Anoo Qoraya Buug Islaamka kasoo horjeeda ayaan Muslimay | Joram Van Klaveren

  Рет қаралды 130,089

Jawaahiri

Jawaahiri

Күн бұрын

Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
• SIIRO 01 | Sidee Siira...
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Пікірлер: 196
@hamsecabdi93
@hamsecabdi93 Жыл бұрын
Ma aqaan waxan idinku mahad celiyo walahi bahda ma ognahay aad ayad umahadsantihin walalayal ❤ sida aad nogu so turjuntan mowduuc yadan oo kale iyo wixi lamidaba Guuleesta walalayal ❤❤❤❤
@seynabali7480
@seynabali7480 Жыл бұрын
@hamseshaakir
@hamseshaakir 4 ай бұрын
❤❤wasdmahaddsantihiinwwlaalayaal​@@seynabali7480
@Ha_samaato
@Ha_samaato Жыл бұрын
Ilaahay ha soo hanuuniyo dhamaan qoyskiisa aamiin 🤲🤲🤲🤲
@huurshowchanel3222
@huurshowchanel3222 Жыл бұрын
Masha'allah Ninkan Dad Badan oo Islaamka u Dhashay Kuna Soo Barbaaray Ayuu Uga Aragti Dheer Yahay
@shaarbacatiif12
@shaarbacatiif12 Жыл бұрын
Aad iyo aad ugu mahadsantihiin saad noogu turjunteen nooguna soo gudbiseen qisooyinka wacan 💌
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 Жыл бұрын
Kanaalkaan wuxuu mudanyahay 1m iyo kabadan ❤ allaha idinla garabgalo khayrka aad faafinaysaan ajar iyo xasanaadna haidinka siiyo
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns Жыл бұрын
Jazakaallh wll dhaman bahda ma ognahy waa nin calqi badan alle sw qofkuu hanuun la doono unbaa hanuuna alle ha usoo hadeeyo caruurtisa iyo xaaskisa sidiso kle alle haka dhigo🥺
@musemohmud5032
@musemohmud5032 Жыл бұрын
Xaqiiqdii waa muuqal cajiiba sida wngsan aad noogu turjuntey ilaahy ha kaa abaal mariyo bro❤️❤️❤️❤️
@goolnuug
@goolnuug Жыл бұрын
إن الله على كل شيء قدير
@umuzaakir4296
@umuzaakir4296 Жыл бұрын
Waan ilmeeyey 😢allha akbar
@naasix9080
@naasix9080 Жыл бұрын
الله اكبر إنك لا تهدى من أحببت ولكن الله يهدي من يشاء
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 Жыл бұрын
Ilaahay hausoo hanuuniyo xaaskiiyo iyo familkiisa dhamaan islaamnimadana haku sugo asaga iyo anagaba
@omerabiib1422
@omerabiib1422 Жыл бұрын
illaahow qoyskiisa sooislaami aamiin
@sammie1163
@sammie1163 Жыл бұрын
Aamiin aamiin
@queenhajira9662
@queenhajira9662 Жыл бұрын
Alle ayaaaa u naxariiisty ooo so hanuuniyay
@dulmidiid5427
@dulmidiid5427 Жыл бұрын
Allahuma sali calaa sayidinaa muxamad wa aalihi wasaxbihi wasalim alxamdu lilaah
@fatimaladan9779
@fatimaladan9779 Жыл бұрын
Mashallah wa mahadsan tihin walalaha ma ognahay wlhi arimaha noocana si weyn ayey iimankeena usaameynayan inoso badiya xamaasad gaara ayey no leyhihin
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد
@fartunhaaji
@fartunhaaji Жыл бұрын
Mahadsanid sida wanaagsan eed nogu so gudbise. Jazakallahu kheyr 💛
@iamsomali224
@iamsomali224 Жыл бұрын
Wlhi wiilka turjumaya wariyaha Golden voice buu leyhy Aad io aad pro youtube Furo zxp
@wwerawsomaliafans1114
@wwerawsomaliafans1114 Жыл бұрын
Masha Allah noo so badi wlhi waan ka helay I like it your videos like this one because xaada dhan aya ikacday xita waxa iga imday ilin wana ku farxay marka aan dawaday video kan MAHADSANID 🥺
@hormarkatechnologyka7595
@hormarkatechnologyka7595 Жыл бұрын
Mahadsanid sida wanaagsan aad noogu soo gudbisay
@calicabdi2252
@calicabdi2252 Жыл бұрын
Masha Allah Wlhi waa sax qofka kirishtanka ah quraanka wuu ku adag yahay wuxu si fudud wax uga fahmi karaa kitaabka siiradda Rasuulkeena maxamad CSW. Jwb wngsan ayu ka bixiyey ninkan muslimka ah m.a
@____Cumar____
@____Cumar____ Жыл бұрын
Mhdsanidiin dhamntiin alle ha idin barakeeyo, sida aad u turjumaysaan waa qaab fcn runtii afsomaligiinuna waa wnaagsan yahay ilaahay ayaa soo hanuunshay ninkan isna dhab ayuu wax u baadhay, cid kasta oo daraasaysa shakhsiyadaa sheegan ee Muhammed N.N.K.H waliba si madax furan wey dheehan karaysaa inuu ahaa sama_wade.
@hodanahmed9167
@hodanahmed9167 Жыл бұрын
Ilahey diinta ha inagu ilaaliyo oo ha inagu dilo anagooo Muslim ah kuwii la rafiiqa rasuulka scw ha naga dhigo
@cabdiqaadirosman4608
@cabdiqaadirosman4608 2 ай бұрын
Baraka allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sd8nn2he7s
@user-sd8nn2he7s Жыл бұрын
No KZbin No Instagram No Twitter No Fb No bulshit or social media And have more than a 2B flowers That is Mohamed اللهم وعلى على محمد الله اكبر We love you our hero ☝️🤲❤
@soodomaxamed3339
@soodomaxamed3339 Жыл бұрын
Mansha Allaah 👍❤️🤲🤲☝️ Allow kuxafid aamiin aiin
@sacdiyomacalin3640
@sacdiyomacalin3640 Жыл бұрын
Wlhi week hore ban dawaday lkn waxuu yiri baa sameen igu reebaty taasi oo ah Wxaa Jira dad badan shegta Muslim anan udhaqmin islaamka dhabta ah Iyo aayada suuratu Al Haji Indhaha ma la an ee qalbigay la yihin Tani waa xaqiiiq uu Allah la donay hanuuuun
@Yasmin-rf9hd
@Yasmin-rf9hd Жыл бұрын
Allahu Akbar Cajiib aad ayaad umahadsan tahay wlh qusada aad ayaan udaneynayey inaan maalin uun ogaado Qisadaan
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Жыл бұрын
Shukran Shukran Ma Ognahay channel.
@lazerlightgaming5334
@lazerlightgaming5334 Жыл бұрын
ما شاء الله ما شاء الله بارك الله فيك.
@luulali1873
@luulali1873 Жыл бұрын
Allaha ayaa hanunka leh Rabi ninku qèerka ladono Waxu wafajiya diintißa Allahu akbaŕ Waa iskasidan
@caarifmoha7456
@caarifmoha7456 Жыл бұрын
Qofka Codka turjumaya leh ee bilowga judhiiba waxaan mooday wiilka dadwaynaha leh
@mustafxalane290
@mustafxalane290 Жыл бұрын
Allahuma sali calaa sayidinaa muxamed 🥺🥺🥺😘😘❤️
@noocwalba3098
@noocwalba3098 Жыл бұрын
Alx calaa nimcatil islaam walahay waa qiirooday walaalkay kusoo dhawoow diinta nabada umada nabada 😍🥰🥰💪
@hadooshmk6386
@hadooshmk6386 Жыл бұрын
Masha Allah jazakallah wll sida quruxda badan aad u turjumtay
@Nasra_Abdul2
@Nasra_Abdul2 Жыл бұрын
Mashalh ale ajar hakasiyo waqiso fcn mahadsanid
@mohedosman5662
@mohedosman5662 Жыл бұрын
Masha Allah kheyr Allaha kusiyo walal
@user-tn5ny2vc7h
@user-tn5ny2vc7h Жыл бұрын
MANSHALLAH ALLAH naxaristisa weyna SUBHANNALLAH
@hamseajeez4205
@hamseajeez4205 Жыл бұрын
Mashaa llah
@husseinmohamedducala9005
@husseinmohamedducala9005 Жыл бұрын
Salaamu caleykum,Alhamdulilaahi Rab kula shey He who made him muslim
@aminafarid3521
@aminafarid3521 Жыл бұрын
Allahu Akbar
@abdihakim391
@abdihakim391 Жыл бұрын
(masha Allah) bro Waa barnaamij aad u qiimo badan runtii
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Mansh alah tabarka raxman mahadsanid wlo qaliyey Alle haku barakeeyo
@alesuge9918
@alesuge9918 Жыл бұрын
Ale ayaa mahad iskaleh dhamaanted wll keen muslimka ah Ale haku sugo islaamnimada qooskiisana Ale ha soo hanuuniyo aamin aamin magaranayo wllaheen bahda ma ogtahay Wax aan idinku Abaal mariyo lkn ale ha idin xifido dhamaan inta Ka soo shaqeeysay soo gudbinta
@yazinyaska4891
@yazinyaska4891 Жыл бұрын
Masha allah allahayow diintada ufur quluubteenna❤❤
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Жыл бұрын
MAASH'ALLAAH tabaarakkallaah . Shaqo wanaagsan baad haysaan . Jazakallaahu kheyr walaal.
@user-cb6cx4di7n
@user-cb6cx4di7n 2 ай бұрын
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar❤❤❤❤❤
@user-cb6cx4di7n
@user-cb6cx4di7n 2 ай бұрын
Sallah Sallah Sallah Sallah Sallah Sallah Sallah Sallah Sallah Sallah Sallah call waslam waslam waslam waslam waslam waslam waslam waslam waslam waslam waslam aaslam alekum❤❤❤❤❤❤
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 Жыл бұрын
WAA SAX ARINTAAS ALLE AYAABA YIRI ANNAGA DEJINAY QURAANKA ANNAGAANA ILAALINEYNA KANA ILAALINEYNA INTA XUMAANTA KU SHEEGI LAHAYD IYO XUME FALABA SIDA DARYES O ISAGANA UU ALLE KU YIRI ALLAHA KIRISHANKA AMA ALLAHA WEYNBA INU U DAN SHEGATAY SIDA DARTED MABA JORA ALLAHA HORE EE UU KU TILMAMAY KIRISHTANKA ALLAHA WEYNA NINKI TALA SAARTA MA KU FILAAN WAYO HADABA ALLAHAAS AYA MAHAD WEYN U SUGNAATAY OO ADOONKISAN WAREERSAN KAAFIYEY KUNA KAAFIYEY XAQI UU MUGDIGA UGA JIRAY
@ifrahcabdilahi1721
@ifrahcabdilahi1721 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 alxamdullilah cala nimcatul islaam
@user-tn5ny2vc7h
@user-tn5ny2vc7h Жыл бұрын
Qof asaaga oo araag xaqaa galnimo kuma dhimaanayo lkn ku ALLAH SUBHANNALLAH watacaala unaxaristo wuhelaaya xaqa
@mahamediman4219
@mahamediman4219 Жыл бұрын
Masha Allah
@mustafemaxamed6877
@mustafemaxamed6877 Жыл бұрын
Jazaa allah khayre laba diinaba Turjume iyo laga turjumeba
@najmayoonis5020
@najmayoonis5020 Жыл бұрын
Inoo soo badi dadka islaamka qaatey
@yussufgeddi8194
@yussufgeddi8194 Жыл бұрын
youtuberka ugu wanaagsan ee aan follow gareeyay. alla ha kaa abaal mariyo.
@abdishakurhussein9598
@abdishakurhussein9598 Жыл бұрын
masha Allah
@Abasabdiwahab
@Abasabdiwahab Жыл бұрын
Masha Allah dhalinyaro dadaalkiina halkaas kasii wada
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 Жыл бұрын
Laakiin wllo Lecture Axmed deedat Soo Turjum
@madaromar9660
@madaromar9660 Жыл бұрын
Sheekha Quranka akhrinaya magaciisa ha lag igu caawiyo😢
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 Жыл бұрын
Sh Xasan al waajidi
@xafsomaxamed5509
@xafsomaxamed5509 Жыл бұрын
Shiikh xasan alwajidi iyo shiid sudays
@cabdimajiid9101
@cabdimajiid9101 Жыл бұрын
ما شاء الله
@diamondluul1377
@diamondluul1377 Жыл бұрын
Walal ma fiicno inad nabiga sidan ugu salidoo waa danbi bobsiiska daa si fcn oo xasiloon ugu sali alah kaa rali noqdo❤️
@fardwsa123axmed5
@fardwsa123axmed5 Жыл бұрын
MASHA ALLAH
@cabdisalanjaamac1655
@cabdisalanjaamac1655 Жыл бұрын
Alhamdulilaah
@canabcabdixersi9151
@canabcabdixersi9151 Жыл бұрын
Masha allaha. Walaha in uu turjimaayay waad mahafsantihiin Fadlan ha inga qaalin.Asc 🥰❤
@mohamednor6987
@mohamednor6987 Жыл бұрын
Nio so badi wll MCN kuwan camal ❤️
@gulledabdi8516
@gulledabdi8516 Жыл бұрын
Respect pro
@awalehdarar9148
@awalehdarar9148 Жыл бұрын
Asc masha allah
@lailasaed8045
@lailasaed8045 Жыл бұрын
masha allah😍
@zakiabdi9398
@zakiabdi9398 Жыл бұрын
Allh akabar ❤
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Жыл бұрын
Thanks you brother
@nimosuleiman
@nimosuleiman Жыл бұрын
Hadaayada allah baa uska leh masha allah
@ZENGEBOY
@ZENGEBOY Жыл бұрын
لا إله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين Sallallaahu Calleyhi Wasallam ❤️❤️❤️
@awalehirsi526
@awalehirsi526 Жыл бұрын
allahu akbar
@maxamedibrahim4257
@maxamedibrahim4257 Жыл бұрын
👍👏👏M.a ilaahy Dariiqa Toosan Ha inagu Hanuuniyo💟💟💥💥
@fartunfariid3702
@fartunfariid3702 Жыл бұрын
Masha allah alxamdululaah dheh
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Maasha allaah
@dulmidiid5427
@dulmidiid5427 Жыл бұрын
Alxamdu lilaah allaha kusugu Islam ka
@ayaanaadan9597
@ayaanaadan9597 Жыл бұрын
thank you wllo
@sahruujacabdalle6270
@sahruujacabdalle6270 Жыл бұрын
maasha allah alxm
@wayidwayidq5906
@wayidwayidq5906 Жыл бұрын
Masha alah
@shukriomar6053
@shukriomar6053 Жыл бұрын
Masha alaah alaha kugu xafido diinta islaamka jorm
@abdilaahijamac6168
@abdilaahijamac6168 Жыл бұрын
masha Allah ilahay wax badbadala
@shooblediinowkafeydiinow8593
@shooblediinowkafeydiinow8593 Жыл бұрын
MA OGTAHAY
@bashiraldalali
@bashiraldalali Жыл бұрын
Subxanallah waa qiso cajiiba
@hashimhashim4563
@hashimhashim4563 Жыл бұрын
Ilaah qooyskisa iyo asxabtisa hasoo wada hadey o❤
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Жыл бұрын
alllaxamadulilah ilahow adiga nagadhigay Muslim ♥️
@Ha_samaato
@Ha_samaato Жыл бұрын
Ilaahay haku barakeeyo walal 🤲🤲🤲
@hassanupdullahi
@hassanupdullahi Жыл бұрын
Scw Scw ❤❤❤
@abdullahibakarabdi9181
@abdullahibakarabdi9181 Жыл бұрын
Marsha Allah ninkaan qisadiisa aad bay iisoo jiidatay
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 Жыл бұрын
Allahuakbar
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 Жыл бұрын
Masha Allah Chanelkaagu Aad Ayuu u faaiido badan yahay
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Жыл бұрын
Mnsha allah bro god bless you
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO Жыл бұрын
Manshallah Alxamdulilah
@deeqa9531
@deeqa9531 21 күн бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤
@yassinadan1455
@yassinadan1455 Жыл бұрын
Mansha allh Shukran
@nimcoaabigury3627
@nimcoaabigury3627 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah
@hassannur8022
@hassannur8022 Жыл бұрын
Alahu Akbar God bless you
@indhauroonindhauroon8353
@indhauroonindhauroon8353 Жыл бұрын
mashaAllh🥰
@user-tn5ny2vc7h
@user-tn5ny2vc7h Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤ALLAHU AKBAR ❤❤❤❤❤
@safacismaan2045
@safacismaan2045 Жыл бұрын
Maashaa ahaal ina laaha yahdii manya shaa
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 14 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 72 МЛН
Sababta ay u islaameen 3daan Youtuber  |  Farriin mihiim ah |
13:57
Maxay Ku Islaameen | Baadari Islaamay | Sh. C/lahi Hargeysa
13:53
Salaam Studio
Рет қаралды 18 М.
DOOD Islaamku ma Diin Nabadeed baa? | Oxford Union Debate
55:03
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 14 МЛН