Dhisida Caado Cusub | saamaynta wanaagsan ee caadooyinka yar yar |

  Рет қаралды 125,331

OGAANSHO

OGAANSHO

2 жыл бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 442
@macruf
@macruf 2 жыл бұрын
Subxannallaah 99jeer Alxamdulillaah 99jeer Allaahu akbar 99jeer Laa,illaaha illaallaah 99jeer Aqri walal illaahay Maalinta hakuu nuuriyo
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@ibrahimhazzan2603
@ibrahimhazzan2603 2 жыл бұрын
Mahadsind wall
@abdifataxhussein9881
@abdifataxhussein9881 2 жыл бұрын
Anigu shakhsiyan waxaan bilaabay bishii u danbaysay in marka aan fuulo buska ama aan raacayoba, in aan ku dhex akhriyo quraanka oo aan in badan ka maqnaa(ka haajiray). Alhamdulilah hada isbadal wayn ayaan dareemaya. Waxa aan jeclaystay in aan intaa idinla wadaago.
@Turjumaanka
@Turjumaanka 2 жыл бұрын
Wwaa fikrad wanaagsn runtii Aniga xatta inaan kugu daydo weeye
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid
@gabariwahooyaded6714
@gabariwahooyaded6714 2 жыл бұрын
M.allaah wa fikrad wanagsan
@Roro_feghi
@Roro_feghi 2 жыл бұрын
"Qofka jiran oo cuna dawoyin oo ubahan malin walbo ino qato dawoyinkas , sidas oo kaleh aye nagatadana ugu bahantahay malin walbo dhiragalin , wax aqris .."😊❤️
@hassanabdikulmie8357
@hassanabdikulmie8357 2 жыл бұрын
Alxmamdullilah Caadooyinkeyga Wanaagsan Way Badanyihiin. Faane Ma Ahan. Allah Ayaa Mahad Oo Dhami Usugnaatay.
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@Guuled
@Guuled 2 жыл бұрын
Buuga Atomic Habits waan akhriyay in badanna wax buu hab-fikirkeyga iyo nolosheyda ka badalay. Great video brother Omar, Keep educating our people
@lightsport1659
@lightsport1659 2 жыл бұрын
PdF hadaad ku hayso wllO I soo dir
@Qosol_qaraaxo22
@Qosol_qaraaxo22 2 жыл бұрын
@@lightsport1659 English asoo ah hadaa rabto anaa kuu haayo number what's up iisoo qor
@abdifatahabdiazizbarkhad6945
@abdifatahabdiazizbarkhad6945 2 жыл бұрын
Guuledow si joogto ah buugaagta Ma u akhridaa?
@farxiyomowliid5886
@farxiyomowliid5886 2 жыл бұрын
@@Qosol_qaraaxo22 wll ana rawo ma heysane asoo english ah
@aasiya2236
@aasiya2236 2 жыл бұрын
@@Qosol_qaraaxo22 asoo afsomali majiraa nh wllo
@maxamedabshir1181
@maxamedabshir1181 2 жыл бұрын
Buugaan waan akhriyay . Waana buug cajiib ah. Rule aan ka qaaday waxaa ugu muhiihsan. 1. Two minute rule: samee waxa aad rabta 2 daqiiqo kaliya 2. 1 percent Improvement everyday: Sida haddii aad rabto in pushup samayso samee 1 pushup kaliya kana tag. Runtii waa buug cajiib ah ee hala akhristo
@aasiya2236
@aasiya2236 2 жыл бұрын
Wllo asoo somali ah mala helaa nh
@Xogaha.calamka
@Xogaha.calamka 2 жыл бұрын
Omar inshar wll waxa waqtigada ku dhumisay In aad qof mustaqbalkisa dhisto nolashisa wax ka badasho wana shaqo aad io aad u adag Waxan alla kaga baryaya in uu misankda akhiro iyo adunba alla ku kordhiyo ❤❤
@samowade1300
@samowade1300 10 ай бұрын
Aad ku lumisay ma ahan , sidaa ha dhihin , ee dheh aad uga faa'iideystay
@garashomedia5987
@garashomedia5987 2 жыл бұрын
Caadado aan bilaabay 20/12/2021 waxaytahay inaan waxkabarto taleefankayga mudo 3saacadood oo kalatagsan ah oo Aan barto diin kitaabo sida kutaabka kutubada uguwayn tafsiirka qur.aanka iyo kuwo kale mid markaan dhameeyo mid kale ayaan kubadali doonaa إنشاء الله
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 2 жыл бұрын
Waar ka kla daa 3 hours wey badantahee pro 30 minute kal bilow
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
Buug inaa sooqatay baa dhisid caado fcn kuqortay ilaahow iga dhig tii kudhaqaaqdo+ oo marwalba sameyso🤲🏾 INSHAALAH
@maxamedibraahim4853
@maxamedibraahim4853 2 жыл бұрын
Omar inshaar waxa tahay wllkey iga wen mar walipana taloyin i anfaca iso gudbiya allaha ku xafido wll❤💯
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@amincano9255
@amincano9255 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@abdirahmanadamsiad442
@abdirahmanadamsiad442 2 жыл бұрын
Mansha allah Ustaadkeena rasmiga ah Ustaad Cumar Inshaar mahadsanid saaxiib Kanaalkaada Ogaansho waa Jaamacad Dahab ah oo Bilaa Lacag ah جزاك الله خيرا أخونا عمر إنشار .
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@SuadArif
@SuadArif 2 жыл бұрын
Waxaan marwalba jeclahay Inan Xog kala qaadanno qof dhalanteed ka caafimaad qaba, Mahad alle kanaalka ogaansho Bilo kahor ayaan bartay, waxaana dhacday in qeybo badan oo buuggeyga dhacdooyinka wax badan uga qoray cilmi aan ka kororsaday. Omar owner of ogaansho thank you saaxiib macaan, and keep up.
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@Shacni.
@Shacni. 2 жыл бұрын
{ تُسَبِّحُ لَهُ السَّمَاوَاتُ السَّبْعُ وَالْأَرْضُ وَمَن فِيهِنَّ وَإِن مِّن شَيْءٍ إِلَّا يُسَبِّحُ بِحَمْدِهِ } -الكون كله يسبح لله فلا تكن أنت صامتاً Koonka dhan ilaahay ayee u tasbiixsadaan ( ee hufaan waxanan Allah u qalmin) ee adigu haisku noqon qof iska aamusan oo geedaha iyo xayawanada ee ka tsabiix bataan!
@kaafichannel9699
@kaafichannel9699 2 жыл бұрын
Mashallah ustaad cumar allah kaa abaal mariyo barnaamishyada diiniga soo badi si dadk uga faaiideystaan allah kaa abaal mariyo
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@Abuudypro
@Abuudypro 2 жыл бұрын
Since 2019 I did not miss a single video without like wow i proud my self thank you 🙏
@deeqamohamud3927
@deeqamohamud3927 2 жыл бұрын
Buugaan, Atomic Habits ee James clear uu qoray 2020 ayaan aqriyay waxaan ku tilmaami karaa buugagta maadiga ah kii iigu faaiidada badnaa iiguna saameynta badnaa ee aan ebid aqriyay.
@kowzarupdisicith621
@kowzarupdisicith621 2 жыл бұрын
Masha Allah wll thanks🙏 role model wanagsan tahyy alle haka abaaL mariYo🤲♥️🥰
@kingzain2453
@kingzain2453 2 жыл бұрын
Safarka 1000mile wuxu ka bilawda hal talaabo dadaal yar od sameyso wuxu badali kara nolashada omar inshar ustaad ku dayasho mudan❤️🇸🇴🌺
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@peyazahassan2303
@peyazahassan2303 2 жыл бұрын
Channel kaaga waxa ugu xirany waxa waaye in aaan kahelo video yada nuucaan okale sida buug wax tarleh oo la soo kobo iyo qiso qof saameen ku leh dunida sooobadi ebow
@khadijoquruf
@khadijoquruf 2 жыл бұрын
Caadada ugu wangsan aad samynkarto waa inaa subax kasta isku taxalijusid salatu duxaa inaa laasimto inshalah taaa cado kfcn garan mayo qofkii alle wafajiyo😭♥️
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@xogahaqarniga5952
@xogahaqarniga5952 2 жыл бұрын
tallaabooyin muhiim ah oo ku caawin kara dhanka horumarka sannadkan cusub ee 2022, ka daawo kanaalkaygan. haddii ay ku cajibyaan nagu soo biir. Mahadsanid Cumar Inshaar.
@awismail8003
@awismail8003 2 жыл бұрын
Walaal wuu fiicanyahay kanaalkaagu waanan ku biiray, halkaa dedaalka kaga hay.💕
@Dawlad252
@Dawlad252 2 жыл бұрын
Nabi Muxammed NNKH wuxuu yidhi: "Camalada waxaa xaga ilaahay loogu jecelyahay midka la joogteeyo haba yaraado'e."
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Scw
@sakisaed4636
@sakisaed4636 2 жыл бұрын
Maynu odhan karna wa youtuberka kaliyen wax walba oo mankeena kuso dhaca ino soo jeediya wa macalin wax dhaba ina bara wad mahadsanthy ustaad , from hargiesa❤
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@abdiaziizmaxamed173
@abdiaziizmaxamed173 2 жыл бұрын
Wlh waa runtaa khasatan Aniga
@Buugtel
@Buugtel 2 жыл бұрын
Inaad dhahdo caada xun baan iska badali rabaa adigoo tii aad kubadali lahayd aysan kuu diyaarsanayn waa khalad, mahdsanid walal Cumar
@Turjumaanka
@Turjumaanka 2 жыл бұрын
Caada xun iska badal Deeetana Aniga isoo raac 😂
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid………
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرًا اخي العزيز
@alibininboss
@alibininboss 2 жыл бұрын
Jazaakallaahu khayr ustaad Cumar, waxaad ku hawlan tahay wax aakhiro iyo aduunba ku anfacaya IA, waxan oran karaa waxaad tahay dayax u soo baxay bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan jiilka soo koraya, waxana laguugu xisaabtamayaa sida dawladuhu ugu xisaabtamaan marka ay Nuclier samaystaan. Garabkaaga alla ha galo Waa walaalkaa CALI BINIIN BOSS
@fariihaahmed2516
@fariihaahmed2516 2 жыл бұрын
Jazakallah kheyr akhii mahadsanid in badan❤️
@hassanyare2706
@hassanyare2706 2 жыл бұрын
Sxpow Allah Ku xifdiyo waayo niyada marka niyada Ku haayo wax so dhigtaa cajiib from Germany omar inshaar 🙏🙏
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@mustafemaxmed2452
@mustafemaxmed2452 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@ahlual-khayr4458
@ahlual-khayr4458 2 жыл бұрын
Jazaka Allah Khayr wll.
@ibrahimalpha2402
@ibrahimalpha2402 2 жыл бұрын
Omar inshaar runt dad badan wax kaa faaiday gaasatan ani aad umahadsantahay macluumyada wanaagsan ee marwalba nala wadagayso shukran❤️🥰🙏
@mahamedsarhaye4133
@mahamedsarhaye4133 2 жыл бұрын
Runti waa. Muqal Aad muhim u ah waliba muqaal Aan waxbadan Aan ka faaiday mhdsanid wllo cumar❤️❤️🇸🇴
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@ahmedtamam7777
@ahmedtamam7777 2 жыл бұрын
Mansha allah macalin wad ku mhdsanthy ilhy haku xifdiyo
@user-yh7uz4il8m
@user-yh7uz4il8m 2 жыл бұрын
Jazakallahu kheir Akhi
@hodoali5714
@hodoali5714 2 жыл бұрын
Mahadsanid wlo qali maalin dhaweyd ayaan buugan soo iibsadey
@ayuubsaleeban1441
@ayuubsaleeban1441 2 жыл бұрын
Shukran wll omaar
@axmed_jeylaani
@axmed_jeylaani 2 жыл бұрын
Cajiib wlhi shukran ustaad omar inshaar baarakalaah
@maxamed19ib
@maxamed19ib 2 жыл бұрын
Maansha allaah wll omar waa barnaamij wanaagsan Allaah hakaa ajar siiyo walaal
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@maxamed19ib
@maxamed19ib 2 жыл бұрын
@@taabagal7220 insha allaah wl
@Beyraad
@Beyraad 2 жыл бұрын
Maclin cumar inshar mahadsanid ilahay ha ka ajar siyo wx badan ban ka faidy 💯♥️
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@omarfarah5790
@omarfarah5790 2 жыл бұрын
Mashallah walal omar mahadsanid
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 2 жыл бұрын
Saxiiiiiiiix waxkasta sheegtay, jazaakalaahu kheyran👌👏👏👏🙏
@boqorkarestmarayare359
@boqorkarestmarayare359 2 жыл бұрын
Wlhi mahadsanid ustaad noosoo badi runtii waan ubaha nahay
@cabdiraxiimmaki9599
@cabdiraxiimmaki9599 2 жыл бұрын
Thanks pro runti waxaat igu so gor dhisay waxii iga maq naa
@gboob5014
@gboob5014 2 жыл бұрын
Thanks walaal cumar 😘💖🌹✌
@abdunurabdule5179
@abdunurabdule5179 2 жыл бұрын
Jazakimullah khayr
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Shukran teacher 💕
@InspiringMin
@InspiringMin 2 жыл бұрын
I need this book thank you bro
@Hussein-g9s
@Hussein-g9s 2 жыл бұрын
Cumar inshaar jazakallah walal wax badan ayaad noo fa'idaysaa marar badan maashallah
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 2 жыл бұрын
Shukran jazakallahu khair.
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid
@diiriyemedia675
@diiriyemedia675 2 жыл бұрын
جزاك الله خير الاستاد
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid
@MUSCAABHAJJI
@MUSCAABHAJJI 2 жыл бұрын
Atomic habits wow MaashaaAllah bro Omar thanks
@abdifatahabdiazizbarkhad6945
@abdifatahabdiazizbarkhad6945 2 жыл бұрын
Waad ku Mahadsan tahay walaal cumar inshaar sidaad noogusoo gudbisay Walaal ka waran hadaad dhalinyarada ku kulmiso madal wax akhris iyo cilmi baariseed oo waxay soo baadhaan ay kula wadaagaan iyagana faa ido ugu noqoto
@dajistech1042
@dajistech1042 2 жыл бұрын
M.a muqaalada aan ugu jeclhay dawashadoda mhdsanid sxb sare
@khalifbarkhadle
@khalifbarkhadle 2 жыл бұрын
Man sha alah ilahay khayr iyo xasanaad badan hakaasiiyo walalkay wax tayole baad noosoo gudbisaa horay usoco insha alah ❤
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 2 жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakallah 👍♥
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله 🤍📚، Mowduuc aad uqiimo badan dad badanna wax weeyn kabadali doono, Wlle qaali ilaahy haku barakeeyo dadaalka marwalba noo wadid, Ummadana ilaahy hakugu anfaco dhamaan, Anagana Kuwii kudhaqma ilaahy hanagayeelo📚🍃
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@laylayare5405
@laylayare5405 2 жыл бұрын
Masha Allah wallo Rabi haku xafiido
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 2 жыл бұрын
Thank you inshaar abwe ♥️🙌🏻
@nouradinahmedosman8149
@nouradinahmedosman8149 2 жыл бұрын
Asc omar waan ku salamay waxaan ahay tagerahaag waxan kamiid ahaay wiilasha oo illah sababta u dhigeya waanadi aad naga sisay films anshaxa xumaa alhamdulilah maanta mudo sannad laga joogo aanan firsani adna u sababa waad mahad santahay wll qali khaire allah kusiiyo masha Allah sido wllo omar waxan raba ina ka faa'ideysto wakhti maanta aan haysto anigu ka shalanaya wakhti idhaafey marka wll fadlan waxan raab inaad gacan qabti ii soo gawaab xadii aad argto farinta wllo
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid……
@ibrahimyare1162
@ibrahimyare1162 2 жыл бұрын
ما شاء الله my brother got bless you
@sheikhanmohammed3356
@sheikhanmohammed3356 2 жыл бұрын
Asalamu aleikum Akhii.Barakallahi Akhi, I love your views so much
@Mofaysal
@Mofaysal 2 жыл бұрын
M.a wllo wax badan na saameeyay Allah ajir hakaa siiyo .... Mar walba iyo goor walba
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@fawsiyoali7685
@fawsiyoali7685 2 жыл бұрын
Masha allah brother 🙏❤
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid
@liibaanarashiidaaziiz6776
@liibaanarashiidaaziiz6776 2 жыл бұрын
Jazakallaah
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah tabaarakalaa
@dahirsharifabdi9446
@dahirsharifabdi9446 2 жыл бұрын
Shukran ustaad inshar
@tnai1709
@tnai1709 2 жыл бұрын
I AM NOT first one 😆😆
@legendmrmaracade8868
@legendmrmaracade8868 2 жыл бұрын
Jazakllh khyr
@maanmedia2251
@maanmedia2251 2 жыл бұрын
Ustaad waad mahadsantahay noo soo badi casharada sidaan ah
@Dalandool
@Dalandool 2 жыл бұрын
Mahadsanid macàlin
@mohapoy4956
@mohapoy4956 2 жыл бұрын
Mahadsanid omar
@maxamedahmed1674
@maxamedahmed1674 2 жыл бұрын
Masha lah cumar Horay u soco wall Ayan ku leyahay
@phiosaphesoj7675
@phiosaphesoj7675 2 жыл бұрын
Jazakallah 💚
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar ❤ 💯
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid…
@dalxiisdamaashaad8005
@dalxiisdamaashaad8005 2 жыл бұрын
thanks bro omar inshar waa waano dhaxal gal ah
@ameenmohamed2058
@ameenmohamed2058 2 жыл бұрын
Cumar waxa aan ku bartay 2016 ilaa hada chanal kada waan ku xidhanahy runtii aqoon iyo dhiirigalin ba waan ka faa'iday alle misanka xasanadka hakugu daro wll waxa aad tahay qof nala jecel horumarka iyo in aanu qayr kayo la jaanqadno.
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid………
@Maansheye
@Maansheye 2 жыл бұрын
Hore u soco weliga
@caaqilaskar6125
@caaqilaskar6125 2 жыл бұрын
Wll cumar inshaar aad ayaa u mahadsantahey 👍💯
@abdimuktar5050
@abdimuktar5050 2 жыл бұрын
Manshallah mhsanid wll
@uniqueone4071
@uniqueone4071 2 жыл бұрын
Waxaa tahay dhiiri galiye dadka u xaadha wadooyinka iyo kuwa fud fudud wxn kgu xidhanahy ilaa 2018kii wax faaiido dara ahna kaaman arkin aad ayaan ugu farax sanahy inn ku xidhnaado channelga horay u soco wllo miisaanka xasanaadka allaha kuugu daro ❤️
@hargeisacadey7127
@hargeisacadey7127 2 жыл бұрын
💚💚mahadsanid walal cumar inshar 💚 ilahay cumriga hakuu barakeeyo ❤❤💚
@Gurey2024
@Gurey2024 2 жыл бұрын
Thanks for give us an amazing video
@abuyasiir3197
@abuyasiir3197 2 жыл бұрын
Wada mahdsantahay ustaad cumar
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 2 жыл бұрын
Excellent quality 👌
@amaladan7198
@amaladan7198 2 жыл бұрын
Masha allaah malin wolba wax baan ka faidaa walaal Jazakallaah kheir
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid
@fartunhaaji
@fartunhaaji 2 жыл бұрын
Mahadsanid 💛🌺
@faizaelmi8095
@faizaelmi8095 2 жыл бұрын
Video kaan wan u bahnaa thanks
@hassanwalicllaahi8755
@hassanwalicllaahi8755 2 жыл бұрын
Wll cumar alah ku xafido
@yacquubabdilahi8968
@yacquubabdilahi8968 2 жыл бұрын
Shukran
@xashiibrahim4543
@xashiibrahim4543 2 жыл бұрын
Mashallah omar
@hassannoor9827
@hassannoor9827 2 жыл бұрын
thanks mahadsanid
@khaalidmaal9863
@khaalidmaal9863 2 жыл бұрын
Wll waxaad tahay qof wanaaga lajecel dadka ,barnaamjkasta oo aad sogudbiso wa mid anfaca dhalin yarada ,runtii wa marki uhoreysay e aan qoraal kusoqoro Waan kaaga mahad naqayaa wanaaga aad usamayso dadka afsomliga kuhadla ,alle haku barakeeyo
@MMaami
@MMaami 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal qaali waxabadan ban kaa FAA iday
@HornAmiir
@HornAmiir 2 жыл бұрын
alxm Caado xun (siigo)ayaan lahaa , lkin ilaahay mahaddii wan Iska daayey.
@yussufburalle6999
@yussufburalle6999 2 жыл бұрын
شكراً لك
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid………
@yusufsaidabdi9783
@yusufsaidabdi9783 2 жыл бұрын
Macalin guulayso adun iyo aakhiroba
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid
@heersare3662
@heersare3662 2 жыл бұрын
intan waxan Rabaa in aan ku reebto halkan. caadada aan ku dhibanahay jaristeeda waa isticimaalka Facebook iyo social media ah waliba sacado in aan ku qaato runtii waxay iga dib dhigtaa in aan wax badan akhristo kuna noolada noloshayda aan jeclahay
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Na soobooqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid
@luqmnk7254
@luqmnk7254 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
Sirtu Waa Rootiinka | Hadii Aadan Rootiin Lahayn Ma Noolid .
11:28
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 4,2 МЛН
Isbadallo Yaryar, Hormar Weyn || Atomic Habits || ILA AKHRI
18:35
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 69 М.
004 | Akhriska | muxuu akhrisku dhallinta ugu adag yahay?
50:14
Sahan Podcast
Рет қаралды 26 М.
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 322 М.
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
OGAANSHO
Рет қаралды 239 М.
Shaxdan ku dhis kalsoonidaada !
19:38
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 80 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 4,2 МЛН