Sxb daawo xabashi kale oo darood isna u mar kale qulwallaha alla ha u naxariistee awraaje suldaan abdilaahi suldaan bade naxariis waasaca aalla ha siiye
@hassanfarah84173 жыл бұрын
OGI OGI BOQORKII WAAGAAS MASAR XUKUMI JIREY OO MID DAGAAL KA DIB KA SOO GOOSTEY DOOLADDII CUSMAANIYADDA AYAA INGIRIISKA SOOMAALILAND KA IIBIYEY. WAAGAAS DOWLADDII CUSMAANIYADDA AYAA SOOMAALILAND IYO MASAR WADA XUKUMI JIREY. BOQORKAAS OO AHAA FAARUUQ AYAA LA SOO WAREEGEY XUKUNKII SOOMAALILAND
@xuseenmedia3 жыл бұрын
halku boqor faaruuqi masar sidu nooga iibiyay ingiiska cadayn hassanaw ma nasiin karta sxb
@abdifatahomarmohamed65503 жыл бұрын
Protactrait ma aheenee clonisty buu ahaay, maxaad u qurxineesaaan
@invisible68083 жыл бұрын
Protectorate waxay ku noqotay dadkii Somaliland dagaal ayay kala hortageen kasoo ka dhacay bada dusheeda. Waxaana ku dhintay 2000 laba kun oo Somaliland ah halka ingiriiska waxaan 300 gaadhin ka dhinteen maadaama ay ka maraakiib wanaagsanaayeen. Kadib maraakiibtii ingiriisku waxay bilaabeen inay burburiyaan Berbera si ay usoo galaan. Somalidii way qaxeen iyagoo go,aansaday inay isasoo abaabulaan. Ingiriisku markii uu maqlay inay isasoo abaabulayaan sidoo kalena haystaan hub hore oo madaafiicda dhulka ah oo cusmaaniyiintii siiyeen boqortooyooyinkii ka dhisnaa Somaliland. Ingiriisku wuxuu bilaabay inuu diro weftiyo uu u sheeegay inuu heshiis diyaar u yahay. Somaliland iyadoo awoodeeda eegaysa waxay Go,aan ku gaadhay inaan NAFO iyo Hantiyo kale la qasaarin ee heshiiska lalagalo madaama ingiriisku sheegay inuu ogolyay wax kasta si uu u dego Berbera ciidankiisana cunto uga iibsado Somaliland, hantidiisana ama maraakiibtiisa bada cas qulqulaysana uga ilaashado. Heshiiskii 1. in ingiriis bixiyo magdhow dadkii uu laayay iyo magaaladii berbera ee uu burburiyay. 2. inuu sanadkii bixiyo 15kun oo doolarkii Spanishka. 3. inaan lays guursan, dumarka ingiriisna aanay ku dhalin Somaliland. 4. inuu baxo markasta oo ay dadku isku raacaan inuu baxo
@ibrahimomer68253 жыл бұрын
Somaliland and Somalia. We probably aware that somaliland has got its independence from great Britain on 26 June 1960 but unfortunately united with Somalia on first july 1960. However somaliland started to return back it's independence from the Italian conial part of Somalia which were under the control of the Italian conial part of Somalia. However somaliland population understand mistakenly what happened in 1963 and make Rivoulionary but unluckily failed. Further more somaliland countinue it's struggle with dictatorship of somalia and finally snm was formed in 1982. However after several years of struggle somaliland reobained it's independency on 18th may 1991.
@daudijaara74213 жыл бұрын
UK uk HANBALYO
@joonbeel22543 жыл бұрын
Ilma baraaro dhuuq hadii laydin gumeysalahaa way roonaaleheed laakin sida ow idin la dhaqmay wax ow ula dhaqmay lamahaayo tariiqda laakin dhulkaadii ayow kula saaxiibay dad kulamid ah oo hadana laba jeer ayow siiyey inta hartana waa siyaa hasugiwen baaro Engiriish leef leefe inta hartana itobiya ayaa iska hada oo berbera ayaa daaleh iyo kuwa kale
@aqoonqaate8109 Жыл бұрын
Wax walba heshiis ayaaa ka horeeyay, darkeeni xiligaa joogay baa ina gatay, amaa jaahilnimo ha ahaatee ama dadkeeni gamacsatada ahaa ha ahaadaane
@maxamedfaarax69963 жыл бұрын
Asc sxb taariikhada been haka sheegi waxad faafinaysaa sax,maaha halka lagaga saxeexay waa Saylac barbar tuulo ayay ahad
@mousabade86543 жыл бұрын
Hooyadaa 5 jeer lawas waar maxaad tidhi berbera maxay ahayd zaylac oo nool miyaad barbara ka sheekaynaysaa xishoo doqon been tiinu xadka way dhaaftay saomalilan oo boorama lagu dhisay schoolka sh cali jawhar ayaad uquudhi laadihiin maxaad ogoshihiin hadaba waxad aragtaba anaale miyaan dawlad kuguladhisan
@braziliano123 жыл бұрын
Beenwayn ayaad sheegteen war beenta iyo tariikh adan lahyn ha isku dhajin saxiixa waxa lagu galay saylac markaa barbara uunbaad le dihin barbara tuulo ayey ahyd naga daaya beenta isaaq tarikh uuna lahyn ayuu isku dhama adeer xishooda
@AJYahye3 жыл бұрын
Waxaan idiin sheegayaa, Qolodionaa reer shikh isxaaq, beenta maad ka xishootaan...waar Tariikhdu waa wax qoran oo xittaa taal Archives ka Gaalkaa ad jeceshihiin ee English ka...Sayidka ka hor Berbera, Hargeysa, iyo Boorame waxay ahaayeen , British Colony, Sanaag, Laascaano, iyo Burco na waxay ahayd British protectorate...Weliba Burco reer ka Habaryoonis, amaba Garxajis dheh, ayaa Nebcaa Dayuuska English ka....Lamana mid ahayn Habraha Kale..kolkii Darawiish kacday, ayuu aqvalay markale In Gobolada waqooyi noqdaan Protoctorate....Balse Jeegaantu waa ogolaadeen in English bilaa shuruud u Xukumo Gobaladooda...Gaalka ad captain ka English ku sheegtayna waa gaal Yuhuud ah oo bassaas English soo tababaray, afka Carabiga iyo Diinta...waata sheikha u ka noqday dabadeedna awrta idinka kiretstey hor-gal na ad u noqoteen illaa u ka tegey Herer.. Inaad been sheegteen waxaa idin sheegay Tukaha idinka ag dhawaaqay...... Balse la yaab ma lihidin, inaad been taarikh la wada yaqaan ka dhigtaan, waxaad la mid tihiin , Xabashida samaysatay ciidan ka badda , iyo Yuhuuda samaysatay..Maxkamadda caddaaladda..kkkkkmmm
@husseinabdi52043 жыл бұрын
good answer for ISSQA TRIBES
@maadeys3823 жыл бұрын
Caloosha ayaad ka hadashey iyo caloolxumada horomarka dalka iyo ciilka kuu haya iney maanta tahey dawlad dhisan oo aay ka guuleysteen 𝘀𝗵𝗮𝗿𝘄𝗮𝗱𝗮𝘆𝗮𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶 u yimi iyo kuwii ay wax moodeen intaba. Waa calool xanuunka waxaa qabiil kuu geeyey iyadoo laga hadlayo qabaa,ilo odayaashooda. Ugu dambeyn waxaan ku leeyahey. 𝘿𝙐𝙈𝙄𝙉𝙆𝘼𝙍𝙄 𝙈𝙀𝙔𝙎𝙄𝘿𝙀 𝘿𝙄𝙇𝘼𝘼𝘾🤣