Sirta Balaadhan ee Laga Helay Kursigii Fahad Yasiin Laga Boobay

  Рет қаралды 31,119

Hashi

Hashi

7 күн бұрын

#SubcribeHashi

Пікірлер: 149
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 5 күн бұрын
Subxaanallah markuu Allah uu dooney in uu waxkugaarin waa saan oo kale fahad iyo farmajo jaba Allah xifdiyo iyo dhamaan Muslimiinta
@mohamedaxmed813
@mohamedaxmed813 5 күн бұрын
FAHAD IYO FARMAJO QADIYAD IYO QAB ALLAH HADHOWRE WAA WIILIL SOMALIYED SHACABKA SOMALIYEEDNA WAY UHAYAAN WAANA DAREENSANAHAY WAXAY YIHIIN WAANA U'DUCEYNEYNAA ❤❤N&N HAJIRTO ❤❤
@abdiali4991
@abdiali4991 5 күн бұрын
Noo soo badi shekada siyaasada qabilaysan ee somalia hadaysay suxufi xashi guul iyo gobonnimo fahad yaasin waxan kuu aamanaya sharafta iyo meqamka somalinimo ayu kashegeyay iyo xornimada madax bananida faragalinta shisheye
@user-pm7dk2tj5h
@user-pm7dk2tj5h 5 күн бұрын
Fahad isma naqaan balse ilaahey cadow giisa ha qabto
@user-ey7wo6gb1j
@user-ey7wo6gb1j 5 күн бұрын
Fahad halyey somaliyed buu ahaa
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 5 күн бұрын
😂🇸🇴Waa runta 👍
@shukrifarxan8065
@shukrifarxan8065 5 күн бұрын
Waa cajiib Ilaahay soomaalida quluubtooda budgcad ha isku mariyo jacaylna ❤ hadhexdhigo waxaanu nahay dad walaala dhab ah aamiin
@superfun1819
@superfun1819 3 күн бұрын
Intaa xuun way dhamaan
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 5 күн бұрын
Wadan dadki wax fahmaye la dilo😭💔mise wadanka laga ceriyo 😭💔 Waxaa tilinaayo 2jeeblo oo dhan sida xasan iyo kooxdiisa 😭💔👍
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 күн бұрын
Xildhimaan deegaankiisa iyo odayaashiisi soo doorteen in la yiraahdo ha soo saxiixo Nin Gudoomiye Gobal ah waa dambi laga galay muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo Dowlafnimada Soomaaliya
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 5 күн бұрын
Fahad yasiin waa halyeey somaaliyeet aan la iloobeeynin waxaa heley mooriyaan is baheeystay basse ilaah baa bad baadiyay xasuus waaye
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 5 күн бұрын
Miskiin laangaab ah oo tabartiisa aanan ogeyn ayuu ahaa😂😂😂. Cashar ayaa loo dhigay
@zahrahassan5808
@zahrahassan5808 4 күн бұрын
@@abdifitahabdullahi4675Jaahilnimada xanuun ayaa kuu dheer waana dhib kuu gaar ah👎👎👎
@superfun1819
@superfun1819 3 күн бұрын
​@@abdifitahabdullahi4675meeqa hg iyo abgaal shabeele kagaa dhiimatay😅 Adeer insha allaah fahad Yasin ra'iisul wasaaraha noqon
@user-zw7bn5et9g
@user-zw7bn5et9g 5 күн бұрын
Waa wadan shacabkiisuna jahli iyo qabyaalad ku goobteen,ruuxii waxtar lehna la khaarajinayo,fahad yaasiin,alle xaggiisuu ka noolyahay oo tiisii baa wax ka dhinnaa,e meeqav shirqool buu ka badbaaday! alle dila dhinta
@sahromahamud
@sahromahamud 5 күн бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah Illaahoow Noo Badbaadi 😭🇸🇴🙏
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us 5 күн бұрын
Mahadsanid weriye
@Mogadish446
@Mogadish446 5 күн бұрын
FAHAD YAASIIN ❤
@nanogzan
@nanogzan 5 күн бұрын
@@Mogadish446 ❤️❤️ Allah SWT ha cafido
@casalasal6466
@casalasal6466 4 күн бұрын
ASC WLLE ALIHII NOO BADBAADIYEY AYAA MAHAD LEH AMIIR FAHADYASIN XAJI DAHIR XAFIDAHULAH MOORYANTII MASIIBO QARAN CUQUBO IYO CIQAAB ALLE ALLAHA KU RIDO CID KASTA OO KA DAMBEYSAY ARINTAAS
@user-wi9pu7wm7u
@user-wi9pu7wm7u 5 күн бұрын
Waa qeyb yar oo ka mid ah shir qolkii loo maleegey mudane Fahad Yasiin.
@nyumbakumi5675
@nyumbakumi5675 3 күн бұрын
Mudhane aa?? Muxuu mudanyahay?
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 5 күн бұрын
Taageerada fahad yaasiin naga ayaa kow ka ah waxan aad utaageer sanaay fahad yaasiin waxan kaxumahay qolada noobadashay dowladi hore ee marla arag eheyd dowladi mw hore m c farmajo waxan dhihikaraa waamar la arag
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 5 күн бұрын
Kkkkk kursi jacyl iyo xil jacyl ayaa lagu dilayaa sidii siyaad barre 😂😂😂
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 5 күн бұрын
Maasha allaah mahadsant walaalkey horfadhi media hashi cade ❤❤❤❤❤
@Faz-O
@Faz-O 5 күн бұрын
Team N&N❤ from Garisa
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 4 күн бұрын
😂😂
@superfun1819
@superfun1819 3 күн бұрын
Insha Allaah fahad Yasin ra'iisul wasaare buu noqon Alle idiinki Viva nabad iyo nolol
@superfun1819
@superfun1819 3 күн бұрын
​@@user-iz4tc3kh5q😅😅😅 Rabbi wuxuu bixinaayo qofna ma uwaydiinayo qof kale
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 2 күн бұрын
Xag Alle Ayuu ka Nool yahaye Waa Hore ayaa la Dili lahaa Allaha Xifdiyo aduun iyo Akhiraba Insha'Allah
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 5 күн бұрын
WALEE WAAN DAREEN SANAA IN KHIYAANO XUNI. JIRTAY
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 5 күн бұрын
Kkkk laangaab awood isbiday ayuu ahaaa😂😂
@zahrahassan5808
@zahrahassan5808 4 күн бұрын
@@abdifitahabdullahi4675Jaahil👎👎👎
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 4 күн бұрын
​@@abdifitahabdullahi4675Allah ka cabso wll
@user-mt9nk2rk4e
@user-mt9nk2rk4e 5 күн бұрын
Waa dulmigii aygaleen kooxda boob iyo dhac xoog iyo xaraash ee uuhogaamiyo xasan shiikh hal xaaraan ah nirig xalaalah madhasho
@safiyamaxamed3518
@safiyamaxamed3518 4 күн бұрын
Alle haka qabto cadawgiusa cagtameel kahoose hagaliyo FAHAD WAA ASTAAQARAN Cadaw badan oon somali hormar larabin ayuu leeyahay sida Djabutti,Emarat iyo Caloshoda ushaqeystayaal somali ah
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 4 күн бұрын
Wallee waa sheeko dhaba tani waan ognahay. Anagu hadaanahay nabad iyo noolal shirqoolada nalooshigay ee allaah naga bad baadiyay. Waa kuwa ciidaa kabadan. 5 sana oo xukunka aan joogny ilaahaatan way nugu socotaa lkn allaah ayaa nugu filan
@istoosi7976
@istoosi7976 3 күн бұрын
❤cajabeey cajiibey cawo,iyo ayaaney
@KhadarMaxamuud-hf6zy
@KhadarMaxamuud-hf6zy 5 күн бұрын
Wanku salaamay xashi iyo dhaman h.wadeenada horfadhi TV fadlan buugaa barnaamish gaara habeen walba kasameeya oo sabtiya waa argtidayda iyo codsi thanks
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 4 күн бұрын
Walaa xawla Walaa quwati ilaa billaah, maalinba nin siyaasi ah ayaa ceebtiisu soo baxasaa dalkayagii hooyo kamana samri karo waxna lagama qaban ka oo Qawleeysato ayuu j gacan galay 😢😢😢
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 4 күн бұрын
Subxaaaanlaaah❤❤❤❤
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 5 күн бұрын
Abwaaan bedel oo arintan si dhab ah ooga hadlaayay soo kii aaay dileeen mooryaaantan
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 5 күн бұрын
💔😭Waa run 👍
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 күн бұрын
Buuk uu Saamoomaali qoray Horay ooma gadan laakiin Buugaan xageen ka hela
@khadarmohamedali
@khadarmohamedali 3 күн бұрын
Sxb Waa mahadsan tahay hadalka runta ah oo aad noo sheegtay
@faadumocali5574
@faadumocali5574 4 күн бұрын
Rag aqli leh somliya in eey hogaami yaan lama ogolo fahad io Mw Farmajo waa wadaniyen
@khadarmohamedali
@khadarmohamedali 3 күн бұрын
Wll qali lawadaada channel oo KZbin ka ah waan ku xeranahay hadalkaaga runta aan kuu jeclaaday sxb qali bukaan oo abwaan cirro qoray xageen kaheli karaa muqadisho ayan joogaa
@MohamudIssa1
@MohamudIssa1 4 күн бұрын
Sxb shukran noo sobadi
@gababisaaq2666
@gababisaaq2666 5 күн бұрын
Waaw walaahi waa book dareen leh xagee laga heli karaa buugaan xiisaha badan leh ????
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 4 күн бұрын
Si ficn bu yelay cali gudlwe guuleyso mudane
@abdinasirhusein
@abdinasirhusein 5 күн бұрын
❤❤❤
@digiryareplaschannel4058
@digiryareplaschannel4058 5 күн бұрын
Kacan kudhiig laha somali badan xasooqay sxb filankaas waa udhamaday adiga dadka yesan fayuuska kala dhoqon doqon yahow
@hassanmawliid4383
@hassanmawliid4383 4 күн бұрын
Maxaa dhmaaday dilalka kharijinta, aamindaro hadii jirta wadan wa somali waligeedna kmee baxeeso
@EngMaxamedAxmed
@EngMaxamedAxmed 4 күн бұрын
Fahad yasiin masaga 2016 xiliban i dartamay, 2020 ki bu xilibanimada utartamay. Xagay wax ka qaldanyihin
@MahammedOmarAli
@MahammedOmarAli 5 күн бұрын
Waa laga shakiyey
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 5 күн бұрын
eebow adigu maad amigaga baa wadatid 😂😂😂😂😂😂
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 5 күн бұрын
Asc mudane waa saxiix walaahi❤
@casalasal6466
@casalasal6466 4 күн бұрын
XASHI WLL NEYROBI BUUGAA XAGEE KA HELI KARAA
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 5 күн бұрын
Cali guud-laawe waxow ahaay marxuum ay shisheeye sida imaaraad ay vedio siro ah ka haaayan kuna cadaadiyeen hadowsan fahad kursiga ka hor istaagin in isaga la cuni doono
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 4 күн бұрын
Niic joji mr guudlàwe waa laandhere abgaal isman ah o gofkiisa jooga
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 5 күн бұрын
Xaashi cadeeynta kursigaas oo dhameeystiran soomaali oo dhan la wadaag si dadku u ogaadaan syaasadu waxa eey tahay ?
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 4 күн бұрын
Ikraan iyo aamino kawaran iyaga
@YamaniMaxamed-j9s
@YamaniMaxamed-j9s 5 күн бұрын
Dadka siyaasiinta dadka dhiigoodo wow xalaal qofkasta oo siyaasi ah waliba dadka xamar jooga waa dad qalato caadi ah
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 4 күн бұрын
😂😂😂 wa waseynaa cidi isu keen waasha hda rer xamar nahay cabsi cabsi
@superfun1819
@superfun1819 3 күн бұрын
​@@user-iz4tc3kh5q😅😅😅 kabaxa dabada miiska 😊
@abobasement346
@abobasement346 5 күн бұрын
Robleh bahaneh weydih kursigah kk
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 5 күн бұрын
Kkkk laangaab laciilay😂😂
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 5 күн бұрын
Yaad sireysaa teeda kale ma moodaa kuraasta la dhaafiayay AUN jawaari iyo ibi yey ahaayen kursigii kulane jiis
@mlkcali5058
@mlkcali5058 5 күн бұрын
قبلفق❤ذييييي❤😂
@user-rc6nn5de6h
@user-rc6nn5de6h 5 күн бұрын
Yaab meshaas hagar daamo aya jirday
@CabdiqaniSheeqroone
@CabdiqaniSheeqroone 5 күн бұрын
❤❤❤❤
@mahmoudmoussa3832
@mahmoudmoussa3832 5 күн бұрын
Buugi ikran ba ku hadhay ee ku soco
@faisalhassan4938
@faisalhassan4938 5 күн бұрын
War ilayn tanoo kale.
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 5 күн бұрын
Ilaahay mudane Fahad Yaasin cadawgisa hajabiyo Geesi wadaniya bu aha
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n 5 күн бұрын
Fahad doolawenye hawada ayaad Lagu cunay kursigiisa😂😂😂😂
@nanogzan
@nanogzan 5 күн бұрын
waa sheeko yab leh 🫡
@dahaboabdullahi9671
@dahaboabdullahi9671 5 күн бұрын
Fahad iyo farmajo lajecloowyaashi lawaye Alloow noo soo celi Buuga xagee laga helaa somaliyeey cadalad uhadla qabri iyo qiyama yaa danbeya
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 5 күн бұрын
❤😂🎉 Amiin Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🤲🇸🇴👍
@syusuf9063
@syusuf9063 5 күн бұрын
Xagee ka helaa buugaa
@lutfi9892
@lutfi9892 2 күн бұрын
Xilku waa meerto, faji ayuu wadey oo farmaajo rabey in uu ku sii hayo xagal daacinta dowlada cusub, kab iyo xaarkeed waa la isla xooraa ama tuuraa
@user-uf3bn9jd5y
@user-uf3bn9jd5y 16 сағат бұрын
Sorry da Lka ha yimaado, specially Balatweyne 🎉
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e 5 күн бұрын
Intii ethoopia la jirtay oo is heeyn weeydau
@superfun1819
@superfun1819 3 күн бұрын
Fahad Yasin ra'iisul wasaare noqon.lkn intuu noqon qofkasta somali oo dhiibay xibnaha ha usiibo
@yusufbashir4183
@yusufbashir4183 Күн бұрын
88%wa tiro badan side bulshta sharfan ee somaliyeed u tageeri karaan mid kamida horjoogayaasha wadan ajniba ah oo jecyl burburka iyo qalalaasaha bulshta somaliyeed bulshta beenta ka dhaaf wax ma garadyahow
@user-zw7bn5et9g
@user-zw7bn5et9g 5 күн бұрын
Codsi; fadlan suleymaanoow buugga cirro cutub cutub noogu akhri
@wizhargeisa3338
@wizhargeisa3338 5 күн бұрын
Buugan sideen uhela ano jarmalka jooga ?
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 5 күн бұрын
Kkkkk eebow runtada waaye
@khalidsiyad854
@khalidsiyad854 4 күн бұрын
Wali masidiibaad farmaajo ugu haysaaa waxa uukusiiyay badanaaa ogow ninkani sax buuu ahaan jiray lakin moji waxa aysiiyeen 2021 Chinnery ayuu is badalay wixii kadambeeyay madaawado waayo dhexmaaha wariye hadduu dhex noqoni waayo wariye maaha salaama xaashi
@superfun1819
@superfun1819 3 күн бұрын
Laqdabada intaa waada waxay bakhtiine 😊
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 4 күн бұрын
Wa ninki ugu samaynta badana iyo waxaan aad ka waraama isma leh hadu samayn laaha halkisa kursi mu dafacdo 😂😂😂😂😂
@axmedkayse1060
@axmedkayse1060 2 күн бұрын
Fahad taarikh madow ayuu kaga tagey siyaasadda somlia wali ma lacag ayuu horufadhi ku bixiya
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 4 күн бұрын
Mxa ku dhacay Chanel kaadi mgaca xuma horfadhiye
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 4 күн бұрын
😂😂
@user-gm8zv6qs3o
@user-gm8zv6qs3o 16 сағат бұрын
Dagaalka information ka aya biloowday. Waana farxad wayn hada shacabka nahay. Beenta in laga dabatago. Waxa bilowday dhamaadka shaarka qabiilka.
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 5 күн бұрын
BUUGA SIDEE KI HELI KARAA? WAXAAN JOOGAA EUROPE?
@dheemanlulahajji9072
@dheemanlulahajji9072 5 күн бұрын
😮Fahad Alshabaab iyo Farmaajo Alshabaab illaahaybaa umada Reer Moqdisho kaqabtay oo nadhaafiyey subxaanallaah kuwaas dibdambe marabno inaan u maqalno yaaaaaaahuuuuuuuuuu
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 5 күн бұрын
CIIL QABAYAASHA DAROOD MUSTAQBAL LA'AAN KU BUSHAAREYSTA, SOOMAALI OO DHAN TUKE BAAL CAD BAAD KA TIHIIN. WELIGIINBA BUUGA BEENTA AH EE SOO BAXEY, GUDAAFADDII KUWIINII HORE LAGU TUUREY AYUU KANINA KU DAMBEYN.
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 5 күн бұрын
Kkkk aawey awoodii CBB kasheegi jireen iyo igu sawirtii😂😂. Miskiin aanan tabartiisa ogeyn ayuu ahaa iyo shabaab isqarinaayo lkn waala tusiyey wuxuu ahaaa
@khadaryuusuf5762
@khadaryuusuf5762 4 күн бұрын
Fahad s yasiin wacadawga umada muqdisho wana sarkal alshababah aragti ayana lagu togandona hidii u wadanka cagsodhigo lasoda
@mohamudabdinasir4610
@mohamudabdinasir4610 4 күн бұрын
Jahilyahow madha wadanka leh..tuug mooryan ah
@eng.abdiwahababdikadir744
@eng.abdiwahababdikadir744 3 күн бұрын
Eebow runtaa waaye muu dhahay 😂😂😂😂
@abdirahimhussein962
@abdirahimhussein962 5 күн бұрын
Waan taageersanaa anoo galkacyo jooga
@abdillahiabdillahifarahali4848
@abdillahiabdillahifarahali4848 3 сағат бұрын
Benale
@MaxamedNuurmacalin-xg3wt
@MaxamedNuurmacalin-xg3wt 5 күн бұрын
SIR. MA QABE ALE. AYAA. U. SA HAN MAQAN
@Shiine-u7g
@Shiine-u7g 5 күн бұрын
Halka kudhalatay Aya dagalka kasocda halka kumashqul😂😂😂😂😂😂
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 3 күн бұрын
Ina gumeedyo ooyaya xaalkoodu waa iska sidaan ( waxaad ku qarineysaan 2dii qarax ee fahad yaasiin ka geystay baladweyne oo ay ku dhinteen in ka badan 57 qofood oo ay ku jirtay xildhibaan aamino), Lkn maalin ay noqotaba maxkamad ayaa la idin hor leenayaa Insha Allah.
@superfun1819
@superfun1819 3 күн бұрын
Alshabaab khawaarij iyo mooryaanta geestay
@Shiine-u7g
@Shiine-u7g 5 күн бұрын
Halka kudhalatay Aya dagalka kasocda halka kumashqul
@abdulazizd
@abdulazizd 3 күн бұрын
Ibnu xaraan ayey ahayeen. Maakhanida. Ooo cadaw ah. Wada jaajuus.
@hawamohamudali2510
@hawamohamudali2510 3 күн бұрын
16kii ciro miyaa ahaa gudoomiye
@MohamedIsmail-gf7mv
@MohamedIsmail-gf7mv 5 күн бұрын
What a sad story, get to know More about a horrible Somali so call politician
@abdikaafiosmanqataarey5170
@abdikaafiosmanqataarey5170 5 күн бұрын
Xaggeee laga heli karaaaneh
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 5 күн бұрын
Haah waa halkaas weeye maasha uu qaraxa u qorsheeyay fahad yaasiin oo uu isaga reebay xildhibaanadii la qaaliga ahayd oo usharanayd jursigaas iyo shacab badan iyo.aqoon.yahano dhaqaatiir uu ku xasuuqay qorshihii fahad yaasiin
@hassanjama2798
@hassanjama2798 5 күн бұрын
Wll fahad yaasiin. Aaway dadkuu laayay Aaway Gabadhii aamin xildhibanad ahay ee fahad ku dilay meeshaa Aaway wll dadkuu daalay
@Shiine-u7g
@Shiine-u7g 5 күн бұрын
Waxba kamagalin
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 5 күн бұрын
Sxb wataas balad wayne muqdishana wataas xade laga xaday xaalki waa shib qashinkii xasuuqa yaashii mishimayste yaashii rooble nin somalida kanaxaaya baa cirka ujaray cirana laaluush qaate.ceebaysan ayaa ku cadaatay
@husseinelmi1736
@husseinelmi1736 7 сағат бұрын
Acw wa been in u fahad yasin shacbiyad badan laha,oo boqolkiiba 88%.ah
@Am_abdalla
@Am_abdalla 5 күн бұрын
Kkkkkkkkk guudlaawe waa fule beenaale ah ilaahay ka furtay nin ragaa loo tashanayey laakiin nacas baa helay caku qof liita weligaa lama taageero 😂😂😂😂😂
@user-ji6vb3vd4y
@user-ji6vb3vd4y 5 күн бұрын
Halkee laka heelikaraa buuka waxn ku suka nahay jibuuti wll
@MaxamedAbdi-tl5dd
@MaxamedAbdi-tl5dd 3 күн бұрын
Hhhhh hadii cid wax shirqooshay waa fahad iyo farmaajo
@axmadmacalinxusen7408
@axmadmacalinxusen7408 3 күн бұрын
Beenloow abaha was
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n 5 күн бұрын
fahad doolawenye rooble ayaa hawada ku cunay reer CBB wadanku waa idinka raysaty 😅😅😅
@AbdiOmar-gw6dp
@AbdiOmar-gw6dp 4 күн бұрын
Hhhh markii shela la raba in la iska alifa waa tan oo kale fahad sow m aheyn ninkii dartii 20 meyd oo mglda u yaal jidadka loo xira oo mglda oo dhan nolosheeda loo joojiya kursigaa dartii ma ninka dadkii u taagna loo diiday shahadada Dadka wixii la iska raba looma sheegi kara
@user-jc9lh4cb8v
@user-jc9lh4cb8v 5 күн бұрын
L
@IDIRIS_SHOW
@IDIRIS_SHOW 5 күн бұрын
Haa iyo may een een iyo fiiri eeboow runtaa waaye cadaw badan aa leedahay wlhi wareer waaye waxan maxaa waaye iyo wayahay eeboow maan kugu soo laabto ama fiiri maan si kale u dhigno maa adigaba la wareegtid amnigaaga oo aan kuu amro sida hoolka iyo goobtaba aan udhiibno ciidankaaga 😂😂kkkk
@somaliacademy4218
@somaliacademy4218 3 күн бұрын
waxa noocaas ah ayaa guddi doorasho madax looga dhigay ka warrama. iidheh fahad yasin lo sameynaa ayuu buug dhan ka qoray kuwi kale ee garoonka laga celiyay oo xita loo diday iney deegaan doorashadooda adana maba ka war hayo. laba tuug oo aan awoodooda ogeyn ayad eheydeen labadiinuba waddo foolxun ayad ku baxdeen. Noolaada kolley wax sidiina o kale ah dad waaweyn ma siri karaane
tagesschau 20:00 Uhr, 09.07.2024
15:56
tagesschau
Рет қаралды 113 М.
tagesthemen 23:15 Uhr, 09.07.2024
35:22
tagesschau
Рет қаралды 56 М.
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 49 МЛН
Weidel wünscht sich Trump als US-Präsidenten | ZDF-Sommerinterview 07.07.2024
20:20
tagesschau 20:00 Uhr, 06.07.2024
15:30
tagesschau
Рет қаралды 93 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 59 М.
XOG CUSUB:TAGSIILIHII SOMALIYEED EE KU EEDAYSNAA ''KUFSIGA''
33:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 52 М.
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН