Guure - Wabixin guud

  Рет қаралды 125,997

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Hanoolaato Media Network is an independent media organization that publishes news that matter on issues affecting the community. We report stories on human rights, governance and social justice across Somalia and the Horn of Africa. Hanoolaato is a leader in communication, supporting communities to access and realise basic human rights. We endeavour to contribute to a free, fair and sustainable world where all people - both men and women - have equal access to opportunities and resources. We are an authentic Somali media organisation, empowering communities to access and realise basic human rights through social mobilisation, training, and development of information, education and communications materials, advocacy and media production.
We are dedicated to making an impact in our communities, we provide a platform to share local stories and for people to discuss their issues and opinions. Hanoolaato allows communities to share and exchange information and ideas and aims to inform and inspire, and does so through promoting transparency, accountability and democracy. We host programs and invite the right people to discuss topics that are emerging in the society. We break the silence by highlighting topics that are not discussed in the mainstream media such as governance, human rights, corruption, accountability, etc.

Пікірлер: 321
@halimoabdi6336
@halimoabdi6336 Жыл бұрын
MR.Guure rabi raxamaan ha kuxafido Very intelligent young guy
@bisharoabdi180
@bisharoabdi180 Жыл бұрын
M.A such a well-spoken educated young man Allahuma barik 🎉
@ceelguduudceelguduud1961
@ceelguduudceelguduud1961 Жыл бұрын
What a bright guy, thanks for bringing this issue of medical visa. My father in-law was recently taken to India for specialized treatment, his journey started from Somalia to Ethiopia. It costed us an arm and a leg to take him to Adis Ababa. He needed an ambulance from Bole Airport to a local hospital since he was too frail to be checked- in in a local hotel. The cost of his flight and stay in Adis Ababa was almost the amount we paid for his operation in India. The government must employ these young men educated in India to facilitate medical transfers for ailing Somalis who want to seek specialized treatment in India. I also travel to Hyderabad and I know the restaurant he mentioned it could be Peshawar Restaurant in Lakdikapul a spot for a delicious Biriyani rice. Hyderabad is the best city for treatment and Woodbridge Hotel in Lakdikapul is a friendly place to stay.
@Muqdishaawi_boy
@Muqdishaawi_boy Жыл бұрын
Ii soo duceeya somaliyey inaa waxbarasho ugu baxaa rajeen bil kadib oo hindiya tago insha allah🤲🤲🤲
@Asmaboslady
@Asmaboslady Жыл бұрын
Allah hakuu fududeeyo waxbarashada wll
@suldaansul4513
@suldaansul4513 Жыл бұрын
Allah muraadkaaga haku sahlo bro
@maxamadcade2234
@maxamadcade2234 Жыл бұрын
Alle ha kuu fududeeyo wll
@calimaxamed198
@calimaxamed198 Жыл бұрын
Allaha kuufudeeyo wll
@maryamosheikhhusseinmaryam7075
@maryamosheikhhusseinmaryam7075 Жыл бұрын
Allah kufududeyo
@keysecumar2883
@keysecumar2883 Жыл бұрын
Masha Allah abdirahman guure wax bdn ayaan faaiidnay runtii mahadsanid dowlada wxn rajeyneynaa in eey india xariir fcn la yeelato insha Allah
@hoggaansane9275
@hoggaansane9275 Жыл бұрын
Waa waxa aan ku jeclahay , ayaanle youtubekiisa. Mar walbo wax tayo leh ayuu soo soo gudbiyaa. Well done bro. I sencerly appreciate your effort❤
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
100% 👍
@Liiloowe
@Liiloowe Жыл бұрын
INTA AADAN DHOOFIN ENGLISH WAA IN LA BARTO WAA MUHIIM. QOF DUGSI SARE DHAMEEYEY OO ENGLISH AAN AQOON WAA CEEB IYO QALAD WEYN
@MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf
@MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf Жыл бұрын
cuntadooda yaa cuni karo waa dab waxaana ugu wacan waa bas baas kaliya cunto meesha kuma arag laba ruux ayaan ahayn xitaa hilibka diga agua maqaarka intaan ka diirnay waan cuni waynay
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 Жыл бұрын
​@@MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf Kkkk waa wax lala yaabo😂
@omarnuh
@omarnuh Жыл бұрын
Filimkii iigu horeeyey ee aan galo wuxuu ahaa" Filim Hindiya" Shineemo Somali in Mogdisho.When i was Child. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rumaanaahmed5574
@rumaanaahmed5574 Жыл бұрын
Maansha allaah Tabarakalah Hanoolaato dadkaan oo kale noo soo badi❤❤❤
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f Жыл бұрын
Ayaanlooow Waxaad u Khidmeysaa bulshada waana ku xusi doonan maashaa Allaah 🎉🎉
@Ibna.Aadami
@Ibna.Aadami Жыл бұрын
Walaaal guure waad mahadsan tahay Allaha kaa jazaa,i siiyo
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
SubxaanAllah. Somali meeshee tagaan wee gubaan
@fay6834
@fay6834 Жыл бұрын
Cabdirizaq Maashallah one of the best interviews I ever heard till the end, thank you hanolaato wlhi this young man is better than wasiiro am a xildhibano badan, waxaana Rajeynayaa inay dowladu qaadato taladaas uu siiyey, anigu waxaan tegey Hyderabad iyo Istanbul waxaana raqiis iyo daawo fiican India, turkidu waa qaali mana yaqaanan cilmiga dhaqtarka ee haku lu’goin turkiya, dowladeey xiriirka hagajiya safaarad India keena dalka please 🙏, tthanks from puntland 🇸🇴, Ayanle you are the best bro, keep going 👏🏽
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 Жыл бұрын
Maansha Allaah Wareysi wax badan laga Faa'iidayo Allaha Barakeeyo Dhalinteena Aqoon yahanada Ah waan ku farxaa markaan arko❤
@rocky4066
@rocky4066 Жыл бұрын
Maasha allaah waa wiil dhalinyaro ah caqli badan waddankana wax u tarikara maasha allaah tabaaraka allaah allaah Haku xafido
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Жыл бұрын
So much thanks hanoolaato tv .
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f Жыл бұрын
Dr guure waa mahadsan yahay maashaa allaah
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 Жыл бұрын
Mahadsanid
@alidaahirabtidon6191
@alidaahirabtidon6191 Жыл бұрын
Maashaa Allah ❤️ Aqayaar dhalin yar Allaha ku xafido sxb Ayaanle sidoo Mahadsanidiin❤
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 Жыл бұрын
Well said, young brother
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Asalaanacaleeykum Ayaanle, Maashaa,allaah Waa wiil Indheer garad ah Allaah ha ku xifdiya Eedo
@horyaalkashacabkasomalia5513
@horyaalkashacabkasomalia5513 11 ай бұрын
Maasha allaah hanoolaato
@saadiqwarsame5168
@saadiqwarsame5168 Жыл бұрын
I proud my department Radiology Mr Ayaanle Hanoolaato
@farajanoboy8558
@farajanoboy8558 Жыл бұрын
Waa mahadsantahy dr guure iyo ayaanle oo sabab u aha inaaan xoogtaan helno thanks
@abdibashe567
@abdibashe567 Жыл бұрын
MashAllah waa Barmaamij aad iyo aad u fiican Somali waa Dawkhsan yihiin Ajanabi ayay faraha la galeen.
@Duuuu583
@Duuuu583 11 ай бұрын
Thank you 🙏 both for your sharing important information ❤❤❤
@drsocial6889
@drsocial6889 Жыл бұрын
Guurka gabar ajnabi dhimashaa dhaanta iiga badan gb soomaali ❤
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Жыл бұрын
OGI OGI GUURTA GABDHAHA SOOMAALIDA EE WAAYADAN 100% WAXA KA WACAN GUURKA GABDHAHA HINDIDA. RUNTII GABDHAHAASI WAXAY LEEYIHIIN DHAQAN GUUR QIIMO WAYN LEH OO AAD IYO AAD AY U TIXGEYAAN. HALKA GUURKA GABDHAHA SOOMAALIDA WAAYADAN UU KA LUMAY QIIMAYNTA DHAQANKII GUUR OO AY EBER KA YIHIIN.
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf Жыл бұрын
​@@hassanfarah8417 aad iyo aad ayaan kuugu raacsanahay anaaqaba gabar aan somali aheyyn 😂😂
@samirasamani8298
@samirasamani8298 Жыл бұрын
​@@hassanfarah8417anaga dhan ha noo gefin allah ku xafido
@bishaaroali3164
@bishaaroali3164 Жыл бұрын
Masha allah ayaanlle markasta waxow ka hadla waxyaabaha loo baahanyahy allaha ku barakeeyo
@axmadxassan7969
@axmadxassan7969 Жыл бұрын
Nin odey ah waaya u joog ah weye mr gure sxb guuleyso sxb Hanoolaato guul
@wiilqaranwiilqaran8703
@wiilqaranwiilqaran8703 11 ай бұрын
Mahadsanid wll
@moibra4444
@moibra4444 Жыл бұрын
Kolley Ani India🇮🇳 Hadda wan jooga waxna wan ka barta xog fcnne waan ka haya yarkan waxa u shegayana wax wa ka jiran. Lkn India haddi ad wax barasho u imadid ha dagin mesha somalida daganthy oo la dhaho PARAMOUNT waxa dagta meel jamacadda u dhow😮
@ayuubabdisamadabdilaahi6154
@ayuubabdisamadabdilaahi6154 2 ай бұрын
Halkee kalasoo xiriiraa wll
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@kadidjaboulsa6943
@kadidjaboulsa6943 11 ай бұрын
Machallah Machallah félicitation
@abdallamohamud3948
@abdallamohamud3948 11 ай бұрын
Masha allaah Waxbadan maka ogayn Hadeertaan waxbadanbaa Kafahmay jazakallaaha qayran.
@noname-ii3wb
@noname-ii3wb 11 ай бұрын
Mashaallah wey ku fiican tahay in loo diido gabdhaha reer guuraa,
@MohamedSaid-eo7kv
@MohamedSaid-eo7kv Жыл бұрын
Masha allah warbixin dhamaystiran thanks guure
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 Жыл бұрын
Ayaanle maansha alaah aad baan u taageeraa hanoolaato
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO Жыл бұрын
🎉🎉MR AAG. Iyo AYAANLE MAHAD SANIDIIN
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 Жыл бұрын
Masha allah waa wiil aad iyo aad u caqli badan wax badan waayo aragnimo baa ka muuqato iyo deganaan
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Faarax meelwalba khasaaru latagan yahay, intaa masuliyad ayay kacararayaan markaasay masaakin hindiya lugoynayaan😢 kuwa somaaliya keenayaa May daynayaan way garacayaane
@faysalibrahim584
@faysalibrahim584 Жыл бұрын
Sis dumarka ilaahy baa no farabdiyay marba taan doono ayaan gursanaynaa
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
@@faysalibrahim584 guurso laakin maaxaad u dulmin? Bal eeg intaay hindia tagaan ayay dib ugu laabanaayn macaa ilmihii May kula saxantahay
@faysalibrahim584
@faysalibrahim584 Жыл бұрын
@@Degaliah wllshy quruxey shydaanka iska naar dulmi ma jiree Somaliya dhibatad ka jirta rag iyo dumar ba wan dulmny wxn filyaa in anaad adigu somaliya joogin
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Exactly faaraxyada Nolosha ayay ka wada dhaceen
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
@@faysalibrahim584 walal Somalia dadka jooga iyakaa isdulmiya taasi wa cadahay dad iyaki dulmi isku hayana cidna umanaxayso, ee waxaan kahadlayaa raga dumar hindi Muslim ah oo waliba faqiirnimada uga fa’idaaysteen hadaana katagaaya 🤔
@sahroali1967
@sahroali1967 11 ай бұрын
Masha allah
@xawom3016
@xawom3016 11 ай бұрын
Waraa caadi ma ahan ardey lasoo diyaariyey , thanks ayaanle. Labo daqiiqo ugu danbeysa alaha maqal siiyo dad badan
@moussaabdi7531
@moussaabdi7531 Жыл бұрын
Legends i like your history!
@abdilahiabdi6372
@abdilahiabdi6372 11 ай бұрын
Abdirahman A Gure waad ku mahadsan tahay sida hufan ee degan ee aad xaajadaa meel isaga saartay Ayaanle adna mahadsanid
@saidofarah9195
@saidofarah9195 11 ай бұрын
waa wiil aqoontiisa ka muuqato sida dagan u hadlaayo allaha ku amaansado abowe
@ayaanmohamed154
@ayaanmohamed154 Жыл бұрын
Maasha allaah waa warbixin aad loo baahnaa thank you for you sharing ilahay wadankeena hanoo hagaajiyo hana naga kaafiyo baahiyaha caafimad ee lootagayo wadamada shisheeye
@mohamedabdillahi5207
@mohamedabdillahi5207 Жыл бұрын
Great
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Жыл бұрын
Bravo nin dhalinyara ah l oo Masha Allah waayo
@user-jw8ht2gn1u
@user-jw8ht2gn1u Жыл бұрын
Mahadsanidiin ayaanle dadka barnaamijyo fcn ayaa usoo gudbisaa
@muscabdiagnosticandtrainin1727
@muscabdiagnosticandtrainin1727 Жыл бұрын
waaku salaamay cabdirahman guure sxbke india hyderabad wada joogne waxaan ku noola 2012-2019
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p Жыл бұрын
Manshallah waa wiil cod kar ah❤
@abdiyare6794
@abdiyare6794 Жыл бұрын
Ayale horey u soco ha u jojin dadka qabilka ku washay
@kulmiyemacalinmahamuud6282
@kulmiyemacalinmahamuud6282 11 ай бұрын
Masha Allah TV ga Hanoolaato Aad ayaan kusalamayaa Mr Ayaanle Runtii warbixin muhiim ah ayay ahayd waraysigaan Guure Hada ayaan Hindiya ujoogaa waxbarasho jamacad Master degree Runtii waa xaqiiqo jirta arinta uu kahadlay Mudane Guure Caqabada helitaanka Visaha waa dhibaatoyinka ugu wayn
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah waa wareysi wax badan uiftiiminya umada Soomaaliyeed ilaahay haydin xafido
@mohamedibrahim6013
@mohamedibrahim6013 Жыл бұрын
Maashaa allaah wiilkani waxa uu up qalmaain ambasador ka soomaaliya up fadhiya india loo magacaabo
@caadilcaaqil6847
@caadilcaaqil6847 Жыл бұрын
Ambasador ciyar miyaa lagu qondaa
@CyberLx
@CyberLx Жыл бұрын
From radiology to Human Resources Management. Cajaaib
@mohamedsheikh6738
@mohamedsheikh6738 Жыл бұрын
Radiology is a very important part of medical services. It's an integral diagnostic section.
@Cici_mimi
@Cici_mimi Жыл бұрын
That's what I am studying now.
@maaxdyonis9605
@maaxdyonis9605 Жыл бұрын
True, but can’t take more than 2yrs tho.max 4 semesters.
@mohameddubow1839
@mohameddubow1839 9 ай бұрын
What about anaesthesia training in India??
@zakimohas
@zakimohas 9 ай бұрын
@@mohameddubow1839good
@sacdaadan8806
@sacdaadan8806 Жыл бұрын
Lkin walalkey wuxu ilaabay dhalinyarada halkan waxbarasha ujogo in ay dadka translater ka uyihiin in ay kaqataan lacag 200$ kadib hospitalka ay commission kuleyihiin, oo marki qofka qalin lobalamiyo lacagaha anay kala gorgortameyn , dhalinyarada 80% wexey firsanayaan commission koda si uu lacag ugu kordho markaas baa qofki bukanka ahaa lacagta dulsaran wexey noqoneysaa ziyaado. Waxan dhihi lahaa illahay umada ugabaqa
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 11 ай бұрын
Xaqiiq wlhi meshan dadka xanunsan lacag baa laga sameeyaaa walibo dhalinyaro somaliyeed ayaa dulaal ku dulsaaraneysa
@siciidsakariye1842
@siciidsakariye1842 Жыл бұрын
Nolsha waxay rabtaa isbadel iyo horay usocod
@safiyaomar6179
@safiyaomar6179 Жыл бұрын
Waa runtii
@abdirahmanelmi8172
@abdirahmanelmi8172 Жыл бұрын
Waraysi fiican
@shukri1395
@shukri1395 Жыл бұрын
Masha alaha well spoken young man ❤😊
@ayuubabdisamadabdilaahi6154
@ayuubabdisamadabdilaahi6154 Жыл бұрын
Codkar weeye wiilkaan masha allah🌱❤
@hassanissa726
@hassanissa726 11 ай бұрын
I felicity his impartiality
@osmandaad8275
@osmandaad8275 Жыл бұрын
mashaalaah 😂❤❤❤
@safiasaid8899
@safiasaid8899 Жыл бұрын
❤❤
@amuu8286
@amuu8286 Жыл бұрын
Subhaana Allah. Raga somaali daqan humadooda ayeey meel walba gayeen
@shamsaabdi9059
@shamsaabdi9059 Жыл бұрын
My brother my family
@mmh8047
@mmh8047 Жыл бұрын
@baylood.germany
@baylood.germany Жыл бұрын
Naag hindia inaan guursadan raba insha alh
@aminafaisal2805
@aminafaisal2805 Жыл бұрын
Believe me don’t. This women’s are hypocrites and they are money greedy
@samirasamani8298
@samirasamani8298 Жыл бұрын
Anagaa ka wngsan ajaanibta I.a
@AbdirahmanKhan
@AbdirahmanKhan 5 ай бұрын
Aniga usocda insha allaah❤
@abdilahiabdi6372
@abdilahiabdi6372 11 ай бұрын
Masha Allah Ayaanle waad mahad san tahay.Guure waa nin degan oo xishood badana ka muuqdo waxa uu sheegayana aad uga fiirsanaya xog badana haya. (In kaftana Ayaanloow beryahan danbe qawad baa iga kaa galay waayo dumar aanan qaabkooda u bogin daacad daro badana laga sheegayo ayaad noo soo fadhiisisay.) Run ahaantiina waxaan ahay nin aad u xiiseeya barnaamijyadaada dadkaad casun taba sida Gaafoow,indha cade iwm.)
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Walal guure waxaad nala wadaagtay warbixino xiiso badan oo xogo wa weyn xambaarsan Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤
@asliimuur5024
@asliimuur5024 Жыл бұрын
Waa wax yaab leh in soomaali is dhacdo indiya
@shamsaabdi9059
@shamsaabdi9059 Жыл бұрын
Salam aluykum walala
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 Жыл бұрын
Kkk Somalida Wey kaarto badan yihiin
@saafifood6518
@saafifood6518 Жыл бұрын
Inta masha allah dhahdey wa FARAXOS LEE ogada yaah
@unolowmanta7508
@unolowmanta7508 Жыл бұрын
Qeybta guurka 30:22
@Djbabou1
@Djbabou1 Жыл бұрын
Cunugaan Dakhtar inuu noqdo ma ahee waa Safeer SARE 41:49 🔥 .
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 Жыл бұрын
Waraysgn aad baan uga hly gabadh indian waan rajayanyaa inan guursado inshaa Allah Africa kuma noqonkaro wllhi
@icemanb5065
@icemanb5065 Жыл бұрын
Ummadan meelkasto gabdhaha ayeey kudheelan. Masiibo.
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 Жыл бұрын
Cabdi qasaaro meelkaste dhibaatuu dumarka ku hayaa
@IsmacilCabi-qe9dv
@IsmacilCabi-qe9dv Жыл бұрын
Ayaanle x.cabdi waxaan rabaa inaan kasoo muuqdo barnamijkaaga
@abdikaniisseali3573
@abdikaniisseali3573 Жыл бұрын
Dr ka xoogaa waxbuu xeerinayaa Balse Ardayda iyo isbitaalda Heshiis ayaa ka dhaxeeyo lacagaha Bukaanka laga qaadaayo Ardayda Komishin ayay ku leeyihiin waliba lacag fiican ayaa laga siiyaa Tusaale Qofka Bukaanka hadii 2000$ laga qaado ardayga ugu yaar 300$ ilaa 400$ komishan ayay siiyan marka waxaa muuqato in loo heshiiyay Bukaanada in la Xuubsado
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 Жыл бұрын
Maansha Allah nin dhalinyaro ah baad tahay hore u soco lkn marka wax lagu weeydiiyo dhaarta iska ilaali walaahi ayaa kaa horaysa
@samirasamani8298
@samirasamani8298 Жыл бұрын
😂😂😂sax
@siciidcadde6870
@siciidcadde6870 6 ай бұрын
Dadka qaar ba jira kalmada wlhi hal hays u uthy oo carabkodu la qabsaday oo hadi wax yar la waydiyo wlhi ka soo horayso
@fadumatimacade6235
@fadumatimacade6235 Жыл бұрын
Asc waa madsanat ayaale
@abdifataahhassan2778
@abdifataahhassan2778 Жыл бұрын
Wlhi waa runtiis guure aniga waxaan joogay 3 bilood 2015 hadana waan u xiisay india
@yasminkulmiyechanali6864
@yasminkulmiyechanali6864 Жыл бұрын
India madba u xiistay alaw ali nabad igakixii 😮
@bidhapesgaming8457
@bidhapesgaming8457 10 ай бұрын
​@@yasminkulmiyechanali6864maad joogta weli oo wax ka barataa
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Жыл бұрын
Kuwa udoontay guur india waxa ka dhuumanayaa mas,uuliyada.magaca somalida way dhaawaceyn.
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Жыл бұрын
OGI OGI GUURTA GABDHAHA SOOMAALIDA EE WAAYADAN 100% WAXA KA WACAN GUURKA GABDHAHA HINDIDA. RUNTII GABDHAHAASI WAXAY LEEYIHIIN DHAQAN GUUR QIIMO WAYN LEH OO AAD IYO AAD AY U TIXGEYAAN. HALKA GUURKA GABDHAHA SOOMAALIDA WAAYADAN UU KA LUMAY QIIMAYNTA DHAQANKII GUUR OO AY EBER KA YIHIIN.
@raagegemstonedealer3652
@raagegemstonedealer3652 Жыл бұрын
Hanoolaato barmamijkan waan ubogay gaar ahaan xaga safaarada india waa in wadankii laga furaa waayo dhibta uu sheegay inanka way nagu dhacday
@mohamedhashi193
@mohamedhashi193 Жыл бұрын
Radiology Shaqo fiican Ayaa Lagu helaa You can have your own buss
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 Жыл бұрын
Walalo waan Ku salaami abowe su aal anaga miyaan tima adag nahay way see camal
@abdihakiim7215
@abdihakiim7215 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedibrahimsalah-1733
@mohamedibrahimsalah-1733 Жыл бұрын
GABADH SOMALI IDHASHEY IYADA MAR 2AAD HOOYO II NOQONKARTA SOMALI GRILS ARE EXCELLENT IN ALWEYS
@maskaxqabproductionmedia2541
@maskaxqabproductionmedia2541 Жыл бұрын
@haanoolatotv marka hore shaqo wacan ayan ku leeyahay alxamdulilah waxan kamid ahay ardaydii Somaliyeed ee India wax kabaratay 2004 mudo laga jogo 19 sano waxbadan uu walalken ka shekeyay xiligeena majirin lakin India waa dal waxbarashadiisu ficantahay dad badan oo madaxweyne hassan sheikh kamid yahay wax kaso barteen oo dhalinyarada wax ka baratay min mqdisho ilaa baladweyn ilaa garowe ilaa burco iyo hargeisa ay isku xiranyihiin bah wadaag magaca reer India ka dhaxeeyo.
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 Жыл бұрын
Mar mar, waxaa uu leeyahay baahi hunguri doon ah. Sida tii dhacday xannaan.
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 Жыл бұрын
masha Allah waa nin aqoon fcn leh,lkn bro. hadal kasta walaahay ayaad kubilaabaysaa iska yaree walaahayda badan haday macquul tahay.
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG Жыл бұрын
Barnaamijkoi Ugu fiicnaa abdi
@fatxiguure1259
@fatxiguure1259 Жыл бұрын
Waxaa jiro gabar aderkey dhalay oo 1992 dhalaty hoyadeeda hindi ah Adeerna 6sano kahor dhintay ayadana waligeed maanu xiriirin Adeerna si shil ah ayuu ku dhintay 😢😢😢
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf Жыл бұрын
Fatxigure@ raadi yey ku dhaafin😂😂😂
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 Жыл бұрын
Xasan dhiiqo Waxaan corruption aheyn Ma garanayaa
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
Yaab aakhiro alle by galaYan.
@tanamzayn3187
@tanamzayn3187 Жыл бұрын
Radiolagy waa mado adak oo mihim ah dhanka cafimaadka waxanse filaya iney ku Ad kaatay 👍
@nurarage967
@nurarage967 Жыл бұрын
Ma adka wll
@ruqiyaxasan3196
@ruqiyaxasan3196 9 ай бұрын
It’s true , he said he recognised a gab in the marked and he changed to HR and that’s a respectable profession. The man looks like very enthusiastic and energetic and understands the law in the country he lives. And he also helping his community
@muminogure645
@muminogure645 Жыл бұрын
Dadka hindida ah waxay ka sheegteen qurba joogta soomaalida o muslimiinta ahaa
@ruqiyaxasan3196
@ruqiyaxasan3196 9 ай бұрын
Walaale waxaad tidhaahdaa takhaartiirta kala sheqeeyaa ha dhihin laga hoos sheqeeyaa
3 wheeler new bike fitting
00:19
Ruhul Shorts
Рет қаралды 48 МЛН
Luck Decides My Future Again 🍀🍀🍀 #katebrush #shorts
00:19
Kate Brush
Рет қаралды 6 МЛН
Amb. Ahmed Isse Awad - Run qaraar , Madaxbanaanida Soomaaliya !
44:52
3 wheeler new bike fitting
00:19
Ruhul Shorts
Рет қаралды 48 МЛН