XASAN SHEEKH TEENDHADII AFISWOONI EE DOORASHOOYINKA LAGU QABANAAYEY BUU GATAY😢. MEYDAAN OGEYN ?
@Calicabdulahi12310 сағат бұрын
Yuhuuda allah jiwiyo
@SiyaadCiise9 сағат бұрын
❤mahad sanid wariye
@nuuurcbdii9 сағат бұрын
🥺 🥺 🥺 rabbiyow xaalad liidata ayaan ku jiraa, adigaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto ee ii gargaar. ilaahbaan ku dhaartee iimaanka ayaa i celinaya balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax barta oo shaqaysta balse maanta ma awoodo, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garabsii, si Allah darti ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa :Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex:
@aichadjibril417911 сағат бұрын
TAGEERADEY AY U HADHAY ISRAIL SUBXANALLAH.ISRAIL WAY SOO ROGAL CEELISAY MARKAY ARKEEN GEESIYEESHI REER FALASTIIN AY NOOL YIHIIN.ISRAIL WAY QARACAANTAY ARAAKTIIDA REER FALASTIIN.FASHILKOOGI AYEY ARKEEN.SOOCODA YUHUUDEY WAXAAD KA HESHAAN WAN NU EEGNA INCHAALLAH
@seed39665 сағат бұрын
Asc
@zakariasaiddjama94226 сағат бұрын
Ascwb walaal. Ilama aha ciidan Israaiil oo bahdilan inay ku soo noqon doonaan Qaza iyagoo arkay Xamaas oo dhoolatus cajiib ah soo bandhigtay ; maamul, hub iyo gaadiid cusub. Maanta ma jiro askari yahuudi ah oo si nabadgalyo ah u tagi kara wadan kale. Arinka Israaiil waa "nin daad qaaday xumbo cuskay". Baarak'Allah fiik walaal.
@calishaakir16 сағат бұрын
ANIGU WAAN KASOO HORJEEDAY IN XAMAAS HUB LASOO BAXAAN MARKIIBA.!!!
@abdihamiid95736 сағат бұрын
Israel waxay jabtay 7 October warkeeda waa wax kama jiraan
@ShaaftoAli-kt5vs10 сағат бұрын
scw❤❤❤scw❤❤❤scw❤❤❤
@seed39665 сағат бұрын
Ma xaasbaa yuhuudu cid beey ku lamaan tahay cajiib fulayaal meel daran kubaxa 😮😮😮😮😮😮
@felisabdi379417 минут бұрын
Qiyaanadii ugu weyneyd ee la rabo in Xamas lagu majo xaabiyo, walee make iga ay wadan maaha mid yar , masarna waa cabaska danta galbeed…
@NoorAbdi-m4g11 сағат бұрын
Awey Nikii Kale Ama Galyan
@calishaakir16 сағат бұрын
SHIRKADAHAASI WAA BEEN EE JOOJIYA BEENAHA CADOWGA.!
@aichadjibril417911 сағат бұрын
MAREIKAAN IYO ISRAIL WAA ISKU MID ISKUNA QOF.SIDEE BAY MAREIKAAN OO DHINACA ISRAIL AHI U AMMAANKA U SUGIKARAA.AWAY SOW DOWLADIHI ISLAAMKA IYO CARAABTU AY KU SOO BIIRAAN MAAHA.TANI WAA SIR AY WADAAN ISRAIL IYO MAREIKAAN WEYEY.MAXAA U HADHAY ISRAIL OY DOONAYSA.