Sirta 𝐗𝐔𝐋𝐁𝐀𝐃𝐀 ku jirta (𝐑𝐚𝐠 iyo 𝐃𝐮𝐦𝐚𝐫𝐛𝐚 Faa’idooyinka ay u leedahay)

  Рет қаралды 82,453

Dr faris Al attas

Dr faris Al attas

Күн бұрын

𝐈𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡:
Face Book page : www.facebook.c...
FACEBOOK: / drfaaris1
Twitter: mobile.twitter...
Gmail : dr.faris@somalifirstaidassociation.org
Wad ku mahadsantahay daawashdadaa
𝐃𝐫. 𝐅𝐚𝐫𝐢𝐬 𝐀𝐥 𝐚𝐭𝐭𝐚𝐬.

Пікірлер: 99
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 igu soo dir su'aalaha 𝐢𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦👇 instagram.com/drfarisalattas/
@mrrespectofficial6067
@mrrespectofficial6067 2 жыл бұрын
Dr. Wxn ahay qof Caato ah wilibo wajiga ayaan caato ka ahay dhafarkeygane wuu bdn yhy waana zaa,id sideen iskaga jari karaa dhafarka bilicda iyo quruxda jirkeygana iigu soo noqon karaa Dr.
@naarimaansaafi1996
@naarimaansaafi1996 2 жыл бұрын
Asc Dr instigraam ma isticmaalo fadlan inta iiga jawaab hooyo ilmo lagu qalay 6 bil ka hor ma isticmaali kartaa
@ifraaxahmedyousuf7254
@ifraaxahmedyousuf7254 2 жыл бұрын
Tanta see u badisaa yacni see loo isticmalaa iyo marki miisaan dhimista qaabka loo is ticmaalo
@saynabmahamed8229
@saynabmahamed8229 2 жыл бұрын
Ragaa ubadisay dumarka hormon kooda ma ufiican tahay kan raga ayaa shegtay
@sultana_Aden
@sultana_Aden 2 жыл бұрын
Dr 34 weeks iyo bar oo uur ayan ahay ma isticmali kara xulbada teeda kale sadax ilmo aya hori lagu so qalay
@سبحانالله-ذ8ب1ل
@سبحانالله-ذ8ب1ل 2 жыл бұрын
Wll kusali nabiga scw scw is 🙏❤
@muxaadharochannel1741
@muxaadharochannel1741 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@ascnimco9625
@ascnimco9625 2 жыл бұрын
Scw scwscw scw scwscw scw
@hooyomacaan4106
@hooyomacaan4106 7 ай бұрын
Mahadsanid dr altas❤
@cisacabdulle9156
@cisacabdulle9156 Жыл бұрын
Asc Dr shukran waxabadan ayn kafaiide qeer allah kusiiyo
@laakamediapro5219
@laakamediapro5219 2 жыл бұрын
masha allah dr thanks
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
adaa mudan walal
@mohamudabshir7481
@mohamudabshir7481 2 жыл бұрын
Habeen dhayli waan cabi dr mahadi korkaaga ha ahaato 👍
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
adaa mudan walal
@rahmoruun7850
@rahmoruun7850 2 жыл бұрын
See loo isticmaalaa Dr
@xanann2408
@xanann2408 2 жыл бұрын
1Hal qado xulbo ah 2qado cano ah 1hal qado sokor ah iyo hal galas o biyo ah galas ween oky isku qas dabka sar marke karkaran wax yar qaboji e cab 🧡
@sacdiyomaxamed4514
@sacdiyomaxamed4514 2 жыл бұрын
Masha Allah wll dadka waxay dhahaan minkay jilcisaa by dhahaan isojawaab sena lo isticmalaa
@moha29ali87
@moha29ali87 2 жыл бұрын
Ani xitaa saas ayaa lii dhahay wll mcn Dr jawaabta ka sugeenaa
@halimamohamed7749
@halimamohamed7749 Жыл бұрын
Marka dhiga cadada mala cabi karaa ❤😊
@umufatuma1440
@umufatuma1440 2 жыл бұрын
Asc jazakallahu qeyran Dr halsano iyo bar aya laga joga qalin an kudhalay ee maisticmali kara xulbada
@aaminohassan8201
@aaminohassan8201 2 жыл бұрын
Masha allaah
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
adaa mudan walal
@umubushraumubushra4276
@umubushraumubushra4276 2 жыл бұрын
Aaway dr faaris
@cookwithkhadraqaali
@cookwithkhadraqaali 2 жыл бұрын
Mahadsanid dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
adaa mudan walal
@luulahmed8386
@luulahmed8386 10 ай бұрын
wll waxan uu caba in aan isku naaxiyo ama ku caylo dhibato ma ii keni karta iso jawaab pls
@kifaayodheeman2060
@kifaayodheeman2060 2 жыл бұрын
Wllo ugxanta dhalmada dumarak miyeey kobcisaa xulbadu
@aishacuud7158
@aishacuud7158 2 жыл бұрын
Dr sidee ugu fican inloo isticmaalo markay miraha tahy amase marka lashiido
@xanann2408
@xanann2408 2 жыл бұрын
Marke shidan tahay aye ficn tahay
@ahiraa1438
@ahiraa1438 2 жыл бұрын
Thank u so much doctor wlhi hada ku fikiraye inan raadiyo faidadeda xiliga period ka ma i anfacesa
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
adaa mudan so dhawaw walal
@gaaboow2018
@gaaboow2018 2 жыл бұрын
@@drfarisalattas 35wek ahay macabi karaaaa
@hamsehassanhuriye1856
@hamsehassanhuriye1856 2 жыл бұрын
Dr. Faris wan Ku salaamay marka hore Dr. Su’aashaydu waxay tahay xulmada Ma cabi kartaa gabadh uur leh? . Mahadsanid.
@queenhijaaby3625
@queenhijaaby3625 2 жыл бұрын
No
@wiilohassanadan6145
@wiilohassanadan6145 2 жыл бұрын
Wey cabi kartaa lkn waa gorma waa markey dhalmadeda soo dhawaato
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 2 жыл бұрын
Salaam doctor aniga dhar Jerry ban baraaf kudhacay qorta garbah iyo dharba arthritis aya aiga galay all they give me is painkiller plz isoo jawab sidaan u slowdown garan kara for the arthritis no cure xulbad ma ifican tahay
@nasromohamud6488
@nasromohamud6488 2 жыл бұрын
Dr hooyada nuujinsa marky cabto ilmha shubn bay ku keentye maxa xal ah
@fardoushirsi9002
@fardoushirsi9002 2 жыл бұрын
Hooyadu haday ku dhasho C section ma isticmaali kartaa cabista xulbada thnx
@suleekhaaadan8105
@suleekhaaadan8105 2 жыл бұрын
Dr xulbadu timaha maxay faa ido ah ay uleedahy
@mrrespectofficial6067
@mrrespectofficial6067 2 жыл бұрын
Masha,ALLAH
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
adaa mudan walal
@mrrespectofficial6067
@mrrespectofficial6067 2 жыл бұрын
@@drfarisalattas sdo kle Dr. ALLE🤲 haku xifdiyo.
@hawasharif5709
@hawasharif5709 2 жыл бұрын
Manshaallah
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
mhad sanid walal
@nasra4658
@nasra4658 2 жыл бұрын
PLZ 🙏 dumanka qaliinka ku dhala yayna isticmaalin aadbay halis uugu tahay ee
@umuanwar4330
@umuanwar4330 2 жыл бұрын
Asc abaayo hal sano ayan kajoga qalinkayga ma isticmaalikara
@rahmogadid9228
@rahmogadid9228 2 жыл бұрын
Asc iso jawaaba 14 months ayaan qalanahay wanan cabaa ma khatar bay igu tahy
@umuanwar4330
@umuanwar4330 2 жыл бұрын
@@rahmogadid9228 wcs abaayo ha iskabadinin wad qadankarta
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Masahllha 😍 😍 😍 😍
@halimosiyad8294
@halimosiyad8294 2 жыл бұрын
Thanks
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
adaa mudan walal
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 2 жыл бұрын
Asc Dr cado warerka maxa daawo uh😭
@cookwithkhadraqaali
@cookwithkhadraqaali 2 жыл бұрын
Dr malin walba maa istacmali karaa ilaa meqo bilowd ayaa laisticmala
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
walaal wad isticmaali kartaa hadiii aadan uur laheen
@zagalaxmed2926
@zagalaxmed2926 2 жыл бұрын
Dr. waxan ahay hooyo qalan 10bari kalia ma is ticmali kara xulbada blz isoo jawan adoralia
@faisafaisa9031
@faisafaisa9031 2 жыл бұрын
Zagal Axmed macabi karaan daka qalan abaayo e is ilaali inaad cabtit
@barwaqoawilbarqaaqoawil6522
@barwaqoawilbarqaaqoawil6522 2 жыл бұрын
Haaye Dadka aanY u fiicnaYn sida hooyada qalan ama dadka xanuunada Khatar ta ah qaba Waayo qof aan Qaadan karin ayaa iska cabi kara mida kale miisaanke bay dhintaa waaba laYsku NaaxiYaaye
@yusufahmedbulhan9019
@yusufahmedbulhan9019 2 жыл бұрын
qofka qalan se udhibe qalajiyo wayay bee
@kowsarkaafiso7148
@kowsarkaafiso7148 Жыл бұрын
M.a
@naarimaansaafi1996
@naarimaansaafi1996 2 жыл бұрын
Asc Dr hooyo 6 bilood qalan ma isticmaqlo kartaa xulbada fadlan iigasoo jwb mhdsnid
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
wcs walal waa ay isticmaali kartaa
@naarimaansaafi1996
@naarimaansaafi1996 2 жыл бұрын
Mhdsnid Dr
@zahromaxamed2449
@zahromaxamed2449 2 жыл бұрын
Ha is ticmaalin plz ana 2 ilmo leygu qalay marka waa katar KZbin is ka illaali dad qaar dhaqtar is ku sheegayo waa fiyus raadis
@zahromaxamed2449
@zahromaxamed2449 2 жыл бұрын
@@drfarisalattas illaahey ka cabso qof 6 bil qalan oo xulbad cabi karo xage ka keentay hada gabadhaan hadey cabto oo caloosha gudaha ka furanto adiga miyaa Mas uul ka ah xaarami ba tahay ee meelka fariiso dadka
@rahmogadid9228
@rahmogadid9228 2 жыл бұрын
@@zahromaxamed2449 wllo ani 3 ilmo la igu qalay 14 months laga joga kii danbehada wan isticmala waayo caato said noqday misan kordhis ka rabaa iyo calol socodsiin ma khatar baaa
@sahroabdimire297
@sahroabdimire297 2 жыл бұрын
Asc dr xulbada se u isticmala hooyo nujiso ah ban ahay hadii ay Canaha siyadinayso isojawab Dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
wcs walal wad isticmaali kartaa xulbada caanaha naaska aad aye u badisa sida loo isticmaalo waa sidaan si aad u hesho faaiidada ugu badan ee xulbada marka hore miraha xulbada ayaad biyo ku qaseesa mudo 10 saacdod ka dib miraha aad qastay waa shiidesa ka dib cunada ku darsanesaa in sh allh
@sahroabdimire297
@sahroabdimire297 2 жыл бұрын
Dr mhdsnid ale hanoka xiftiyo wax badan wad nofaidaysa 🤲❤
@wiilohassanadan6145
@wiilohassanadan6145 2 жыл бұрын
@@drfarisalattas xulbada mida shiidan ma isticmaali karaa mida kale ilmo yar oo umusha ku jira masiin karaa jwb
@muniirciid
@muniirciid 2 жыл бұрын
Cayilka lama dagaalanto ee weykordhisaa
@macowmaxamed9883
@macowmaxamed9883 2 жыл бұрын
Asc walaal
@bishaaroadan6992
@bishaaroadan6992 2 жыл бұрын
Xulbada miraha miyaa dhaqtar iso jwb PLZ 😢
@nimcoibraahin1520
@nimcoibraahin1520 2 жыл бұрын
dr dumarka ma ufiican tahay mise raga kaliya ayey ufiican tahay
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
walaal xulbada rag iyo dumar wa ay uwnaaagsan tahay
@ikranabdullahi234
@ikranabdullahi234 2 жыл бұрын
hoyo bishii sagalad ku jirta ayan ahay dad aya igula taliyey inaan sicmalo waana isticmala si ay dhalowga igu fududayso alle aya wax fududeye marka warkas maxa kajiro
@fartunibrahim3343
@fartunibrahim3343 2 жыл бұрын
Abayo ikran ilah ha ku fudideyo inashaalllh,timirta amaa kaka siifcan inaad cunto, xulbo aniga wan kabaqaa , mashaaalh timir an isticmalaa socodkane badso
@iqlaasmaxamed4502
@iqlaasmaxamed4502 2 жыл бұрын
Abayo Kulamidan ahy lakin aniga wankabaqay
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
waalal dumarka uurka leh ma u wanaagsana xulbada foosha ayee soo dadajisaa ha isticmaaalin markale in sha alllah
@ikranabdullahi234
@ikranabdullahi234 2 жыл бұрын
@@drfarisalattas dr da dajin dhib an ahayn miyey le dahay
@ikranabdullahi234
@ikranabdullahi234 2 жыл бұрын
@@fartunibrahim3343 abyo timirta iyo xulbadaba waan cuna
@rahmoruun5454
@rahmoruun5454 2 жыл бұрын
wll qof uurle ma isticmaali kartaa
@fadumomoalimmohamed7859
@fadumomoalimmohamed7859 2 жыл бұрын
Maya ha cunin walaal foosha ayeey soo dadajisaa lakin xiliga umusha ayeey fiicantahay caanaha naaska wayku badinee adi nunaha Masha Allah anigana isticmaalay anigoo qaliin kudhalay drka ayaan waydiiyay inaan cuni karo caadi waaye ayow dhahay wayna isaacidaysay walal Rahmo
@habihabi3027
@habihabi3027 2 жыл бұрын
@@fadumomoalimmohamed7859 hadad sagaal bilood gashay waad cabi karta fooshana way kuu fududaynaysaa Alle hakuu fududeye
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
walalal dumarka uurka leh ma u wanaagasana foosha aye soo dadajisaa ha isticmaalin
@muznanor6813
@muznanor6813 2 жыл бұрын
Dr xiliga cadad laqabo mala isticmali kara plz jwb
@sahroali8507
@sahroali8507 2 жыл бұрын
Qof qalnin kudhalay macabi kara xulbadaa wll
@xanann2408
@xanann2408 2 жыл бұрын
Ano dhiig cado qabo ma cabi kara🥺
@qadiijoxusen3232
@qadiijoxusen3232 2 жыл бұрын
Haweenka xulbada dhlmalAaan makeenikarta
@Khaliid_muxsi
@Khaliid_muxsi 2 жыл бұрын
Miyaa la karkarinaya misE iyado shiidanba la cabaYaa
@xanann2408
@xanann2408 2 жыл бұрын
1Hal qado xulbo ah 2qado cano ah 1hal qado sokor ah iyo hal galas o biyo ah galas ween oky isku qas dabka sar marke karkaran wax yar qaboji e cab 🧡
@umucabdikhadar5069
@umucabdikhadar5069 2 жыл бұрын
hooyo uur 8 bilood ah leh ma cabi kartaa
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
walaal dumarka uurka leh ma uwangsana xulbada foosha aye soo dadajisaa marka ha isticmaalin in sh allah
@umucabdikhadar5069
@umucabdikhadar5069 2 жыл бұрын
@@drfarisalattas mahad sanid dr
@khadraqaali5015
@khadraqaali5015 2 жыл бұрын
M.a
NAFAQADA IYO DHALMADA DUMARKA QEEBTA 1AAD
6:04
Dr faris Al attas
Рет қаралды 12 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 99 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 29 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 113 МЛН
Faaiidada xulbada
9:01
Aragsan vip
Рет қаралды 12 М.
Sida Xulbada Loo Sameeyo
7:22
Anab Hasan
Рет қаралды 178 М.
Qaabka Loo Isticmaalo XULBADA Iyo Su'aalihii Ka Yimid..Sh.Yusuf Xogweyn
6:28
CUDURO BADAN   KAGA HORTAG DHAGAYARAHA!?
28:03
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 173 М.
QAABKA UGU FIICAN EE LOO ISTICMAALO 𝐗𝐔𝐋𝐁𝐀𝐃𝐀.
5:13
Dr faris Al attas
Рет қаралды 41 М.
Sheekh Asuuli diinta maxay ka qabtaa eeyga ay wadato Ilhan Omar?
28:24
Wariye Irshad Maanafesto
Рет қаралды 58 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 99 МЛН