@@abdurrahmanHarbi-cy8hytaram hadoo soo boxo woo wadaa tagerada iyo garab istaaga israa.iil sida hada oo baydhan lkn xittaa hadii kamala haris ladoorto waa ay wadee tagerada isra.iil lkn waxaa daran in labaduba ladoran waayo lkn wexee ubadan tahay in labadooda mid ladooraayo kamala haris haddeeba ku faanoosaa hadii ladoorto in israa.iil ay caa bineeso
@abdurrahmanHarbi-cy8hyАй бұрын
@@Cabdulahinur227 inshallah dagaal sokeeye aya kadhici doona marekan yahuda way jabi marka ad fiiriso Allah awoodisa waxad ogaan gaalada daciif nimadeeda Allahu ma aaamiin
Xamas ilayba la jira markastana waxa guusha leh kuwa uu alle la jiro
@AbdullahiAbdiali-mc4geАй бұрын
Mnsha allaah xamaas waa mujaahidiin dhab ah.
@THE-HAMAS.PRINCE141Ай бұрын
Legend lakin waxaan kuleeyahay editing sawirada wax kabadal❤❤❤ kusali nabiga csw I ❤❤❤
@DarbiAlbaabАй бұрын
❤❤
@zamzamsaeed4856Ай бұрын
Niman ilahay labo ku yahay miyaa la loodin karaa insha allah falastiin gaar ahaan ururka xamaasad wuu guulaysan doonaaa gaalo iyo munaafiqiina gabalkooda dhici doonaaa insha allah
@sultansomalijr990Ай бұрын
Machaa allah hamas allaha quweeyo America 🇺🇸 allaha jabiyo iyo yurub haday labadaasi jabaan yuhuuda waa laga adkaani
@MuxumedKhaliifАй бұрын
Falastiin&xamas Gol Marwlbo
@AbshirAli-p7eАй бұрын
Alah ku badiyo jabka iyo hooga
@somnews6954Ай бұрын
Walahi Waa beentaa inay carabtu iska dhamaato halmar ama isku dhiibaan yuhda fiicneeyd ma daawan karno caruurta la qalayo…maantoo kaliya 1000 ayay dileen reer galbeedku
@MudalibMaxamed-y2gАй бұрын
Guuuuuul xamas Guuuuuul xamas
@MRGABOWAbdiАй бұрын
Waxaad tihiin yuhuud donaya in Shacabka Somali ay ka guuran Somalia si ay u so degaan Yuhuudda Somalia marka Falastiin iyo Wadamada Carabta lagu qabsanayo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂