No video

Siduu ku Muslimay ninkii internet ka laga mamnuucay | Andrew Tate & Mohamed hijap Podcast

  Рет қаралды 53,727

Jawaahiri

Jawaahiri

Жыл бұрын

Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
• SIIRO 01 | Sidee Siira...
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Пікірлер: 170
@abdalleali354
@abdalleali354 Жыл бұрын
Masha allah, qof mudan ayaa soo islaamay marka lafiiriyo sida uu u fakarayo. Mahadsanid adna khadar.
@ilhamisse5662
@ilhamisse5662 Жыл бұрын
Alxamdulillah Ilahow adiga mahad oo dhan ku sugnaatay xumaan oo idilna ka nasahan Ilahow diinteena macaan ee islaamka nagu dil oo Ilahow gafkeena iyo geerideena Ilahow ha kulmin rabiyow noo danbi dhaaf aduun iyo aakhiraba Ilahow maalintey teena noqotana Ilahow noo naxariiso oo janatul fardowsa na geey😢😢 naxariistada kama quusan karne Aamiin aamin yaa rabi.🥹🥹🙏🙏🙏🙏
@ahmettyouzuph2458
@ahmettyouzuph2458 Жыл бұрын
Amiin amiin Yaa rabal caalamaiiiin ❤
@faravsharif4988
@faravsharif4988 Жыл бұрын
Maasha Allaah, Illaahow kuwooda ugu aqoon iyo awooda badan kusoo dum islaamnimada.
@mankaxamar5633
@mankaxamar5633 Жыл бұрын
Wlhi legend waye wilkan please 1maliyon karsiya #somalia 🇸🇴
@riyaaqabdi1459
@riyaaqabdi1459 Жыл бұрын
Ustaad aad ayaad umahadsantahay Shaqo wanaagsan ayaad noo haysaaa Intaan iyo inkabadan waa kasugeena Allah haka abaal mariyo🥰🥰🥰❤💯
@bile-25
@bile-25 Жыл бұрын
Islaamida uu islaamay ninkaan waa musiibo ku dhacday kuwa islaamka neceb oodhan Qalbigiisa iyo keenabo Rabbi diintiisa haku sugo
@khadarcali4799
@khadarcali4799 Жыл бұрын
Masha allaha wll kuso dhawaw diinta muslimiinta nastexa iyo cadadalada nolosha nuurka aduunka iyo Aakhiraba ku anfacaysa markaad qadato wuxu alle inagu amray inaan qadano iyo katabka alle kudhaqano iyo sunaha rasuulka aanracno alle aya adoonkisa ku abaal marin doona nimca aduun iyo jano nimcadeeda aanla koobikarin
@xuseenmaxamedayaanle4500
@xuseenmaxamedayaanle4500 Жыл бұрын
Dadka aqliga lihi aakhirka way islaamaan masha allah ♥
@gangguy9396
@gangguy9396 Жыл бұрын
Mahadsanid mclin si qurux bdan ayaa u soo tarjuntay wada hadalkaan quruxda bdan, waana wax cajiiba daacadnimada andrew tate ilaahay ayaa islaanimada la jeclaadey, innana ilaahay wxaa weydiisaneynaa inuu islaamka nagu nooleeyo, naguna dilo, naguna soo saaro.
@ahmednawal1445
@ahmednawal1445 Жыл бұрын
Khadar illaahey haku hafido WAA QOF ISTAHILO ISLAMNIMAD DHABTA AH DIINTA DHABTA AH ALHAMDULILLAH RABIL CAALAMIIN
@vhdcomps5912
@vhdcomps5912 Жыл бұрын
Waa nin aad u caqli badan Allena dariiqi saxna waa tusay Mahadsanid walal Khadar
@abdalla1khayri
@abdalla1khayri Жыл бұрын
Walaal reply isogal buuga si aan uhelo kusali rasuulka s.c.w
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 Жыл бұрын
الله اكبر والحمد لله على نعمة الاسلام❤اشهد ان لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت
@cabdiaadan36
@cabdiaadan36 Жыл бұрын
Iimaanka eebe siiyey ayey diidan yihiin
@monayousuf402
@monayousuf402 Жыл бұрын
Mansha Allah wllo Allah haku xafido 🤲 kuwoda caqliga u saxabka Allah xaqa haduso si ay dadbadani uso galan Islam ka ☪️ 🤲 Allahu Akbar ☝️
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 Жыл бұрын
ilaahay hakusugo diinta yarabi yaraxmaan
@murzal31
@murzal31 Жыл бұрын
Aad ayaan ugu farxay islaamnimadiisa waayo markii horeba alle ayaa uyasiray inuu diinteena fahmo
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 Жыл бұрын
Masha Allah ilahey Haku xifdiyo
@xamseshare932
@xamseshare932 Жыл бұрын
Jasakallah akhii horay usoco waad inoo dadaashaa🥰🥰
@zakeriyekayse3763
@zakeriyekayse3763 Жыл бұрын
Shukran ustaad shaqo fcn
@abdiwahidali9912
@abdiwahidali9912 Жыл бұрын
Masha allah mudane wadku mahadsantahay juhdiga aad gilisay iyo sida aad noguso gudbisay jazakallah
@filsaninah5713
@filsaninah5713 Жыл бұрын
Manshlaah welcome to islam bro allh bless you this is a (h idaaya mina allh)allahu akbar
@maryammb7064
@maryammb7064 Жыл бұрын
Mashaa Allah ilaahow xafid Andrew shar iyo shayaadiinta insiga
@maryammb7064
@maryammb7064 Жыл бұрын
🤲🤲🤲❤❤❤👏👏👏
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Жыл бұрын
MAASH'ALLAAH tabaarakkallaah. Alxamdulillah . Allahu Akbar, allahu Akbar. Allahu Akbar.
@khadiijomacalin7520
@khadiijomacalin7520 Жыл бұрын
Alle ayaa hadeeyay 🤲🤲yacni hanuuniyay 💗💗💖💖
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 Жыл бұрын
Allah diinta islaamka haku sugo
@mishki2810
@mishki2810 Жыл бұрын
Lejen hore usoco wll barnamuj yadan oo kale aya loo baahanyahay in umadda aomaliyed looso bandhigo
@salaadaadan2114
@salaadaadan2114 Жыл бұрын
Masha allah
@cumaraxmed9206
@cumaraxmed9206 Жыл бұрын
MshAllah..
@zamiirpoi8057
@zamiirpoi8057 Жыл бұрын
ALAAHU AKBAR
@osmaanmohamed4244
@osmaanmohamed4244 Жыл бұрын
Asc wllky aad baan kuu salaamay run ahaantii waad ku mahad san tahay hawshanaad hayso waan jeclahaa in aan ku lakulmo waxaan filaya in aad jigjiga joogtid isku hamina waanahay waxaan rajay nayaa in aan barto is barbardhiga diimaha mahad sanid
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 Жыл бұрын
Maansha Allah ❤️ Allah diinta hakusugo, adna barmaajmiyadan aad soogudbiso jasaka Allah
@mahdieleyeh7261
@mahdieleyeh7261 Жыл бұрын
Mashalah sxb wad madsantahay wilka soo islamey wn so dawaynayna
@iclaammedia6688
@iclaammedia6688 Жыл бұрын
Khadar thanks zxp
@maxamedcabdirisaq6536
@maxamedcabdirisaq6536 Жыл бұрын
Masha Allah
@susanamohamed7102
@susanamohamed7102 Жыл бұрын
Mahadsanid wllky khadar wn suyay inad inaad noosoo turjunto
@axmeddeeq6688
@axmeddeeq6688 Жыл бұрын
Walaal Khadar aad iyo aad baan wallaahay ugu farxay muuqaalkan; sababta oo ah waa muuqaal aan caadi ahayn. waxa aan aad iyo aad idiinku hanbalyeynayaa shaqadaas aad gacanta ku haysaan, kaliya waxa iga talo ah in codkaaga codka ka ag baxaya ee aad mooddo meel xaafad ah in aad ku duuntay in aad ka clear garayso wixi danbe, ma aha wax weyn, haddana waa la dareemayaa. Legend. 💪
@najuu439
@najuu439 Жыл бұрын
Hud hud ayuu u cod egyahay wiilkan channelkaan leh manshaa allah
@siradmuse2138
@siradmuse2138 Жыл бұрын
Mansha allaah tabarakallaah illahay haku xiftiyo Muslim nimada Aamiin Aamiin yaa allaah
@jijaluup7873
@jijaluup7873 Жыл бұрын
ad ayan u faraxsanahay hadan muuslin nahaa sababtu waa dinta keliye oo ka hadlaysa kuna shegysa nolosha aduyo iyo tan aqiraba alxamdulula ficana muslin nimada so dhawow halyey ayad tahay nolow iska ilali cadowga shirqoladisa iska jir la saxiib muslinka sax ah mansha allah waa wiil aad u aqlibadan sidu u hadlayo waa wiil karti badan waxay uga xirena way ka masayren waa inan👍👍👍💥💥💯💯🙏 fahan dheer af cadow uur cado gacan cadow alaha kabadbadiyo amiin allahu akbaar
@muna619
@muna619 Жыл бұрын
Manchslaaa alhamduliah alahu akbar
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 Жыл бұрын
M.a. alle qalbigiisa Siwaafiya islaamnimada. Ha uguxoojiyo amiin yarabi
@shishayeboy3770
@shishayeboy3770 Жыл бұрын
Masha allaaah wllka illaah Haku xafido wiilka soo islamey illaah quluubtisa Haku wasiciyo diinta ❤️👏
@ahmedadanmahamed2165
@ahmedadanmahamed2165 Жыл бұрын
mashaa alaah welcam islama
@fartunhaaji
@fartunhaaji Жыл бұрын
Jazakallahu kheyr
@cabdifataxmursal3440
@cabdifataxmursal3440 Жыл бұрын
Keep going bro
@yahyehasan5132
@yahyehasan5132 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@jibriilbasbaas2418
@jibriilbasbaas2418 Жыл бұрын
أسأل الله أن يثبت
@mustafemohamed5682
@mustafemohamed5682 Жыл бұрын
Wllkeen waansoodhawaynaynaa masha allaah waxaad diyaarisay warbixin fiican waraysiqiimabadan oo waxbadan taabanayana dhinacyo badan dadkanoo kale waxfiicanbaan ja faaiidaynaa
@hodanadan7255
@hodanadan7255 Жыл бұрын
Mansha allaah allaha kusugo diinta xaqa ah noosoo turjum qeebo kale thanks
@kemalibrahim7383
@kemalibrahim7383 Жыл бұрын
Thank you
@ahmednawal1445
@ahmednawal1445 Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Жыл бұрын
Wa nin aad u aqli badan Masha Allah thank you bro sidaad nogu dadaashe 👍👍👍
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Mansh alah tabarka raxman mahadsanid
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Жыл бұрын
Allahu akabar ilahay baa yaqana sidu kuhanuninayo iyo meshu ka irasaqayo ninkan maraki horaba wuxu kudhaqamaya qayabo dintena kamid ah
@abdullahihassan2164
@abdullahihassan2164 Жыл бұрын
illhay ayaa mahad iska leh soo hanuuniyay wllkeen
@farhanhashi315
@farhanhashi315 Жыл бұрын
Mahadsanid Mr Khadar Johar
@luulwarsame87
@luulwarsame87 Жыл бұрын
MashaAlaah walal wadmahadsan tahay Jisaakalaah qayr sifican aya nogu turjuntay MashaAlaah wabarnamij ad uqiimo badan walal kan somuslimay ilahow galada sharkoda kaxijaab yarabi Amin wa wiil aqli badan MashaAlaah islaamka ilahow kusug Muslimintana waxbu tari doona inshaAlaah
@Mohanabdi22
@Mohanabdi22 Жыл бұрын
Mahdsanid wll🥰🥰
@asmaomar8969
@asmaomar8969 Жыл бұрын
Mahadsanid Wllo
@cawaleyareibnufaarax4628
@cawaleyareibnufaarax4628 Жыл бұрын
Masha alah soo dhawow wlky
@user-vh9eo2mv2d
@user-vh9eo2mv2d Жыл бұрын
WALL khadar buuka siirada Nabiga scw ee aad Soo kudbiso ma afsoomaali ayaa u durjuntay mise waa English
@naimaabdul4177
@naimaabdul4177 Жыл бұрын
Alhamdulilaah ❤❤ ilahay inta kalana wadada toosan hakuso rido
@Axmeds222
@Axmeds222 Жыл бұрын
Mahadsanid wll 💯%
@laylaali8812
@laylaali8812 Жыл бұрын
Masha allah Shukran ustad
@zakariaabdulle7273
@zakariaabdulle7273 Жыл бұрын
M.sha allah qofkii markii horeba caqli u dhashy uunba diinta fahma hadii uu badho Jordan pteraon isagana aadbay u ficananlahayd inaad soomalida usoo turjumto ustad mahadsanid in baan dadaalkaga.
@craxmaannuur5366
@craxmaannuur5366 Жыл бұрын
Masha Allah tabaraka llah
@walkaaweloo7562
@walkaaweloo7562 Жыл бұрын
Maasha Allah brother
@abdishakujama7223
@abdishakujama7223 Жыл бұрын
allaahu akbar
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 Жыл бұрын
الحمد لله على نعمة الاسلام
@naimaboor5646
@naimaboor5646 Жыл бұрын
Masha allah abowr turjubsn kada waa ladhacye thanks abowe ❤
@aidrousmohamed7749
@aidrousmohamed7749 Жыл бұрын
Mnsha alla ilahow ku sug diinkeena wll waa qof saamayn lehe amiin u daha 👍👍👍
@laalo-os2hm
@laalo-os2hm Жыл бұрын
Mahadsanid Sxb
@funy194
@funy194 Жыл бұрын
Masha Allaha
@user-uq3dv9cq7c
@user-uq3dv9cq7c Жыл бұрын
Man sha alah ❤❤❤❤
@urejahussein6121
@urejahussein6121 Жыл бұрын
Shugran walalkey
@maxamedmacalincali7924
@maxamedmacalincali7924 Жыл бұрын
Mahadsanid wallkey waanba Ka sugaayey
@abdunasirabdihasan4384
@abdunasirabdihasan4384 Жыл бұрын
Maashaa Allah wlal qaali Allaha ku barakeeyo
@mahamediman4219
@mahamediman4219 Жыл бұрын
Masha Allah walal Allah hakaa xifido shartooda
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 Жыл бұрын
mashaa alaah ilahoow walalkaa shartooda kaxifdi
@rodasaedesse8446
@rodasaedesse8446 Жыл бұрын
Maanshaalaah
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 Жыл бұрын
Muslim inaad noqoto waa mid adigana ku anfacda anagana farxad noo ah ilaahna mahad balaaran ayuu nagu leeyahay
@craxmaannuur5366
@craxmaannuur5366 Жыл бұрын
Allahu Akbar
@cabdimooge5271
@cabdimooge5271 Жыл бұрын
Marsha allah
@Muuse99
@Muuse99 Жыл бұрын
Waa mahadsantahi sxb 🙌🥰
@suldankageeska2333
@suldankageeska2333 Жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH
@dhagantiaxmed2860
@dhagantiaxmed2860 Жыл бұрын
Man shaa alaah
@okiisajiisi7476
@okiisajiisi7476 Жыл бұрын
Maasha allaah wll aad ayaad umahadsantahay howl qufkasta eysan sameyn karin ayaad noosameysaa had iyo jeer guul ayaa kuu rajeynaa wll waxaan kuugu mahad naqno manaqan runtii video halsaac iyo dhururuq ah in laturjumo hawl fudud ma,ahan
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Жыл бұрын
Mnsha allah
@Alpha-c2v
@Alpha-c2v Жыл бұрын
ManshALLAH good
@craxmaannuur5366
@craxmaannuur5366 Жыл бұрын
Xafidaka llah
@ayubpro
@ayubpro Жыл бұрын
Msh alllH bro guulyso
@abdulahitorow8441
@abdulahitorow8441 Жыл бұрын
Asc walal barnamij kaga wuu ficanahay kuligood lkn xooga hadalka tartiibi Qab dagnan ku jirto uhadal mahadsanid
@user-ed5ku6pf2v
@user-ed5ku6pf2v 11 ай бұрын
Alahu Akbar
@omerabiib1422
@omerabiib1422 Жыл бұрын
Wallahi ninkan cilmi buuillaahay siiyay maashaa allaah
@Wartaxogaha
@Wartaxogaha Жыл бұрын
الحمد لله على نعمة الإسلام و العقل
@jannagasho5591
@jannagasho5591 Жыл бұрын
Maashaa allaah
@shukriomar6053
@shukriomar6053 Жыл бұрын
Alaha kaqabto shartoda adigana alaha kuxifdiyo wana kugu habalyaneynaa islaanimadada
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Жыл бұрын
ماشاءالله الله اكبر اللهم ثبت علي إلاسلام
@jibriilbasbaas2418
@jibriilbasbaas2418 Жыл бұрын
والله يهدي من يشاء إلي صراط مستقيم
The Andrew Tate Interview - PART 1 | EP. 47
1:37:10
George Janko
Рет қаралды 13 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 45 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Maxay Ku Islaameen | Baadari Islaamay | Sh. C/lahi Hargeysa
13:53
Salaam Studio
Рет қаралды 18 М.
Jawaab Kulul || Sh Xassaan Oo Cadeeyey Inu Ashaaciro Ku Been Abuuranin
30:32
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 17 М.
Sababta ay u islaameen 3daan Youtuber  |  Farriin mihiim ah |
13:57
Baadari Beeniyay Bible ka | Professor Bart D. Ehrman
59:07
Jawaahiri
Рет қаралды 21 М.