Sirta guusha (Joogtayn)

  Рет қаралды 31,180

Salmaan Maadow

Salmaan Maadow

Күн бұрын

Пікірлер: 258
@Zuwayd
@Zuwayd 5 ай бұрын
Thanks my teacher igu cawi appka afoogy xageen ka hela
@SalmaanMaadow
@SalmaanMaadow 5 ай бұрын
Google play iyo appstore
@ahmedwallid9435
@ahmedwallid9435 Жыл бұрын
Ustaad fadhigena labad nougat soo dhig igtishafka jogteenta. MAHADSANID
@suhaybcrisaaq7858
@suhaybcrisaaq7858 Жыл бұрын
Haa Ustaad mawduucaas inoo soo diyaari. Inshallah
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 Жыл бұрын
اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
@AYANCISMAANMUUSE
@AYANCISMAANMUUSE 7 ай бұрын
Haa way igu adagatahy waxa kharisaka lakin mata waxabadan ban kafaiday muducan joogten time cayiman iyo samir
@hamdiabdiladif4798
@hamdiabdiladif4798 Жыл бұрын
Muqulka 2aad noso diyari mr madoow guul wcn
@OgaalSaxan2023
@OgaalSaxan2023 Жыл бұрын
M.a ustaad Mahadsanid sida wacan aad noogu sharaxday Sirta guusha(joogtaynta) ,Alx ani sanadkii la soo dhaafay 2022 ayaan inaan noloshayda wax ka bedelo isku dayay bishii Febraayo ee sanadkaas Talaabooyinka aan bilaabay ayaan Hadda wadaa Alx, waxaana ogaaday shayga inaa annaga isku adkeyno ee uusan adkeyn, waayo ani maalintii ugu yaraan wax aan hormarkayga u arko ayaan maalintii ku bixin jiray 2 saac ama 1.5 Alx ,shaygaas aan xoogga saaray wax badan igaga qabsamay oo kow ka tahay Luqadda Englishka Alx dadaalkayga kuma khaasarin maalin walbana 5 ilaa 10 daqiiqo siin jiray wax wayn ayaana igaga qabsamay dhanka Luqadda iyo shayga kaloo si gaar ah u baranaayey guul iyo gobonimo inta Hormarka jecel.
@jaamacxuseenyuusuf267
@jaamacxuseenyuusuf267 Жыл бұрын
Runtii wayna wada haysataa joogtayn la,aantu Balse waxa ugu muhiimsan in uu qofku hadadaf ka leeyahay uuna xasuusto midhaha uu ka guranayo joogtaynta Toosan. Sirta guushu waa joogtaynta Mahadsanid ustaad @salmaan
@Axmeds222
@Axmeds222 Жыл бұрын
Waa mawduuc dhib weyn iga haystay ustaad Mahadsanid ustaad 100%
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
Aslaamu Alaykuma first one thanks my dear teacher
@mohamedjeylanimohamud4227
@mohamedjeylanimohamud4227 Жыл бұрын
Waan ka helaa runtii barnaamijyadaada Allah ku barakeeyo
@somali-nowgamer3424
@somali-nowgamer3424 Жыл бұрын
Dhaamaan muqaalada SALMAAN MADOW intii aan la socday wax badan baan faa'idaystay 1.Qoraynta:waxan qorsheeyay dhaaman wakhtiyadayda bishan kowaaab(1AAD) Anigoo adeegsansana APPS ka kala TO DO iyo CALENDARKA SAMSUNG 2: joogtayn: inan wakhtiyadaaa aan qorsheeyay dhaamn joogteyo muqaalkan maantana aad ayuu iga sii saaciday si aan taalabadan u sii hir galiyo SOO JEEDIN: Qof walba oo raba inuu qorsheeyo nolol maalmedkisa waxan kula talin lahaaa inuu akhriyo BUUGA SALAADBA I DHAAFTAY Buugani waxa ka hadlayaa salada iyo sidii loo joogtayn lahaa hadii aad saalada joogtaysana waxaad ku xidhiidhinka nolol maalmedkaga aduunyo TUSAALE: Markaad qorshe samaynayso adigoo salaada gun-dhig uga dhigaya waxaad samayn karaa SALADA SUBAXA KADIB=QURAAN ADKAR IYO WIX LA MIDA SALAD DUHUR KADIB: QAYLULAHA JAMACADA TAGID IYO WIXI LAMIDA SIDAAS AYAD KU WADI KARTA HADII AAD BUUGA AKHRIDA WAXA BADAN AYAAD KA FAA'IDI KARTA BUUGAN WAXAD ISAGOO FREE PDF AH KA HELI KARTAAA TELEGRAMKA @SOMALI LIBERARY WAD MAHDSAN HADIBA HALKAN AAD SOO GAADHAY GUULAYSO WLL
@ahmedhusseinahmed4873
@ahmedhusseinahmed4873 Жыл бұрын
Mahadsanid
@ahmedwallid9435
@ahmedwallid9435 Жыл бұрын
Mahadsani walal
@Cabdix2004
@Cabdix2004 Жыл бұрын
Mahadsanid in badan wllky guulayso adigani 🥰
@adancumar3714
@adancumar3714 Жыл бұрын
halkeen ka helaya wall
@fatmahappy2911
@fatmahappy2911 Жыл бұрын
Shukran wAN KUGU SII FAAIDAY
@Akaanmaslax
@Akaanmaslax Жыл бұрын
Mahasanid❤😊dapcan ka so hadal mowduucan jogtenta in all🙏🥰
@nursaid6283
@nursaid6283 Жыл бұрын
Haa, si wayn baan u danayna ina so diyaarisidid habka iktishaafida, haa markasta casharadadaada waxaan uga faa'ida sidaa adigu waqtiga u gelisid. Mahadsanid mudane
@kariwan2482
@kariwan2482 Жыл бұрын
santuuq an haystaa malinkata an rabaa inaa sh kurido👍
@Xadaaripodcast
@Xadaaripodcast Жыл бұрын
Ustaad guulayso marwalba
@yahyemuse4480
@yahyemuse4480 Жыл бұрын
Keep going ustad waxan ka faiday in la jogten karo wax wlba Waxan ka codsanena inad sida igtishafka ad kuso darto💯
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 Жыл бұрын
arday kasta oo raba in uu naftiisa horumariyo fadlan aqoon yahan keena salmaan maadoow xagiisa ubadnoow wax badan waan kuu hubaa inad horumar baddan uu kuu tilmaaaami doono.
@mohjeekeyaadan8671
@mohjeekeyaadan8671 Ай бұрын
Ustaad dhan waxbarashada aad ka bixiso sidee ugu soo biiri karaa
@mahadcabdi7280
@mahadcabdi7280 Жыл бұрын
Muuqalka xiga ee joogtaynta waan kaa sugayaa ustaad mahadsanid 🥰🤍☝🧠
@mudalibmaxamedosmaan1997
@mudalibmaxamedosmaan1997 2 ай бұрын
Mahadsanid mudane Haa wax banad ayaan Kafaa,iiday waana Wada qortay muuqalkan Ani wax waan yar joogteya Lkn marka dame ayaan Yara caajisaa xoogaa.
@carafaatahmadfaarax3522
@carafaatahmadfaarax3522 Жыл бұрын
Mhdzanid ustaad salmaan madow Haa noo soo diyaari mawduucaaa
@diintaislaamka7956
@diintaislaamka7956 Жыл бұрын
shaqo wacan baad inoo heysa eray aan kugu mahadceliyana ma aqaan bes ilaah hakaa abaalmayo juhdigaaga 🤴🏽💖
@blackdaimon6296
@blackdaimon6296 Жыл бұрын
Ustaad aaaaad baa u mahadsan thy xilligi aan videogaan u baahna soo samaysay🥰🥰
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 Жыл бұрын
M.allh ustad waad ku mahadsan tahay sida aad noogu soo gudbisay muqalkan wanagsan
@Eng_Ccy
@Eng_Ccy Жыл бұрын
Ustaad Mahadsanid I.a rabi waan kaalmeysan Donaa Adna guuleyso Marwalipa 🙏💯
@mrbarre2069
@mrbarre2069 Жыл бұрын
haa dabcan waxaa rajeena inaa inooso diyaariso i.a
@dhuuxyuusuf856
@dhuuxyuusuf856 Жыл бұрын
Mashallah guulyso ustad side kabadan lagu gro
@amiinisse6366
@amiinisse6366 Жыл бұрын
Haa ustaad nooga soo samee fadhiga xiga
@AbwaanRigaax
@AbwaanRigaax Жыл бұрын
Diyaar baan unahay ustaad nooga soo dhig
@abdirahimhaaji4940
@abdirahimhaaji4940 Жыл бұрын
Salman madow keep it up 💯 👏 👍 👌 🙌 💪 Pro
@cadisalamalihasan1474
@cadisalamalihasan1474 Жыл бұрын
Ustad waxan kuweydinayaaa farqika udhexeya caado iyo jogteyn 👌
@mohjeekeyaadan8671
@mohjeekeyaadan8671 Ай бұрын
Haa joogtaynta haa
@engsiidka
@engsiidka Жыл бұрын
Ustaad dadaalka aad inoo heyso allaha haka abaal mariyo 🤲😍
@NorNajih1
@NorNajih1 Жыл бұрын
caadooyinka wanaagsan 1.adigoo muda dheer dajista jadwal wax qabad tusaale(bille ama sanadle) laakiin waxaa wacan inaa yaryaraysati sida sadex maalin ama todobaadle taasi waxay samanaysaa xiiso 2.ilow kolba aad ilawdo caadadaas waa inaad sameysaa wax ku xasuusyi mudadaas 3.inaad yarayso caadooyinka aad dajinayso ama joogtaynayso tusaale: halmid ama labo caado(ficil) ugu dambayn waxaan ka faa iday muuqaalkan joogtayn camal inay tahay tan ugu wacan adoon dhaafinayn intaa loogu talagalay سبحانك اللهم وبحمدك أشهد ان لا اله إلا انت استغفرك وأتوب إليك.
@ayaanxaashi972
@ayaanxaashi972 Жыл бұрын
Masalh Somalia 🇸🇴 🎉
@mohamedmaydhane7816
@mohamedmaydhane7816 Жыл бұрын
Notion barnaajumka soo diyaari
@adanxasan2755
@adanxasan2755 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا qeybta labaad no samey، أنشأ الله
@20funny64
@20funny64 Жыл бұрын
mcln haa noogu soo ustad sida joogta loo iktishaafo
@sheymaamahdi1070
@sheymaamahdi1070 Жыл бұрын
M.a alle ha ku brkeeyo
@nuurxuseencabdiqaadir731
@nuurxuseencabdiqaadir731 Жыл бұрын
Maasha allh ustaad kusoodar sida loo iktishaagi karo wax joogtenta
@jba9115
@jba9115 Жыл бұрын
M.a jogteenta nooga soo diyaari
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 Жыл бұрын
Muuqaalkan sida aan qiyaasayo waqti ayaa galay aan yarayn diyaarintiisa, shukran Ustaad
@dukhaancadde1785
@dukhaancadde1785 Жыл бұрын
Yes ustaad wa danenayna, noso gudbi insha alah
@ibrahimmohamedosman3622
@ibrahimmohamedosman3622 Жыл бұрын
Sxb mahadsanid sida khibrada iyo tusalaha xeesha dheer aad noogu soo gudbiso barnaamijka
@hanzadaabdi6714
@hanzadaabdi6714 Жыл бұрын
Asc salman madow waa markii ugu horeysay Ee an comment kuso qoro lkn mudo ayan kula socdaa jazakalahu kheyran waxan kaga mahad celinaa shaqsiyan labadii book Ee ad naso diyarisay hore uma isticmaalin lkn sanadkan an rajeynaa in allh in ad dabaqo shukran
@mohamedaddow1804
@mohamedaddow1804 Жыл бұрын
Noosoodiyaari ustd
@Iammoha1
@Iammoha1 Жыл бұрын
Ustaad aad ayaa umhdsanthy
@apdallaboss8887
@apdallaboss8887 Жыл бұрын
Haa ustad mowduuca xiga caynkaas ka dhig
@suldancukaash6529
@suldancukaash6529 Жыл бұрын
Haa mcln waan daneyneynaa I.a hadii aad fursad heysid
@hamzahena2680
@hamzahena2680 Жыл бұрын
Salman allah haku hafido 🥰
@QueenshaamAlidubad
@QueenshaamAlidubad 4 ай бұрын
Thanks ustaad siidamarwalba noo dhiragaliso❤❤
@nasrudiinshaafieahmedali123
@nasrudiinshaafieahmedali123 Жыл бұрын
Haa mocalin waan daneenaynaa ciwaankaa
@najijr4242
@najijr4242 Жыл бұрын
M. A macalin fadhigan waxa ka fa, idi karnaa hddii aan sida aan no tilmaamtay an samayno wax badan oo aduun iyo aaqiraba fa, ido ino leh Sirta guusha wa jogtaynta hadafka Practice makes you perfect 👌 Ixtiraam ban ku bayaa maadow
@kaizen2106
@kaizen2106 Жыл бұрын
Mahadsanid wll muqalkii aan kaa codsadey waad ii fulisey markale mahadsanid wll
@wllomuniir6142
@wllomuniir6142 Жыл бұрын
haa ustaad noo soo diyaari ciwaanka ka hadlaya sida loo iktishaafo joogtayn mahadsanid ustaad waxaan kaa helnaa talooyin badan iyo hagid kuuma baal gudi karno mahadi kor kaaga ha ahaato ustaad
@calicabdullaahi2432
@calicabdullaahi2432 Жыл бұрын
Asc ustad salmaan waan ku slaamay , ustaadii ilaahi hakaa abaal mariyo dadaalkaada ,
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Haa ustaad ka dhig mowduucaas
@xoghayemedia3578
@xoghayemedia3578 Жыл бұрын
mahadsanid ustaad salmaan maadow dhiirigalintaada waa kaaga mahad celin
@cabdisamad7646
@cabdisamad7646 Жыл бұрын
Ustaad Salman
@apdikarimqasim621
@apdikarimqasim621 Жыл бұрын
Ustaad wad mahadsan tahy
@zuhaibyare6636
@zuhaibyare6636 Жыл бұрын
USTAAD Fadhigaan waxaan kafaa'iday inan waxa aad rabtid inad qabsatid aan la isku badin oo layareeyo marar badan waa islahaa maxaad wax kaste ubilowdaa ugana tagtaa 📌problenkaygu wuxuu ahaa inaan jeclaan jiray inan waxa badan qabto marka koowaad Thanks ustaad👍👍
@zuzuabdi4642
@zuzuabdi4642 Жыл бұрын
Ustadi mowducan manta waxaba dalil uah KZbin kaga inta sanadkan dad kugu so birtay sababna ay uahayd ina jogtayso ina jimca walba video sogalisid marka ustadi ada umahadsanthy wan jeclan laha mar inan muqdisho imado fadhina kula qato madama qofwalbo ka cilmi badan meting kisa ad faido uun kadhaxlayso ustadi Alla yabarik fiik waxan rajaynaya video gan kisa kale ina cafimad kuwada garno🙏
@bashirali8663
@bashirali8663 Жыл бұрын
Macalin waad mahadsantahy Joogtayta aad ayey iigu adag tahay. Sababtana waxaan isleeyahay Ama nafta iisheegtaa wax badan in aan haysan Ama wixii markaan qabto waxaan jeclahay in aan helo natiijo deg deg ah Markaa Waxaan kacodsanayaa in aad dariiqada joogtaynta saxda ah muuqal inooga so sameeyo Jazaa kal laah Ustaad salman.
@zahramuxudiin219
@zahramuxudiin219 Жыл бұрын
Asc ustaad run ahaantii mowdiicyadada waa mowduuc aad u saameyn leh aad iyo aad u mahadsan tahay joogtayn la'aanta ka aniga ahaan waxaa u sabab ah xiisaha aan u qabo qabo waxaas oo dhamado iyo dabagal la'aan tusaalaha tubada dhibic ahna ayaa muhiimada joogteynta inooga filan aad nasiisey jasakallah
@santa_0045
@santa_0045 Жыл бұрын
Haa wlal mowduca no soo samee ❤
@zuhaybsports2834
@zuhaybsports2834 Жыл бұрын
run ahaan tii waxaan jeclaanlaa inaad nosoo badizo mawduuncaan oklae
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 Жыл бұрын
M.a allaha kuxifdiyo mcln salmaan
@GoudoneAden-qq1ry
@GoudoneAden-qq1ry Жыл бұрын
Oui professeur on besoin S'il vous plaît faite nous
@khalilalhuzari5729
@khalilalhuzari5729 Жыл бұрын
Masha allah ustaad soo diyaari waan u baahanahy..
@owfarahmedia6091
@owfarahmedia6091 Жыл бұрын
Alaha kubarakeeyo
@taqiyudiinmaxamedibraahi.4634
@taqiyudiinmaxamedibraahi.4634 Жыл бұрын
Great teacher it is my first time i show this yuotube I benefit great thing for short time conclusions is “consistent is the way of success “thanks
@craxmaancumar8203
@craxmaancumar8203 Жыл бұрын
Haa prof video xiga mhsanid
@abdiwelijamaal9274
@abdiwelijamaal9274 Жыл бұрын
Haa ustaadii waa dananenayaa
@garaadwadanigmailcom2018
@garaadwadanigmailcom2018 Жыл бұрын
mahsanid macalin
@abdirizakmohomed1535
@abdirizakmohomed1535 Жыл бұрын
Mashaa allah ustaadi wax badan kafaaiday
@Abdibasid_Garane
@Abdibasid_Garane Жыл бұрын
Salmaan uataad haa ee inasoo diyaari mawduucaas ee ah ( Sida joogteynta la ugu ishtishaafi karo )....
@apdulrizackmk6275
@apdulrizackmk6275 Жыл бұрын
Guulayso macalim
@xaajikuwayt7445
@xaajikuwayt7445 Жыл бұрын
جزيت خيرا وبارك فيك
@I.M_MUHANAD
@I.M_MUHANAD Жыл бұрын
First person an noqday manta ustaad
@SAMIA.19
@SAMIA.19 Жыл бұрын
Haa ustaad wey igu dhacdaa inaan wax joogteyn waayo, taasina sababo badan ayaa keenta, sababta ugu weynne waa wahsiga. Mahadsanid ustaad waxaan is ku dayi doonaa inaan wax joogteeyo.
@heeso586
@heeso586 Жыл бұрын
waaw masha allah ustaad salmaan allah ku barakeeyo videoga si wanaagsan baa uga shaqaysay softwarekee isticmaashay ustaad
@Xadaaripodcast
@Xadaaripodcast Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Waaw manshallah master mahasanid mashallah farintan wa mid iafaci donta inshallah 🙏
@abdallajx252
@abdallajx252 Жыл бұрын
Haa wan danaynayna uztaad
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 Жыл бұрын
Soo diyaari mawduca aad ku shegty dhamaadka Muuqaalka
@learnqurantechwithsafa
@learnqurantechwithsafa Жыл бұрын
Haa waa daneynayaa
@yaanyonur9324
@yaanyonur9324 Жыл бұрын
Talo wanaagsan mahadsanid
@luqmaan753
@luqmaan753 Жыл бұрын
Haa,waaan daneyniina ustd
@zamiiraahmed1698
@zamiiraahmed1698 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Aadbaan uga faaiday
@kingzalpafx
@kingzalpafx Жыл бұрын
Haa ustad
@naqiilmedia7670
@naqiilmedia7670 Жыл бұрын
Waan daneenayaa ustaad
@mahadali8368
@mahadali8368 Жыл бұрын
Haa ustaad ka soo sameey. Mahadsanid.
@dalxarooble7565
@dalxarooble7565 Жыл бұрын
mahadsanid salman "mawduuca xiga ka so dhig "joogtaynta iktishaafka"
@abdihakimdeeq7132
@abdihakimdeeq7132 Жыл бұрын
Asc ustaaaad walhi waaa runtaaaa madowcaaan waxaa modaaa in aaaad aniga iga hadleyso kun jeeeer mhsidd macalimow noo soo badi insha aalh Kan iktishaaafkaa ku sooo dar ustaaaa
@yusufkalib4577
@yusufkalib4577 Жыл бұрын
Maasha Allaah. Jazaakalaahu kheyran.
@Aaziz5
@Aaziz5 Жыл бұрын
Ustaad muuqaalka xiga kadhig sidii joogtayn loo sameeyn lahaa. Mahadsanid
@Taajiriintahada
@Taajiriintahada Жыл бұрын
Ustad codsi jecel Aan uqabo madooyinka Kala ah xisaabta iyo physics waxaan kaa codsanayaa inaad bilow ilaa dhamaad inaa kusoo darto koorsooyinka afogy
@najllamohammed8003
@najllamohammed8003 Жыл бұрын
ustadow mahdsanid waka faaiday
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 Жыл бұрын
Shukran Ustaad💯💯💯 Juma Mubarak
Habka u dagsan lahayd Qorshe Nololeed.
19:25
Salmaan Maadow
Рет қаралды 34 М.
🤑ilaha aa dakhli ka heli karto!🤑
12:18
Salmaan Maadow
Рет қаралды 40 М.
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 17 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Yay, My Dad Is a Vending Machine! 🛍️😆 #funny #prank #comedy
00:17
Sida goor hore u toosi kartid maalin kasta
12:36
Salmaan Maadow
Рет қаралды 40 М.
Xirfada Go’aan Qaadashada 🔨
16:29
Salmaan Maadow
Рет қаралды 17 М.
📚 📝Aqri waxyar - U Aqri si caqliyeesan📝📚
11:13
Salmaan Maadow
Рет қаралды 63 М.
Si caqliyeesan ila xisaabi waqtigaada Todobaadlaha ah?
14:52
Salmaan Maadow
Рет қаралды 27 М.
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 458 М.
🌟Habka aa ku dhisan lahayd Caado Wanaagsan 🌟
18:01
Salmaan Maadow
Рет қаралды 46 М.
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 17 МЛН