Silsilad Suugaaneed dhex martay Aadan Carab, Cumar Cigaal iyo Samatar Baxnaan

  Рет қаралды 107,384

Sollas Media

Sollas Media

Күн бұрын

Пікірлер: 74
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 6 жыл бұрын
Silsilada aadan carab iyo cumar cigaal sanado fara badan bay socotay gabayadana hal cajalad laguma soo koobi karto reer buuhoodle baa la kala safnaa labadan marxuum kaftan aad u qurux badan oo suugaaneed buuna ahaa fadlan dib ha loo uruuriyo ilaahayna dhamaantood naxariistii jano ha ka waraabiyo
@SomaliTop10s
@SomaliTop10s 6 жыл бұрын
Waxaan wadaa qorida buuga abwaan cumar cigaal sidee idiinla soo xidhiidhi karaa walaalayaal
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 6 жыл бұрын
Somali Top Tv buuhoodle tag
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 6 жыл бұрын
"Amar kii ilaahey iyo waqtigu waa wax kaa adage" word!
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
Sahra Mamou "Nin anbaday halkuu aadey wey ula ekoonayde" an other word!!
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 6 жыл бұрын
@@osmanabdi8274 axmed dirir alle ha u naxariistee gabayadiisu cajiib bay ahaayeen rag waa ragii hore
@CamanKiish1
@CamanKiish1 5 жыл бұрын
waa runtaada , soomaalidii hore wada xikmad iyo murti bay ahaayeen , abwaanada iyo dadka aan hadalkaba u habayn maanso ahaan .
@abdinurfarah8812
@abdinurfarah8812 6 жыл бұрын
Allaha unaxariisto dhamaantood. Aadan Carab ragga waxbadan buu dheeraa Alla ninku murti badnaayaa
@ZamiirOthmaN
@ZamiirOthmaN 4 ай бұрын
dekedii jabuutaa cashuuur dalab leh kaa qaaaday 🐐
@abdinurfarah8812
@abdinurfarah8812 6 жыл бұрын
Axmadoow akhyaar iyo ninkii oday la moodaayo Ama yuu ahaanbee filkii kuba abaarnaaday Waa inuu ilaashaa waxaan lagu amaanayne Aadan-Carab
@cabdiraxmaancalidiiriyemrd1344
@cabdiraxmaancalidiiriyemrd1344 6 жыл бұрын
Waad ku mahadsantihiin sida aad inoogu hagar baxdaan Oo inoo gu soo gudbisaan sooyaalkeena iyo dadyoegeena Allow idiin dhowr
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 11 ай бұрын
Aadan Carab wuxuu ahaa naf adke bog nugayl lagu ogayn, bal intu qumbulad ku dhuftay buu hadana iska dhigaya qof u tudhaya oo u beernuglaya. laba nin oo is fahmay, Allah ha idiin naxariisto.
@xargagamusic3559
@xargagamusic3559 2 жыл бұрын
Awoowgay Cumar Cigaal Alle ha u naxariisto.
@seidmuse8000
@seidmuse8000 3 жыл бұрын
Balwadaada waa aadan bay bari ismaageen 😂😂😂
@mahdimmed7272
@mahdimmed7272 2 жыл бұрын
In Aduunyada Boob lagu helay Badowdu Moodaaye sidii Ee Bahay wax U baxshaa way banaantahaye 😍
@cilmijam9166
@cilmijam9166 6 жыл бұрын
waxaa ooyda gabadh aabe leh oo ehel u muuqdaaye Agoonimadu waa waxaa cidlada loogu awdalay
@mohamedgabalax132
@mohamedgabalax132 6 жыл бұрын
Thanks aad baad uamahd santihiin.lakin waxaa dhiman gabaygii jwabt we Cumar cigaal.uu lahaaa hadii aan gabadha gabadha dhashay.hadaan wax ka sheego.waa noo wAlan ama cabay dhayda gaalada.oo uga jeedo qamriga.
@SomaliTop10s
@SomaliTop10s 6 жыл бұрын
Mohamed Gabalax Waxaan wadaa qorida buuga abwaan cumar cigaal hadaan taariikhdiisa iyo gobayadiisa wax ka mid ah hayso ila wadaag
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto dhamantod
@mohamedyusuf700
@mohamedyusuf700 3 жыл бұрын
Allow ku naxariso wa marki kowad e an cumar cigal an codkisa maqlo
@guuguulemedia
@guuguulemedia Жыл бұрын
Gabayo badan ayaa maqan iyo rag kale oo shaxda ku jiray oo uu ka midyahay Caaqil Cabsiiye CabdiQaal.
@zermaahir186
@zermaahir186 4 жыл бұрын
Cumar cigaal ayaan gacan u taagayba
@shaficiwarsame8940
@shaficiwarsame8940 3 жыл бұрын
Action ban ka qaada halkan eego dhawr berri😂😂
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 4 жыл бұрын
Mashllh abwaanno somaliyeed
@mustafemahamoud7492
@mustafemahamoud7492 6 жыл бұрын
Anigana asalibay doraad igaga iibsheene xigmad waataas
@miraafmiraaf2799
@miraafmiraaf2799 6 жыл бұрын
Buuhoodle ama ssc dadka daga waa dad ilaahay xikmad siiyaa Oo gabay haday noqoto soomali aanay ku gaadhayn
@keysejama5286
@keysejama5286 4 жыл бұрын
Waar faanka iska daa jilib ciidagale baa maansada kaa boobiye
@abdiqadirabdilahi5695
@abdiqadirabdilahi5695 4 жыл бұрын
@@keysejama5286 balsheeg inta nin ee sida kuwa ssc caanka ah beenta iska daa ogaden haa lkin nin oo aan ahyn salan carabay anigu ma garanayo oo isaq ah
@keysejama5286
@keysejama5286 4 жыл бұрын
@@abdiqadirabdilahi5695 waa sheekooyinkii adeeradaa radio muqdisho iyo akaadimiyadii daarood faafin jireen. Dhulbahante iyo ciidagale yaa gabay badan? HY iyo HJ IYO Habar Awal iskaba daayo. Ciidagale inta gabayada tix iyo luuq ba ka badan dhulbahante laba jibaar.
@abdiqadirabdilahi5695
@abdiqadirabdilahi5695 4 жыл бұрын
@@keysejama5286 hh war aniga dhulbahante ma ihi lkin darood waa ahy sxp aniga waxa dhulbahanti hore xigmadi iyo waagi hada aniga wax gabayay oo gabay xigmadle ku gabyaya ma garanayo waayo gabaygu waxa uu qiimo xigmadba laha waagi somalida reer miyiga u badnayd dhaqanka somaliyeed xoolaha qiimaha lahayen waga adeeer idorow istiilka iskadaye dhulbahante miyayna ahayn kuwii abnada ugu tunka wayna somali laha hadan magacabo adba wa garaynsa silsilada aad isqabayeen way idinku aseen ugadeen cagdheer oo suganta biyo uatahy waga meelsaren cidaagalo sheego habraha ee adeeer sugaani bari ahyeen laabsalax oo eryada heessaha bilo lasoo qorayo hadrawi masayahan ah isna ka fekara oo qora waqtina ku qadato ha shegine nimanka wax qir ama awalba idoor istiil ba idin dilaya waliga dood
@keysejama5286
@keysejama5286 4 жыл бұрын
@@abdiqadirabdilahi5695 caqli xumaa doofaar ismaacillku. Oo maxaad iigu kala saari dhulbahante iyo daarood kale? Saw daarood uun ma tihid? Daarood waxa ka gabya cagdheer, Harti iyo waxaasi safka hore ba umu soo fadhiistaan Isaaq. Mida kale gabayada iyo taariikhda ba ma taqaanide maxay daarood kaa soo lug gooyeen!
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
"1. Doogada madoowey Hawaash dscalka kuu saarrey 2. Dekadii Jabuutaay cashuur dalab leh kaa qaadney" Yaa inoo sharixi kara labadaas beyd?
@abdillahiisse8902
@abdillahiisse8902 6 жыл бұрын
Dhulkii maqnaa bay xoraynayaan vuu lee yahay calan ka soomaliyow ku gaadhsiinay ilaa hawaas jabuuti faransiisow kaala wareegnay weeye
@aliaxmed1334
@aliaxmed1334 6 жыл бұрын
Dhulbahante waa dad xikmadleh alow sidi hore nagusooceli
@qararolaasalaychannel5766
@qararolaasalaychannel5766 5 жыл бұрын
Axmed dirir
@maxamedcabdilahi6106
@maxamedcabdilahi6106 4 жыл бұрын
Cumar cigaal abwan culus buu.ahaa
@axmedcasayr3975
@axmedcasayr3975 3 жыл бұрын
Haduu hadafka soomaali kula heshiin waayay:wuxuu noo horjoogaaba saw hidh iyo gaal maaha!!!( waa wax maanta taagan)
@paulscholes4210
@paulscholes4210 3 жыл бұрын
Balwadadu waa aadan bay beri ismaageene😂
@BaxnaanChannel
@BaxnaanChannel 4 ай бұрын
Cumar cigaa sawir ma laga hayaa?
@dawladnuurcawaale6138
@dawladnuurcawaale6138 6 жыл бұрын
Gabayo badan baa maqan
@abdisitarabdiaziiz528
@abdisitarabdiaziiz528 2 жыл бұрын
Sadex wiil oo isku reer ahaa baa is haysta ilma axmed garaad
@qararolaasalaychannel5766
@qararolaasalaychannel5766 5 жыл бұрын
Bugsanmaayo reer hagar nin ay bah isku raaceene
@maxamed-Saalax
@maxamed-Saalax 4 жыл бұрын
Cawaraba waa lasheeg sheegi jirey camaladeediiye Tanise waa car juuq iidheh iyo jeelka ku ciqaabe
@haboonqalanjo9274
@haboonqalanjo9274 3 жыл бұрын
Silsiladan oo dhamaystiran xage ka helikara
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 6 жыл бұрын
Togder Mar daw ayalabixiye been badana
@suldaanwarsame7762
@suldaanwarsame7762 5 жыл бұрын
Togdheer 9aalkii gobolee u horeeyaybuuku jiray
@axmadfaaraxidaajaa8930
@axmadfaaraxidaajaa8930 6 жыл бұрын
thanks
@shucaybmohamed7731
@shucaybmohamed7731 6 жыл бұрын
Axmadfaarax Idaajaa emalkaaga iisheeg jaalle.
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
@@shucaybmohamed7731 Idaajaa maaha ninkaansi
@qararolaasalaychannel5766
@qararolaasalaychannel5766 5 жыл бұрын
Waxaa Oyda gabar aabbe leh oo ehel umuuqdaa
@aldoaldo7291
@aldoaldo7291 6 жыл бұрын
wagabay
@farhansandhere3886
@farhansandhere3886 3 жыл бұрын
Biciid dhawac lagu radiyo Buur gala tahay Berinka istaagtaba anaa kagasoo bixin Cumar cigaal cadi mahayn alla how wada naxaristo dhamantod
@Cismaan_darawish
@Cismaan_darawish 8 ай бұрын
Cumar cigaal yuu ahaaa
@mohanadasad8961
@mohanadasad8961 7 ай бұрын
Wcaya aadan​@@Cismaan_darawish
@sallomohaofficial411
@sallomohaofficial411 4 жыл бұрын
hhh
@farxaancabdilahi760
@farxaancabdilahi760 3 жыл бұрын
Aadan carab nin adag
@miraafmiraaf2799
@miraafmiraaf2799 6 жыл бұрын
Buuhoodle ama ssc dadka daga waa dad ilaahay xikmad siiyaa Oo gabay haday noqoto soomali aanay ku gaadhayn
@mohamedaynab1334
@mohamedaynab1334 5 жыл бұрын
Miraaf Miraaf kani waa miraaf miraaf ha noolaado
@abdifatahmohamed148
@abdifatahmohamed148 3 жыл бұрын
Aad iyo Aad
@axlaamdayib7670
@axlaamdayib7670 3 жыл бұрын
Thanks
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Bide faarax gaas. Gabaygii raadgur
20:21
Khadar guure
Рет қаралды 29 М.
Sheekadii Qabaalka ( Radiomuqdisho )
27:35
Sollas Media
Рет қаралды 125 М.
gabayadii guba oo dhamaystiran
1:23:01
fiiro media
Рет қаралды 192 М.
Abwaan Adan carab " Miisaan hadaan hadal lahayn........"
8:33
QARYAAN-SAMOKAAB.
Рет қаралды 8 М.
Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"
34:03
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 223 М.
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 588 М.
Gabayadii Silsiladii reer buhodle plse subscribe plse
22:36
asadyare hoosh
Рет қаралды 3 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН