SIFUDUD FACEBOOK ADS U BARO | LESSON 1

  Рет қаралды 3,219

Abdiaziz Amjad

Abdiaziz Amjad

Жыл бұрын

Muqaalkaan waxaa ku baran doonnaa hordhaca Facebook ads anagoo Xooga saari doonna waxyaabaha aas aaska u ah si aad xayesiin facebook u sameeyso dhameeyso muqaalka casharada kle taxanada ahna yeeysan ku dhaafin

Пікірлер: 20
@DADAahmed-iz4xw
@DADAahmed-iz4xw 3 ай бұрын
thnk you ustaad
@Abdiraxmanoffice
@Abdiraxmanoffice 2 ай бұрын
Masha allah ustaad nosobadi sharada
@issemohamud7069
@issemohamud7069 Жыл бұрын
Mahadsanid 100% wll sida aad noogu faaiideysay Allah kaaga ajarsiyo
@abdallamoha5168
@abdallamoha5168 2 ай бұрын
malinow waa ku wataaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
@sheeko-media
@sheeko-media Жыл бұрын
Walaal inoo soo badi oo waxaan kaa sugnaa part TWO Social Media Marketing Facebook
@AbdiazizAmjad
@AbdiazizAmjad Жыл бұрын
i.a part two manta so galineena
@HeliwaaMedia
@HeliwaaMedia Жыл бұрын
waad mahadsan thy wllky sida wanaagsan ee aad noogu sharaxady , 22 daqiiqo aan fiirsanaaya goor ey iga dhamaadeen ma ogeen suu iigu socday asgoo dhamaady lee arky muuqaalka , wax yaabahan oo kle waa wax yaabaxa aan xiiseeyo . waxaan ugu weyn ee aan casharkaan ka barty waxaa waaye sharaxaad guud ee objective campaign ka oo aan la'aa qof iisharxa , iyo qeyba xayeysiiska . Lkn dhibta iheysata waxaa waaye computer la'aan iyada waa Laga baxaan insha Allah 🤲 qeybaha klena waan Kaa sugeynaa sxb 👍 guuleyso sxb
@abdiaziz860
@abdiaziz860 Жыл бұрын
Dadaal sxb hadafkaaga waa gareysaa
@awooddadunida4286
@awooddadunida4286 Жыл бұрын
Masha allah sxb soo badi Very useful waaye wlh
@AbdiazizAmjad
@AbdiazizAmjad Жыл бұрын
Insha Allah
@ziizaylyrics6204
@ziizaylyrics6204 8 ай бұрын
Isoo jawaab ustaad
@user-lp3pm3lh8j
@user-lp3pm3lh8j 7 ай бұрын
Mahadsanid ustad
@maahirabdiqaadir5005
@maahirabdiqaadir5005 5 ай бұрын
Ma.ustaad ino sobadi 🥰
@user-bi4ge5km5w
@user-bi4ge5km5w Жыл бұрын
masha allaah❤
@ziizaylyrics6204
@ziizaylyrics6204 8 ай бұрын
Ustaad business email address see loo sameyaa ustaad 🤔
@mazla870
@mazla870 Жыл бұрын
sxpow page an mar magac ka badalay ayaa mar kale ka badali la,ahay ciladas kaso hadal dad ila mid ah inay jiran macquul ahe
@ibrahimbiiba6434
@ibrahimbiiba6434 Жыл бұрын
Whats upkaga so qor waa laguu xalinayaa de
@AbdiazizAmjad
@AbdiazizAmjad Жыл бұрын
waxuu rabaa qofka owner ka ah oo so abuuray kowgii page ka marka taa hubi muqaalna waan ka sameen doonnaa hadee ino suura gasho
@abdallazuldankey5944
@abdallazuldankey5944 9 ай бұрын
Wll number kaaga iisheg
SIFUDUD FACEBOOK ADS U BARO | LESSON 2
24:29
Abdiaziz Amjad
Рет қаралды 1,1 М.
BARO XIRFAD | SOCIAL MEDIA MARKETING COURSE LESSON 3
18:21
Abdiaziz Amjad
Рет қаралды 222
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
Sidee Ayaan Shaqaalenimo Kaga Baxay.
13:13
Warsame Bade
Рет қаралды 24 М.
How to Run Facebook Ads on your Phone (Facebook Ads 2024)
25:56
Sika Digitals
Рет қаралды 26 М.
Magacaygu waa META Ma ahan Facebook | Casriga Metaverse
12:10
OGAANSHO
Рет қаралды 119 М.