Sir iyo Caad Deeq Kureejo Sumaya Suu iyo Yaasmiin Tiina

  Рет қаралды 209,802

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Sir iyo Caad Deeq Kureejo Sumaya Suu iyo Yaasmiin Tiina

Пікірлер: 244
@ashheart9761
@ashheart9761 8 ай бұрын
Yaasmiin tiinaay Aaqiradaadii ha iloobin, Oo aaqiro moog ha noqon, Xisaab Alle ayaa dambeysee, Walaalo xijaabo.
@KhadroAli-fz1jt
@KhadroAli-fz1jt 8 ай бұрын
Farxadu waqurux wallahi markaste maansaas ahaano maryooley
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 8 ай бұрын
Barakumu Allah jamiican. Tina, I like your role ♥️ you're extraordinary!!!!
@MahadAdo
@MahadAdo 8 ай бұрын
Wlh Kal iyo laabaan uqoslay thanks again guys
@allaacaddeeyayofficial4621
@allaacaddeeyayofficial4621 8 ай бұрын
Hayaay ramadaan waa imaadee is diyaariya
@nasroipraahin9509
@nasroipraahin9509 8 ай бұрын
Masha allah waxan idinka codsanaya halqad o maxed iyo sumaya isku so laabasho ah kulmiyena jacelykisa ku helo wa codsi
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 8 ай бұрын
Tiina iyo sumayo masha Allah film ku jeclahay ❤🎉
@ilwaaddegan2449
@ilwaaddegan2449 8 ай бұрын
Tiina iyo Sumaya waa isku soo baxayaan Maasha allah gabadh iyo hooyadeed ❤❤❤❤❤❤
@Susuu7777
@Susuu7777 7 ай бұрын
Run Mey udhashay
@ruunfarah6919
@ruunfarah6919 5 ай бұрын
So funny film sifican kudhameya cida kusolabta ❤❤❤😂❤❤
@user-fu1ql5hu5y
@user-fu1ql5hu5y 8 ай бұрын
Sir iyo caad rapaaa wlhi keep going
@SooliSmith
@SooliSmith 7 ай бұрын
Sii wada sxbyaal sir iyo caad waa fantastic
@hudiitha4465
@hudiitha4465 8 ай бұрын
Waa maalintii u horaysay een arko tiini oo niyad u qoslaysa😂😂😂
@Aadanshekh-n5o
@Aadanshekh-n5o 8 ай бұрын
ha wlhi😂
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 8 ай бұрын
SALAAM ALAYKUMA FIRST ONE THANKS MY DEAR TEAM 🎉🎉🎉🎉
@hmhayatio9877
@hmhayatio9877 8 ай бұрын
Wilka gacanta badan kadafa walahi wuu xishodey 😮 anyway liking the caftanka 😂
@bishaaroali7219
@bishaaroali7219 8 ай бұрын
Inuu dhamaadaa umalaynayay alx hadiiba uu siisocdo lkn always dadkii kale😢
@XafsoAbdisalan
@XafsoAbdisalan 8 ай бұрын
Wuu dhammaaday
@MarianAbdullahiAhmed
@MarianAbdullahiAhmed 8 ай бұрын
Dhanyerad weyn baan ahaani jiray tiina isn't easy😂😂😂😂
@aminasuudi6280
@aminasuudi6280 8 ай бұрын
Tiiina ❤❤❤❤ maamo anjeclay iyo sumeya iyo quruxlowgaas
@cadaaniaxmeddheegcadocadaa1668
@cadaaniaxmeddheegcadocadaa1668 6 ай бұрын
Asc dhamaantiin asxaabta xogmaal Aniga shaqsi ahaan waan dhamaystay flimkan sir iyo caad Lkn shaqsiga aan number koow sii jiliinka waa tiinaa Waxaanan leeyahay keeb going my sister Waxaan rajaynayaa in illaahay nolol inagu kulmiyo insha ALLAAHH ❤❤❤❤
@sudiissa5701
@sudiissa5701 8 ай бұрын
Waan idin salaamay kooxda sir iyo caad waad naga daahadeena Anigu waa idinku haysta London ayaan idika daaw❤❤
@AbdulahiMahamud-x3j
@AbdulahiMahamud-x3j 7 ай бұрын
Su aal filka sir iyo caad madhamaaday
@MiiraKhadar
@MiiraKhadar 8 ай бұрын
wiilka waa quruxlow❤
@xamdishMuse-qc9nb
@xamdishMuse-qc9nb 8 ай бұрын
Qadar keyow ayuu uu egyahay mise aniga umaleyo
@MiiraKhadar
@MiiraKhadar 8 ай бұрын
@@xamdishMuse-qc9nb kanaa ka qurxon
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 8 ай бұрын
Tiina lady is so beautiful Manshaallah.
@QueeninaaliAbdi
@QueeninaaliAbdi 8 ай бұрын
Ruwaayada 🎉🎉🎉🎉 meel xun ku dhamaatay
@zahrishpbe8341
@zahrishpbe8341 8 ай бұрын
Walayal film ciyow noso dhiga sidan u sugeynay waa daalnee😢😢
@FowziyaFiican-zv2pc
@FowziyaFiican-zv2pc 8 ай бұрын
Weyba dhameyene qeybta hore dhammaad waaye intanu ku eg yahay bey dhaheen
@MiiraKhadar
@MiiraKhadar 8 ай бұрын
​@@FowziyaFiican-zv2pc marka ma qayp labad ayu leeyahay talow😮
@sumayocqadirsumayocqadir
@sumayocqadirsumayocqadir 8 ай бұрын
​@@MiiraKhadarwan u maleynaya 😊
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 8 ай бұрын
Ma filmikii ilmadii qarsoonyd
@Shuushuu500
@Shuushuu500 8 ай бұрын
Filimka wuu dhamaday soma ahan
@fadumayusuf4102
@fadumayusuf4102 8 ай бұрын
Legend Tina, we love youheart
@UmuMuhanad-z4h
@UmuMuhanad-z4h 8 ай бұрын
Qaladadka filmkan noso galiya plz😂😂😂😂
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 8 ай бұрын
Dee teem yaasmiin tina filmkii baanu sugeynaa ❤❤
@nasiib_isxaqq254
@nasiib_isxaqq254 8 ай бұрын
Can't wait to see part 16 full vedio Inshallah 💖💕
@AboubakerInaMahamoud
@AboubakerInaMahamoud 8 ай бұрын
Filmka noo siiddayaa mahamad wan ka helnay wlh filma sir iyo cad
@xamdacabdirashiid-vy6sw
@xamdacabdirashiid-vy6sw 8 ай бұрын
Oo hada ma dhamaadey 😢
@AbdullahiAbdi851
@AbdullahiAbdi851 8 ай бұрын
Soo tii lalahaa film ka wow dhamaaday
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 8 ай бұрын
Haa lkn wa sheko un tni
@caamir123
@caamir123 8 ай бұрын
Isoo duceeYa wan ka baxayaaye😢😢
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr 8 ай бұрын
Maxad kabaxda Bowe ❤
@NimaRage-s4y
@NimaRage-s4y 8 ай бұрын
Yaad ka baxaysa
@dramalxade6167
@dramalxade6167 8 ай бұрын
Yasmiin tiina walhi waan taageera habo hory usoco
@XaliimoMohamedXazan
@XaliimoMohamedXazan 8 ай бұрын
Filinkiii away wixina nagu ciyarten 😭😭
@AhmedAli-hm5en
@AhmedAli-hm5en 8 ай бұрын
Mashaalah kaftanka team sir iyo caad
@ladanilmi8237
@ladanilmi8237 8 ай бұрын
Wonderful team I really appreciate your talent guys keep going if you compare you with the most succesful actors in hollywood your team will come first without doubt. Somalinimo mashallah
@amuun9967
@amuun9967 7 ай бұрын
Flimkan halkee kudanbeyey 😢😢😢😢
@fowziaali3942
@fowziaali3942 8 ай бұрын
Session two waan sugayna laso dhaqsada
@shukriomar309
@shukriomar309 8 ай бұрын
Maanshaaalaah famil khurux badan. Liicaato. Soo celi
@muduyano4325
@muduyano4325 8 ай бұрын
Tiina iyo sumeyo ishelay wa funny Mnshll
@faisasaciid624
@faisasaciid624 8 ай бұрын
Maansha allaah waan idin xiisi doonaa
@haniasad54272
@haniasad54272 8 ай бұрын
Maxaa ku dhacy filmka
@kooreebe
@kooreebe 8 ай бұрын
Run ahaantii waxaa wanaagsanayd in Sumayo lagu soo celiyo Maxamed
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 8 ай бұрын
inaalilaah 😂
@MariamMoussa-d1m
@MariamMoussa-d1m 8 ай бұрын
as walalahay ku da xodmal sida fican ee uu sodhamaday filinki wad ku mahadsantihin wan idin xisidonaa bay baýyyuuu❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤ ku jecliya walshey Yasmin tiina ❤ sumayo qurxley kuligin Masha Allah allxmduliilh allxmduliilh ❤❤❤❤❤
@AsmaFarhan-ds5ey
@AsmaFarhan-ds5ey 8 ай бұрын
Ish islantan qosolkedan nacau istusad
@nimosuleiman
@nimosuleiman 8 ай бұрын
Masha allah runbad modaan inad isku dhasheen dadki kale meeye
@liibaanmaxamed6235
@liibaanmaxamed6235 8 ай бұрын
Nagaga soo dhaqsada haayee waan ka caajisaynaa hadiiye😊
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 8 ай бұрын
Waa qiso fiican kan hada socda xataa hargeysa waa best👍
@nastexoali657
@nastexoali657 8 ай бұрын
Alla kan ha naga deynina😢😢
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 8 ай бұрын
QOFKII U HOREEYAY EE VIDEO GAN DAAWADA MILLION THANKS 😂
@ayaanmagaalo9149
@ayaanmagaalo9149 8 ай бұрын
Kuwan waba xarabo 😂wa mahadsatiihin❤
@ladanilmi8237
@ladanilmi8237 8 ай бұрын
I mean if I compare you with hollywood actors you will hit the rocket. Make us more series like SIR IYO CAAD.
@umulkhayrmoh1970
@umulkhayrmoh1970 8 ай бұрын
Sumayo isku reer cali ade ban uu maleeya inan ahayen 😢
@saarayusuf
@saarayusuf 8 ай бұрын
Tiina waa Qosolka filmka😂😂😂😂
@NouraMohamoud
@NouraMohamoud 7 ай бұрын
Film muu dhamaaday😢
@FardoussaIbrahim-p7u
@FardoussaIbrahim-p7u 7 ай бұрын
Yassine tinna Hooyo macan ❤❤❤❤ 😂😂😂😂
@DeqaAbdi-r3v
@DeqaAbdi-r3v 8 ай бұрын
Walhi wan tagera sumayo suuu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🎉🎉🎉🎉
@iqraaxmedsalaad-cb7cf
@iqraaxmedsalaad-cb7cf 7 ай бұрын
Filmkan ma dhamady horta isheg pls😢
@amuun9967
@amuun9967 8 ай бұрын
Walahayga sharafta badan isoo duceeya family proplem baa ihaystee In illhy ii kala furdamiyo rerka iyo owlaadana ibarakeeyo wxn ahay umul Xanuun iyo istarees udheryahay😢😢😢😢😢
@HodanhazanDIIRSHE
@HodanhazanDIIRSHE 8 ай бұрын
Wll illhey haka dulqaado insha Allah waad bogsoon
@nalkanaftauroon4037
@nalkanaftauroon4037 8 ай бұрын
Ilhay hakufududayo abayo
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 8 ай бұрын
Just is atuur abaayo
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 8 ай бұрын
Wan idin salamay dhaman bahda xogmaal media iwrn sxbyal anigo ah abdillahi Ahmed madar
@shukriaomer186
@shukriaomer186 8 ай бұрын
Oo tiina maxamad maxay ku jeclaatay maanta 😂
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 8 ай бұрын
Waa Marki U horayse Aan Arko Tiina Oo Waji Furan Oo Qoslaysa 😂😂😂
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 8 ай бұрын
Fadlan qosolkan been beenta ah nagadaya ee filmka nosoo daaya
@sahroadan7054
@sahroadan7054 8 ай бұрын
Kkkkkk waa iga qosliisey tiina
@freeman2590
@freeman2590 8 ай бұрын
Nin aan qabin ayay feerihiisa taataabsanaysaa sumaya ceeb
@laadarlaadar6814
@laadarlaadar6814 8 ай бұрын
Maseerlow
@Zuleymaan-bi9cu
@Zuleymaan-bi9cu 8 ай бұрын
KZbinrs caadi ah noqda😂 wlhi kuwaan ayago qosol is dul saaren bay qosolkii iga dhameeyen😂😂😂
@zeinabdaahir5323
@zeinabdaahir5323 8 ай бұрын
Ma dhamaaday
@AmiiraXassan-et7uc
@AmiiraXassan-et7uc 8 ай бұрын
FiLimkann Muu DhamaadaYna
@MishaMishaabdi
@MishaMishaabdi 8 ай бұрын
Filim ay sumayo io tinaa ku jiraan noso bilaw 😂😂❤
@NuuraMohamed-l2d
@NuuraMohamed-l2d 8 ай бұрын
Mashadooyo
@aminoabdikariin3893
@aminoabdikariin3893 8 ай бұрын
Wilka crush aya ku ahy ❤😂😂
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 8 ай бұрын
Masha Allah ❤😊
@kaltunismacil4680
@kaltunismacil4680 8 ай бұрын
Wl islantan iis astur dhah
@NastehoabdiNastehoabdi-p4k
@NastehoabdiNastehoabdi-p4k 8 ай бұрын
Habo anaba modi jiray😢inad kibir badan tahy 😢❤😊
@yousramohamedomar8229
@yousramohamedomar8229 8 ай бұрын
Keep going team sir iyo cad
@sacdiyoyusuf359
@sacdiyoyusuf359 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@fatmina08
@fatmina08 7 ай бұрын
Alla filimkaan noo wada season 2 kaso sameya ilaha idin ku dhaarshe paracetamoloow😭😭😭😭
@OumaiymaAhmed
@OumaiymaAhmed 8 ай бұрын
Macha allah vous etez meuille
@falisgaal
@falisgaal 8 ай бұрын
Manta waxa noogu mama tiina iyo family keeda idin away hee ciyaarta Naga daaya so badiya xalqada please dhoor Malin ba sugeenay Hada in yar wa xaay
@tasmoCalimaxamad
@tasmoCalimaxamad 8 ай бұрын
Maxaa dhacacy saan miyuu kudhamaaday filimkii😢😢😢😢
@saafiaxmedcalifahiye4612
@saafiaxmedcalifahiye4612 8 ай бұрын
Tina nag maskax alle siiyay Wan ku wataa
@فتحيةعلي-ي1ن
@فتحيةعلي-ي1ن 8 ай бұрын
Hooyo mcn love you ❤💞🤱🏼
@Saaraabdulhi
@Saaraabdulhi 8 ай бұрын
Wll nubilaba filma cusub
@xamdabarkhad8785
@xamdabarkhad8785 8 ай бұрын
Mnsha allh wllhi waan idinka helay
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 8 ай бұрын
Team kaan ugu shidan
@drduhjama4093
@drduhjama4093 8 ай бұрын
Caruurta sumaya iyo paracetamol lama arko miyaa
@farhiaali8967
@farhiaali8967 8 ай бұрын
Dee wa been😂
@drduhjama4093
@drduhjama4093 8 ай бұрын
Beenta may u ekaysiiyaan baan ka wadaa
@daadirdaada4174
@daadirdaada4174 8 ай бұрын
Qosol iguma hadhin dhabtii😂😂😂
@NK.135
@NK.135 8 ай бұрын
Wxn qosol maha danyerkan laysku yeedhayo mxy ahyd ilahy in ka dhigo manay ka baqanayn mid kle danyerka ma waxbu na siiya
@awalmahdi7304
@awalmahdi7304 8 ай бұрын
Hal family ayaa ladin Moda ❤❤
@cabdifataaxxaajiyusuf4811
@cabdifataaxxaajiyusuf4811 8 ай бұрын
Film kii maxa ku dhacay
@hoodaahmed9621
@hoodaahmed9621 8 ай бұрын
Waaw tem sir iyo cad 😂
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 8 ай бұрын
war niyow seoson 2 nooso galiya
@caashoabukar6029
@caashoabukar6029 8 ай бұрын
Filim kii dhamaa😢
@RiitaAhmed
@RiitaAhmed 8 ай бұрын
Season 2 inooga soo sameeya
@SahraAhmed-f1u
@SahraAhmed-f1u 8 ай бұрын
Kulmiye ❤❤❤❤
@aminayassinehussein8123
@aminayassinehussein8123 8 ай бұрын
Filimada mahamed pracetimool aad baan ugu xidhnaa laakiin hada aad uma fiirsado, waayo waxaan ku arkay naagta Yasmiin tiina oo aan ku nacay markaan arkaba inay qabyaalad ka hadasho oo reeraha qaar ay gaar u caydo markaa habartaas baan awgeed ayaan u daayey
@Aziiza_A
@Aziiza_A 8 ай бұрын
😮😮😮😮😮
@khadraali8373
@khadraali8373 8 ай бұрын
Na orod iska ooy ilaa amanuun
@ubahnuur2739
@ubahnuur2739 8 ай бұрын
Wuuu dhamaadey 😢
@Hafsoxubiii17
@Hafsoxubiii17 7 ай бұрын
Away filimkan
@MaryamhusseingaraneMaryam
@MaryamhusseingaraneMaryam 7 ай бұрын
Away filimki
Flim-kii Sir iyo Caad maxaa qaldan
18:58
Xogmaal Media
Рет қаралды 328 М.
Film-kii Sir iyo Caad, Part 12
33:59
Xogmaal Media
Рет қаралды 527 М.
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 31 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Film-kii Sir iyo Caad, Part 1
40:40
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
wacyigalin_ talaabo wax ool le.
5:01
Djibtalo production
Рет қаралды 17 М.
II WAD SHEEKADA “ Qeybtii labaad ee ilmada qarsoon “ S3-E2
39:01
Find The Real MrBeast, Win $10,000
0:37
MrBeast
Рет қаралды 98 МЛН
Как скрыть двойку в дневнике от мамы
0:40
Даша Боровик
Рет қаралды 3,1 МЛН
ToRung comedy: 😂magic box📦
1:00
ToRung
Рет қаралды 12 МЛН