Sihaam Mukhtaar | Sababtaan ayaan uga soo guuray Sweden , Qiso ay nala wadaagayso .

  Рет қаралды 266,109

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 803
@ogaansho
@ogaansho Жыл бұрын
Siham kanaalkaan ayay dadka kula wadaagtaa naseexooyin tarbiyo : youtube.com/@sihammukhtar9679
@abukarahmed4137
@abukarahmed4137 Жыл бұрын
Bro video-ga markuu sidan u dheer yahay parti 1 iyo parti 2 kasoo dhig si dadka ey ugu fududaato oo ey qeeb kasto mar u daawadaan, Mahadsanid
@ibrahimhusien9350
@ibrahimhusien9350 Жыл бұрын
Wcs. Mahad. Sanid. Wadangaalo. Awalba. Sharaf. Malaheen. Ilaah. Gaalada. Haka. Qabto. Ilmaha. Muslinka. Aamiin. Aamiin
@Omaroficial4794
@Omaroficial4794 Жыл бұрын
Walaahi inaanan aadeynin wadankeyga wadan ahayn in aan aado markalagareebo sucuudiga iyo afghans taan walaahi
@haa8793
@haa8793 Жыл бұрын
​@@abukarahmed4137bro anagaba marabno in lakala jaro ya wax kle kusodaro yamba lenahee
@Xogbilemedia
@Xogbilemedia Жыл бұрын
Booqanay kanaalka walaasheen❤
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😥☝🕋❤
@cumarmxmd
@cumarmxmd Жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد ❤❤
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 Жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️ 😍 💖
@ubahhussein6368
@ubahhussein6368 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Жыл бұрын
Scw ♥️♥️🥰
@IfrahAli-kl2qt
@IfrahAli-kl2qt Жыл бұрын
Masha allah rabi ha xafido walaashey sihaam iyo dhamaan muslimiinta dhan, Aniga 1 sano ka hor ka soo guuray sweden, alx jamaacad ayaan ka dhameyey, Göteborg. Markii aan arkay waxa sugaya ilmahahayga dhinaca, waxbarashada, calashaan cilmaani ama( atiest) dad aan diin haysan ama aaminsan cilmiga sayniska, qofkii aan aqoon laheen ama diinta ku yartahay, si fudud ku bedelmi karaa. Marka rabi xaqa hana tuso, aamiin yaa Allah.
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Жыл бұрын
Omarow aniga oo swedan jooga ayaan ku soo qoray Emil aan cabaar qoraayay laakiin malaha maadan arag wallahi waan buuxaa caruur ayaan ku soo koriyay waxaan ka soo shaqeeyay xadaanooyinka swedan waxna ka soo bartay dayac farabadan baa jira caruurta soomaliyeed een wadnaha ku hayo cadad iyo xisaab malaha illahow waalidiinta baraaruji yaarbbi
@Haldoorka-18
@Haldoorka-18 Жыл бұрын
Asc wll Ma jeceshahay barashada Qur,anka kariim ka ah Hab online Ah ? Baro Oo bar U badkaaga qur,aanka kariimka Ah adigoo gurigaaga jooga ama goobtaada shaqo
@abdurahim-li7db
@abdurahim-li7db Жыл бұрын
0:47
@raxmacail
@raxmacail Жыл бұрын
Faadumo daahir Abayo makula soo xidhiidhi karaa Xaalaha caruurta ku jiraan iyo wax yaalahaas ayaan wax kaa waydiinaya inshaa Allah JazaakiAllahu khayran
@nacimaiman
@nacimaiman Жыл бұрын
War hadaad Sweden joogtid ka fiirso inaad waxwalbo sheegto ka jooga barnaamijkan ogaada dadkan carabta ayey ku nool yihiin 🚫⭕️
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Жыл бұрын
@@nacimaiman maxaan sheegi rabaa bismillah umadi cabsi baa dishay ?
@amalmohammed5984
@amalmohammed5984 Жыл бұрын
asc anigaba waan ka soo guuray wadankaa ilaahay ayaana isoo badbaadiyay aniga iyo caruurteyda walhi waxaan joga somaliya sadex isbuuc farxada aan heysto manta hal daqiiqo oon joogay wadankas mahelin
@MrDsheikh
@MrDsheikh Жыл бұрын
الحمدلله يا اختي
@umzakariya3553
@umzakariya3553 Жыл бұрын
Dalkeena meel caruurta ugu roon maleh
@faisadahir4686
@faisadahir4686 Жыл бұрын
Xagee joogtaa abaayo ani wadan gaalo majoogin lkn ciyaalki xanuun kabixi waayeen
@Marketing5050
@Marketing5050 Жыл бұрын
Walaal ilaaHay iy0 nabigiisa ayaa kugu Dhaarshay Like 👍 keliya iisaar ,Dhaartaa ilaaHay iyo Nabigiisa Dartiis ❤❤❤🎉
@zeinabomarmohamed8741
@zeinabomarmohamed8741 Жыл бұрын
Allaah iyo Nebiga waa shirki, Allaah keliya dheh Rasuulkana ku sali
@Marketing5050
@Marketing5050 Жыл бұрын
@@zeinabomarmohamed8741 Hye Thnkz ❤👍
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 Жыл бұрын
Maxad noo dhaarin mida kle dhaartada waa walad allah keliya ku dhaaro dinta ma kugu yar mise waa ka dhadherdh?
@Abucubayda24
@Abucubayda24 Жыл бұрын
Allah oo kaliya nagu dhaari,rasuulka laguma dhaarto wll
@abdirisakhashi2
@abdirisakhashi2 Жыл бұрын
Ma sidaan baad like u jeceshay, ma waxaaad jeclaato baad weeyday, sida isku dhaan lacag kuma heleeside yeesan meel xun kula galin like radintaada
@zeinabomarmohamed8741
@zeinabomarmohamed8741 Жыл бұрын
Qof walbaa dhegaystay qisadaas oo jooga meeshan laakiin Allaah ayaa ku jeclaaday❤❤❤❤❤❤❤ ماشاء الله الله يثبتكي❤
@sihammukhtar9679
@sihammukhtar9679 Жыл бұрын
Jazakallah Kheyr walalkey Omar Inshar. Sharaf iyo cisi kunoloow Aduunka iyo Raali ahanshaha Allah.
@Said_haji
@Said_haji Жыл бұрын
Mahadsanid walaal sihaam. Si qurux badan ayaad noogu hiilisay nooguna soo gudbisay wixii aad nagu dhaantay.
@feisalsomfitness447
@feisalsomfitness447 Жыл бұрын
Masha Allah thanks walasheey
@waxcusub1officaial
@waxcusub1officaial Жыл бұрын
Alah xafido gabadhas qaliga ah iyo inta kle oo lmidka ah 🙋‍♂️⚘️🕋
@sabraa2009
@sabraa2009 Жыл бұрын
Masha Allah. Gabartan waa runteed waxa eey ka hadleeyso waa xaqiiq. Allaha ku xafido adiga iyo familkada.
@kurlipaax77
@kurlipaax77 Жыл бұрын
Indheer garad hadad mashaqo waa inaantan sharaf iyo cisii ku nollow wll ilahay haku guuleyo labada daaroodba
@chillihaso9573
@chillihaso9573 Жыл бұрын
Mashallaah iam so happy for you sis, you did that for the safety of your kids..
@sarahmohammed1696
@sarahmohammed1696 Жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah MashaAllah Siham. Stort Grattis. Du har gjort jättebra. Jag stöld av dig ❤. Nu tiden Sverige det är helvete för varas barn i framtiden 😢
@happyofficiall
@happyofficiall Жыл бұрын
Afsomali ma ku qortid gabartan dadka ay ka hadle adiga ayaba usheegtay o magacaaway wadanka o dhan Haday Cadaab tahay o ilmaha mustaqbalkooda u ficnen kaso taga
@khalidabyaal1363
@khalidabyaal1363 Жыл бұрын
Afkaga hakafanin. Wan argne inaad qurbo aade.
@chillihaso9573
@chillihaso9573 Жыл бұрын
It doesn't matter which languages the person wrote the comments. There's google translation. You can see too. So does it matter. The lady is just describing what she went through nothing else.
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 Жыл бұрын
​Mansha Allaah waa sax afkeenna hooyo inuu naga dhumin... Waa Nr. 1, isagaa ku anfici doona aakhirka adiga iyo carruurtaadaba.. Luuqadaha kale waa sax baro, lkn taada inaa dhumisid waa dhaawacmay... So, your mother language is nr. 1♥️🇸🇴🇸🇴
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 Жыл бұрын
​100%100 AFKAAGA WAA NR1 ♥️🇸🇴HAPPY SWEDEN BAAN KULA NOOLNAHAY, WAXAY SOO QORTAY INAY SIHAAM KU FARAXSAN TAHAY (STOLT AV DIG) LKN GACANTA KAGA DHACDAY (STÖLD) AY SOO QORTAY, MICNAHA, XADID AMA XATOOYO.. HAPPY WALAASHEEY WAXAY SHEEGTAY INAAN WAQTIGAAN AAN KU JIRNO SWEDEN AY ADAG TAHAY INAY ILMAHEENNA SI FIICAN AY UGU KORAAN.... WLL SIHAAM IYO HAPPY ILAAH HA IDIN XIFDIYO♥️🇸🇴AAMIIIIIN 🙌
@najmahassan6942
@najmahassan6942 Жыл бұрын
Mashallah gabaryar aqli badan aya tahay ilahey aya ku haleshiyay Alhamdulilah adiga iyo caruurtadaba Allah idin xafido
@Faatimaa345
@Faatimaa345 Жыл бұрын
Kuwa bdn oo sweden laga keenay muqdisho jooga oo lageeyay macahadyo qur aan ah iyo kuwa shareeca ah Masha allah waxaa dhalay waalid fcn 💖💖💖
@sahroaadamduraan2942
@sahroaadamduraan2942 Жыл бұрын
Subxanallah Sihaam. Ukhtii xaqiiuqaad kahadashay aan marqaati ka ahay alle caqligaade iyo diintaada kuu barakeeyo hana naga soobadbaadiyo meeshaas
@farhiaalihassan202
@farhiaalihassan202 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallaah abayo hooyo ku dayasha leh aa tahay aniga xataa waan ka guuray sweden ani iyo caruurteyda iyo hooyo macaan maanta sanad aan iyo bil aan ka sii maqanahay Alxamdulillaah maalin kuma so kicin naxdin farxad mooye😢
@khaalidabdisalaan4691
@khaalidabdisalaan4691 Жыл бұрын
Aad iyo aad bay ucaqli badantahay walaal Sihaam Allah ha barakeeyo iyada iyo dadka lamidka ah
@YuusufCismaan-s6f
@YuusufCismaan-s6f Жыл бұрын
Waligay muuqaal ka fiican ma daawan ilahay ha xifdiyo aakhiro iyo aduunba sihaam waa hooyo qaali ah
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 Жыл бұрын
Subxana Allah 😢😢 She's so cute and strong 💪🏿 momma ❤❤❤ ilahoow noo xafid oo noo kori Thank u 🙏 OGAANSHO NOO SO BADI PLEASE
@abdiazizhirsi3117
@abdiazizhirsi3117 Жыл бұрын
Amazing , we should protect our kids and family
@abdirahman773
@abdirahman773 Жыл бұрын
if you are in westren countries you wouldn't able that
@awilashkir3379
@awilashkir3379 Жыл бұрын
Sihaam waxan dhagaystey Hijradaadi .waxay igu reebtay Raad wakusalamay Xagee jogtaa hadda??
@kikiki1189
@kikiki1189 Жыл бұрын
@@abdirahman773 what do you mean by that?
@Sugarplumfair12
@Sugarplumfair12 Жыл бұрын
@@abdirahman773it depends on the country, in the America the teacher can’t tell the kids you can’t practice your religion and also you can homeschool your kids.
@uzzyonline
@uzzyonline Жыл бұрын
@@Sugarplumfair12 things are changing with Democratic in power....
@connoisseurification
@connoisseurification Жыл бұрын
You right sister. You seem to have genuine and reasonable fear. You seem to have good motherly instincts prioritising deen over all else for your kids...Mashallah. I wish her the best in her choices.
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 Жыл бұрын
Mash Allah. Xaqiiqdii hooyo fiican ayaa tahay. Aniga waxaan ahay aabo iyo qoyskiisa daggan Minneapolis MN, qorshaheeyga waa iigu jirtaa xaaska iyo caruurta imaan kusoo celiyo Somalia. Whatever you talked about is 💯 true. Wax mustaqbal ah iyo diin allle mataalo Yurub iyo N America.
@YaskaCabdi-m7w
@YaskaCabdi-m7w Жыл бұрын
Ilahay ha idin fududeyo walhi Mel lajogo maha waa cabsi
@omar33644
@omar33644 Жыл бұрын
@OGAANSHO wacyi gelin aad ay bulshada ugu baahnayd baad waddaan ee Rabbi SWT ha idinla garab Galo, Aamiin. Sidoo waxaan Alle ka baryayaa in ummadda soomaaliyeed ilaah dhibta ka saaro.❤😍🥀
@cabaasemaxamed3158
@cabaasemaxamed3158 Жыл бұрын
Maa shaa Allah. Go,aan wanaagsan baad qaadatatay .walaal. illaahay baa ku waa fajay arintaas ilaahay ku mahadi
@SALEBANMSHIRE
@SALEBANMSHIRE Жыл бұрын
Masha allah allah haku barakeyo abaayo waa sax balse waxad iga taqana wadankeyga hooyo aan ku dhashey ilahey ima cadabo owlada aan dhaley tarbiyadtoda in aqiro wax aan ka wayo balse waan kula jira in aan sida aad samesay in aan sameyo mar hore aan go,aansadey allah waxan ka baryiya in ducada alle iga aqbalo wllkey adiga qeer badan allah haku siiyo amiin
@muniishaa143
@muniishaa143 Жыл бұрын
Xaqiiqda jirto ayey ka hadashey wlhi ilaahay ima gee wadan shesheeye in ta joogta allah ha badbaadiyo subxanallah😢😢😢😢😢😢
@Barre371
@Barre371 Жыл бұрын
Cumar ilaahey haku barakeeyo walaal adiga iyo gabadhaan wanaagsan ee diinteeda iyo dhaqankeeda soomaaliyeed ilaashatay
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 Жыл бұрын
Maasha Allaah walaal ilahay ba ku waafajiyay inaad soo hijrooto alle Hakugu sugo diinta caruurtana alle hakuu xafido
@shakarosman6702
@shakarosman6702 Жыл бұрын
Masha'allaah, allaha ubadkaaga kaaga dhigo kuwo ku anfaca adi iyo diinka alle.
@maxamedshire4318
@maxamedshire4318 Жыл бұрын
Maasha.allah walashey Allaha idin xafido adiga iyo caruurtada اللهم آمين يارب العالمين
@Isse-Farah
@Isse-Farah Жыл бұрын
Waa gabar cajiib ah mashallah waa nuuca hablaha aan ubaahanahay. Cashar dhamaystiran runtii waana xaqiiqada Maanta ka jirta Galbeedka waa in aadan Ku korin Caruur wadamada Nuucaan ah.
@Arlind_14
@Arlind_14 Жыл бұрын
mashallab ' Ajar Allah haka siiyo Howsha Aad U Heyso Walaalaha Muslimiinta ah ☪️ ❤
@asmabintucabdikarim9301
@asmabintucabdikarim9301 Жыл бұрын
ماشاء الله لاقوة الا بالله اللهم بارك عليك ad iyo ad ayaad u mahadsanthy macalimadeyda sharafta badan la wadagada qiimaha badan dhan walbey ahaataba Adunkena iyo Akhiradenaba runti ad ban kaga mahad naqaya Rabi haku sharfo hana ku barakeyo rerkaga iyo carururtadaba illhy ajar iyo xasanad hakaa siiyo caqliga iyo cimrigana illhey haku barakeyo runti waa tusaale cajib ah oo wax kasto kobaya ee illhey haku xifdiyo markasta iyo mel kastaba amin yaa rabi ❤❤❤
@hamdamuhumed2524
@hamdamuhumed2524 Жыл бұрын
الحمدالله على نعمتة الاسلام❣️
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 Жыл бұрын
MANSHA ALLAH Sister well done Baraarujintaas iyo Fariintaas qaaliga ah aad noo soo gudbisay kuwii Waalidka ku waano Qaadatana RABI ha ka yeelo 🤲🤲🏾
@shankaroont4959
@shankaroont4959 Жыл бұрын
Allahumma barik. Very intelligent young women. Allah protect her family and kids.
@Yusufmudey
@Yusufmudey Жыл бұрын
Masha Allah go,aan wanaagsan ayay qaadatay gabadhaan Alle ayaa waafajiyay inay ka guurto yurub inta ku dhiban qurbaha allaha u fududeeyo
@safiabdilahi
@safiabdilahi Жыл бұрын
Asc walal noso ducee inan ka so guurno qurbaha iyo inta ku n dhibateysanba
@dhhol77
@dhhol77 Жыл бұрын
Msha Allh waa gabar qiimo badn alle ha xafido iyada iyo qoyskeda❤
@Jackcadnaan2
@Jackcadnaan2 Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲❤
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Жыл бұрын
Scw ♥️♥️
@suleiman1537
@suleiman1537 Жыл бұрын
MashaAllah, Awlaadeena Ilaahey ha ka dhigo awlaad anfacda Diinteena Islaamka iyo Dadka Muslimiinta
@haa8793
@haa8793 Жыл бұрын
MnshaAllah tabarakarahmaan wa gabar aragti dheer leh mustaqbal wanagsna doneyso ilahay hakuziyadiyo
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
Wax walba waxaa ka macaan quraanka Alle hadaad igu raacsan thy Like 👍 saar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BarwaqoShiikhaxmed
@BarwaqoShiikhaxmed Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 Жыл бұрын
Sihaam allaah ha ku xafido adiga iyo caruurtaada
@NUURIYE.
@NUURIYE. Жыл бұрын
Manzha Allah waa hooyo wanaagsan Ilaahey khayr ha siiyo❤
@hawadahir9560
@hawadahir9560 Жыл бұрын
Masha Allah hooyo wanaagsan ayaad tahay sihaam ,Allaha kugu arzaaqo jannooyinkiisa adiga iyo qoys kaaga ❤❤❤
@xamsexiis7217
@xamsexiis7217 Жыл бұрын
Cumarow ilaahay khaatumo wanaagsan hakugu arsaaqo aduunka inaad joogtada alle hakugu noolaysiiyo nolosha muuminiinta ❤
@jabiralaakihd8410
@jabiralaakihd8410 Жыл бұрын
Subxaanallah ilaahay ubadka hanoo badbaadiyo Diinta iyo xaqana allaha nagu dilo Gabadhaa walaasheen ahna waxaan leeyahay ilaahay hakaa ajarsiiyo Waxaad tahay gabadh dhisan oo fahantay waxa qurunka ah ee ay gaaladu u maleegeyso umada caalamka oo idil Ilaahay hanaga dhigo kuwii kuwaana qaata gabadhaa hadalkeeda Cumar inshaar wllo adiga mahadsanid soogudbinta aad noosoo gudbisay kalmadaha dadka aadka u qiimaha badan sida gabadhan oo kale
@shukrijama7836
@shukrijama7836 Жыл бұрын
Maashaaallah ilaahay awlaada ha noo xifdiyo meel walba ay joogaan
@abdirahmanhassan3769
@abdirahmanhassan3769 Жыл бұрын
Very inspirational. Masha allah walaal rabbi ha idin xifdiyo adiga iyo family gaadaba .xaqiiq jirto oo in aad loo fahmo u baahan ayaad ka warranty
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 Жыл бұрын
Wlaahi gabadhan waa caqli badan tahay masha Allaah walal risaaladii aad noo waday way na gaadhay ilaahay dadka qurbaha joogana ha ka soo saaro
@Maxkamada-n8h
@Maxkamada-n8h Жыл бұрын
Wax walbo la dhageysto waxaa ka macaan badan qur.aan allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yusufamiin76
@yusufamiin76 Жыл бұрын
Allaha barakeeyo iyada iyo awalaadeeda sida garashada leh ay u bidhaamisay
@a.m.k9976
@a.m.k9976 Жыл бұрын
Masha Allah walaasheen Sihaam iyo qoyskeeda Allaha xafido go'aan geesinnimo leh ayey qaadatay ilaahayna waa waafajiyay. TALO: Omar Inshaar walaasheen u sheeg inaysan dib danbe Reer Galbeedka ugu soo laaban kuna fakarin ayada iyo zawjkeeda iyo caruurtootaba ay iska tuuraan ama gubaan Passporka iyo dhalashada Sweden Hijradooda Allaha u aqbalo kuwii ka dhabeeyana Allaha ka dhigo.
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
Mashallah sihaam Allah haku xafido sharaf iyo cizi kunolow dinta islamka aya nafari in ad ka hajirto
@hiboxasan4264
@hiboxasan4264 Жыл бұрын
isoo duceeya walalyal sharci meshan ha iga sahlo markas ayan guuri kara😢 si niyed leh 40 qof ducadooda wa aqbaly aniga iyo inti ila mid ah wlhi meshan wa nacay caruur laguma korin karo
@mahamedhasan1234
@mahamedhasan1234 Жыл бұрын
Xgee joogtaa Wll
@hindahassan8468
@hindahassan8468 Жыл бұрын
Masha Allah, abaayo si wanaasan ayaad arinta qurbaha iyo awlaada inoo kacaysa uga hadashay, dad inala muuqa se inaga caqliyad duwan noqonayan awlaada halkan kukorta
@FGH848
@FGH848 Жыл бұрын
Wcs , mahadsanid wll Amiin ducadaada Allah haynoo aqbalo. "Qofkuu Allah khayr la doono diintuu fahamsiiyaa." Wa xadiiska nabigeena scw.
@manaummmaryam4027
@manaummmaryam4027 Жыл бұрын
Asalaamu alaikum habaryar alla ha ku xifdiyo, dadaalkaaga ilaahay ha kula garab galo. Gof lugu daydo ayaa tahay. Allahuma baarik, ilaahay haka dhigu umadda sidaado kale
@ahmedali-ij7xd
@ahmedali-ij7xd Жыл бұрын
Masha,alaah walaasheen ALLE ha xafido iyo dhamaan walaalaha ku nool qurbaha
@Xalimo421
@Xalimo421 Жыл бұрын
Ayadoon wali dagaalo iyo qax uusan dhicin aya hees jirtey dheheysa(Wadankiis Ninkii ka tagee wehelkiiska dheeradee walwal ma huro wal bahaar madaaye😭)Masha Allah gabadhan wa geesiyad.
@abdirashidyoal2063
@abdirashidyoal2063 Жыл бұрын
Mansha alah ikhtiiiii alla yahfidak Akhiii Saqir Ahmed ❤❤❤❤❤❤ Mansha alah wlkeen yar ahmed
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 Жыл бұрын
Walalshay oo afar ciyaal ah haystaba wankalaso cararnay sweden wllhi wadanki ayay jogta lmika alxmd
@mustalifomohamett4719
@mustalifomohamett4719 Жыл бұрын
Barnamijkan wan ka helay sbbto ah wuxu kamid yahay waxyabaha nimcoyinka dalkayga iyo xoriyadiisa ijeclaysiyay thanks omar iyo mamoyinka somaliyed e qurbojogta
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 Жыл бұрын
Maanshaa ALLAAH MAAMO ALLAAH HA KU XIFDIYO adiga iyo faamiligaaga
@abuunaasirweyrax8727
@abuunaasirweyrax8727 Жыл бұрын
Mashallah sihaam ilaahay haku xifdiyo adiyo awlaadaadaba runtii dadaal ayaad bixsay
@aminahusein8399
@aminahusein8399 Жыл бұрын
Maasha allaah Sihaam adig iyo ninka waxaad tihiin 2 qof oo tusalaha u ah reer u aha soomali inbadan aan aqaan 2 badoodab maasha allaah waa dad Diin iyo Iimaan lah
@mohammedmohamudabdi1708
@mohammedmohamudabdi1708 Жыл бұрын
Ustaad wallahi arintaan waa cabsi, hooyadan aqliga badana Allah barakeeyo, waalidiinta neeshaas xun joogo Allah la garab galo, inta aan wali guursanow waliba dhalinyarada ragga ah chance waxaa haysataan aad ugu doortaan caruurtaada hooyo wanaagsan
@mokaafi6195
@mokaafi6195 Жыл бұрын
Jaaniskan manta aniga heysta wana kafaideysan doona insha allah wadankeygi ban ka guursan
@Miski94
@Miski94 Жыл бұрын
Cabsi waaye wlhi 😢
@KalthumYuusuf
@KalthumYuusuf Жыл бұрын
​@@mokaafi6195 walaal waxan kula jooga wadankan jarmalka Dhawana wan imi dacwad ahan Ban ku imi 18 sanno xagooda 2 bil iga dhiman tigidhkaa ii go'an marki horena ma Rabin hadNa ma rabee Su'aashaydu waxay tahay wll Hadan tago ka waran waalidkii ii dacwoday dhib makaga imanayaan ?
@hary0102
@hary0102 Жыл бұрын
Maasha Allah Wll adiga iyo Xaajigaaga iyo Awlaadiina illah haydin xafido wixii shar ahna illah haydinka xijaabo ❤❤❤
@AbdinasirIsmail-e3d
@AbdinasirIsmail-e3d Жыл бұрын
Maansha allaah gabadh ilaahay garasho iyo karti ku manaystay jazaa kumulaaah khayr wll ❤❤❤❤
@Sahra-f5q
@Sahra-f5q Жыл бұрын
Mashallh wagabar wanaagsan alaha ku xafido walaasheey❤❤ aqlibadan
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 Жыл бұрын
Cullumo badan ay ka mid yihiin sh.Cumar Faaruuq ,sh Maxamed RashaadAllah ha u naxariistee,iyo kuwa hadda jooga sh Umal Allah ha xafidee bacda Allah .fadligoo jiil badan baa ku badbaaday🤲🏼.Hadda kuwaan ayeeyda u ahayAllah ha u fududeeyo.Amin🤲🏼❤️☪️
@A...A...A383
@A...A...A383 Жыл бұрын
Walashen ilahay ha u barakeyo ubad keeda iyo aqligeda iyo diinteda ba anagana ha naga badbadiyo sharta reer galbeedka in sha allah waxan ahay hooyo ku nool yurub wan baqay walhi wan kala dadaali doona caruurtayda in sha allah
@ashheart9761
@ashheart9761 Жыл бұрын
Masha Allah Abaayo qaali illaahay hana wada xafido Aamiin 🤲.
@mohamedsalimiin5441
@mohamedsalimiin5441 Жыл бұрын
Masha allah Hooyo macaan allaha kuxafido guulaso hooyo insha allah😊❤
@salebanosman7494
@salebanosman7494 Жыл бұрын
Msha allah wll goaan fcn ayaad qaadatay hooyo wx baratay waa umad dhan badbaadinteed ❤❤❤❤❤
@amiinabdi7836
@amiinabdi7836 Жыл бұрын
Mashallah Rabi ha barakeeyo Sihaan cilmigeeda diinta ha u barakeeyo, dhamaan qurbojooga kale ha garansiiyo waxey garatey
@goodluck4021
@goodluck4021 Жыл бұрын
Anigu awood waan u wayay gabadhas waxay awooday. Isoo duceeya in ilahy qof walba amuurihiisa u fududeeyo inshallh
@luulfarah2311
@luulfarah2311 Жыл бұрын
Alle bari alle hakuu sahlo walal dhib alle kuma tuso farxad badan ku rajeyna adiga iyo anigaba allah naga kaxeeyo
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 Жыл бұрын
Allah kuu fududeeyo amuuraha
@fardowsakaahin5886
@fardowsakaahin5886 Жыл бұрын
Aamiin allah awood ku hesho wax walbood jeceshay ku siiyo
@CirroMedia3129
@CirroMedia3129 Жыл бұрын
Alle hakuu fududeeyo
@LibanKhalif-y8o
@LibanKhalif-y8o Жыл бұрын
Waad awooda ilahay ka baq ilahay Tala saaro dadka wadanada gaalada dhulkoda oogu hogaamsama jahanama ayuu allaah ku balan qaadey kala dooro mid same horta salada tuko tan kale akhri malin kasta 100 akhri surat birabil falaq ilanaso xiriir hadey maquulthay
@maxamedsamriye3813
@maxamedsamriye3813 Жыл бұрын
ما شاء الله Hooyo dayar oo iman hagayo, Allah ha kugu kaaliyo taabo galka ubadkaaga, inay aakhiro iyo aduunba ku anfacaan
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Жыл бұрын
😢 " Reer galbeedka raganimada ayey dagaal kula jiraan" wllhi run.
@Ogaahiye20
@Ogaahiye20 Жыл бұрын
Maasha allaah shukran ustaad alle hakaa abaalmariyo waan boogan doonaa walaasheenna i.a❤❤🎉😮😊
@AbdirahmanHussein-bv5nt
@AbdirahmanHussein-bv5nt Жыл бұрын
masha allah gabartan cml hadey ahan lahayeen gabdhaha somali guula la gaari lahaa wllahi rabi ha dhowro
@bileibrahim4659
@bileibrahim4659 Жыл бұрын
Wll allah haku barakeyo noo soo badi planet 🙌 muuqalada planetka aa soo dhigtid waan xiiseeeyaa wllal masha allah mar hore ayaa nagu dabbesey inaa soo dhigtid wllal👍👍🥰🥰
@maxamedhoolcade6277
@maxamedhoolcade6277 Жыл бұрын
M.a xaqiiqda jiro ee kahadaashy hoyadan ❤ waxaa rajeynaa familka kle oo dhibkaas kujiro inee wadankooda usoo laabtaan iyo in oo Allaha meshooda kubaryaa inoo Alle ku badbaadiyo ayka iyo caruurtooda
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 Жыл бұрын
Mansha Allah tabarakallah xafidullah abaayo siham waxat shegte warunta allow nalakori Onoastur adigaboqor ah Amiin yarabi jazakallahu qeer abaayo
@Theblues1992
@Theblues1992 Жыл бұрын
Masha Allah Walaasheen Waa Dadaashay Ilaahey Dartii Ayee Wadanka Oga Tagtay Ilaahey Hakula Jiro.
@beautyofislam8253
@beautyofislam8253 Жыл бұрын
Ka guuraa wadanka Quranka lagu gubaayo. Inkaar haku dhacdey.
@abdlkadirilmi9417
@abdlkadirilmi9417 Жыл бұрын
Macha allah ma fahansano inbadan dadkenuu waxan ku nolyahay toronto canada wlhi ubadkenu waay lumeen 60% waa la odhan kara , dhibata raga iyo dumarkana u dhaxaysana waa 99% dhibkoduu ciyalkina another culture aya qatay kabdhaheni ajanib ayay qarkod kala aaah aya kursaday , marka we should protect our relogion and culture wlhi for all cost .....
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 Жыл бұрын
Masha Allah Allaha kudhowro hooya wanaagsan Allaha naxafido wax balan ayaa kaa faiidey caawa
@Faisalson1
@Faisalson1 Жыл бұрын
Muuqaladaan soo badi walaal si dadku u ogaadaan xaqiiqada dhabta ee taala Europe ama America Dhanka caruurta
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 Жыл бұрын
Ha ku daalin naagaha badankoodu ma rabaan in ay noqdaan. Nin somali hoos joogi mauno aa ku dhahaan
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc Жыл бұрын
Maaanshaa alaaah ❤awlaadaada ilaahay hakuu barakeeeyo
@mahadseaman7
@mahadseaman7 Жыл бұрын
Changes comes after hard-working
@alidhoofdahir7524
@alidhoofdahir7524 Жыл бұрын
Masha alah alaha ku xafido adiga iyo familkagaba iyo intii Muslim ah
@deeqacumar9657
@deeqacumar9657 Жыл бұрын
Alle ha ku barakeyo caqliga iyo caruurtaba , inta intaan garanayn alle ha garan siiyo qurube intaa iyo wax ka daran ba waa yaallan .
@abdifatahamin3220
@abdifatahamin3220 Жыл бұрын
Allah ha barakeeyo hana xafido Sihaam yar, Manshallah waa gabar yar oo ALLAH swt hidaayo iyo caqli badan. Haddii haweenka Somaliyeed u fakiraan sida Sihaam caruur badan oo Somali ah ayaa noo bad baadi lahay. Raga waxaa Europe ku hayaa waa dumar oo shaydaan jeclaysiiyey Joogida Europe.
@ubahabdi453
@ubahabdi453 Жыл бұрын
Xasbunallah wa nimca wa kiil 😢😢❤❤
@duniaali6691
@duniaali6691 Жыл бұрын
Subxanallaah subxanallaah subxanallaah waa run abaayo mcnto anaka joogna rabi inti islaama meeshaan rabi haka wado❤❤
@abdisalamvlogs9917
@abdisalamvlogs9917 Жыл бұрын
JazaakumullAh kheyr walaasheen Allaha idin xafido adiga iyo ubadkaaga .
@earthynomad7160
@earthynomad7160 Жыл бұрын
Am leaving Sweden in few months, pray for me❤❤
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 Жыл бұрын
ALLAH ha kuu Fududeeyo 🤲
@shankaroont4959
@shankaroont4959 Жыл бұрын
Ilahey hakku fududeyyo
@CerifiedAbdi
@CerifiedAbdi Жыл бұрын
Where you going?
@xidigtamudug932
@xidigtamudug932 Жыл бұрын
Allah haku xafido wll Allaah na kuxirnow
@umzakariya3553
@umzakariya3553 Жыл бұрын
Allah ku saqiro ilma hadaa leedahay kala carar sweden aa ugu daran
@hamdaaden2246
@hamdaaden2246 Жыл бұрын
Aschlm wll gabadhan codkeeda iyo sawirkeeda halaga saaro meshan. Somalia dowload xoogleh malahan waxana laga yaaba in sweden caruurta iyo gabadhan inay soo daba galaan oo kadib ilmaha laga soo qaato waayo passaporo swedish bay leeyahiin waa ilma sweden ku dhashay. Ogaansho wll dadka codkooda soo gudbi sawiradooda iyo halkay daganayen hasoo gudbin nabad galyadooda darteed sidaas baan idinkula talin.
@Caliya7
@Caliya7 Жыл бұрын
Allaahu Raxmaan ha xifdiyo iyada iyo ehelkeedaba
@abdirashidosman4106
@abdirashidosman4106 Жыл бұрын
Wa runta huno
@ayanabdi2352
@ayanabdi2352 Жыл бұрын
Xaqiq da ka hadashy wayo wxa jira Somali jaajuusin eh 👍🏾
@Runta2024
@Runta2024 Жыл бұрын
Iyadaaaba channel iska leh nio ILaahay Ayay Leedahay iLmaheeduna way Ogalyihiin iLHAY KUWA siciida Hauga dhigo
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Taasi wax dhacaya maaha yaa ka qaadan kara caruurteeda wadankeedii bay joogtaaye
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 22 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 7 МЛН
Raadinta Macnaha Nolosha | Shaashad { 4 }
32:46
OGAANSHO
Рет қаралды 20 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 955 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 22 МЛН