SIRTII WASIIRKA SOMALILAND QARXIYAY MA MAQASHAY MISE? WAATAN ETHIOPIA WAXEY DOONEYSO!

  Рет қаралды 53,031

Dulmi Diid Clips

Dulmi Diid Clips

Күн бұрын

Пікірлер: 367
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 9 ай бұрын
Absolutely you right waa in laiska celiyaa cadawga ilaahay sharkooda ha naga qabto insha Allaah
@امعادلشيخ
@امعادلشيخ 9 ай бұрын
اللهم احفظ بلادن وبلاد المسلمين 🇲🇵❤❤❤
@niimaneur4842
@niimaneur4842 9 ай бұрын
Mashallah TabarakALLAH Ilaahey ha ku barakeyo Sheekh sida uu ma fahaseneen
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 9 ай бұрын
Somaliyey toosoo toosoo isku tiirsadaeey hadba kiina taag daraneey taageera waligiineey ❤️❣️😭💎🕋🇸🇴‼️⁉️❓❓❓❓
@AbdislmAbdirahmaan
@AbdislmAbdirahmaan 9 ай бұрын
Masha Allah hadaann reer booramanahy waan soojeednaa
@hodancabdinuur3295
@hodancabdinuur3295 9 ай бұрын
Alaha waxaa kabaryaa iney Soomali Mid noqoto hal qabiil oo magaciisa yahay soomaali inaan yeelano waa Riyadeyda weyna noqon in sha alaah Ilaahow iga aqbal Amiin 🤲🤲🤲
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 9 ай бұрын
Alxamdulillaahi rabicaallaamiin Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin barakallaah jazakumullaah kheyr sheikh 😭🕋🕋❤️🕋❤️
@SheekhNuur-f7d
@SheekhNuur-f7d 9 ай бұрын
Masha Allah 2:03
@ashamohamed689
@ashamohamed689 9 ай бұрын
Man shaa Allah reer boorame ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ablaosman5962
@ablaosman5962 9 ай бұрын
Masha Allah Cadowga itobiya yaan lasiinin dhulkeena,baddeena annaga aan dhisano
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 9 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴somalia illahay aw cadow Allah kaqabto aamiin aamiin yaarabi itoobiya somalia cadow keena waa ye illah ay hana kaqabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@IbrahimDiini-vj5mu
@IbrahimDiini-vj5mu 9 ай бұрын
Asc walal hadaa iigu horeyso Masha dulmidiid. Wad mahad santay
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 9 ай бұрын
Muuse Waxan uma laynaya inu Maskaxad yahey Ee dhakhta ha la geeyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️☝️
@SheekhNuur-f7d
@SheekhNuur-f7d 9 ай бұрын
Mash Allah
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 9 ай бұрын
Kheyr Allah Noga Dhigo ❤🇸🇴❤️
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 9 ай бұрын
Jabuuti iyo berbera Waxaa nooga dhow Saylac ciise, samaroon Iyo ogaden ha maalgashadeen
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 9 ай бұрын
Waar marabno itobiya allaah Hanaga qabto iyada iyo intii horboodaysaba
@zakariyeabdimuuse4129
@zakariyeabdimuuse4129 9 ай бұрын
Itobia israaisha labaad wye hasodhaweysanina😢
@abshiroabdi8393
@abshiroabdi8393 9 ай бұрын
Masha ALLAAH somaliya ILAAHAYOW is raaci cadowga ha jabo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 ай бұрын
Ilaahayaw hays kaaya raacin waayo waa cadaw e
@sadoyusuf7946
@sadoyusuf7946 9 ай бұрын
ilahayow nagaqabo cadawga iyo ka uu gargaaraaya 🤲🤲 madhicidoonto inay dhulkeena hal taago kaqaataan insha allah
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 ай бұрын
Dhulku waa soomaliland berber in laga kireeyo ayaan jeclaan lahaa
@samowsamale3490
@samowsamale3490 9 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p Berbera ma rabaan ee saldhig milatari oo ay igu leeyihiin ayay rabaan. 19% ayaa dekedda Berbera hore looga siiyey ways awoodi waayeen inay iska bixiyaan
@Amal_UK
@Amal_UK 9 ай бұрын
SubhanaAllah☝️❤️❤️❤️
@rafiq5722
@rafiq5722 9 ай бұрын
Wale Muuse waa Ceeboobey waa nin Caqli iyo Iimaanba lahayn
@Fatumasahraa
@Fatumasahraa 9 ай бұрын
Masha Allah
@Mahamed-rg2rk
@Mahamed-rg2rk 9 ай бұрын
Ethiopia warkeeda waa cad yahay lkn shacabka somaliland qaarkood caadifad ayaa madax martey muuse ayeyna ku caqli. Yihiin ilaahey xaqiiqada hafansiiyo garan mayno waxkale on dhahno
@Khadijo60
@Khadijo60 9 ай бұрын
subxaanallaha waa qatar 100 milyan hadey boorame iyo lughaye soo fariistaan
@muruudi4961
@muruudi4961 9 ай бұрын
Manshallah - reer Borama waxay soo nooleeyeen damiirkii iyo midnimadii ummada Somaaliyeed. Runtii waan la qiirooday shucuurtooda ay muujiyeen ee gumeesi diidka ah
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 9 ай бұрын
Cadowga wuxuu mideeyey Shacabkeena, waa in Soomaali oo idin uu midoobaan Cadowga. Allow cadowga nagala hiili🤲.
@FahimaOmar
@FahimaOmar 9 ай бұрын
Mash allah gessi ciise 🎉🎉❤
@dekafarah5939
@dekafarah5939 9 ай бұрын
Somaaliland weelii dadcafiimad qaba bajooga. reer Awdaal waa dad sharafle guulesta walaalayal oo iskadiida inlaidiin ibsado oo laaidiingumesto👏👏🇸🇴💪🇸🇴❤️👈🏿
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 ай бұрын
Salal saylac iyo lughaya ciisaa leh gudo biirsina Awdal bay leeyihiin
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 9 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3pkabax emsha abaha ciise wexeye jahiil yahaw somalinoma laga hadalay laan gab yahaw ciise jabutii bu lee leyhe oraad taag jabutii uuf somali nocaso midhanba ka buxaa jahiil nimadu biiyo dhigatay xabshii iyo oromo diifac ugu jiirana awdal waa dhuul somalieed ciidkastana iskama inbsan karto la iskamana sheegan karee kala taga niicda uuuf
@MaryanMaryangarad
@MaryanMaryangarad 9 ай бұрын
Mucajiso , maanashallah walaahi ilin ay IGA timid faraxad ilaahay waa Na mideyanayaa 2024, Lagama yaabo in etobiyaan gaajo ah noo Imaan doonin
@imahmud
@imahmud 9 ай бұрын
We have to unite We have to unite We have to unite Somalia belongs to Somalis.
@crisaaq3877
@crisaaq3877 9 ай бұрын
Asc kudarsoo caasimada umada soomaaliyeed waa laascaanood guul guul guul 🇸🇴 soomaaliya way israacday soomaaliya soomaalibaale shacabka iyo dhalinyarada soomaaliyeedeey kaca kaca badbaadsada dhulkiina badiina diintiina
@hibofarhan3362
@hibofarhan3362 9 ай бұрын
Fadlan' Ogsoonoow' Xabashi iyo Amxaar midna lama soo dhaweysto waxey lamid Tahay Adoo Yaxaas Aqalka soo gasha'day ka dibna aad hurudo. Maxaa dhacaya? ???
@AmiinIsmail-r8b
@AmiinIsmail-r8b 9 ай бұрын
Munaafaq ma adi ayaa masiirkayaga ilaalinaya xasad iyo munafaq ayad kasogadhweyntahay. Gurigaaga uk waan naqan waa kugu imandona asi
@crisaaq3877
@crisaaq3877 9 ай бұрын
Asc kudarsoo sheekh maxamed waa sidaasi uu sheegay wasiirka horey u cunay xaaraan badan maantuuse toobad keenay oo ay wadaniyadu qaaday ama wax lagaga baxay
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 9 ай бұрын
SOOMAALIYEEY JIHAAD U DIYAAR GAROOBA WARKA BADAN ISKA DAAYA NIMAAN SHANTAADA KAA CELIN SHARCI KAAMA CELIYO
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 9 ай бұрын
Berbera waa deked ganacsi ma noqon karto deked ciidamada badda. sidaa darteed ayay Itoobiya u diiday. Waxa rabtaa meel gaar u ah ciidanka badda oo ay dhisato. Waan wax caadi ah oo dunida ka dhaca in saldhig laga kireeyo dal kale. Maraykan dunida dhan saldhigyo ayuu ku leeyahay lagana kireeya dekedo.
@aminoahmed9005
@aminoahmed9005 9 ай бұрын
Allow xaqa nafahansii, Allow aqliga iyo indhaha nofur, Allow qalbiyadeena isku dum,Allow namidee, Allah wxu dhahay 'wala tafaraquu wa tad,habu raaxakum, hakalatagina si ay awoodiina utagin, kalatagu walagu jabaa somaliyey gacmaha isqabsada cadowgena wuu nomidowey wuuna nacun rabaa.
@HodanMusa1
@HodanMusa1 9 ай бұрын
Anagu iyo caruurta teenu toona ma noolaan doono absolutely it’s very dangerous acuudu bilaah
@abdinasiribrahim7272
@abdinasiribrahim7272 9 ай бұрын
Ilaahay haku doowro Shekhuna
@muruudi4961
@muruudi4961 9 ай бұрын
Itoobiya waqtigii Maddaxwayne Siilaanyo ayaa la siiyay Itoobiya boqolkiiba 19 inay maal-gashato dekada Barbara lakiin waa iskaga tagtay ileen dekad iyo dhul ay iyadu leedahay ayay rabtaa
@AmaalAmaal-b1m
@AmaalAmaal-b1m 9 ай бұрын
Haa waan ogeyn inay hore u diiday itoobiya badaa Barbara laga kireeyo
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 9 ай бұрын
Jzk kheyr adeer waad cadaysay wixii dhiiglahow kacah wayna xasuuqi ‼️😭 badan kama adeegan doono 😭‼️bad iyo bariba ‼️😭hurdada halago kaco ‼️😭🇸🇴🕋🕋🕋🕋❣️❣️❣️❣️❣️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣️❣️❣️🕋❣️❤️😭❤️❣️❤️💎❤️💎😭❣️❤️🕋🕋🕋
@MariamAbdalla-r5h
@MariamAbdalla-r5h 9 ай бұрын
Illahay xaqa hatusu madaxda Somaliyeed madaxda mujrimiinta ahna Illahay hanaga qabto
@samramajidkurus
@samramajidkurus 9 ай бұрын
SEYLAC & BOORAMA CALANKA SOMAALIYEED EE BALUUKA AH HA SURAAN SOMALIA 🇸🇴
@AminaHussein-m6z
@AminaHussein-m6z 9 ай бұрын
Markasta ithobiya waxay raadinaysa dhul io bad ayiyaduledahay . Haday kiro rabto jabuuti o jidrateen ah lehbay didaysa Marna ithobiya donimayso dhulkiro ah😢
@xakiimoshsiciid2870
@xakiimoshsiciid2870 9 ай бұрын
Xaq Uma laha in aya dhulnaga hesho waa shuqul yahuud siday rabaan in aya waliba uga duulaan kacabad waa dream kiigalaad aya waligood goobi jireen baabu mandab
@ZimanAbdirisaq-ug3xt
@ZimanAbdirisaq-ug3xt 9 ай бұрын
Soomaliyeey tooso toosoo isku tiirso❤❤daeee ..hadba kiina taag daraneey taageera waligiinee
@shariif2143
@shariif2143 9 ай бұрын
war Itoobiya wexeey dooneeysaa soomaali oo dhan in eey qaadato hadii eeynaan baraarugin waa un nala gumeeysan doonaa
@ahmedmuqdishaawi2038
@ahmedmuqdishaawi2038 9 ай бұрын
Waan ogaa lkn way soo laabatay waxay diiday cashuurtii la waydiiya oo waliba wax yar 😢😮
@deqaissa7045
@deqaissa7045 9 ай бұрын
Caawaa iigu horeysa anba
@abuabu6253
@abuabu6253 9 ай бұрын
Mashllha guuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xakiimoshsiciid2870
@xakiimoshsiciid2870 9 ай бұрын
Hadaa iigu horeeyasay laakiin waashoog
@bhussein1757
@bhussein1757 9 ай бұрын
Asc sheekh kheer alaha ku siiyo ka so hadal wasiisrka difaaca somali land een is casiley
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 ай бұрын
Waar kani dulmi diid la baxay sheekh maaha waa dulmi doon khamiiska iyo koo iyadu dada shiikh kama dhigto ,Hugu ruuxa ma doorsho
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 9 ай бұрын
​@@TogdheerBurco-x3p Ka xishod sheike bila akhalaq iyo damir
@adanbile4237
@adanbile4237 9 ай бұрын
Kacdoonkii buluugga ee Lascanod ka bilawday waddanka guri guri ayuu u gelayaa. Midnimadii soomaaliyana waa soo noqonaysaa, iyadoo xoog leh Ku bishaaraysta inaan ilaa Herer iyo Hawaase la soo noqon doono, Ninba wax is leh. * Guusha waxa kaa xiga inyar oo aad cagaha dhulka ku haysid. Darwiish
@MaryanMaryangarad
@MaryanMaryangarad 9 ай бұрын
Waa waxa heyasata falatiin,
@deqaissa7045
@deqaissa7045 9 ай бұрын
Maxayse itobiya maalgalin kartaa waba bankarabsi
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 9 ай бұрын
Waxay rabtaa shiinaha inay maalgalin kaga doonato.
@maxamedcisicabdi8764
@maxamedcisicabdi8764 9 ай бұрын
Haa haa waa la ogaa 19% ayey union arab emarat berbera siiyeen itoobiya lkiin itoobiya way ku qanci weyday mid u ugaara ayey rabtaa
@braziliano12
@braziliano12 9 ай бұрын
Dhulbay rabay rabtata axmaradu yaa ka yeelayo somalia dhulka leh wasiirkuna sir buu qarxiyey
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 ай бұрын
Somaliland Somalilandar baa leh
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 9 ай бұрын
Amxarada wery calacalayan ee oromo deeh
@MoeHussein-t1b
@MoeHussein-t1b 9 ай бұрын
Mansha alaaaah ilahay ha miideeyo somaaliyaaa
@User_19567
@User_19567 9 ай бұрын
Fariid wa war cad An isu diyarino Dagaal kii dhof ku yimid geridu dhibesa
@KaltumaMuktar
@KaltumaMuktar 9 ай бұрын
Hada igu horeysa ruuntii
@fathiahussein7135
@fathiahussein7135 9 ай бұрын
Waa run Waa loo bandhay waan ognahayna,lakiin anigu waxaan maqlay waxay kariwaayeen kharashkii loo bandhigay waa sidaan maqlay, doo nimayon oromo iyo axmaar!
@mariammire9145
@mariammire9145 9 ай бұрын
Asalaamu calykum dhamaan dhamaan walalaha halkaanku midaysan, marhore ayaa sheer lagasiiyey dakada barbar, taas oo aan fahmiwaayey sababa, warkaanse horay uma maqal hadase markhaati baataagan laakiin itoobiya soomaali waytaqaan dhulna kamaqaada karto inta qofkanoolyahay.
@ahmedjimale7588
@ahmedjimale7588 9 ай бұрын
Haa
@muruudi4961
@muruudi4961 9 ай бұрын
Wasiirku warkiisu waa cadyahay sida kacadna wuu ka xun yahay waxa la wado. Wasiir shaqada iska casil si aad taariikhda meel fiican uga gasho
@zeinabahmed5426
@zeinabahmed5426 9 ай бұрын
Allah ha naga hayo sharkeeda
@hafsaabdi6857
@hafsaabdi6857 9 ай бұрын
walahi waa ay hadlen jilkii dhulka iska lahaa lakin ilahey haka qabto odoyashan dhacay oo xaqoda gadanaya ilaha yow dhulkena an dhig noga dadan oo umadena lagu dhibateyen
@faizasaid3803
@faizasaid3803 9 ай бұрын
Diin baad sheegataa nacaybka Isaaq baa kaa soo ifbaxay, ma adkaysandkartid, xishood faqashyahow.
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 9 ай бұрын
Isagu waa horgale & gacan yare GOBOLKA Awdal KA SO JEEDA OO OOG DIBTA MUSSE BIXI MUXU ISKU CASLIWAYEY ISAGA OO OOG IN DEGAANKISA LA LA WAREEGAYA
@mohamedfamily-td1pb
@mohamedfamily-td1pb 9 ай бұрын
Acudubila Allow reer Somaliland Xasidka ka qabo Alow reer Somaliland qalbiyado walale Alow reer Somaliland shaacbaa iyo Dowaaladod isu saakhir Aamiiin Aaamiiin Aaamiiin 🤲🤲🤲
@MurtidaTv
@MurtidaTv 9 ай бұрын
Nin sheekh sheegtay iyo mid kaleba somali waxay wax ku nacdaa waa qabiil sheekh isku sheeg daroodow nacaybka toolkaa bad kala simantahy naga dhamow dhulka iyo dadkan anaga leh cidanu doono ayaanu siinaynaa
@Bertil-r5q
@Bertil-r5q 9 ай бұрын
Somalilandidow adiqa maha ka rabta Somaliland?? Aderkaa Siad XASUUQ ku samehey aya waliba rabtaa ina SOMALILAND laxaqonsaan.. Somaliland SOCOTAY 💚🤍❤️🇪🇹🇺🇲🇬🇧
@Shamsoxaaji670
@Shamsoxaaji670 9 ай бұрын
Waa fahaney waa sax hadalka wasiirka
@adanbile4237
@adanbile4237 9 ай бұрын
19% la siiyey iyadaa diidey oo ka noqotay, Dhul iyo bad ay iyadu leedahay Ayay rabtaa ,muusena kula heshiiyey.
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 9 ай бұрын
waar iska tag farmaajo markuu 4 dekadood abiy siinaayey maad ka hadashid😮
@shcyb1584
@shcyb1584 9 ай бұрын
Dulmi diidoow wasiirka gaashaandhiga Somaliland oo iscasilay maad ogayn?
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 9 ай бұрын
Subxaanallaah 😭 subxaanallaah 😭😭 subxaanallaah ‼️⁉️ waa wax laga xumaado ‼️ sham and you muuse ‼️⁉️ninka dhaxalkiisa bixinaaya xagee lagu arkay ⁉️‼️😭🕋🇸🇴
@cabdiraxmanxasan2809
@cabdiraxmanxasan2809 9 ай бұрын
Somali qabiil aya lookala jaray Saas ay tahay weli dhiigi somalinimo qofna kama bixin alx Dhaxdena aan isdilno hadii an rabnlkn cadow shisheye lagama yaabi dhul somali inuu qato
@AliAbdulahi-k4t
@AliAbdulahi-k4t 9 ай бұрын
Ethiopian Airlines revenue ugu badan Somaalida ayay ka heshaa
@musemuse1507
@musemuse1507 9 ай бұрын
Beenta jooji adeer
@fadumohasan3897
@fadumohasan3897 9 ай бұрын
Yes but ma ogern in asy diiday ma ogeen cajiib why hadii uu ogaa why uugu sheegowaayeen 😢😢😢😢😢
@adammohamed5339
@adammohamed5339 9 ай бұрын
Waa runtiis dhul ay lahaadaan ayey rabaan itobiya
@mariamdahir1319
@mariamdahir1319 9 ай бұрын
Madaxda somalida wa xoolo, aragti fog malee reer ahaan ayaa xilka helaan inta aqoon iyo waaya arag laga huli lahaa
@Bertil-r5q
@Bertil-r5q 9 ай бұрын
DAROOD FAQASH VIVA OROMIYA WE DON'T EAT MOFFO & SALIID MACASAAR 🤣 WE EAT ANJERO LIKE ETHIOPIA 💚🤍❤️🇪🇹
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 9 ай бұрын
Somaliya waa cadowga somaliland soomaaliya iyadiibaa gubanaysa
@LoveandLife1-w4m
@LoveandLife1-w4m 9 ай бұрын
Hadaanu reer awdal nahay waa inaanu go'naaa berbera way maalgashadeen lkn awdal way iibiyeen
@XasanCisman-iv7qv
@XasanCisman-iv7qv 2 ай бұрын
Inshaa aanayaad
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 9 ай бұрын
Itobiya wali may Ilawin Axmed guray wxy na rabtaa Arsi lkn Axmed guray ma dhiman wa nolyahay intii u badey iyo inkabadan diyarbn ula nahay so yacaa!!!!
@GureMedia1
@GureMedia1 9 ай бұрын
Maalgashiga berbera in loo bandhigey xitaa ma ogeen maanta igu horeysa ilaahow nabadbaadi
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 ай бұрын
Adeer horay iyaga iyo imaaraadku u maam gashadeen hadana berbera Anoo u dhashay ayaa ka kiray nayna itoobiya
@majid2968
@majid2968 9 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@SahraAdam-ok8mg
@SahraAdam-ok8mg 9 ай бұрын
Horta ma labo channal oo you tube baad qabtaa oo isticmaashaa 😊
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 9 ай бұрын
Haa wa shaqo tag gadh ino samysty wadaad 😂
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 9 ай бұрын
@@faisalabdi1187 cathiwaye marba hadii daka ufaideynaya 100 channell hayesha haduu raba
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 9 ай бұрын
Wadaadku wuu shaqaysanayaa 😂😂😂😂. Haa laba channel buu leeyahay Dulmidiid iyo Dulmidiid Clips.
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 9 ай бұрын
Cathiwaye waxaas hadiiba wax fican shegayo. Athi maxaa ugudithi lacagta gaalatha siyeen?
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 9 ай бұрын
Sowka nagu leh galada iskaga carara lacagteeda sida itoobia alif wax ma leh iyo waxbu leehay isagan ka hynaa
@ashamohamed689
@ashamohamed689 9 ай бұрын
Aniga xitaa Shiekh waxaa laga yaabaa in ay somaali isku raacdo
@HamdiAdam-ft6ms
@HamdiAdam-ft6ms 9 ай бұрын
Asc dhulka sow anigu malihi ninkii dhoof kuyimi baa geeridu Dhibaysaa
@HamdiAdam-ft6ms
@HamdiAdam-ft6ms 9 ай бұрын
Asc 35 years in Tay Soomaaliya ku jirtay baa Muuse Biixi Rabaa inuu ina ka dhaa dhiciyo Oromo baan nahay Waxa ka danbayey Badaan siinay soomaali waamid dhulka iyo bada waa mid insha Allah xabishe ku kacbada alla duminay Siin mayno Badeen Soomaaliya waa mid
@abdallahboythebest128
@abdallahboythebest128 9 ай бұрын
Haa waan ogaa ano rer jabuti
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 9 ай бұрын
Soomaalida waxa dilay qabyaalad, ilaahey hano gargaaro
@HanniBunny-vt6dw
@HanniBunny-vt6dw 9 ай бұрын
Dalka hadaan Xasan xaraash Laga qaban Bad Iyo Bai daaye Dadka la xaraash Doonaa100%
@LoveandLife1-w4m
@LoveandLife1-w4m 9 ай бұрын
Sheekhoow hadaan reer awdal nahay ma ogalin wanan ka banaan baxnay dawlada somaliya ha lagu caawiyo say markab dagaal u heli lahayd say u difaacdo dalka mida kale Ethiopia xataa maalgashigeeda ma rabno
@garadcabdisamad1069
@garadcabdisamad1069 9 ай бұрын
Asc walaal warkaan cawaa iigu horeysa
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 9 ай бұрын
Alle ha naga qabto shartooda shaydamada badeena rabaan.
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 9 ай бұрын
Golayaasha waziirada wadamada wa kla feker duwanaan karaan oo somaliland waxa ka jira dimoqoradiyad maaha sida wadama dicteter ship ah, israil waa is hayaan dagalka dartii lagu kla aragti duwanaan karaan waziiradeeda hadana wadanka wa hogaamiyaan iyo wadamo badan oo kle xata maraykan maaha in waziirada wada Haye noqdaan wax kasto madaxwaynahooda sameeyo haye iska dhahaan sida boqoradda carbeed, waxan sir maaha ee fekerkiisa waziirka ceebna maaha, ma waxad iga dhaadhicn dadkan markey dhintaan kuwa kle ma oganayaan ? Oo miyaan cadaymo qoraalo iyo tarikh jirn mida? Wadad fuly ah oo itoobiyaan sas ka qaba war itobiyan waxba uma naqan waxna nagama qaadi qaraan keliya heshiis khiyaano in laga jiro waaye oo hashow sifo sharciya lagugu duudsiyiin, lowxul maxfuud miyad so akhriday shikh? Armaa tan khar thy aad adi nacayso? Ilahy ka baq oo dadka kada isku dirka iyo fidno kicinta dadka
@ahmadafrah1267
@ahmadafrah1267 9 ай бұрын
Cawa iigu horeysah sheekadan
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 ай бұрын
Haa anaa saaxil danbaaba Alle ka sekow waanu kiraynay hadan waan kiraynay naa
@deeqoaden7616
@deeqoaden7616 9 ай бұрын
Asc wr wb Hadaan somali nahay inaan gacmaha is qabasano Dhibaatadan somali kadhacaysa waxaan ooga gudbi karaa anaga aan ku cel celino xasbunallahi wanicma wakeel iyo laa xawla walaa quwata aduunkii dulmi badan baa ka socdo labadaa eraya meel walba somali ay joogto
@ZimanAbdirisaq-ug3xt
@ZimanAbdirisaq-ug3xt 9 ай бұрын
Wcs wallo qaali waa run dadkeenu istiqfaar badan baan u baahanahy iyo inay is cafiyaan umadeena oo wallo noqdaan allow cadawga nagaqabo oo umada walaale😅
Somalia rejects Ethiopia-Somaliland port deal | REUTERS
2:05
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 26 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,8 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,6 МЛН
Prince Of YEMEN Meets President TRUMP!
12:23
Dulla Mulla
Рет қаралды 260 М.
DEG DEG TAKSIILE HASHIM QABIILKISA & QAABKU U DILAY HOOYO WARIS & CARUURTEDA
42:31
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 38 М.
CHRISTIANS REACT TO SURAH MARYAM (REAL CONVERSATION)
23:38
Han Meditations
Рет қаралды 1 МЛН
DEG DEG SIRTII LAQARINAAYAY WAATAN IYO ITOOBIYA O XANAAQDAY😱
11:12
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 89 М.
Al Jazeera Arabic Live قناة الجزيرة | البث الحي | البث المباشر
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 132 М.
Kaftanka Siyaasada 534 oo aad u xiisa badan
54:21
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 44 М.
Isbadal-doon :4 Arrimood Oo Khatar Ku Ah Jiritaanka Somaliland
15:06