Heriri waxan ku tagera afsomali wu ku dhiri geliya dadka u waresanayo GULAYSO SAXAFI SARE 💚⚪️❤️
@FatimaAli-hc2zy5 ай бұрын
Masha Allaah tabarakaraxman Siham waxa ka muuqata in ay nafteeda iyo dhaqankeedaba ka adkaatay iyadoo da'yar ku tagtay America waa ku dayasho mudan xaga da'yarta ( keep going hooyo I love) ❤
@Innamadar5 ай бұрын
Mashaa allah ilahay cilmiga aad so baratay ha ugu anfaco❤ cilmi fiican ayaad so baraty oo hooyohin badan aad ku caawindonto.
@amiirkhalid48885 ай бұрын
Mansha allah wax waliba waxay u baahanyihiin adkaysi hadaad shaqada iyo waxbarashada iyo cibadaada illahay aad aadkaysi u yeelato maansha allah waad guulaysanaysaa absolutely that’s true 🫶💯👌👌👌
@YasinYasin-wo4jw5 ай бұрын
Masha alaah ❤❤❤somaliland guul ku waara
@mohammadnoor9845 ай бұрын
Mansha Allah, Rochester, NY waa meeshaan High School kayga kaga baxay. Waa magaalo degan oo qabow badan. Siham hqmbalyo walalo, waxaan rajaynaya inaad u faa’iidayso dadkaaga; naftaadana aad horumar gaadhsiiso.
@hamseabdihakinmohamoudhuss72725 ай бұрын
Mashalah. Sihaam waa wadaniyad uu ka muuqdo dal jacayl iyo dhiirranaan. Waxaa tusaale fiican u noqon doontaa dad badan oo QURBAHA ka dhigtay dhulkoodii hooyo.
@machealhamton82185 ай бұрын
Hamse physics goorma Somaliland nuclear weapon u samaynysa 😂
@nrcabdi5 ай бұрын
🥲 😴😴 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi.
@cabdalacawilyoohiye34 ай бұрын
ILaahay hakaa saaro wll
@AliMANur-iw5kr5 ай бұрын
Syracuse, Buffalo and Binghamton are bigger than Rochester.
@abdulkasem13985 ай бұрын
Well done. I am glad you are back in the homeland. long live Somaliland.
@umumansur39305 ай бұрын
Masha aallah waa nasib badan tahay gabarkasto dalbeeda hooyo ku noqotay hada uga faideyse dadkeeda iyo dalkeeda hooyo ilahey hana aga dhigo kuwa dalkooda waxey bartee uga faideyo oo ku laabto ayago nab ah
@Ahmad170565 ай бұрын
Wa muwaadinad sihaam Allah ha ku xafido
@isseyusuf88885 ай бұрын
Mawaadinad republiken of somaliland
@AbuMaxamed-iz8rh5 ай бұрын
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته asc aad ayaan idiin salaamayaa salaan ka Dib waxaan galay tobonkiidambe bisha Ramadaan allaha inagadhigo kuwakafaa idaysayta amiin
@nrcabdi5 ай бұрын
🥺🥺🥺 😴 😴 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan
@zakirboss1434 ай бұрын
Xoojinta Afkeenu waa waxaynu ku noqonayno umad jirta
@abdihassan77355 ай бұрын
Maansha allaah Si fiicanbay u dhigtay. Annigu waxan u Qirayaa in marka aad dalkaaga hooyo joogto aad iska tahay uun qof indhala. Nimaan dhulmarin dhaayo la'!. Anniga laftayddu maanta Germany sidda cuntadda loo karsaddo dantaa I bartay. Sihaam Dalkaagaa kuu baahan wll. Well done.
@maxeditz025 ай бұрын
Ny city ama big able 2022-23 baan tegay markii hore waan ku indha daraan daray markii labaadna waan la yara gartay--time square united nationka xitaa calanka Somaliland waan geeyey 2023 october 4-7--Harlem maqaayada somaliyed waan tegay lakiin nasiib daro 3 quful baa ku dhegnaa--kadibna Columbia university baan xadiis ka aqriyey
@Hargeisalyrics005 ай бұрын
MashaAllah well done to the sister
@saacidismaaciil86855 ай бұрын
Mnsha allah sihaaam hore u soco wllshy
@isseyusuf88885 ай бұрын
Best home republiken of somaliland
@faizaali28894 ай бұрын
Mansha allah siham
@bushraaxmedcismaan27795 ай бұрын
Inanta ha maagina ee waxay soo baratay ayaynan Soomaali ku sharixi karine ama tarjumida ayaa dhibtaye Soomaaliga way garanaysaa waana taas sida wacan ugu hadlaysee
@ezystuff98035 ай бұрын
masha Allah walashay sihaam qurux keep going wllo qaali 💓🤞
Maashallah tabaarakallah illaahay swt hakuu siyaadiyo mahad sanid hereeri media
@user-gb8tt8oq2e4 ай бұрын
Guulayso sister
@user-yp7by7fs7k4 ай бұрын
abaarso school guul cadawka abaarso ku bikaaacso
@zakirboss1434 ай бұрын
😂😂😂
@xaqudirir2444 ай бұрын
Cadawgeedu waayo cuqdada iska saar
@bellarota80444 ай бұрын
Mashaallah ❤
@quruxdaiyoaduunka4965 ай бұрын
Say wallaahi baaban moodayey sida afsomalilga u radinayso
@djmaamis31675 ай бұрын
Siham abdilahi mumin 🎉❤
@nasirshiekh59274 ай бұрын
❤❤❤maasha allah ❤❤tebrakelaah❤❤
@xasanaxmed58505 ай бұрын
👋 Weriye C/Salaan Hereri&Sihaam.
@cabdiqadir11195 ай бұрын
Nin nolosha ku raxaystay abdisalaan ❤
@bushraaxmedcismaan27795 ай бұрын
Nolosha qurbuhu raaxo ma laha.Socdaal badan ayuu intaa ku jiraa ee waa dhib
@faizaali28894 ай бұрын
Coldoon iyo cadawga debeda ayaa school dabadhigtey
@user-ce1vg7kp2l5 ай бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤
@axamedmaxamed36155 ай бұрын
Sodaa sihaam CILAAHI muumin
@user-ks7oc1bz1e5 ай бұрын
Laakiin qofka waxbarashada ku tagaa waa khasab in uu ku noqdo halkuu ka yimid,sharciga baa sidaas ah.
@user-oz9gq6dp7d4 ай бұрын
Gabadhu somaligii may ilowday
@mohamedbarre25665 ай бұрын
Wax ay barate ay sheegte wax jira mahne she said behavioural health?or taqasus gaara public health? Are nothing like that coz public health is like community health outreach worker in general see universities don’t offer cheap stuff but waxe sheegte cid taqaan ma jirto no specific type of course or specialty wa shaqada group homeka lagamaba yaqaan somalia. Abaarso kids.
@user-fb7or3ej2g5 ай бұрын
Cadhada is kala seexo 😅
@nuurnuuraan86245 ай бұрын
Ma fiicna xasadko anigo waxa aan ku noolahay USA caruurta abaarso ee maraykanka wax ka dhigata waxay takhasuusat aad u saraysa
@siciidali40345 ай бұрын
Luuqada soo baro bal waxaad qorayso eeg jaahil nin ka ah xataa English 😅😅😅😅 ayaa kan xun inantaa yar ee wax baratay
@nuurnuuraan86245 ай бұрын
Ninkan Mohamed barre waxa uu u eegyahay kuwee Group home ka shaqaysan jiray ee dhacay wadankii nabad galyada siisay Minnesota
@shaafimuse71725 ай бұрын
❤
@shaakircabdi1025 ай бұрын
Afkeeda soomaaligu aadbuu u liitaa
@maryoleydr58415 ай бұрын
Ma liito ee yara istus nima ku jirta sababta o ah dadkan Somalidu wxy u hystan markay afqalaad ku hadlan in la qädariyo ma fahantey waliba dumarkenu wa liitayaasha wawayn
@cabdalacawilyoohiye34 ай бұрын
@@maryoleydr5841 waar inanta daa istusad maaha kkkkkkkk
@asmacali1115 ай бұрын
❤❤❤❤
@bushraaxmedcismaan27795 ай бұрын
Newyork Paris miyey ka jiirar badan tahay?.Magaalada Paris iyo Cadan oo Yemen ah ayaan Jiirar waaweyn oo badan ku arkay noloshayda.Magaalada Hague ama Denhaag ee Nederlands ama Holland baranbarada yaryar oo xad dhaaf ayay leedahay
@abdihakimmmohamud72305 ай бұрын
Hereri maanta ma waxkale ayuu waayey!
@abdilatif75775 ай бұрын
Hereriyow nosodig barnamijki gelka kajiado part 2
@mukhtarhagar43445 ай бұрын
AFSOMALIGI WITH IN 4 YRS BA LAGU ILOOBEY😂
@mohamedanshur84415 ай бұрын
Bal EEG
@am3nkaldar8334 ай бұрын
Alha ah u naxariiste abawan Dulcarbeed , AF QALAD AQOON MAHA ,
@abdoulkadermohamed3075 ай бұрын
War afsomaliba garan maysee, basically, ku taxaluqa, etc
@cabdicaydiid33205 ай бұрын
horta Siham maxaad baratay waa su aale raalina ahow?
@nuraldin26565 ай бұрын
Maternal mortality: Umul raac
@maamka075 ай бұрын
Aduunka waxaad ku tahay hal qof, laakin qof baad aduun u tahay. Qofkaasna waa aniga.
@mawlemagan4 ай бұрын
😂😂😂 Waa la yaab inay ilbaxnimo moodo afka qalaad inay 40% English ku hadasho. Waxay sheegtay inay 4sano kaliya ay tacliin u joogtay newyork. Meesha qashinka badan. Dadka ha u xayaysiin.
@AhmedHussein-ub3pz5 ай бұрын
i aamina waa la soo diray sihaaam waa dadka lagu yidhaahdo dhalmada soo yareeya habdhaqanka hooyooyinka wax ka soo bedela weeeye markaas jiilka dhalan doona cudurkoodo weeye ha laayska qabto
@maryoleydr58415 ай бұрын
Miya la so direy walaga yaba wataaba 10sano afkiba ku ilowde xata wxy baratey bay afsomali ku shegi la dahy wa istusad
@Siciid225 ай бұрын
Aniiga ku riiyoday Washington dc 😂
@user-wz5gt8xt7u4 ай бұрын
RUKCADA WEYN CADDI SALAN HARERI M.A WAN KU SALAMAY 🎉
@cabdiburcaawi27995 ай бұрын
Waar.ilahaay.kabaq.c.salanaw.oo.umada.kada.musiga
@warfaageeddi31285 ай бұрын
Hello alshabaab 😄
@ZakariEFaaraH5 ай бұрын
Abaarso 😂
@Suhayb1_44 ай бұрын
Saliid qumibii Puntland ma iska joojisey Puntland ceeb baa raacday ama harti 😂
@ASRAAbdi-px4ni4 ай бұрын
😂😂😂
@cabdiqadir11195 ай бұрын
Abdisalan hereri wa eey eey dhalay markii ay English ku torato wuxu kaga baxaya haaye haaye haaye 😅😅
Sihaaamey Maanad Faarax Ubaahanayn Dee❤ Ileeen New Yorka Keligaa Joogi Kari Mayside Siham I am sure you will see my message
@AhmedAli-mt3lr5 ай бұрын
Walahi waa yaab iyadoo tagtay New York 2014 waxay iska dhigaysa naag uu somaligu ku adag yahay somalidu waa dadka kaliya u haysya in luqadu ingiriisku tahay aqoon bal ila fiirsha qoftan iska dhigaysa fish and chips
@muhiyoabdirahman55625 ай бұрын
Maya schoolkana waxa lagu hadlaa English caruurtayda dhigan jiray markay na so boqdan inay dibada ka imadenba moodaysa
@hashiyahya25185 ай бұрын
Kkkkk abaarso schoolka khaniisiinta ayey ka baxdey
@user-fb7or3ej2g5 ай бұрын
ADIGUNA ??
@cabdicaydiid33205 ай бұрын
ma afar sano keliya 4tears ayaad sidaa isu bedeshay subxaanallah. afkaaga,hooyo ku sharax waxaad soo baratay adeer. ilaa iminka maan fahmin waxaad soo baratay?