SISI miyaa la dili rabaa Mise ? Maxaa kasoo kordhay Magaalada gaza |

  Рет қаралды 23,948

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 272
@MARACADDESHOW
@MARACADDESHOW 3 сағат бұрын
Muddo Sagaal Bilood kadib caawa Israel ayaa ku dhawaaqday inay ciidamadeeda isaga baxeen Marinka Rafax oo kala qeybiya Masar iyo Marinka Gaza. Halkaasi waxaa la qorsheynayaa in beri dib loo furo muddo kadib, waxaana laga gudbinayaa dhaawacyo falastiiniyiin ah si loogu soo daaweeyo meel ka baxsan Gaza. Midowga Yurub ayaa shaaciyay in xubno wakiilo rayid ah halkaasi loo daabulay, maadaama ay qeyb ka yihiin xaqiijinta amaanka, sida horey loogu heshiiyay, waxaana beri halkaasi ka gudbaya dufcaddii ugu horeysay dhaawacyada Falastiin oo Masar gaaraya. Wakiilo ka kala socdo Masar iyo Falastiin ayaa sidoo kale maanta gelinkii dambe gaaray halkaasi.
@nadaaraTv-f5c
@nadaaraTv-f5c 2 сағат бұрын
HorTa walkeyow Magcaa😅 4:10
@omarosman7143
@omarosman7143 3 сағат бұрын
Daawadayaasha maracade aad baan idiin salaamayaa
@sadaqabdilahi1938
@sadaqabdilahi1938 3 сағат бұрын
Kaa qaadney mudane🎉
@ShxusenGesale
@ShxusenGesale 3 сағат бұрын
Wa imaradka iyo sucudi
@ayanosbella388
@ayanosbella388 3 сағат бұрын
IMARATKA IYO SUCUUDIGA
@TahirHussen-m5p
@TahirHussen-m5p 3 сағат бұрын
Wa imardka iyo sucudiga illahay ha ka qabto musliminta kuwa dharka islmka ah
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 сағат бұрын
Amiin❤amiin❤amiin
@KhadijaAbdi-wj1yg
@KhadijaAbdi-wj1yg Сағат бұрын
Aamiin yaa rabi waa cabdullahi pine salool waa ka marathon ka sucudina waa about kii illahey dhulka ku gediyey
@abdulahikilas5856
@abdulahikilas5856 Сағат бұрын
Imarat iyo sucudi
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 сағат бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena Muhammad scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 сағат бұрын
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 сағат бұрын
Scw❤scw❤scw❤
@CalinuurAadan-o1x
@CalinuurAadan-o1x 3 сағат бұрын
Ku saliya nabigena صلى الله عليه وسلم ❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 сағат бұрын
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
@AbdinasirBurhanyassin-kx1nm
@AbdinasirBurhanyassin-kx1nm 3 сағат бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 сағат бұрын
❤scw❤scw❤scw❤
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 Сағат бұрын
Allah ha isku baabiyo hana isku salido intii isu baheystey xasuuqa iyo dhibaateenta shacabka falastiin aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo wey guuleysanayaan falastiin ee allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda aamiin allah ha ka qabto munaafaqiinta cadowga u adeego ee dhexdooda ku jiro aamiin
@MaxamedYare-t8s
@MaxamedYare-t8s 3 сағат бұрын
❤❤masha alaah wasiirka arimaha dibada❤iraan❤waa of islaama❤hilaahay❤haku❤xafido❤❤❤❤❤❤
@ibraahinmacalin6156
@ibraahinmacalin6156 2 сағат бұрын
ilahay haka aqbalo wllaheein falastiin shuhadadooda allh haka aqbalo shahiid nimada
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 2 сағат бұрын
Amiin
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 сағат бұрын
Amiin❤amiin❤amiin
@AhmettDjama-w9r
@AhmettDjama-w9r Сағат бұрын
Waa emaraadka ivo sucudiga mahadsanid
@XajiMaxamad114
@XajiMaxamad114 2 сағат бұрын
Maracade muslim aan sheeco aheyn majiro waayo cidlahadli karto gaalada waa sheeco sini duli ayay kusuganyihiin waxaana hogaanka uqabtay munaafiqiin muslim sheegyo waan kusalasmay
@CabdiNaasir-h5y
@CabdiNaasir-h5y Сағат бұрын
Waa imaaraka
@ibrahimshubka2008
@ibrahimshubka2008 Сағат бұрын
Alhamdullilah allah Swt waxan ka barya in dowlada Israel ay dilaan Ama qaarajiyan Abdi- fatah SISI walibo inay daldalaan kadibna medkiisa gubaan insha'alahu Rabi 🤲🤲
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 2 сағат бұрын
Kkkkkkkk good 👍 jawaanta iiraan am so happy guuuuuul iyo gobanimo falastiin
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 2 сағат бұрын
Waa sax inuu diido in la baro kiciyo reer gaza
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 сағат бұрын
Masha allah waa ruun first salaa salada halailaliyo❤
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 3 сағат бұрын
Mahadsanid walaalka qeyrka jecel maxamed ciise allah ku xafido ❤
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 2 сағат бұрын
Allow Jabi Yahuuda Iyo Mareykanka Dhuulkaan Waxaa Xakuma Allaaaah insha Allah Daalimiinta Waa Laga Adkaanaa insha Allah Guul Rer Gaze Falastiin ❤❤❤❤❤
@ubahali189
@ubahali189 Сағат бұрын
Mashaa Allah ❤
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 3 сағат бұрын
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar allhamdulilah allhamdulilah allhamdulilah allhamdulilah allhamdulilah allhamdulilah Allaha u gargaaro reer Palestine insha Allah guull ban u rajaynayaa
@XawaCige
@XawaCige 2 сағат бұрын
Maxamed cisew guul iyo gomanimo ❤🎉❤🎉❤
@sahra4159
@sahra4159 3 сағат бұрын
Mahadsanid wll sida wanaagsan aad marwalba xogta noogu soo gudbiso
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 2 сағат бұрын
Mariska rafax Wan sodhawaynaya insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@delpierobaidoa394
@delpierobaidoa394 3 сағат бұрын
maracade dowladahas waa sacudiga iyo imaradka waye kuwa muslimka suniga ah awododa ka hor imadsan mahadsanid
@salmanaxmed3057
@salmanaxmed3057 3 сағат бұрын
Keep going pro 💪 💪💯💪💪💪
@AbdiasiisAbdiali
@AbdiasiisAbdiali 21 минут бұрын
Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
@abdiwais3848
@abdiwais3848 55 минут бұрын
Wan ku salaamaya maracadde ❤❤
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 11 минут бұрын
Asc wll waa dowlada sacuudiga iyo imaraadka ee illah ha ka badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
@SakariyeAbdiraxmaan
@SakariyeAbdiraxmaan 2 сағат бұрын
Duqa magaalada Istanbul ma muslimbaa mise waa gaal marcade show❤❤❤
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 сағат бұрын
Salalahu caleyhi wasalam❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@NimcaanMuxumed-p4b
@NimcaanMuxumed-p4b 2 сағат бұрын
Thnkz wll maracade ❤❤❤
@MustafeRaxeeye
@MustafeRaxeeye 2 сағат бұрын
Horayi u soco marcade❤❤❤
@AbdiAgood
@AbdiAgood Сағат бұрын
😂🎉ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤🎉😂😢😮😅😊❤❤❤
@YahyeomarYusuf-rx4sd
@YahyeomarYusuf-rx4sd 2 сағат бұрын
Asc,,saaxib,ilaahay,haakubarakeyo,waxaad nagawaanisaa,,xumaanta ilaahay ajir iyo,xasanaad haakaasiiyo
@SH.MARJAANKHaLiiL
@SH.MARJAANKHaLiiL 3 сағат бұрын
Waalayaqaanaa waanaimaaraadka sir waynbay yuhuudu kahaysaa madaxwaynaha imaaraadka
@AhmedHusen-r5p
@AhmedHusen-r5p 3 сағат бұрын
Barakicinta fastiniyinta inlagu mashqulin ee halaswediyo sidigarab. Losiinlah
@AbdiAbdoshmohumed
@AbdiAbdoshmohumed 3 сағат бұрын
Horay uu soco wllkay maracade
@farhanhusseinismailabu-xaa98
@farhanhusseinismailabu-xaa98 2 сағат бұрын
Maracadde waannkuslaamay. Arrinta suuriya sifiican noogu Soo tebi
@CabdiwahabAdan-sc7hq
@CabdiwahabAdan-sc7hq 2 сағат бұрын
Amin amin yaa allah bro ❤❤❤❤
@buullebarakoow1077
@buullebarakoow1077 3 сағат бұрын
Allow kabadbadi waxa kufarta ay umalegayaan walalahena Falastiin امين
@apdifatahbarre
@apdifatahbarre 3 сағат бұрын
mncha allah mahadsanid libah
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 3 сағат бұрын
Jizkallahu qeyran ❤❤❤❤
@MariaDahir-g9h
@MariaDahir-g9h 2 сағат бұрын
Guul falastin ❤😊😢
@mustafeismaciil1517
@mustafeismaciil1517 3 сағат бұрын
waa Imaraadka iyo Marooko
@CalinuurAadan-o1x
@CalinuurAadan-o1x 3 сағат бұрын
Mash alah wll alah ku xafido
@cuntokarin9229
@cuntokarin9229 3 сағат бұрын
Maracade wararka somalida nosodaa
@Barwaqohassan1990
@Barwaqohassan1990 5 минут бұрын
Waha xaqiqa wasirka arimaha dibada ee Iran sidushega
@sabraa2009
@sabraa2009 19 минут бұрын
Maracade waa ku mahadsantahay barnaamijyada wacyi galinta ah ee aad watid. Waxyaabaha ugu badan ee u baahan bulshadeena somaliyeed in laga wacyi galiyo. 1-waa in eey si yaqiin ah u aaminaan Allah In uu yahay Al-Risaaq Al-Qaniiyu 2- waa beenta. 3-waa amaanada. Risaqaada Allah ayaa kafaalo qaadey ee been haku raadin Oo nicmada illaahey ku siiyey haka been sheegin adigoo wax shaxaadayo ama rabo qof walaal ama sxb in aad wax ka heshid. Tusaale ahaan. Ha dhihin Ilmahii ayaa iga xanuunsan oo wax aan sharoobo ama isbitaal ku geeyo ma haaysto. Adigoo og in ilmaha eey caafimaad qabaan oo Allah swt uu caafimaad kuu siiyey. Allah haka been sheegin caafimaadka uu ilmahaaga kuu siiyey. Waxaa laga yaabaa in Allah swt caafimaadkiisa uu kaalo laabto ama nicmadiisa guud uu kaalo laabto.
@jamanour9662
@jamanour9662 2 сағат бұрын
Imaradka carabta iyo iyo sucuudiga weeye 😊
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 2 сағат бұрын
Hadalkama taagna cadawga falastiin iyo guudahaan caalamu al islaam midka 1aad waa imaaraad halka ka2aad sisaxa aanan umagacaabi karin tolow majordan munaafiq siisi maroko iwm guul & gobanimo dagdaga ayaan urajeynayaa walaalaha falastiin insha alaah
@farenature5512
@farenature5512 3 сағат бұрын
Waxa laqayaba in maracade surreal la'an yhy😂
@khaalidilkacaze2727
@khaalidilkacaze2727 45 минут бұрын
Waa hanajabad waxayitahahy ina ladilayo 2qodob eekaleba wayi noqonakarta lakini waxa ka horeya waan ku diililayina
@ahmedasiyat
@ahmedasiyat 3 сағат бұрын
Asalaamu calaykum brother waxaan ahay qof ku nool Kenya 🇰🇪 maxa inoo taan ah soomaaliya waxaan ku taleen lahaa In quran sar lagu sameeyo qaranka Soomaaliyeed
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 сағат бұрын
Walalayal diib ayaa anigana iheysa ciiyalka igusoodueya in uu allah sohanuniyo Siiba hablaha oo saladi raabi kasotagan
@CaliMahdi-c2p
@CaliMahdi-c2p 3 сағат бұрын
Waa iimaaraadka iyo sucuudiga iyo maroco kuwadoonaya in labaabiiyo reer falastiin ilaahay maodhan iyagaa laqaban waa madaxda sadexdaa wadane
@AbdixaafidAbdullahi-n2v
@AbdixaafidAbdullahi-n2v 2 сағат бұрын
Waa hanjabaad ah waakudilaynaa sidii raiisi ookale waacagajuglayn israaiil
@CaydatusIsmail
@CaydatusIsmail 9 минут бұрын
Mansha alaah suxufi diin akhlaaq iyo runsheeg badan ayaad tahay kuma garanayo lkn waxàan ku jeclahay ilahay dartii gulayso walal
@khadarXaashi-c1b
@khadarXaashi-c1b 4 минут бұрын
marwaan xaguumary maracade warbixin kaken
@Mohamednoor1salatHassna
@Mohamednoor1salatHassna 2 сағат бұрын
Thanks
@usaamecabdirashiid3349
@usaamecabdirashiid3349 3 сағат бұрын
Wllhi waxay ila tahy sucudiga iyo imaaradka wayo waa labo munafiqin ah 😊
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 сағат бұрын
Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi
@muduahmed3091
@muduahmed3091 Сағат бұрын
Allah (swt) haugargaro reer falastin labada wadan ee arabta wa sacudiga&Emirates ka illahi Muslims ☪️ haakaqabto mbs wa firki abilaahab mbz na awoowga ugudaran lkn ayago dhuleysan wahoogayan i.n
@carabkack
@carabkack 3 сағат бұрын
Qofka igu horeya like ta
@Mboqole
@Mboqole 2 сағат бұрын
Mahadsanid wllo qali
@faarahjama243
@faarahjama243 2 сағат бұрын
Ha la dilo ilaahay idam Kiis
@ibraahinmacalin6156
@ibraahinmacalin6156 2 сағат бұрын
sisi allh hadhaafiyo umada ku ka kheeyir badana allh ha keeno
@AbdullahAhmed-z7x
@AbdullahAhmed-z7x 2 сағат бұрын
UAE & Saudia. 😂
@MohamedMoussamoudeh
@MohamedMoussamoudeh 2 сағат бұрын
Asalamacalekum. Wan. Ku. Salamay. Markale waxa. Barashada. Alaaha. Ku dhiyareeyo. Wa. Annigo. Ah. Muude. Oo. Ree. Jabuuti. Ah. Waxan. Tapera. Wara. Kaga. Wan. Ah. Maxamed. Muusa. Muude
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 2 сағат бұрын
Sc max/ed ciise 2da dawladood ee donaya in reer qaza la raro waa /emaaratka & sacuudiga ??? laakiin allaahbaa koonkan maamula ee bashar waxba ma samaynkaro waliba daba dhilif ahi / mahadsanid maracade show
@AbdishakurTuule
@AbdishakurTuule 2 сағат бұрын
waxaan umalaynayaa waa Imaaraadka iyo sacuudiga
@essagudal6449
@essagudal6449 2 сағат бұрын
Waa Imaaraadka iyo Sacuudiga.
@MuuseBalbalow
@MuuseBalbalow 2 сағат бұрын
Waa emaaraatka iyo sacuudiga allaah ka qabto
@Maxamedkhayrbarakoshgri
@Maxamedkhayrbarakoshgri 2 сағат бұрын
اللهم صلِّ وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله صحبيه اجمعين يارب العالمين347
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah Сағат бұрын
Emirate in hamaas la baabi iyo ayey jecelyihiin lkn ayagaa baaba aya insha allaah
@maxamedCabdiqadir-o1u
@maxamedCabdiqadir-o1u 2 сағат бұрын
Wa imaradka iyo maroko
@AyanleAbdi-d2p
@AyanleAbdi-d2p 3 сағат бұрын
Imaraad yo sucuudi weye lamatusi karo ikhwaanu Muslimiin
@IbraahimXassan-p7l
@IbraahimXassan-p7l 2 сағат бұрын
waakhaliijka
@AbdiAbdoshmohumed
@AbdiAbdoshmohumed 3 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 2 сағат бұрын
Waxaa qaxidoona yahuuda maaha falastiin insha allah
@hamzafarahgomod1684
@hamzafarahgomod1684 2 сағат бұрын
Waa handadaad
@MaxamedHusen-mb1ug
@MaxamedHusen-mb1ug 2 сағат бұрын
Meshu maray Ayaan marii
@alimehamud31
@alimehamud31 2 сағат бұрын
Emirates iyo Saudi Arabia
@nasiibmohamud9748
@nasiibmohamud9748 3 сағат бұрын
Waa imaraadka ayaa 1 ka ah
@libaanofficial
@libaanofficial 2 сағат бұрын
Emirates & sacodiga
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 56 минут бұрын
Machaallah
@kiranpath7033
@kiranpath7033 3 сағат бұрын
Waa saudiga iyo emirate ka
@mohamednoor1828
@mohamednoor1828 2 сағат бұрын
Waac
@mohamednoor1828
@mohamednoor1828 2 сағат бұрын
Wa. Amart
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 22 минут бұрын
Aamiin yaa rabi Aamiin
@FarhanAbdirachid
@FarhanAbdirachid Сағат бұрын
Saudi arabi
@aliabdilqadir1326
@aliabdilqadir1326 2 сағат бұрын
Uae
@khadiijaomar7535
@khadiijaomar7535 3 сағат бұрын
Allahuma amin
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah Сағат бұрын
Ibraahiim raiisi isreal ayaa dishay 😢
@RoblehMako-f2r
@RoblehMako-f2r 3 сағат бұрын
Waa qadar iyo sucudii
@عبدالرحمنعثمانحسن-ج2ن
@عبدالرحمنعثمانحسن-ج2ن 3 сағат бұрын
Imaaraadka waaye
@Xasanyogol118Xasanyogol11
@Xasanyogol118Xasanyogol11 3 сағат бұрын
Aamiin aamiin aamiin Yaa ALLAH Yaa Rabi
@walalahachannel1750
@walalahachannel1750 3 сағат бұрын
Saudia waaaye😢
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 2 сағат бұрын
🇦🇪 number one 😢😢
@GobshoGòsho-w3p
@GobshoGòsho-w3p 3 сағат бұрын
❤wcs ❤
@AliMohajim
@AliMohajim 3 сағат бұрын
Aamiiin
@abdirizakhassan2572
@abdirizakhassan2572 3 сағат бұрын
Imaaraadka iyo sacuudiga.
@qadroahmed4255
@qadroahmed4255 3 сағат бұрын
Aamon aamin
@Malaawi7
@Malaawi7 3 сағат бұрын
MAHAD SANID MARACADAW
كيف عاش محمد الضيف رئيس الأركان حياته الخاصة كأب وزوج؟
20:07
Al Jazeera Mubasher قناة الجزيرة مباشر
Рет қаралды 117 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Kyiv and Lviv Under Siege / The Kremlin’s Plan Revealed
12:52
NEXTA Live
Рет қаралды 537 М.
SIDII LOO DILAY NINKII QURAANKA GUBI JIRAY | DAQIIQADIHII U DANBEEYAY
15:52
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН