi6649
@zamzamabdullahi6649 2 жыл бұрын
Amyaadyuzamiin
@inagulled9048
@inagulled9048 2 жыл бұрын
Dookhiyo naftaa ii heshiiyay Alla waxaan daayay baan dib u bilaabay!! Xasuus. 19-Dec-2021. 2:43 am
@aankavlogsfilms9997
@aankavlogsfilms9997 3 жыл бұрын
Xasuus 2007 who lasting 2021🥰
@mohtalyaani7162
@mohtalyaani7162 Ай бұрын
isniin! 17/6/2024. Time 1:54 habbeenimo.❤😢
@ibrahimjr1636
@ibrahimjr1636 5 жыл бұрын
ya ila daawanaya 2019.1.25
@kaamilgabayre4226
@kaamilgabayre4226 3 жыл бұрын
2021 New Year’s Eve happy to 2020 fade away happy new year
@mubashircumar2173
@mubashircumar2173 8 ай бұрын
Wlh heestn waan jeclhy still 12/11/23/ 10:00 habenimo ❤😢
@akramofficial5013
@akramofficial5013 7 жыл бұрын
Xasuus weeyey wiso xanuun badan waleel oo ku dhacday marxuun cumer dhool. Alle yaa raxma
@hamzehpogba9283
@hamzehpogba9283 11 ай бұрын
Fav song. 2023 ila 2016 dhageysaneye❤
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 Жыл бұрын
❤❤❤ waxan xasustay 2002di iyo wakhtigi ay sobaxday heestani
@hotho1325
@hotho1325 Жыл бұрын
"Doonidaad isaartaa degaysee dibnahaagu yay qosol dareemin ilkahaaga diirka haka qaadin"💔💔this part🙄🥺😢 7:04
@abdallakismat8558
@abdallakismat8558 5 жыл бұрын
I was here on 8.7.2019
@osmanyare7305
@osmanyare7305 4 жыл бұрын
21-7-2020 saacadana 1:43 habeenimo cairo egypt 🤔🤔
@Hasla.wabi.tore.0
@Hasla.wabi.tore.0 9 ай бұрын
2023 still a am her😢❤
@Me-vq7sy
@Me-vq7sy 8 ай бұрын
Khayr, farxad, iyo jecel cafimaadaa ba so soocda walaalo
@RachidOmar-lg6hl
@RachidOmar-lg6hl 6 ай бұрын
Une belle chanson de tout le temps , mon souvenir de mon amour
@alimohamudshire4638
@alimohamudshire4638 4 жыл бұрын
Legend❤❤❤
@maxamedabshir2462
@maxamedabshir2462 Жыл бұрын
Fadlan igaqaada culeyska❤❤❤❤❤❤❤walalayaal
@abdisalanmohamed6572
@abdisalanmohamed6572 2 ай бұрын
Dibnahagu qosal yay daremin😊
@user-dn8cd4os3p
@user-dn8cd4os3p 6 ай бұрын
Slidi❤❤❤
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 6 жыл бұрын
Sidi cali winkey 🙌🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@omarsharlot6865
@omarsharlot6865 5 күн бұрын
Cumar dhuule AUN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 күн бұрын
Aamin
@apdaajr1610
@apdaajr1610 Жыл бұрын
11 April sacadu ay tahay 19:46 hawenimo atan dhagaysanaya xasus ayay igu ledahay heestan 💯🎸🎶🎵🎧🎤💫🇸🇴📯💥 RAMADAN KARIIM 21
@yuusufcabdi4863
@yuusufcabdi4863 3 жыл бұрын
17/1/2021 yaadawanaya is muuji
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 4 жыл бұрын
eedadeey ayaa iga shekesay qisada laga sameeyey heestan 2013 anigo yaroo iska dhegesanaya
@sakimaahirkalid5083
@sakimaahirkalid5083 4 жыл бұрын
Ila wadaag qisada oo dhamaystiran wall
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 3 жыл бұрын
@@sakimaahirkalid5083 gabar u jeclaa wx u samyey cumar dhule inta u dhiman asgo qadin bu dhintey ilahey naxristo wlba asgo jabuuti jooga
@mahdimunaash6474
@mahdimunaash6474 8 жыл бұрын
so nice song
@mazcuudgaalaerigaryar9653
@mazcuudgaalaerigaryar9653 4 ай бұрын
Sideed sanno ka hor bal dib usoo xasuuso zxp😅
@noloshamaanta
@noloshamaanta 4 жыл бұрын
10.04.2020
@shucayb1226
@shucayb1226 4 ай бұрын
Saacadu waa 12;30 hapeenimo Iyo dhegeysiga hilaadu waa 2024 sidaaso ay tahay heesta hore loo qaadey aan yaraanteydi dhegeysan jirey kadib fananaka ilaawey magaciisa Waxan idinka soo salamaaya Hargeisa somaliland
@apdaajr1610
@apdaajr1610 Жыл бұрын
Anoo dalan soo howl ilama doonan✅️✅️💯❤️❤️
@umwalid7577
@umwalid7577 6 жыл бұрын
Waaa sidi aLah haku dhafo
@user-hw4fl1ur3r
@user-hw4fl1ur3r 7 ай бұрын
I've started to listening to this song 15 years ago, it was a time I was suffering of fallen love. whenever I'm listening to this song I really feel a same feeling I got 15years ago
@kingk2845
@kingk2845 7 ай бұрын
For how Long you have been together? And How long have you dealed with the heartbreak?
@mhnune7746
@mhnune7746 2 ай бұрын
Me Listing 25 years From the arta conference 2000 RTDtv
@ibrahimbaydhabo7902
@ibrahimbaydhabo7902 2 жыл бұрын
Nice
@sowdadeeq7339
@sowdadeeq7339 6 жыл бұрын
Alle Naxariisti jano Hasiiyo
@samiiracabdishakuur4588
@samiiracabdishakuur4588 4 жыл бұрын
Ayaa ila daawanaya 29/01/2020
@khabylame1483
@khabylame1483 4 ай бұрын
4/2/2024 xasuus laascaanood map
@HassanAli-zl3hp
@HassanAli-zl3hp 3 жыл бұрын
17.04.2021 sabti 11:01pm nantes fracne
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 4 жыл бұрын
Very sad song
@Emmayyyy2024
@Emmayyyy2024 3 жыл бұрын
10/8/2021 🥺🥺😩
@lebanmokhtar2449
@lebanmokhtar2449 3 жыл бұрын
2021 inta ila daawaneyso
@user-dr6jr2fx1v
@user-dr6jr2fx1v 3 жыл бұрын
Wooow 👌
@abdiqafaarabdirahman4596
@abdiqafaarabdirahman4596 8 жыл бұрын
nice song I like it
@husseinoziil9490
@husseinoziil9490 6 жыл бұрын
abdi qafaar abdi rahman qiso xanuun badan waye
@husseinoziil9490
@husseinoziil9490 6 жыл бұрын
Allah xasuus waye
@abdulahimohamedcade7733
@abdulahimohamedcade7733 5 жыл бұрын
alla xusuus weyaaan
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 6 жыл бұрын
Ax yaa salam
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 4 жыл бұрын
All time blockbuster song ❤👍
@adnanaden8340
@adnanaden8340 3 жыл бұрын
2021 1 27
@warsameafrah7978
@warsameafrah7978 2 жыл бұрын
Iska noolow walal, Ana xasuusaheenii ayaan la noolanayaa.
@user-us6ou9qp4q
@user-us6ou9qp4q 5 ай бұрын
Xiligu wa 5:59 EM taariiqduna 3.2.2024 wadankuna wa kameruu
@user-ql1tf3od4q
@user-ql1tf3od4q 4 ай бұрын
🥺😢
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 8 ай бұрын
Dadkiyo jacelka I qaday doqiyo nafta I heshiyay mudo nabar xanunan la derisay adiguna runti ima daweynin iska dansho dansho walal I dishaye haygu diganin 😂😂😂😂
@shernm5551
@shernm5551 2 жыл бұрын
24/9/2021
@yahyeofficiall6198
@yahyeofficiall6198 4 жыл бұрын
Ereyada Qaar ka oohinaya
@amranosman8478
@amranosman8478 7 жыл бұрын
ALLAAH yaa cizak.
@abdishakuryonisjibril9111
@abdishakuryonisjibril9111 3 жыл бұрын
01:08:2021
@yahyehussein
@yahyehussein Жыл бұрын
Cumar dhuule allah hawnaxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@yaciniro4226
@yaciniro4226 3 жыл бұрын
12/08/2021🤔🤔🤔
@cabdulaahiaxmedqoslaaye1745
@cabdulaahiaxmedqoslaaye1745 4 жыл бұрын
Huno idisaye wll haygu diganin ""allh yarxam allfanaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@Nihaanhajji
@Nihaanhajji 8 ай бұрын
🥺🥺🥺
@yasminmaxamed5504
@yasminmaxamed5504 Жыл бұрын
Heestu waa taariiq jacay maaha qisadeeda soo raadiya
@osmanyare7305
@osmanyare7305 5 жыл бұрын
Xasuus waayo waayo ah so xasuustaa markan maqlo heestan
@hudasoyan4716
@hudasoyan4716 5 жыл бұрын
Allha unaxriisto cumar dhuule amin
@garasfilmsvlogs2136
@garasfilmsvlogs2136 4 жыл бұрын
Not cumar is siidi
@noah3760
@noah3760 2 жыл бұрын
@@garasfilmsvlogs2136 heesta cumar dhuule ayaa lahaa sxb
@mohamedaliaflaw1446
@mohamedaliaflaw1446 3 жыл бұрын
3.6.021 uuno idishaye wll hygu diganin
@hornafrica19
@hornafrica19 3 жыл бұрын
2021 hada dawaneysa subscribe isaar
@abdirahmanyusuf8896
@abdirahmanyusuf8896 3 жыл бұрын
Inta qof ay isku cadhay nayen moment’s gisa kasoo raacay ismujiya. 😆
@KarlFromEuropa
@KarlFromEuropa 7 жыл бұрын
Cumar DHuule Alle ha u naxariisto. Waxaa Alle hibo u siiyey hal'abuur sare. Tack.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+Mohamed Abdi Ahmed ilaahay ha u naxariisto
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 5 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso wuxuu ahaa fanaan wayn cumar dhuule
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@Bashiir1834
@Bashiir1834 Жыл бұрын
Asc
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
cws
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
Durbanar xanunaan u darisay Aniguna horted ima daweynin😢 Meelpay iga tawataa hestaan🤦🤦 05/06/2023 time 23:47 ❤️‍🔥
@osmansheekh6779
@osmansheekh6779 4 жыл бұрын
Inay siyasada halkaa gasho oo AIDS LA isku adeegsado waa yaab
**Sidi Cali Winkey - Bal Ilaali bal
4:57
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 77 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 59 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 83 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 3,9 МЛН
Siidi Cali Wankey l Allah Faxane l Xasuustii Maxamed Mooge Ahun
5:51
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 62 М.
Iska Daanshood
5:04
gaadh2010
Рет қаралды 102 М.
iska daansho daansho SIIDII CALI WINKEY
6:00
Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta
Рет қаралды 420 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,5 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 25 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 980 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 695 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 898 М.