Siraha Dahsoon Ee Qareenka.

  Рет қаралды 6,299

MAAN-MAAL CHANNEL

MAAN-MAAL CHANNEL

Күн бұрын

Пікірлер: 64
@Maxamed-cabdirisaaq
@Maxamed-cabdirisaaq 10 ай бұрын
Ustaad hanaga caajisin, muuqaaladaadu waa inay tiro Beel noqdaan inshaa Allah, maadaama aad soo gudbiso xogo badan Oo aan lahaynin badanka.
@Liibaan1
@Liibaan1 10 ай бұрын
Ustaad thanks
@Sayidkhaliifa
@Sayidkhaliifa 10 ай бұрын
Masuul horay usoco guul ayaan kuu rajaynayaa xogaha sirdoonka iyo barnaamijyada noocaan ah soobadi Barnaamijyadaada aadbaa loojecelyahay waxaana jeclaan lahaa inaad muuqaalada sirdoonka soosamaysid inshallah
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 10 ай бұрын
Masha allaha ustaad malmahan janalka waad nooleysey anaguna waa ku faraxsanahay waana ku soo dhaweyneyna 🦋
@mohamudabdimusa225
@mohamudabdimusa225 10 ай бұрын
Kindly I'm requesting you to continue this program (qareenka)
@عبدالرحمنمحمدابنار
@عبدالرحمنمحمدابنار 10 ай бұрын
Ustaad soo badi muqadan ookale ❤
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 10 ай бұрын
Golden voice hoeay usoco ustaad❤🎉
@Liibaan1
@Liibaan1 10 ай бұрын
Waxaan rabaa inaad arin iga caawiso ee meel aan kaala soo xiriiro ii sheeg ustaad 🙏
@ابوبكرالراجحي-ج1ب
@ابوبكرالراجحي-ج1ب 10 ай бұрын
Masha allah ❤
@ShaaficiIbnunuur-hx3hc
@ShaaficiIbnunuur-hx3hc 10 ай бұрын
Manshaalh ustaad
@sagalmohamedhassen7468
@sagalmohamedhassen7468 10 ай бұрын
Mahadsanid macalin
@sonic_music_clouds
@sonic_music_clouds 10 ай бұрын
We need videos like this. We need more.
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 10 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 10 ай бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsantahay walaal ee qeeybta lawaad inoo soo gali youtubenkeyna walaal mahadsanid guuleyso inshallaha tacaalaa
@SaphiyaGuure
@SaphiyaGuure 10 ай бұрын
Muuqaalo waxtar leh sidan oo kale noo soo badi khayr hele walaalo
@demo-artificial_intelligence0
@demo-artificial_intelligence0 10 ай бұрын
Thanks for everything!
@maan-maalchannel
@maan-maalchannel 10 ай бұрын
Mahadsanid walaal.
@siciidyare4185
@siciidyare4185 10 ай бұрын
Jacfarow mowduucyadaadu waa noo muhiim ee saaxada ku soo noqo sxb
@sonic_music_clouds
@sonic_music_clouds 10 ай бұрын
Qariin is literally called "Constant Companion".
@sonic_music_clouds
@sonic_music_clouds 10 ай бұрын
A Qareen (Arabic: قرين qarīn, literally meaning: 'constant companion') is a spiritual double of a human, either part of the human himself or a complementary creature in a parallel dimension. Due to its ghostly nature, the Qareen is classified among the Jinn -type creatures, although usually not actually a Jinni.
@abdialasow4881
@abdialasow4881 10 ай бұрын
Masha allah ustad mahad sanid
@m.hassenamin701
@m.hassenamin701 10 ай бұрын
🎉waan kuu xiisnay macalin
@Abucadnaan
@Abucadnaan 10 ай бұрын
Ustaad mahadsanid
@sahankachannel8469
@sahankachannel8469 10 ай бұрын
Noo soo badi ustaadi
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 10 ай бұрын
Qareenka inta ilahay iyo Rasuulkiisa (scw) noga sheegan aya nagu filan
@pilotpsp999
@pilotpsp999 10 ай бұрын
Soo labasho wacan macalin 9:01
@abdirahmaandawlad6928
@abdirahmaandawlad6928 10 ай бұрын
Ustaad waad ka gaabisey barnaamijyadii aad nooso gudbin jirtey
@IbraahimBashiir-w9l
@IbraahimBashiir-w9l 10 ай бұрын
Asc mudo ka dib barnaamij qiimo badan mahadsanid macalin noo soo badi barnaamij yada haduu ALLAAH idmo
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw 10 ай бұрын
Sirta qarsoon
@abdalleabdirahman3269
@abdalleabdirahman3269 10 ай бұрын
Asc wllo waxaan rabay meel aan kaa la soo xidhiidho.
@raygalkasim1740
@raygalkasim1740 9 ай бұрын
Anaa ka mida wallhi dadka dareema waxaa aad sheegtay wllo
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 10 ай бұрын
Soo laabasho fiican
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 10 ай бұрын
Thanks pro noso badi
@MOHAMEDEDam-w9h
@MOHAMEDEDam-w9h 10 ай бұрын
Wll ku xidhnaantaada kuma qasaarin. Aad ban kaga mahdnaqayaa waxan kaa faa’iday 🙏🏽
@absithech329
@absithech329 10 ай бұрын
Aad ban kuu salmy zxp waxan kaa codsanyaa inaad barnamij kaso samaysid Waa maxay (JaatuuN )
@cabdinaasirsalebaan6600
@cabdinaasirsalebaan6600 10 ай бұрын
Sxb waa jecelahay inaan dhegaysto bar maamijada maanmaal
@SaphiyaGuure
@SaphiyaGuure 10 ай бұрын
Jaasuunka Muuqaal nooguso samee walall
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw 10 ай бұрын
Masuul
@abdullahijamal-cw9bc
@abdullahijamal-cw9bc 10 ай бұрын
ustaad muuqalada hanaagu yarayanin
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw 10 ай бұрын
Qayta kale soo daa
@MahamettApdywahid
@MahamettApdywahid 10 ай бұрын
Ka soo hadal zxb jaasumka
@ashaahmed1391
@ashaahmed1391 10 ай бұрын
THANKS
@alishaqurux8975
@alishaqurux8975 10 ай бұрын
Ani way igu dhacday qof ila jiifo xitaa ma i maqleenin waxaas Illahay iguma soo celiyo
@sakariyekayse5589
@sakariyekayse5589 10 ай бұрын
Legent❤
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 10 ай бұрын
1 Dubaabka. Dadka Balwadaha leh sida qaadka 2 Ciyaartoyda maalinta aanay ciyaarin 3 Dadka shaqo gacmeedka adag si joogta ah u qabtaa maalinta ay ka nastaan Intaasiba waxay arkaan xaalad noocaas ah Adigoo soo jeeda Hadana Aan qaylin karayn ama aanad is rogi karayn . Anba waan dareemi jirey xiliyada qaar
@cabaasxuseen7659
@cabaasxuseen7659 10 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@jaaluud5395
@jaaluud5395 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@5hanl3
@5hanl3 10 ай бұрын
Sxb jacfarow mahdanid ❤ Arinka jaasuumka ama barlayska hurdada muqaal kasoo sameey.
@cabdinaasirsalebaan6600
@cabdinaasirsalebaan6600 10 ай бұрын
Joogto ka dhig dhigaalada sxb
@Abucadnaan
@Abucadnaan 10 ай бұрын
Nio aniga isku arkay mararka. Qaar ano jiifo inaan dhaqaaqi waayo ila. Cabaar kadib ayan hal. Mar. Neefsadaa
@sadiiqtahliilafrah
@sadiiqtahliilafrah 10 ай бұрын
Aad ayan kaga mahad celineyna barnamijyada wax gal ah ee ad ino diyaariso sxb
@laylatul3qadri856
@laylatul3qadri856 10 ай бұрын
⚘Scwscwscw ⚘ Thanks macalin 🙏 Dhacdooyinka aan chanelkaga ka daawaday wax badan yan ka bartay Hada ka hor waxan is weydiyay waxa ay somalidu dhahaan waxba saa i leh Wa ayo waxaasi ? Malaha ustaad waaba qareenka
@abdullahijamal-cw9bc
@abdullahijamal-cw9bc 10 ай бұрын
usttad baad umahadsntaay
@SaharaQamaan
@SaharaQamaan 10 ай бұрын
Jaasun ka muqall kaso same wll
@alishaqurux8975
@alishaqurux8975 10 ай бұрын
Qareenka mxaa waye waa eray igu cusub
@jimaaleahmed1155
@jimaaleahmed1155 10 ай бұрын
Waa shaydaanka qofka ku lamaan
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 10 ай бұрын
Qofaan aqaano si maalinle ah Ayaa loo soo weerara sawabtoo ah habeenkii dhafraa maalinkiyow seexdaa
@soobaxmedia261
@soobaxmedia261 10 ай бұрын
Tageerashada waligaa way kusugayaaan
@muusecabdi5788
@muusecabdi5788 10 ай бұрын
Maan maal guud
@recpect4167
@recpect4167 10 ай бұрын
Arintaas ah In lagu qabnayo adoo adoo Hurda oo Raba Inaad QayLiso Hadana aad qayLin karin waa isku arkayn waxana ah igu biLaabmaty marki aan Dhagaystay Buugi Antikhristoos waxana is dhahy waa shayadiinti Oo Inay ka cabsiiyan ayay Raban hasa ahee taasi been noqoty Oo dhawr habeen ayaan wayso qaty oo adkarti hurdada Akhriyy hadad akhrisana shaydan ku iman mayo lkn wixii waa Uu sii socda fasiraadna waa U wayy😢
@queenacishqi1
@queenacishqi1 10 ай бұрын
🤴🏽🫡🥰🫵
@QORSHE-MEDIA
@QORSHE-MEDIA 10 ай бұрын
ᴊᴀᴄғᴀʀᴏᴡ ᴡʟʟ ʜᴀʟ ʙᴜᴜɢ ɴᴏᴏ sᴏᴏ ɢᴀʟɪʏ
@abdifatahahmedabdiali9656
@abdifatahahmedabdiali9656 10 ай бұрын
Ustaad mahadsanid
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 10 ай бұрын
Golden voice hoeay usoco ustaad❤🎉
Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ku wada-hadlay Asmara | Qubanaha VOA
29:40
Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib u kacday | Qubanaha VOA
29:41
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Xaqiiqada Calawiyiinta Iyo Qaabka Ay Ku Gaadheen Talada Suuriya
12:03
MAAN-MAAL CHANNEL
Рет қаралды 2 М.
Gumaysi Mise Furasho: Duulaanka Muslimiinta.
5:27
MAAN-MAAL CHANNEL
Рет қаралды 3,1 М.
Digniin Cajiib ah oo Nebigu Itoobiya uu inooga Digay.
3:48
MAAN-MAAL CHANNEL
Рет қаралды 3,6 М.
Muxuu Yahay Cirfiidka Hurdada Ama Jaathuumku?
10:36
MAAN-MAAL CHANNEL
Рет қаралды 5 М.
Kaftanka Siyaasadda "Xog Culus Damaca Xasan Sheekh iyo warar cusub
42:21
Schizophrenia: Xanuunka Kala Qaybsanka Caqliga. Maanmaal
12:13
MAAN-MAAL CHANNEL
Рет қаралды 3 М.
Ha Isku Daawan Filinkan
2:45
MAAN-MAAL CHANNEL
Рет қаралды 3 М.
Neurotic Disorder: Xanuunada Neerfaha Ku Dhaca.
4:28
MAAN-MAAL CHANNEL
Рет қаралды 2,4 М.
Ergadii dhaqanka dacawalay oo ka waramay siday wax u dhaceen.
19:11
MM Somali TV
Рет қаралды 114 М.