SINGLE MOTHER IYO DAMAC TARAAKLE From The 4th anniversary celebration night

  Рет қаралды 1,759,743

The Somali Museum

The Somali Museum

Күн бұрын

A play performed by a selection of somali talents,
-Safia Tusmo
-Ahmed Rasta
_Farhia Kabayare
-Naciimo Jooker
-Mohamed Paracetimool
-Sarah Larsson
-Etc...

Пікірлер: 738
@mohamedjanan3381
@mohamedjanan3381 7 жыл бұрын
waxaan dhamaanteen isku dardaarmeeynaa cabsida alle asaga ayaa na abuuray naquudiya markaan jirano asaga ayaan barinaa allah marwalba wuu na arkaa wayaalahanoo kalena kama ahaa raali allah aanka cabsano muraaqabo aan sameyno kuligeen sida dhabtaa geeri ayaa nasugeysa allah aanu noqono dhamaanteen insha allah
@umalcadey1822
@umalcadey1822 6 жыл бұрын
Aamin ya rabi
@laarij682
@laarij682 6 жыл бұрын
Mohamed Janan aamin ya allah
@baalebaale5128
@baalebaale5128 6 жыл бұрын
Mohamed Janan Kkkk
@drtaaliyasharif3601
@drtaaliyasharif3601 6 жыл бұрын
Mohamed Janan shukran wll
@fardowsaibrahin40
@fardowsaibrahin40 6 жыл бұрын
Mohamed Janan 67
@adnannor5215
@adnannor5215 7 жыл бұрын
I love hooyo mcn allow jizadooda fardowso ka dhig adaa qaadiree amin inta hooyo jecel like hoos kuji
@xaawokiin5538
@xaawokiin5538 7 жыл бұрын
Adnan Nor aamiin aamiin
@sharfonosman2390
@sharfonosman2390 7 жыл бұрын
Adnan Nor Aamiin yaa rabbi
@gobiyoduriyad9170
@gobiyoduriyad9170 7 жыл бұрын
Adnan Nor ameen wll
@iambidixo9843
@iambidixo9843 6 жыл бұрын
Adnan No Hoyo ayuunba dhiban allow Hoyo unaxariiso inta noliyo Inta dhimaty
@iambidixo9843
@iambidixo9843 6 жыл бұрын
Allow Hoyo unaxariiso inta noliyo inta dhimaty
@samsamadam9641
@samsamadam9641 6 жыл бұрын
Safiya tusmo codkeeda jeclahay heesteeda bilaa musiga ay ku ducaysatey aad baan u jeclahay 😍❤💖💝❣
@hindiafsomalicusub2hindiso906
@hindiafsomalicusub2hindiso906 5 жыл бұрын
Haaa wlhi wey Cod mcntahay
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 6 жыл бұрын
Inta jecel safiyo tusmo jecel Like isaara❤❤
@abdifarax8869
@abdifarax8869 4 жыл бұрын
Tosmo wantageraa
@mysticaljake5561
@mysticaljake5561 3 жыл бұрын
@@abdifarax8869 da Spot ll) 3ds
@sakiamino1261
@sakiamino1261 3 жыл бұрын
Get it right
@sakiamino1261
@sakiamino1261 3 жыл бұрын
The best Muslim people Somali singing the best I go to sleep hearing this
@abdiwelimohammed7179
@abdiwelimohammed7179 3 жыл бұрын
@@abdifarax8869 å
@zakariyeabshirmaxamaddhoos6434
@zakariyeabshirmaxamaddhoos6434 6 жыл бұрын
War like igu qabta inta nabiga jecel
@asmamuhumed6593
@asmamuhumed6593 3 жыл бұрын
💋💘❤💝💖💔💔💓
@bilanabdulahi9266
@bilanabdulahi9266 3 жыл бұрын
Subhanallah
@asmamuhumed6593
@asmamuhumed6593 3 жыл бұрын
🇧🇬
@sahromohmd6382
@sahromohmd6382 7 жыл бұрын
Inta gabayga hooyada ka heshy like igu ha igu qabato
@yaxyeshawiir3013
@yaxyeshawiir3013 6 жыл бұрын
sahro mohmd Si fiican baan uga helay Marar badan ayaan dhagaystay waana ku ceshceshtaa xaqiiq
@mohamedismail2830
@mohamedismail2830 6 жыл бұрын
yaxye shawiir isku mid ayaan nahay
@ahmedfarjar9899
@ahmedfarjar9899 3 жыл бұрын
@@yaxyeshawiir3013 tenkyuo
@mohamedjanan3381
@mohamedjanan3381 7 жыл бұрын
wllayal waxani faaiido maleh waana khiyaale iyo hawo sida dhabtaa waxaan ubaahanahy inaan noqono muslimiin dhab ah oo iiman leh slamka runtaa kudhaqma heesaha iyo waxa ay fanka ku sheegan aanka fogaano
@umuomarcamirumuomarcamir5780
@umuomarcamirumuomarcamir5780 6 жыл бұрын
Masha Allah walll wa runta
@rahmarahma9457
@rahmarahma9457 5 жыл бұрын
Mashaaaaa allh hno qaasidaa
@hasfaelyasmohamed1638
@hasfaelyasmohamed1638 5 жыл бұрын
Masha allh
@najlalove8902
@najlalove8902 5 жыл бұрын
Masha Allah wll jazakalah qer wlhi wan qiroday Allah ina hadeyo
@queenzluula573
@queenzluula573 7 жыл бұрын
Naciimo jokar inta jecl Like me
@neddybarasa7838
@neddybarasa7838 6 жыл бұрын
Queenz Luula
@barwaaqoahmet8333
@barwaaqoahmet8333 5 жыл бұрын
Me
@sowdasiman1013
@sowdasiman1013 5 жыл бұрын
Nimco jookar
@بنتالاحلام-ض7ط
@بنتالاحلام-ض7ط 7 жыл бұрын
sida anga cml qf intuu videoka dawanin commentiyada aqriya haduu jira like ha igu qabtaaan 😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😄😄
@nawaalqaali938
@nawaalqaali938 7 жыл бұрын
poqorada baydhabo
@zakiyousufgardaf2184
@zakiyousufgardaf2184 6 жыл бұрын
nazran ina nor 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@essaismail5361
@essaismail5361 4 жыл бұрын
Anigaa la mida walashay
@مريممحمد-ر4ب
@مريممحمد-ر4ب 4 жыл бұрын
😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃💋💋💋💋💋💋💋
@asadcabdimaxamed1229
@asadcabdimaxamed1229 4 жыл бұрын
🤣🤣😂😂😂😂😂🤣🤣
@dheglaab
@dheglaab 5 жыл бұрын
8:10 wlhi way iga ilmeysiisay mom tusmo allah haku sharfo dhamaan hooyooyinka soomalyeed allah ha xafido koleey waanu ognahay halkay nagasoo toosiyeene
@hawonuurmahdi8657
@hawonuurmahdi8657 7 жыл бұрын
Hooyooyinkeena iyo aabayaasheen noo xafid caafimaad iyo cimri dheer Allaha siiyo😙😙😙
@shukricumar8514
@shukricumar8514 5 жыл бұрын
alahyow noda mamo yinka amin
@zamzammahamedabdi9902
@zamzammahamedabdi9902 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@shugriisaaq3484
@shugriisaaq3484 5 жыл бұрын
Gabayga tusmo qurux waan ka helay wlhy caqli badan tusmo allaha ku xafido tusmo
@nuryaanyo8304
@nuryaanyo8304 6 жыл бұрын
Hooyo iyo aabe illahow sideey yaran teeni noguso naxaristen ilahow ugu naxariso akhiro iyo adun
@halimasahal5266
@halimasahal5266 3 жыл бұрын
Amiiiin
@nimomohamed8471
@nimomohamed8471 3 жыл бұрын
Ameen
@Nasiragge
@Nasiragge 6 жыл бұрын
Dalmar kulahaa track sidaan u waday tinii ba iga biday wr like saara
@ainnana1632
@ainnana1632 7 жыл бұрын
Hoyo macn allo aduun iyo aqiro kugu nabad yeelo herkan manta aan tagnahy hoyo Mcn aad iso garsisay 😢😢😢
@imaandhool6818
@imaandhool6818 7 жыл бұрын
Azharmaxame Azharmaxame Ameen ❤️❤️😭
@ahmedabdul700abdul9
@ahmedabdul700abdul9 6 жыл бұрын
Amiin
@ahmedugaas4555
@ahmedugaas4555 4 жыл бұрын
Vhn
@ahmedugaas4555
@ahmedugaas4555 4 жыл бұрын
Fhjkv Vic VI nvm
@xananmahamuud383
@xananmahamuud383 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@asmaabdi6610
@asmaabdi6610 6 жыл бұрын
Hooyo mcn abalkaga alle jano fardawsa haka dhigo la.aanta waxba ma ahaden 💕💕💕❤
@Mohamednegeye
@Mohamednegeye 6 жыл бұрын
dumarka somaliyed alle haa xifdiyo waa kuwa inta la naso gaarsiyey
@MohamedAhmed-zc8ti
@MohamedAhmed-zc8ti 5 жыл бұрын
Lagama heliin waxayaba qarkood
@BurdaaleBurdaale
@BurdaaleBurdaale 3 жыл бұрын
Kii aad caruurta udhashey haduusan garan inaad caruurta hooyadoos tahay maxaad adigu ugaraneysaa farxiyo kabayare dhibleey
@Layla6793
@Layla6793 6 жыл бұрын
Tusmo la,aanteed. Mutida hadalku macne ma yeesheen. Jir oo joog
@selflovebeauty5870
@selflovebeauty5870 7 жыл бұрын
Inta English nimco jokar kaheshay like igu cawiya plz
@aliwaal377
@aliwaal377 7 жыл бұрын
Abayo wankahalay
@dj-romaniusa1891
@dj-romaniusa1891 7 жыл бұрын
I like it
@yahyaismail2038
@yahyaismail2038 6 жыл бұрын
Nim 12 Gabar xalal don ah i I like nimco joker
@zeynabmohamad702
@zeynabmohamad702 6 жыл бұрын
Adoo kale ilaahay ha no badiyo
@Its.su3da
@Its.su3da 6 жыл бұрын
Aisha Natural Beauty With Health 🤣🤣💯💯🙌🙌
@diabellabeautyofficial1710
@diabellabeautyofficial1710 6 жыл бұрын
Nimco Jokar talahi wa funny habenka riwayadan lajilayey live ban ujoogay soo funny my friend Nimco
@zakiboy4914
@zakiboy4914 6 жыл бұрын
Dhibaato kasto oo rag sameey waxa badalo hooyo ilahow hooyo no daaa hooyo waa tan nasoo saartay i love hooyo macàn
@happychannel6920
@happychannel6920 6 жыл бұрын
Nimco Jokar gurkagu gur khyr gurigau guri nagi walalo.🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒✍🖒✍🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒
@nimcoabdisalaam6024
@nimcoabdisalaam6024 5 жыл бұрын
kk
@deeqaxuseen7234
@deeqaxuseen7234 7 жыл бұрын
Riwaayadaan markaa daawatid ruwaayadihii hore baa kugu sodhacayo viva tusmo jokar practemol dalmr iyo kabayare
@sagaldhool521
@sagaldhool521 5 жыл бұрын
Hooyo hiil wanaag allow jidhkeeda cadaab ka dhawr 😢😢
@samatarmoh16
@samatarmoh16 5 жыл бұрын
Tusmo jecliyaa uumac tusmo 😘😘😘😘😘👏👏👏👏
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 7 жыл бұрын
Wallahi waan jeclahay Farxiya kabayare mahamed prastamol Naima joker Iyo dhaman jilayasha ruwayadan quruxda badan baa u mahad santihin
@fatumainasiciid9154
@fatumainasiciid9154 6 жыл бұрын
owlaad jacayl fili
@maqsudisse1946
@maqsudisse1946 6 жыл бұрын
Ruwayadaan xaqiiqday taabatay weliba qaybta Ahmed rasta iyo tusmo.dad ehelkay ah oo sidaas ah baan xasuustay markaan dawaday.!!!!
@hodanaliabdallah9966
@hodanaliabdallah9966 6 жыл бұрын
Yaahuu ragii waaba kaso dareen Nimco jokor waxa saran bayba kaga dhagtay War xishooda oo dumar ragii hore way xormayn jiree xurmee dumarka
@Zizouu94
@Zizouu94 6 жыл бұрын
Hodan Ali Abdallah mxa la xurmeena hade ayada is xurme waysay o dhaqanki iyo diinta asturnanta amartay ka tagtay dumar wxa ixtiraam iyo qiimo mudan tii asturan
@yasinabdi8157
@yasinabdi8157 6 жыл бұрын
Ragu wa waraabe waraban hilib ma arki karo
@benardio6193
@benardio6193 5 жыл бұрын
Haa ragu dumarka haa xishemeyeen lakin dumarka raga yeey xishmeeynin
@saynabsicid-nw6by
@saynabsicid-nw6by 6 жыл бұрын
NaciiMa jookar officiala wan kugu Haysta QaliH alle Haku ilaaaaaliyo😙
@michelle-su3iy
@michelle-su3iy 6 жыл бұрын
Safiya tusmo jecliyaa 😂❤️
@hindi3522
@hindi3522 6 жыл бұрын
2018 yaa ila dawanyo😄😍😍 Walee kma daalo inaa daawdo qayptn maanzhlh wan kahely hooyda mrkee wiilkeda Waanineezo ilhow hooyo hanka qaadin hanti aduun iyda kaqalizn love you mom😢😢😢😢😍😍
@abdiwalisayidka9893
@abdiwalisayidka9893 7 жыл бұрын
kii igu racsan jilitanka mohaaa baristimol iyo ahmedrasta like haila dhafin
@nistahamuhamud5462
@nistahamuhamud5462 6 жыл бұрын
Abdiwali sayidka paractemol snapkiisa isiii ina adheer
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Cabduqaadir maxamed mursal ninka riwaayadaan alifey Wuxuu haaa wariyihii radio muqdisho kusoo kordhiyey in xiliga aadanka salaadaha idaacada aadanka laga sii daayo
@الحمداللهعلىكلحال-ط4ي
@الحمداللهعلىكلحال-ط4ي 5 жыл бұрын
safiyo tusmo gabayada ey wiilkeeda u tirisey waan la dhacay Dalmar yare waa soomaaliyeesantahay
@maxamedmuxudiin6466
@maxamedmuxudiin6466 2 жыл бұрын
wlh axsan jiliin masha Allah. Rabbi ha idin xifdiyo sxbyaal. Dalkaad utihiin dad muhiim ah oo usoobaxayo.
@naimamohamud7519
@naimamohamud7519 6 жыл бұрын
Alla aabe somali ma wada xumo, Allow ii xifdi aabahayga & dhaman Abe yasha somaliyeed❤❤
@muwahibhassan6415
@muwahibhassan6415 7 жыл бұрын
Allow Hooyo Uu Naxariso amen
@eshwaksirman3114
@eshwaksirman3114 7 жыл бұрын
Muwahib Hassan ameeen😢😢😢
@eidhassan1427
@eidhassan1427 6 жыл бұрын
amen
@xafsacabdullahicusman7834
@xafsacabdullahicusman7834 6 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@zamzamahmed1058
@zamzamahmed1058 6 жыл бұрын
Amiin
@ilkacase0674
@ilkacase0674 6 жыл бұрын
Aamen
@mohamedjanan3381
@mohamedjanan3381 7 жыл бұрын
suaal why uu alle kuu abuuray maxay tahy ujedka uu kaleyahy abuuristada maxaa lagaa doonayaa maxay kufaraysaa diintada qaaligaa ee islamka jwbtu waa ilaahy wuxuu yiri jiniga iyo insiga umaan abuurin ilaa iney icaabudan maahane cibaado salaad sadaqo zako soon astaqfaar taxbiix waalidka oon ubaari noqono islaamka oon caawino muslimka runtaa marna maalayacne iyo haluguu qoslo meel uma istaago allah marwalba wuukula socdaa maxaad qabaty see wax uqabaty mise saxan mise siqaldan waxaan ilaahy raali makayahy mase kama aha qofku waa inuu isxisabiyo oo faro hadii kale xoolaha waxba kama duwana ilaahy hana toosiyo wardiga iyo adkaarta iyo kheyraatka iyo ixsaanka iyo muslino runa ayaan isku dardaarmeynaa allah hana cafiyo dhamaan
@jaanisrealstate1725
@jaanisrealstate1725 7 жыл бұрын
waa ahmed bashir Yussuf
@abdallaomar1434
@abdallaomar1434 6 жыл бұрын
Amiin ya Rabb
@umalitaahmed2836
@umalitaahmed2836 6 жыл бұрын
Mohamed Janan aamin
@hgyugyuj6251
@hgyugyuj6251 6 жыл бұрын
Aamiin
@naciimoabdinor9641
@naciimoabdinor9641 6 жыл бұрын
Mohamed Janan walaaal Allah haku siyaadiyo caqligaga hana Ku xifdiyo adoo kale umada waa Ku yaryihiin masha Allah
@xasanamin2664
@xasanamin2664 7 жыл бұрын
Nimco joker fans keeda welcome like
@makhtarali4943
@makhtarali4943 6 жыл бұрын
Xasan Amin
@cabdikhalif9782
@cabdikhalif9782 6 жыл бұрын
Kkkk
@iglanahmed6440
@iglanahmed6440 6 жыл бұрын
hooyo MCN janadiii aduuunkaay allow cimrigiina dheerey hooyo dhan
@y4ska37
@y4ska37 5 жыл бұрын
Halka heybad ey somalidu leeyihiin waa in ay soo istaagaan stageka halka kuwa kale eysan yeeli karin💙💙
@yaasirmaxamuud2183
@yaasirmaxamuud2183 6 жыл бұрын
I love hooyo MCN hooyo waa dahab hooyo waa bilicda dunida looooooooooooooooooooveyou my hooyo MCN hooyo qurux
@ariabae7089
@ariabae7089 6 жыл бұрын
Hooyoy macaan xaqada lama gudi karee allow janadul firdoesa kugu ronoow ❤️❤️❤️❤️
@shukriabdiweli4481
@shukriabdiweli4481 4 жыл бұрын
Horta singelmother ka qaalisan gabar. Allaah gurigeyga igama dumiyo laakiin in aanan guursan basariyad lazy ah baan ahaa ,maanta waana tabobartay yacni fariid 8 yrs married 3 boys, shaqo, xaas, shaqaale, arday!!!! Aniga og dhibta uu odayga iga soo marey ama aniga sida uu dhibay. First 5 yrs fight and Love. 3 yrs baanu cago dhiganey both sides!!! Allaah walee gabar soo dhaqantay waa qof dhisan!!!
@abdirahmanjimcaale5179
@abdirahmanjimcaale5179 7 жыл бұрын
Hal dalqado xun oo caata oo masajidadu kugu celceliyanba igu furta 😂😂😂🔫 she is so funny and wlhi so beautifull Masha allah 😍👌
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
Hooyo soomaliyeed waa lipaaxad😍😍😍😍🤞🎶🎸
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 6 жыл бұрын
Naciimo Jookar iyo Baracitimol both can act walaahi. masha alah they are very talented actors.
@khadijahersi7201
@khadijahersi7201 6 жыл бұрын
Seey waxee dhaheen we have nothing to lose hahahahaha 😂😂😂
@halimamohamed5576
@halimamohamed5576 7 жыл бұрын
Caku Axmed rastaaa wa asagibeee kuyi wlh waxaaa hadaa Abe yashaaa ay subiyaaan buuu kujilay Abti MCN thanks saaaa ujishay I like it
@NickelodeonKings
@NickelodeonKings 5 жыл бұрын
Hooyo somaliyeed waa hooyoyim ad adag mansha allaha
@drtaaliyasharif3601
@drtaaliyasharif3601 6 жыл бұрын
Qaranka io ciiiida naftaaada uqisaaas oo dhiiiigaaaga hau qubteeen👌👌👌
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 4 жыл бұрын
1.2M wow just movie wow congratulations somali weyn
@safaaden3748
@safaaden3748 6 жыл бұрын
I love it. Welkomm to Norway
@naciimomahamed7166
@naciimomahamed7166 7 жыл бұрын
This is best ruwayad ever
@samiramohammed9116
@samiramohammed9116 6 жыл бұрын
hoyoo jisaada janatul fardows hoyoo somali dib aye kuso koriidey ciyalkeda xafiidu llAh
@suldaankasomaliland8220
@suldaankasomaliland8220 7 жыл бұрын
Hooyo mcn qlli allah h iikaadaayo heerkaan taaganay isoo gaadhsiyay
@absilsomali6920
@absilsomali6920 7 жыл бұрын
Armaha sacudiga
@khalisuleman9389
@khalisuleman9389 5 жыл бұрын
Hooyo Somaliyeed ilaahay haa dhawro😍😍😍😍😍😍😍👏👏👏👏
@fatuuzhxushmofatuuzhxushmo5364
@fatuuzhxushmofatuuzhxushmo5364 3 жыл бұрын
Waaw tusmo jilitaankeedu masha allh sidoo kle jooker io parectamol kama dhacan
@BadriHajiomar
@BadriHajiomar 11 ай бұрын
Wow 😳 very good 👍 st vs bro keep going 🎻🎤🎶🇫🇲🇩🇯
@daahirosman8248
@daahirosman8248 4 жыл бұрын
WLH WAA SAX aabayasha somaliyeed Allh ha so hanuuniyo
@rayaanmuhudin8368
@rayaanmuhudin8368 6 жыл бұрын
😂😂😂😂 naag ku keentay malin kasto kusoo xasuusinee kulahaa😂
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 6 жыл бұрын
Inta jimca jokar ka heshaY like iigu jiid aad isla.qosolnèeee wleyaal😆😆😆😆
@somaligolden
@somaligolden 5 жыл бұрын
Kowsariina Khaalid i
@Dhamo1986
@Dhamo1986 7 жыл бұрын
Tusmo 🇸🇴👌🏽❤️❤️❤️❤️
@abdussalamhussein9772
@abdussalamhussein9772 7 жыл бұрын
cajiib hooyo waa geesi abuur alha aduun iyo aakhiro janada geey aduunkane nolol fican siii
@nuradan777
@nuradan777 5 жыл бұрын
Amiin yarabi
@kaydhaabsede1605
@kaydhaabsede1605 3 жыл бұрын
Waligay 100 lake mahelin somali ma ihi miyaa 😭😭
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 7 жыл бұрын
Ifur Sadax dalqo masaajidada igu celceliyeen lee igu qabtay kkkkkkkk jookaringi MashaAllah majaajilo Qurux Aadbaan Uga Helay
@chuchujaybaz1016
@chuchujaybaz1016 6 жыл бұрын
Istaahil Warsame
@diibmohamed2919
@diibmohamed2919 5 жыл бұрын
Masha allaah tusmo waa ku tageraa I love you soo much
@xamdafaysal1200
@xamdafaysal1200 6 жыл бұрын
Alow hoyooyink nodaa aamin 👏👏ilmaahan dhalay abhood kum lahoo
@TheBlueEmpire-20
@TheBlueEmpire-20 7 жыл бұрын
The girl is infecting the guy
@hanadcosoble5840
@hanadcosoble5840 5 жыл бұрын
Hhhh safiyo tumo waan ku salamy my king
@iftinjama
@iftinjama 7 жыл бұрын
Wow this is interesting I like it this so beautiful
@aaminakiinjibril2091
@aaminakiinjibril2091 4 жыл бұрын
Wlhi top +top m.a riwayad xaqiqda tabanaysa safia tusmo naiima jokar dalmar kabayare iyo dhaman kaqayb qadayasha riwayadan caqluga ku misan alle haydin dhowro hore u socda dhamntiin
@jaamcyare6404
@jaamcyare6404 3 жыл бұрын
yaa firsanaayo januaryy 2021 like🥰
@BariisSamatar
@BariisSamatar Жыл бұрын
MANSHALLAH mss tusmo waa abwaanad aan inaaba caadi mahan wa qoftaa kaliyaa oo an Aad utagero❤❤❤❤❤❤
@haldhadumar9141
@haldhadumar9141 4 жыл бұрын
Safiya tusma, qof aad udagan waye runtii, asturnanta ayaanan kuujeclaaday Anigu dumar ayado kale ayan ahay moyaane, hadan nin Ahan laha igameysan baxsaten❤
@loyansoyan489
@loyansoyan489 4 жыл бұрын
Haldha Dumar Waan ku salamay
@AH-xq8et
@AH-xq8et 5 жыл бұрын
Tusmo iyo naciimo jokar👌👏❤️
@hodandheeman5565
@hodandheeman5565 6 жыл бұрын
Waa ka helaa nimco jookar masha allah inaba caadi ma ahan i like 🤣🤣kkkkkkk
@xamariboy380
@xamariboy380 7 жыл бұрын
Dadku oo dhan maxee Ku qosleyn... Wali ma,aan fiirsan😱😱
@nadifoabdi1206
@nadifoabdi1206 7 жыл бұрын
Xamari Boy p
@xamariboy380
@xamariboy380 7 жыл бұрын
maslah Omar OK Lknse sxb heeso xamari ah inaa soo galiso kusoo dadaal
@qadarsaeed
@qadarsaeed 6 жыл бұрын
naciima jookar is the best barnaamijka iyadaa shiday
@faysalabdirahman405
@faysalabdirahman405 7 жыл бұрын
Walaalayaa waan idinsalaamay. Fadlan Inamada iyo Gabdhaa ha caayinina. Waa bodow. Baskooladay leedahay waa khalad waxaad meesha kusoo qoraysaan.
@khaoshanosman1309
@khaoshanosman1309 6 жыл бұрын
faysal abdi Maansha Allaaaaaaaaah Thank you usheeg dadkaan
@ayanlabohaydh7005
@ayanlabohaydh7005 6 жыл бұрын
Hhh
@mugadishowhamar9099
@mugadishowhamar9099 6 жыл бұрын
Safiya tusmo caadi maaha.
@anonymousrider1800
@anonymousrider1800 5 жыл бұрын
I love Somali comedian 🤣🤣🤣🤣🤣😍
@canjexhalgamaa9066
@canjexhalgamaa9066 6 жыл бұрын
Nimco wlshy alloow no ka daa❤❤❤👈
@hamsehamse1952
@hamsehamse1952 5 жыл бұрын
Dhamaan soomaliley waan idin salaamey
@missnadia9761
@missnadia9761 7 жыл бұрын
Kabayare, nacimo joker dalmar iyo parastamol Inaba cadi ma ahan
@amishahmed684
@amishahmed684 6 жыл бұрын
miss Nadia q
@abdullahiyussuf8849
@abdullahiyussuf8849 4 жыл бұрын
@@amishahmed684 mm
@maryanjimale9241
@maryanjimale9241 6 жыл бұрын
I really love this journalist
@mocalaale4263
@mocalaale4263 6 жыл бұрын
Barastamool🌟🌟🌟🌟🌟 Naciimo jokar 🌟🌟🌟🌟 Xmas tree 🌲🌟🌟🌟🌟 Dalmar bidaar 🌟🌟🌟 Wiilka dharka hidaha 🌟🌟 A-Rasta 🌟
@azhwaaqali6442
@azhwaaqali6442 7 жыл бұрын
Waligay English laxan lasaarayoh maan arkin ing xagay katiMid 😂😂😂😂😂😂
@sagalsiman5503
@sagalsiman5503 6 жыл бұрын
hoyo mcn allow janada kugu bisharey 😢😢😢😢😢
@kivanc1089
@kivanc1089 7 жыл бұрын
Paracetamol mid key dhahaan qaabkiisaaba ku qoslaysaa
@seynabsamaanbadanhuseinxas7178
@seynabsamaanbadanhuseinxas7178 6 жыл бұрын
Illaahey amarki anigo seynab ah commit aqrin si toos umaba daawan karo
@a.wadani881
@a.wadani881 6 жыл бұрын
seynab samaan badan Husein xasan o
@sharmaarkeabdi2915
@sharmaarkeabdi2915 6 жыл бұрын
Seynab wa war jeceshahay
@muxidiincumar3289
@muxidiincumar3289 6 жыл бұрын
Hello
@ashaabdullahi2572
@ashaabdullahi2572 5 жыл бұрын
seynab samaan badan Husein xasan cudurkas wankula qaaba saxibey
@abwaanlingardabdi9105
@abwaanlingardabdi9105 6 жыл бұрын
Gooooood ku lahaaaa maxamad baristamool hhhhh libaax wlh
@shukriabdulahi4498
@shukriabdulahi4498 7 жыл бұрын
Baristimol iyo naciimo jokar caadi ma ahan
@mohamedAhmed-mq8zt
@mohamedAhmed-mq8zt 6 жыл бұрын
shukri abdulahi aad Ku slmy
@shukridirshe9567
@shukridirshe9567 5 жыл бұрын
Ju7u7
@wiilkareercaliwiilkareerca5169
@wiilkareercaliwiilkareerca5169 6 жыл бұрын
Alla Meeha Naciima Jokar aa u shidan yaa waba Quruxsanthy M.a
@khadijaali9045
@khadijaali9045 6 жыл бұрын
The issue is why are these man's who were raise by single mother repeating same pattern to their children. If they never had their fathers around as child, why would you do same to your child.🤔😔
@abdulazizatl6752
@abdulazizatl6752 5 жыл бұрын
khadija Muhumed... war dadku ma madaw baad mooday.. somali aan abe lahayn miya jira.. war aba yasha qar ba digaal ku dhintay qarna wey noolyihin
@mugadishowhamar9099
@mugadishowhamar9099 6 жыл бұрын
Dalmaryare reerbadiyo ballad dishay waye.
@khadrahassan7410
@khadrahassan7410 3 жыл бұрын
Naima jokar naag nool ruwayada ayda shidaba 👏🥰
@asiaali1869
@asiaali1869 6 жыл бұрын
hoyoyinka sharafta bdn😍🙏 ilahow akhira iyo adunba wx dhiba hanagatusin😍🙏💯
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 6 жыл бұрын
Naciimo jokar iyo paracetamol baa igu socdo kaliyah....superb acting skills hore u socda ilmo adeeryaal
Somali Museum 2018  Riwaayad Waayihiisa jacaylka & qurbuhu way na sitaan.
1:05:37
The Somali Museum
Рет қаралды 2,1 МЛН
RIWAAYADA DHACDO DHAAWAC BADAN , Somali Museum 2019
45:30
The Somali Museum
Рет қаралды 790 М.
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 73 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 12 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,4 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 72 МЛН
Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena, Nimco Jokar, Roodo Beerlula iyo Badri
24:57
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Áwil Mawliid
Рет қаралды 92 М.
12  Somali
8:31
Mabel Park
Рет қаралды 680
Riwaayada Jacayl Gaagaxay  -  Qaybta 2aad
32:49
The Somali Museum
Рет қаралды 210 М.
Barnaamijka Kun Su'aalood iyo Su'aal ( Safiya Tusmo )
57:18
Horn Cable Tv
Рет қаралды 751 М.
Malabkeenii Doocaan Dacar Buu Dhadhamayaa ,SOMALI MUSEUM NIGHT 2016
1:08:08
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 1,1 МЛН
Riwaayadii Somali Museum 2021 ( Ismaan Dhaaf Qoys )
38:30
The Somali Museum
Рет қаралды 667 М.
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 73 МЛН