Sifudud kusamayso Busbuuso macan

  Рет қаралды 3,312

Xamdi Ilkacase

Xamdi Ilkacase

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@shamsomohamud5210
@shamsomohamud5210 11 ай бұрын
Waa shidan yahay Masha allaah tabarakallaah Abaayo cafimaad kucun ❤❤
@ZAHRAAdam-k3i
@ZAHRAAdam-k3i 11 ай бұрын
Waaw caadimaaha alaabtn masha Allah waa no faideysey abayo qurux badan
@umuyasmiinfahiimoshow5131
@umuyasmiinfahiimoshow5131 11 ай бұрын
Masha alah inaba caadi maaha yummy abayo horay usoco nosoo badi videoyada
@shukri8964
@shukri8964 11 ай бұрын
Waaw caadi mhn basbuusa mcnka intan ka daremoyaa ❤ bil caafiya xabibti❤
@faizaabdi9447
@faizaabdi9447 11 ай бұрын
Mansha allah qali ilaahay gacantaada hakuu barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Is.badalka
@Is.badalka 11 ай бұрын
Mnshaallha inaba cadi mahan yummy 😋 😍 keep going sister cafimaad kucuna
@bushrabhassanibrahim
@bushrabhassanibrahim 11 ай бұрын
Mshallaaah abyo qali basbusa ad ayan ujeclhy allha idin brkeeyo thnk u abyo❤
@munamoha983
@munamoha983 11 ай бұрын
Waaaw mash allha aad ayn u jclhy saxeebe maxa igu waciwesy😂😂ilahey haidin daweyo abyo mcn
@XamdiAbdullaj
@XamdiAbdullaj 11 ай бұрын
Mansha Allah ❤❤❤🎉❤❤❤
@munamoha983
@munamoha983 11 ай бұрын
Waaaw mash allha aad ayn u jclhy saxeebe maxa igu waciwesy😂😂ilahey haidin daweyo
@inacusman5452
@inacusman5452 11 ай бұрын
Masha Allah so yummy 😋
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 9 ай бұрын
Abayo bahasha Ka samaysay magaced bacda Ku jirto
@SafaLuul-v1r
@SafaLuul-v1r 11 ай бұрын
Masha allah❤❤🎉🎉🎉🎉
@zamzamyusuf5926
@zamzamyusuf5926 11 ай бұрын
Waaw caadi mahan meshan ayaa kadareemaa macaankiisa caafimaad kucun abaayo ❤❤❤❤
@AmlaAhmed-xd5hu
@AmlaAhmed-xd5hu 11 ай бұрын
Masha allah Abayo Cadi ma ahan wankahelay bilcafiyah
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 11 ай бұрын
Masha allah xamdi abayo yummy hore u soco guuleyso ❤❤❤
@Cabdiraxman12942
@Cabdiraxman12942 11 ай бұрын
Yummy basbuusa masha alah abaayo wakahelay 💯💯
@anabchannel3670
@anabchannel3670 11 ай бұрын
Mash alllah tabarakallah baabuusa wan jecalahay bilcafiya
@najmaabdulahi1135
@najmaabdulahi1135 11 ай бұрын
Mnsha allah hno
@samahacuntokarin2513
@samahacuntokarin2513 11 ай бұрын
Masha Allah busbusa macan badan ilahey haidin daweyo
@NajaadAbdullahiAhmed
@NajaadAbdullahiAhmed 11 ай бұрын
Mnzha allh hno I
@FartuunClahi-m5i
@FartuunClahi-m5i 11 ай бұрын
Mnsh alla hno alle gacanta haku barakeyo
@falstiin
@falstiin 11 ай бұрын
Masha allh abyo caafimaad ku cun waa mac macaan fudud
@NajaadAbdullahiAhmed
@NajaadAbdullahiAhmed 11 ай бұрын
Ale gacanta hakuu barakeey
@suucali6658
@suucali6658 11 ай бұрын
Wow busbusa qurux bdn oo macan bdn maasha allah
@haniPrince-v9s
@haniPrince-v9s 5 ай бұрын
Ok
@nasraabdullahi8647
@nasraabdullahi8647 11 ай бұрын
Keep going ❤❤
@yasminmohamed608
@yasminmohamed608 11 ай бұрын
Masha Allah
@xamdaqaranmedia8472
@xamdaqaranmedia8472 11 ай бұрын
Mnsha alh wlo😂
@faizaabdi9447
@faizaabdi9447 11 ай бұрын
Keep going 💪
@XafsoAbdullahi-ch7kg
@XafsoAbdullahi-ch7kg 11 ай бұрын
Masha Allah guul wacan
@NajaadAbdullahiAhmed
@NajaadAbdullahiAhmed 11 ай бұрын
Mnzha allh abaayo
@umumaariyahenna3096
@umumaariyahenna3096 11 ай бұрын
Masha alaah abyo waa basbuuso qurux badan
@NajaadAbdullahiAhmed
@NajaadAbdullahiAhmed 11 ай бұрын
Hno nosoo badi
@sacdiyocariif829
@sacdiyocariif829 11 ай бұрын
Masha allah bas buusa qurux badn ❤
@manaal12
@manaal12 11 ай бұрын
Masha alh abyo hor mar wacan ❤❤
@FaisaCadeey25
@FaisaCadeey25 11 ай бұрын
Masha Allah yummy Abayo mcn❤
@hooyoabraar
@hooyoabraar 11 ай бұрын
Waaaw basbusa cadi ehen
@ruunabdi9030
@ruunabdi9030 11 ай бұрын
Masha allaah
@kalsancookingchannel7631
@kalsancookingchannel7631 11 ай бұрын
Wcs abaayo wan dhaw nhy adina so dhawaw
@kalsancookingchannel7631
@kalsancookingchannel7631 11 ай бұрын
Hormar wacn abaayo
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 11 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 23 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,7 МЛН
morning routine  qurec iyo  qado aad umacan🌄🥞🍗🥘🍝
5:04
Basbusada saan u sameyso ramadanka wa ka heleysa basbusa bil qishta
11:53
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 25 М.
Lotus Biscoff Dessert Cups - NO BAKE Dessert. Very Easy and Yummy!
3:19
Easy & Yummy
Рет қаралды 4,8 МЛН
Sida ugu fudud u sameyso  sabaayad 👌
27:57
canab channel 1
Рет қаралды 91 М.
Basbousa aad uu mcn
5:41
Axlam Cooking
Рет қаралды 230
Quraac | Quraac fudud aadne umac | Malawax somali | crepes recipe
13:38
Amira’s Cuisine
Рет қаралды 870 М.
Mac macan ilmaha uroon
11:48
IskufilanCooks
Рет қаралды 71 М.
sida loo sameeyo basbuusa qatar ah
10:53
canab channel 1
Рет қаралды 49 М.
Makeup yaro fudud kubaro afsomali
20:19
Hodman_luul
Рет қаралды 199 М.
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 11 МЛН