Sir wayn ayaa la ogaaday waraysigaas kadib

  Рет қаралды 51,856

Ogaal cusub

Ogaal cusub

Күн бұрын

Пікірлер: 248
@mubarakali5458
@mubarakali5458 11 ай бұрын
Aadbaad ugu mahadsantay inaad salaada iyo ciibaadada eebe naxasuusisid MAHADSANID
@MohamedsaidApdullahi
@MohamedsaidApdullahi 11 ай бұрын
Waaa xikmad fiican zxp aad iyo aad ayaan kuu tageraa ❤keep going the golden voice of the world 🌎 ♥️
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 11 ай бұрын
Waa qiso muruga badan wallhi 😢 Adu madax la gu jabshay hadana ha lagu dhibo allahu akbar allow ino naxariiso subxanallaah 😢
@goldennature3129
@goldennature3129 11 ай бұрын
Alle Uma naxaristo
@nafiisaismail6604
@nafiisaismail6604 11 ай бұрын
@@goldennature3129hubsiimo halba lasiista commentiga dib uso akhri
@XawoLuul-yc5un
@XawoLuul-yc5un 11 ай бұрын
​​@@goldennature3129illahow no naxariso ey dhahdey ee wilka uma duceynoyso 🥺
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv 4 ай бұрын
@@goldennature3129sabab😂
@malekmoha5425
@malekmoha5425 11 ай бұрын
Wllhi aad baan ugu naxay maskinka😢😢😢 umuu khalmin dhibka intaa la,eg asiga o kusugan xaladaas 😢
@Naagnool124
@Naagnool124 11 ай бұрын
Markaan arkay xasuusintaada tuko salaada intaan lagugu tukan ayaan kacay oo cishe soo tukaday cashadiina soo qaatay iminka anoo happy ah oo degan baan cashaynayaa adigana ku daawanayaa. Salaada cishe way igu adagtahay😔
@taxanemediapro7380
@taxanemediapro7380 11 ай бұрын
Wll ku dadaal salaadda cishaayi nabigu wuxuu sheegay inay munaafiqiinta ku adagyihiin salaadaha subax iyo cishaayi
@ruqiyoahmed8752
@ruqiyoahmed8752 11 ай бұрын
alle ha ku fududeyo abaayo❤❤❤
@saacissaacid338
@saacissaacid338 10 ай бұрын
Allaha ku fidudeyo abyo 🥺
@faaizosamatar8712
@faaizosamatar8712 Ай бұрын
Allah kuu fududeeyo apayo ku dadaal I.a
@Mustafeindho879
@Mustafeindho879 11 ай бұрын
Caawa cid miyaa iga horaysa hapen wangsan team ogaal cusub❤
@liina3528
@liina3528 11 ай бұрын
Alle haku sharfo wlo sida aad khyrka nola jeceshy dhmntena salaada aan ku dadaalno❤😢
@musemohmud5032
@musemohmud5032 11 ай бұрын
Aaad baa u mahad santhy ❤mazuul golden voice
@MohamedAbdiAli-g1t
@MohamedAbdiAli-g1t 11 ай бұрын
Manshalah walal waa ku taagera xaqiqdi magacagase ma aqaan Ogaal Cusub my favorite channel❤
@Xalimo421
@Xalimo421 11 ай бұрын
😭Allahu akbar,Alle dilaa dhinto.Maskiin asagoo dhiban rasaas Madaxa uga dhex jirto uu wareeysi dheer maray oo an loo baahneyn.
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 11 ай бұрын
Subxana laah Dhibta uguweyn wa 2maalmod uu guriga ku jiry
@rageabdi2089
@rageabdi2089 11 ай бұрын
Golden voice ❤
@HÀŸŔÙF
@HÀŸŔÙF 11 ай бұрын
The best KZbin,R ogaaL cusup ❤ wllhi ilahaY Dartiis aYaan ku jeclahaY 😢❤❤❤ keep going bro ♥️ 👌
@farhan_taffo
@farhan_taffo 11 ай бұрын
Keep going zhp hore usoco ustaad
@Jamal-g2r
@Jamal-g2r 11 ай бұрын
Comin soon🎉300k
@musemohmud5032
@musemohmud5032 11 ай бұрын
Waa qiso xanuuN badan Xaqiiqdii balse ilahy caqliga iyo xasuusta naga ma qaadana sababtoo ah isagu waxa ku dhacay ma sheegi karin sababtoo ah xasuustii baa ka tagtey lkN danbi baaraha oo dareemaY waa mahadsanyahy
@THESHABEELO
@THESHABEELO 11 ай бұрын
Horey usoco sxb nosoo badi, muuqaaladaada waakuwo aad u sareeya
@ABDIRAHMAN_700
@ABDIRAHMAN_700 11 ай бұрын
Aar caawa waa so daahay anyway waku farxay marka muqal cusup arkay❤Golden Voice m.a ❤🎉
@XamseAnwar
@XamseAnwar 11 ай бұрын
Waxaad ku mahadsantay slaada cishe ayaad ixasuusisay❤
@FarxaanYuusuf-b8h
@FarxaanYuusuf-b8h 11 ай бұрын
Dabcan iyagu qayb ayay ku leyihin khatarta dhawaca waxa lagayaba in ahadi si dhakhso ah ay ugayn lahayen dhakhtarka inu san dhami laha. MAHADSANID❤
@maxamedaxmed-oh1ej
@maxamedaxmed-oh1ej 11 ай бұрын
Golden Voice Congratulations 300k🎉❤
@YayaChannel-r1i
@YayaChannel-r1i 11 ай бұрын
I like you bro and yourchannel ❤ ❤❤
@Apdifatah_TaaxO
@Apdifatah_TaaxO 11 ай бұрын
Golden voice 😊
@mohamedliibaan1
@mohamedliibaan1 11 ай бұрын
Salaada kadib ayan fiirssnaa
@imanhaji7166
@imanhaji7166 11 ай бұрын
21 december sanad ma leh miyaa,walaal markaad dadka wax u sheegayso waxii muhiimka ahaa markaad aad ka tagto wax dhumay dhaadhanka sheekada aad ka sheekeenyso.Fadlan walaal marka labaad isku day in aad ka fakerto taariikhda oo sugan si loo jaclaysto waxa aad tebinayso,laakiin waxaan ku leeyahay waxaa aad tahay qof ku wanaagsan sida dadka wax loogu soo gudbiyo oo wax loogu sheego xagga Balaaqada(eloquent person).horay u soco walaal(well done)
@iqraaadan7337
@iqraaadan7337 11 ай бұрын
😳
@dromarhabeb
@dromarhabeb 7 ай бұрын
0:42 waa Sanadkii 21 Dec 2006 wallaal
@NasracayduruusKeenadiid
@NasracayduruusKeenadiid 11 ай бұрын
Thanks bro waan jeclahay dawashada clip 🎉
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 11 ай бұрын
Qiso aad u murugo bdan💔🥲
@Jiyaa17.7
@Jiyaa17.7 9 ай бұрын
💔💔💔😲😳
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 11 ай бұрын
Waa qadar waana uqorneed
@maymuunbootaan69
@maymuunbootaan69 11 ай бұрын
Sxp waan istaajiyey. Waxaan umaleenayaa ineey waxkale ku dhaceen oo arintiisu ka ween tahay matalaad balse wixii ku dhacay wali nuuqaalka ma dhaneesan isha allaah adaa iidhameenaya. By the way thanks lot Sxp ti be honest my favorite channel waaye ogaal cusub shantii sano lasoo dhaafay kugu xirna waanku tashta ❤
@maymuun78
@maymuun78 11 ай бұрын
Samiday ❤😢
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 11 ай бұрын
Qalad wayn ayey ku dhacen wlhi ruux rasaas ku jirto wax uusan ogayn ku cadaadi waa diliin cad 😢😢
@SamirSaid11
@SamirSaid11 11 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@zakariyesuldaan2839
@zakariyesuldaan2839 11 ай бұрын
Sheekadaan horaad noogu soo gudbisay zxp waliba dhawaan inay ahayd ayaan rajayn
@ikraanclaahi7970
@ikraanclaahi7970 11 ай бұрын
Qof ila fahmay adan ka arky😂😂
@zakariyesuldaan2839
@zakariyesuldaan2839 11 ай бұрын
@@ikraanclaahi7970 walaalkeen wuu inaga waalayaa kkkkk aniguna kamaan dhicinoo dhagahaa kaga qayliyey 🤣🤣🤣
@RashiidOmer-dq5tg
@RashiidOmer-dq5tg 11 ай бұрын
Great job sxp slda hala tugto aqyaarey
@CabdaleAdem
@CabdaleAdem 11 ай бұрын
God bless u brother
@JamaalBrre
@JamaalBrre 11 ай бұрын
Golden voice mi fav.utober
@mohamedabdishakur-xy3ip
@mohamedabdishakur-xy3ip 11 ай бұрын
Golden Voice waku tageeraa❤
@SadikOmer-o9m
@SadikOmer-o9m 11 ай бұрын
The golden voice keep going
@Jamal-g2r
@Jamal-g2r 11 ай бұрын
Horta maxay qisooyinku ugu badan yihii 🇺🇸 USA 😢😢😮
@abduqadirmohamed7662
@abduqadirmohamed7662 11 ай бұрын
Dee weey diiwaangaliyaan
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 11 ай бұрын
Waa dal mujtamac kala duwan ay ku noolyihiin
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 11 ай бұрын
​@@abduqadirmohamed7662Haa sxb waydiwan galiyan qarkodna filiman bay ka turjumaan
@AlmaRashiid
@AlmaRashiid 11 ай бұрын
Mahdsanid mudane ❤
@Abdihafiidmaxamuud
@Abdihafiidmaxamuud 11 ай бұрын
zxb mahadsanid qisooyinkaaga waa jeclhy
@LusianaJj
@LusianaJj 11 ай бұрын
Qisadan hora uso galisay aboowe ❤❤❤😊
@IbrahimMuktar-di2rm
@IbrahimMuktar-di2rm 11 ай бұрын
M.a maclinka lkn nooga soodar qisoyinka hamiga io hormarinta🎉🎉🎉🎉🎉hormarka I eh
@Butuceyyy
@Butuceyyy 11 ай бұрын
Waa xanuun😢😢
@Boqor61
@Boqor61 11 ай бұрын
anaa u horeeya caawo 😂🤝
@zakariyesuldaan2839
@zakariyesuldaan2839 11 ай бұрын
Sheekadaan horaad noogu soo gud bisay zxp
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 11 ай бұрын
Haa waan yaabanaa
@zakariyesuldaan2839
@zakariyesuldaan2839 11 ай бұрын
@@FaysaAbdi-jt3vj 🤣kamaan dhicin walaalkeen
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@hanadabdikaahin3615
@hanadabdikaahin3615 11 ай бұрын
Ogaan ayuu isku nasaqayaa ninkani 😅😅😅
@musemohmud5032
@musemohmud5032 11 ай бұрын
Sxb qisada dhamayso saas ma ahane
@NakuureyOh
@NakuureyOh 10 ай бұрын
Waxa wacan qofka 😢hduu dhwac qaba in uguhoreen ladabiibo kdib la wareesto
@Maan-101M
@Maan-101M 11 ай бұрын
Mahadsanid bro music back ground ku waa duni kle
@Maxamuddhagayarexusen
@Maxamuddhagayarexusen 11 ай бұрын
Asc asxabta ogal cusub waxan idinleyhy haben wangsan sxb Qisoyinka wad naga rajisa ee mar ka fadlan noso dadaji bls❤
@foozia426
@foozia426 11 ай бұрын
Wiilka odeygaaba kadatan. Subxanallaah
@YuusufCabdilaahi-rs9qc
@YuusufCabdilaahi-rs9qc 11 ай бұрын
First comment❤
@CabdiraxmaanShariif-c3u
@CabdiraxmaanShariif-c3u 11 ай бұрын
Qiso waali ah🤔🤔😮😮💯
@BOQOL19
@BOQOL19 11 ай бұрын
300k coming soon 🎉🎉🎉
@halimaabdi7715
@halimaabdi7715 11 ай бұрын
Mahadsanid ❤
@quenmaida1376
@quenmaida1376 11 ай бұрын
Waaba qiso xanuun wayo waxan is lahaa wuu is yel yelayaaa lkn maskiin
@haarabinyaxye201
@haarabinyaxye201 11 ай бұрын
Waa Khalid iska cadi ah ciidanka ma Ogeen Ustaad 😢
@iligayibraahim9138
@iligayibraahim9138 11 ай бұрын
Dhibaat9 ween Bay ugeysteen waxwalba inaa la hubsadaa fiican haduu markii dhiman lahaa halis buu galay
@maxamedsucuudi8114
@maxamedsucuudi8114 11 ай бұрын
487 Views . 21 Min ago . 290 Subscribers . 35 comments 🎉❤
@UmushuremSalah
@UmushuremSalah 11 ай бұрын
Allah hko xfdo apowe sda degan ee ad qisoynka uso gud biso aya wx lo digo jirn 🤴
@YuzroLuuza
@YuzroLuuza 11 ай бұрын
m.a wl hory usoco❤❤
@amiin4791
@amiin4791 11 ай бұрын
Saaxiib waxaad kasoo hadashaa Qisada Game Granny
@Zakarie-S
@Zakarie-S 11 ай бұрын
Golden voice
@KhadarMaxamed-d8u
@KhadarMaxamed-d8u 11 ай бұрын
Qisadii ugu wacned 🎉
@zakariyesuldaan2839
@zakariyesuldaan2839 11 ай бұрын
SHEEKADAAN HORAAD NOOLA WADAAGTAY ZXP
@muhiadiinmustaphe7603
@muhiadiinmustaphe7603 11 ай бұрын
Cid sidas dhahda mnta dhan wa radinyey nio
@zakariyesuldaan2839
@zakariyesuldaan2839 11 ай бұрын
@@muhiadiinmustaphe7603 hore waad uga daawataan rajayn channel kan
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 11 ай бұрын
Wiilka codka dahabka ah leh waxan kaso salamayaa Wadanka Fiji
@Boqoradda
@Boqoradda 11 ай бұрын
Fiji wa xge wl😂
@Amiirka3o
@Amiirka3o 11 ай бұрын
Waa halkee
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 11 ай бұрын
@@Boqoradda wadanka aduunka ugu fog weeye
@bulshokaab3998
@bulshokaab3998 11 ай бұрын
Waa la soo weeraray, isagana waa la dhaawacay, saaxiintiisna waa la dilay
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 11 ай бұрын
War mesha mad sexatan horta Anaba modayay inaan ugu horeeye 😮
@Dhalintamaanta-lr5pw
@Dhalintamaanta-lr5pw 11 ай бұрын
Miskiin waan kanaxay walaahi😢😢😢😢
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 11 ай бұрын
Wllo inshallah Ramadanka noosoo galli qisada asxaabta waayo wd kusoo baxaysaa kasheekayntooda
@cabdirashiidmaxamed9760
@cabdirashiidmaxamed9760 11 ай бұрын
Horaan u maqlay walhi waa xanuun
@CrazyY-m2u
@CrazyY-m2u 5 ай бұрын
Daacad ayuu iila muuqdaa.
@InaDuwane
@InaDuwane 6 күн бұрын
dadal ayee ka ahaad cidanka wana iska dici kartaa lkn suasha kujirto ayaa ah marka hore in ey cfimadka u qadaan si markas lo daweyo kadip sualaha lo imado lkn wa qalad dacay
@jamaal2014
@jamaal2014 11 ай бұрын
Aan warka idin siiyee ninkaan waxaan daawayay ilaa 4 sano bal wad bay ii noqoteyba habeenkii markaan sii seexanayo ku beegaa daawashada video 😢fadlan walaalow joogto ka dhig 😂
@iqrocali4423
@iqrocali4423 11 ай бұрын
Wlhi aadan uganaxay 😢 waa arin aad umurugo padn😢
@josephmstp6284
@josephmstp6284 11 ай бұрын
Waqti hore ayaad so gelisaay videogaan waa ninki uu bahaan situación de emergencia gaa 👋
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 11 ай бұрын
Arizona hal mar baan tagay waa meel jawi fiican qabaw malaha waa kulayl Sida Somalia 🇸🇴 lkn meel fiican ma aha
@khadirrichman
@khadirrichman 11 ай бұрын
8:05 maxan kula wadaaga sxp ma akhridid comentiyaashayada hadad akhrilahayd ❤ ayad nagu qapn lahayd si an u ogaano inad akhriday 200k gaadhaynaayeh pal noso jeeao sxp anaga kuwan mad na mooda 🦓🦌🐎
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 11 ай бұрын
Keep going pro
@shuuriyecadde8244
@shuuriyecadde8244 11 ай бұрын
Wll Charisma xaa laga wadaa lasoo hadal❤
@BellaBeerka
@BellaBeerka 11 ай бұрын
Ciida gaalada
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 11 ай бұрын
Wcs 🤝 Ogaal cusub
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 11 ай бұрын
Walaal waxaad kaso hadasha Taarikhda dambilayashi logu radinta badnaa aduunka no so somaliye adi unvan ku hayna qof ka hadli kara RUJA IGNATOVA. WILVER VILLEGAS-PALOMINO. VITEL'HOMME INNOCENT. ARNOLDO JIMENEZ. ALEXIS FLORES. OMAR ALEXANDER CARDENAS. YULAN ADONAY ARCHAGA CARIAS. BHADRESHKUMAR CHETANBHAI PATEL.
@ElonMark-vd7bc
@ElonMark-vd7bc 11 ай бұрын
viodyowkan horaad usoodaysay zxp
@MohamedsaidApdullahi
@MohamedsaidApdullahi 11 ай бұрын
Inuu argagaxsan yahey ayan 😢 u malenaya oo zxptesa hortisa lagu diley zxp
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg 11 ай бұрын
Lkn vedoi gan horay ayaa usoodhigtee maxaa ugu soo celisy😅
@Yaaallaaah
@Yaaallaaah 11 ай бұрын
Thnkz zxp
@mohamett.07
@mohamett.07 11 ай бұрын
Zhp shekadan channelka hore ayad uso gelise
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 11 ай бұрын
Cidanka waye qaladka wayo 2da beri hadey sameynta tahy maba so tagnaden wu suxi laha taqatirta iyo cidanka wa dambikiyal wayo mesha hadu dhig yimado baritan guud o cafimad ah ayu xaq ulaha kadib waxey raban ha warestan 2da dhinac we is ogayen qaladkoda e dhanka taqatirta ka saxayen
@DeeqoCabdi-t1p
@DeeqoCabdi-t1p 11 ай бұрын
Horay Usoco wall Sare 🎉
@bashiirgeelle826
@bashiirgeelle826 11 ай бұрын
Wll qisonyinka wad la daahda lagayaba inad shaqakale leday od mashqulsan tahay lkn sodadal nio
@najumwadani7784
@najumwadani7784 11 ай бұрын
Qisadan 2 jeer miya sogalise janaalka ❤
@filsanfilsanmaxamed22
@filsanfilsanmaxamed22 11 ай бұрын
Runtii waa Qiso xanun badan Lkn aniga waxay Ila tahay ina dambibaadhayashu aanay qaldanayn wayo mabay ogayn arinka Jira Waxyaabo isbiirsadey ayaa ninkan galiyey xaaladan sidaas ayey Ila tahay😢
@Sayidkhaliifa
@Sayidkhaliifa 11 ай бұрын
Qisadaa waa markii 2aad ee aad soogalisay muuqaalada cusub soobadi sxb
@delpalp
@delpalp 11 ай бұрын
Saamaynta ugu wayn wuxuu ka qaaday 2dii maalmood dhanka kalena cadaadiska iyo su’aaluhuna way waxyeelaynayaan
@Cismaanxaamud
@Cismaanxaamud 11 ай бұрын
GoLden voìce❤❤
@ahmed_diinaari
@ahmed_diinaari 11 ай бұрын
Barnaamij kan hore ayad usoo deysay sxb
@abdiraxiimabshir6918
@abdiraxiimabshir6918 11 ай бұрын
Zxp sheekadan horaad noolo soo wadaagty
@Mariyo234
@Mariyo234 11 ай бұрын
Wuu is walaaya malaaha walaal alaahu aclaam
@Abdalla-Said
@Abdalla-Said 11 ай бұрын
Anigu waxaan is waydiiyey muuqalko bilow ah sidee qof dhaawaciisa wayn loo jeedo ay ku awoodeen ciidanku inay waraystaan sababto ah waxa muhiim ahayd marka horeba in hospital baaritan ah la mariyo kadibna la waraysto.
Dhacdo layaab leh | Cid aanuu ka filayn ayaa dhabarka katoogatay
24:27
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
تقنيات حماية الذاكرة - الشرق الوثائقية
51:42
Asharq Documentary الشرق الوثائقية
Рет қаралды 192 М.
عبد الله البرغو ثي صاحب أطول مدة حكم في التاريخ
16:04
Ma laga yaabaa in Xuutiyiintu ay internetka aduunka ka jaraan?
10:05
Mayd ayaa laga helay foostadan | Waana lagaran waayay cid leh!!
17:19
Maxbuus kayaabiyay ciidanka
20:37
Ogaal cusub
Рет қаралды 61 М.
Waad layaabi doontaa wuxu ninkani sameeyay | waa wax waaliya
19:31
I WANT SUMO (Shorts Version)
0:30
FilmPop
Рет қаралды 50 МЛН
Анаконда келін 2 | Шешімі бар
45:55
Телеканал Алматы / Almaty TV
Рет қаралды 234 М.
Америка... #shorts #фильмы #топ
0:59
KINO ELITA
Рет қаралды 4,1 МЛН
«Келінжан 4» телехикаясы. 25-бөлім /Телесериал «Келинжан 4». 25-серия (субтитры на рус)
34:56
Khabar TV - Шоу, телехикаялар және бағдарламалар
Рет қаралды 1,2 МЛН