SIYAASI SIIDOW MAXA QABIILADA UCAYSA

  Рет қаралды 146,070

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

Пікірлер: 686
@nuurcool
@nuurcool Ай бұрын
Adiga oo amuusan igula sali nabiga aynu wada jecla scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤
@ShugriNuur-q1r
@ShugriNuur-q1r Ай бұрын
@@nuurcool scw scw scw scw
@Nasri-i1i
@Nasri-i1i Ай бұрын
Scw
@sabiriinmaxamud2684
@sabiriinmaxamud2684 Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@MohIbra-n5f
@MohIbra-n5f Ай бұрын
صلى اللّٰه عليه وسلم
@hasancadaawecabdihasancada2352
@hasancadaawecabdihasancada2352 Ай бұрын
Scw
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 Ай бұрын
WALAAHI UMA MALEEYMAAYO IN DHAHAAN IYO GACMAHAAN QURUXDA BADAN IN AY DHAAFAYAAN SALIGA NABIGA S.C.W❤😢
@foosmuke6029
@foosmuke6029 Ай бұрын
Scw Scw Scw
@sanaayacali5432
@sanaayacali5432 Ай бұрын
SCW❤
@abdiraxmankisaayi1284
@abdiraxmankisaayi1284 Ай бұрын
Scs
@cabdiqanidaahir-xl8pd
@cabdiqanidaahir-xl8pd Ай бұрын
Scw scw
@zakipro3387
@zakipro3387 Ай бұрын
Scw
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 Ай бұрын
lacag Aad meel Aad kala dhigto weydo Alle hakusiyo hadad like isarto❤😂
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 Ай бұрын
Amiiin😂❤
@Abdihero-p3k
@Abdihero-p3k Ай бұрын
Amiin
@CYC88
@CYC88 Ай бұрын
Koko maxa dhahday
@Zakisnm
@Zakisnm Ай бұрын
heedhe like ta ma lacag ba ku helaysa gadun baan meel halkaasa kuso sare 😂😂😂
@ccadnanfaarax-kj2fn
@ccadnanfaarax-kj2fn Ай бұрын
Lacag barako leh dheh lacag kaliya wax ma tarte
@Hannad4
@Hannad4 Ай бұрын
beesha jarer wayne waan idin salamay walalahena somaliyed
@abdukhadirshabelow3173
@abdukhadirshabelow3173 Ай бұрын
Siwaan aan kakagaday
@Akram80083
@Akram80083 Ай бұрын
Siyaasi Siidow wasaxan yahay rerka Dulmiga hala gadayo somaliyey No Qabiil great 🇸🇴 all of Brother and family
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o Ай бұрын
Waa Runtii shaqada qabiil baa laysku siiyaaa deee Ninkaan wax Runuu ka hadlayaaaa wllhi soomaaliya ilhy baa u maqan Dulmigii oo wadana
@daahirdhaayow4185
@daahirdhaayow4185 Ай бұрын
Kuwa shaqada la siyey xaq uma lahan miya
@Golahamedia
@Golahamedia Ай бұрын
Hadii qabiil laysku siiyo ma cid baa tiri waa been, waa sax in laysku siiyo lamana joojinayo arintaase 😂
@mustafedabjacayl
@mustafedabjacayl 16 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@irshadnor4840
@irshadnor4840 Ай бұрын
He is talking about the reality and his right to do so keep going brother, iska dhiciya somaalidakale ma idinku daynayaan waa walaalihiin Muslima somaaliya only they know a power.
@AbdiShidane-dm2qq
@AbdiShidane-dm2qq Ай бұрын
Siidow wa nin dagan si furana u hadlaya, lkn ninkan wareysanaya waxa uba ula hadlayaa sidii inuu qofka xabsi ugu jiro, ixtiraamku waa muhiim.
@iskufilan174
@iskufilan174 Ай бұрын
Sax wuxuu sameeyaa Inuu dadka baxar galiyo bal suaalaha uu weydiinaayo is very personal war ha uga jawaabin suaasha aadan rabin tell him I don't want answer that question
@alfaofficial9163
@alfaofficial9163 Ай бұрын
Sidoow wax ha barto cilmi diin iyo mid maadi uma baahno dad ka aqoon badan in uu u hadlo
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 Ай бұрын
Ninkan weriyaha sheeganayaa dadka Oo dhan ayuu bahdilaa markuu waraysanayo​@@iskufilan174
@sumaayocali5
@sumaayocali5 Ай бұрын
Siidow ilahey agtiisa waan ka simannahay walalkey soomaliyeed iyo walalkey Muslim baa tahay lkn Somali culture wax fican mahan 😢sorry siyaasi siidow
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 Ай бұрын
❤❤ absolutely Wlshy qaali dadka somaliyeed waa wada walaalo isku mid ah af ahaan iyo dhaqan ahaanba lakiin cudur siyaasad la yidhaaho ayaa ina kala fogeeyey sorry Illaahay ummada Somaliyeed beertooda burcad ha isu mariyo insha Allah
@abditahmanmohamud4000
@abditahmanmohamud4000 Ай бұрын
“Adi tii Qaran kaa soo baratay, Ana tii qabiil ka soo bartay” iyo Awoodaha Gobal ka Banadir lee yihiin”. Honestly speaking, this man has valid point. Hadii qof ka aqoontiisa waxbarasho lagu siin lahaa, Somalia will never had civil war and after 34yrs without meaning full government ma ahateen. Noo soo fariisi dad ka dulmiga ka wada Baraha bulshada oo qof kooda xun qabiil ahaan ku difaaca. One of the most talented people in Somalia, waa dad ka lagu label gareeyay .5, badi kuwa 4.00 mostly don’t deserve to be in leadership positions.
@Hsn1224
@Hsn1224 Ай бұрын
Kan aqooni majirto waxna ma baran badida siyaasiyiinta somaliyeed waa noocaad asaga kaligiis maahin
@abditahmanmohamud4000
@abditahmanmohamud4000 Ай бұрын
@@Hsn1224 Somali badan oo wax baratay waa jirtaa. Dhibtu waa shacab ka, ayagaa laga rabaa inay ka damqadaan tuugtaan Ana waligood dhargaynin.
@Hsn1224
@Hsn1224 Ай бұрын
@@abditahmanmohamud4000 awooda shacabku waa inay wax doortaan kan tuugaa ama wadadasaxdaa kaleexdayna ay codkooda kuciqaabaan kagana aarsadaan lkn taas waaloodiidey marka shacabku waa innocent dambina kumablahan
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt Ай бұрын
Ridwaan dadka siduu uwaraysano qaabdaranaa qofkii hadlaya buu kucelinayaa oo si kibir kujirto ulahadlayaa adiga dadka ikhyaarta kumafiicnid inaad waraysatid ee qolyahaagii kale raadso
@fkiin142
@fkiin142 Ай бұрын
Ciyaal baa tahy wareesi waxba kma ogid aamu😂😂
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt Ай бұрын
Waraysiyow xaal qaado hadaad kanwaraysi utaqaanid 😮
@Golahamedia
@Golahamedia Ай бұрын
Laangaab ikhyaar maba noqon karo, waxaa bahdil ahayd inuu laangaab iskusoo dhiso oo waraysto waayo ilaahay ayaa aakhiro ku waydiinaya maadaama aad laangaab jareer ah waraysatay😂😂
@Sah57330
@Sah57330 9 күн бұрын
Sasa laraba inu surodo ma rbtyy😂😊
@Wadani924
@Wadani924 Ай бұрын
Siidow waa nin caqli badan oo ilbax ah. Ridhwaan waa iska gabgab leh isu haysta in uu ka horreeyo dadka uu wareysanaayo.
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 Ай бұрын
🤮🤮🤮
@sumaya7380
@sumaya7380 Ай бұрын
ridhwaan runta ku jclhy kkkkk gab gab ma ahn 0
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 Ай бұрын
@@Wadani924 Ridwan runta ugu i mawo ’ nin jecelesi iyo qabyalad ma jirto ’ wana educate man
@xogbaar
@xogbaar Ай бұрын
Waa gartaa isku aragti ayaa tihiin lakin anigu waraysigan ka hor waxan moodi jiray nin wax yaqan oo cod kar ah
@djmaneofficial7669
@djmaneofficial7669 Ай бұрын
Wlhi siidow rageedi ayaa tahay ridwaan meel ayaad sartay
@RB-up7dt
@RB-up7dt Ай бұрын
Radwan wareesiga waxaa taqana dalaq dam base siyaasi waresi mataqaanid iska dhaaf ninkaan waa siyaasiween jareer weeyne fiifa 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hsn1224
@Hsn1224 Ай бұрын
Hadii siyaasigiinu kanyahay waa gaadantihiin
@ismailyare5569
@ismailyare5569 Ай бұрын
Ridwaan marmarka qaar waa nacas siidow waxoo shegaayo waa run somalia xilka ina adeernimo baa leyskugu dhiibaa
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Ай бұрын
SIYAASI SllDOW Thank you so much ❤❤❤
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 Ай бұрын
SIIDOW WAA NIN XAquuqdiisa iyo tan dadkiisa udoodayo Ridwaan gab gabta kala tag ninkas point buu ku taagan yahee
@duniyakordahab
@duniyakordahab Ай бұрын
Kusali xababken muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw
@sabiriinmaxamud2684
@sabiriinmaxamud2684 Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@Abdihero-p3k
@Abdihero-p3k Ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@daudahmed785
@daudahmed785 Ай бұрын
Scw.scw.scw.scw.❤️scw❤️scw❤️scw❤️scw❤️❤️scw❤️scw❤️scw❤️❤️scw❤️scw❤️scw❤️❤️scw❤️scw❤️scw❤️❤️scw❤️scw❤️scw❤️❤️scw❤️scw❤️scw❤️❤️scw❤️scw❤️scw❤️❤️scw❤️scw❤️scw❤️❤️scw❤️scw❤️scw❤️❤️scw❤️scw❤️scw❤️
@CabdulaahiYacquub-x2i
@CabdulaahiYacquub-x2i Ай бұрын
siyaasiga jareer weyne waa halyeey soo majeeste ahguuuleyso siyaaasi
@OsmanIbraahim
@OsmanIbraahim Ай бұрын
Siidow legend waaye ridwaan waa iska dhicisay
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 Ай бұрын
Waa runtiis waayoo illaa iyo yaraantiisii ama awoowa yaashiis ayaa la dhibaateeyey xaq ayuu u leeyahay inuu is difaaco
@cabdifataahxaajixubi1674
@cabdifataahxaajixubi1674 Ай бұрын
Jareerweynow adkeysta waad guuleysaneysaane
@NimcanNimcan-c3s
@NimcanNimcan-c3s Ай бұрын
Ninkani wllhi waa nin adag wllhi wax sax ah oo soomaliya ka jira ayuu ka hadlayaaa
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o Ай бұрын
Ninyow qofkan Ridwaan respectgii ka lumay kan dadka dantooda ku ixtiraaan heedhe
@abdikadirsomane8967
@abdikadirsomane8967 Ай бұрын
Waa xoolo aan garaneyn saxaafada sharcigeeda waa uu xoogsanayaa 😂😂😂
@Kacabxasanxaaji
@Kacabxasanxaaji Ай бұрын
Waba waxa aan udawaso qaraxada suuraha comntid kala tag
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o Ай бұрын
@@abdikadirsomane8967 haa wllhi
@Golahamedia
@Golahamedia Ай бұрын
Resbecti adi aadan aqoon miyaa cid u sheegaysaa, adoo jidhkaaaga ka ganacsada oo xaaraan lagugu dhalay, resbecti lama siiyo laangaabyada, kaliya hadad tahay, daarood, hawiye iyo isaaqayaad resbecti helaysaa baaye 😂❤
@iskufilan174
@iskufilan174 Ай бұрын
Baxar ayuu galiyaa dadka caqli maleh personal questions is unexpected
@c.samad09
@c.samad09 29 күн бұрын
Axmed Xasan cadow Axmed daaci waa geesi isaaq daaud oo 400 Amison dhulka la jaray nolow adeer mcn❤❤❤❤
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 20 күн бұрын
Isaaq Daa'uud maxaa laga wadaa Eebow Abgaal waxaan ka aqaanaa Reer Mataan, warsangali, Cali gaaf,Ciise Rati, Maxamed muuse iyo waceysle
@QurbaniMaxamed-ni7pt
@QurbaniMaxamed-ni7pt Ай бұрын
Ridwan issack baa iqabtay manan oyin hadan ka yeelo walhi taliye ridwaan is not EASY 👏👏👏👏👏👏
@GeelJire-ns6tp
@GeelJire-ns6tp Ай бұрын
Waa dhib miiran😂
@ABDIRIZACKARK
@ABDIRIZACKARK Ай бұрын
War ninkaan dadka ka qabta teeda kale dadka aqliga leh maba uwacanayo kwrn qofkoo xoogo si wax ka yihiin Lee soo qabsanaa 😂😂😂😂
@hassanabcone9708
@hassanabcone9708 Ай бұрын
Ridhwaan is nothing
@AbdinajiibNadara
@AbdinajiibNadara Ай бұрын
Soomaaliyeey dulmiga iska ilaaliya walaal❤❤❤
@Ifa911sos
@Ifa911sos Ай бұрын
Ridwaan waa iska jecalahay 😭😭adi maxaa bareese lee igadheh keep going to 1m❤❤❤❤
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb Ай бұрын
Ridwaan waraysiga kuma fiicnid iska daa. Howlahaagii wicitaanka ku ekow. Muran maaha wariyenimada. Runtii siidow wuu kaa xishooday ragga qaar way kaa tagi lahaayeen, ama runta ayey kuu sheegi lahaayeen.
@iskufilan174
@iskufilan174 Ай бұрын
Aad iyo aad
@ashamuse7410
@ashamuse7410 Ай бұрын
Ridwaanoow siidoow waa diyaarsan yahay sidii insha allaah maasha allaah maahan 😮😮😮
@Abdihero-p3k
@Abdihero-p3k Ай бұрын
😂😂
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Ай бұрын
Aniguba waan daa wadaa hooyadeyna wey daawataa mudane ridwaan isaaq.from.hargeyso❤❤❤❤❤
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 Ай бұрын
Ridwan allah ka cabso walal siidow sifiican ayuu kula hadla maxaa kaa qaldan subhanallah qosol iyo indha cadeys ayaad meesha ku haysa please qof daacad noqo yaska dhaaf
@mohamedabdi5141
@mohamedabdi5141 Ай бұрын
Ridwaan legend waye 😂😂😂 sidoow way ka oohisiin
@MowliidDaahir
@MowliidDaahir Ай бұрын
Siidow waa siyaasi qoomiyada jareer wayn😮
@abdirahmanyusufosman9545
@abdirahmanyusufosman9545 Ай бұрын
Ridwaan waxaad Moog tahay ayaa jira tasoo ah in Somaliya wax walba lagu saleeyo qabyaalad majirto sabab aad SIIDOW ugu dhaliisho reerkiisa inuu Afhayeen u yahay
@HaronOmar-fo7ji
@HaronOmar-fo7ji Ай бұрын
Hadalyaqaan youtuber ridwaan masha allah, somali youtubers ka aan daawadey adiga ugu macquulsan, kuma amaanayo lakiin dhowr jeer an ku daawadey .macquul atad tagay, hore u soco brother
@Sudabuy
@Sudabuy Ай бұрын
Ridwaan so baro sida dadka loo wareysto iyo sida dadka loo ixtiraamo
@warish9081
@warish9081 Ай бұрын
Ridwaan sidaad u waydiinayso suaalaha siidow xaq maaha waad ogtahay dadkaan inay ku dulmanyihiin somalida dhaxdeeda waa dad aan dagaal iyo dhibka wadanki ka dhacay aan ka qayb qaadan marka inaad ku adkayso waraysiga ma ahayn waxaa haboon inaad siiso fursad uu ku soo gudbiyo fikirkiisa wana jeclaan lahaa inad janis kale siisid mahadsanid
@diegocosta6634
@diegocosta6634 Ай бұрын
Nin jeeclaysi ma yaal meeshaan, ridwaan wuu sxn yhy
@YahyeFarhaan-b9i
@YahyeFarhaan-b9i Ай бұрын
Siiidow❤big fan Wax walboo aad ka hadashay waa run waa qica Ka Jira somalia ridwaan war moogu iska dhigay blse Hore Usoco Bro keepgoin❤🎉
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 Ай бұрын
Wlhi wadan keena somaliyed xaqdaro weyn a ka jirto wa waxa e somali o dhan inkaarta u heesato maxa qof islaam ah logu kor tagbiirsana jareer iyo jileec cadan iyo madow wa isku mid😢
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula Ай бұрын
Waxaan jeclaan laha in suaalahaas oo kale indhaha laga galiyo, kuwa iskuso sharaxa siyaasada Somalida. Thank you Ridwan
@Waa_yaab
@Waa_yaab Ай бұрын
Dalka dulmi baa kajiran ridwaan, shirki carta Alha fogeeyo saa 4.5 baa kasoo baxay, sonaliya waa dalka kaliya ee dastuurkisa dhigaya in ay second citizen uu jiro.
@DhaqansameChannel9530
@DhaqansameChannel9530 Ай бұрын
Ridwan I honestly admire how you correct others when it comes to English grammar
@weeranemedia0
@weeranemedia0 Ай бұрын
Ninkaan legend weeye jareer waynow ilaashada 😂
@SacdiyoMahamed-r6u
@SacdiyoMahamed-r6u Ай бұрын
Freeee Jrerwexna Muwadiiinin Somliya Xaqqdeda Ha dhacsadaan WAN Kufaraxsanahayy. Ineyyy Radsadaaan From Besha Direed🎉
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
Keep going saleeban siidow you doing good job.
@akhadara4995
@akhadara4995 Ай бұрын
Siyaasi sidow isku qabiil manihi lakiin waaku saxsan difaaca qabiilkiisa siidow waa u qalmaa prime minister
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز Ай бұрын
Ani shiikhaal ayaan ahay laakiin wiilkaaan hadaa iigu horeeyso aqoon uma lahi laaakiin si caqlinimo ayuu uhadlaaaya macalinka shaqo malahan laakiin arday ayaa shaqo helaaayo cashaan qabiil waa xanuun asagoo jooogo wadan kiisa hadana qabiil islaaam hadana somali iteekala jirna qabiil waaqurun
@Maryan_idil
@Maryan_idil Ай бұрын
Shiiqaal waxay ka mid tahay qabiilada oo baalaha ka rifo 🤣 reer facebook wka warhayaan Siidow wa legend. Caydiis meel kasoo qaad maleh 😂
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز Ай бұрын
@@Maryan_idil adiga iyo shkhaaasha iyo jareer wax ma laysma dheero wax baaala ha lagarifo waqtigaaaga qaaliga haku mash quuu lineee diin taada baro faa iido ma keenay so fesbuk na malahi soomalina way ii siman tahay waa walaaladay islaam ah hadana somali ah qabiil waqurun wadan ka waxaa kasootagay somaliyo dariska qabiil kooda aqoon sharaf wax lagu qoslo majirto miskiin
@Maryan_idil
@Maryan_idil Ай бұрын
@@لولوالعلي-ز5ز Adaa qabiil meesha keenay markii horeba. Waxba wadaad hayska kay dhigin soo wada bax Jareerna cid waxka sheegtay malahan waa rer kaa sharf bdn.
@Waa_yaab
@Waa_yaab Ай бұрын
Ridwaan siyaasada somaliya ayaa qabiila 4.5 na wax lagu qaybsada, maaha asaga ee waa waxa dalka kajiro
@HanaMohamed-m4l
@HanaMohamed-m4l Ай бұрын
Qofki muqdisho ku kuray aa fahmi karo waxaas
@Arliya-u1r
@Arliya-u1r 21 күн бұрын
Ridwan kulaha political science ayan barta Hada ruun shegi bring all your documents
@shiikh9
@shiikh9 Ай бұрын
Ridwaan sxb next nabiga ku sali marka magaciisa lasheego
@Zapnaadahapi
@Zapnaadahapi Ай бұрын
Ridwan talente cusub ayuu lasoo bexe respect 🙏❤
@abdirahmanabdullahi1808
@abdirahmanabdullahi1808 16 күн бұрын
Ridwaan adiga adiga inaad qofka yastid ama bahdishid miyad uwareeysataa dadka, ridawan meesha aad kudanbeeyso ayaan sugaynaa
@mohamudinshar3446
@mohamudinshar3446 Ай бұрын
Sidoow waa Aqoon yahan Wlahi sidaan uma heysan maanta kahor siidow ma aminsaneen Guuleyso siidoow🫡👍 Lkn Arimaha adiga iyo saraakisha idin dhex maro hashaacin
@canabjibriilali4003
@canabjibriilali4003 Ай бұрын
Ridwaan legend waye halkeeda kasii wad
@aymanayman920
@aymanayman920 Ай бұрын
Kkkkk wlhi wllo wan ku taagera siido wax fahansan mansha alh ❤ clip kaas hadu iso gaadhy i like it
@HaniKuusow
@HaniKuusow Ай бұрын
Nin wax ogeen iska dhigee ridhwan sidow ka cagli fcn
@feierniemandsland7059
@feierniemandsland7059 Ай бұрын
Waa nin Libax ah Allah kula garab galo dadaalkaaga 😊❤
@yahyahassananshur3705
@yahyahassananshur3705 Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@sabiriinmaxamud2684
@sabiriinmaxamud2684 Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@Abdihero-p3k
@Abdihero-p3k Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@AbuAliAxmed-fv9ry
@AbuAliAxmed-fv9ry 25 күн бұрын
Ridwaan waa qabyaaliste, qaab darada sualihiisa la yaabay Waa ku xumayn
@AbdallaHajio
@AbdallaHajio Ай бұрын
Beesha Jared weyne wa dadka ugu fiican somali konfur dad an iyaga aheyn kama jiro
@Primezaziano
@Primezaziano Ай бұрын
Ani siidow waan wataa teda kle yarkaan podcast ga leh su,aalihiisa waxa wye sida nin maxkamad fadhiyo oo qof xukumaayo
@mohanofficial7860
@mohanofficial7860 29 күн бұрын
state means :Dowlad waana dadka ,dalka.,hawada iwm govenment mean xukumad waana legislative,executive and judiciary
@omarmahmoudibraahim443
@omarmahmoudibraahim443 16 күн бұрын
Ninkan yar ee Ridwan ahi sida u wax uwadaa wa sidii ugu haboonyd , personal atack maaha , waa sida podcasts la isugu waraysto , Allow maad aragtiin american podcastska waxaa la isku sameeyo 😅
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌎 beesha jareerweyne waa dad fiican oo wadaniyiiina o xalaal cun ah ee dulmiga halaga daayo hoow soomaali maryoolayeey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jawibila3005
@jawibila3005 Ай бұрын
Somali manihin bey dhaheen
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
@@jawibila3005 Asc 🌎🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waa hadal been ah kuwa sidaas yidhi suaal ma odey lagu abtirsado yaa soomali la odhan jirey waa maya maya e waa magac guud oo ummadda oo dhan ka dhexeeya diinta dalka afka yaa ina walaaleeyey ee odey ma wada dhalin ee waa somali qof kastaa ah 🇸🇴
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 Ай бұрын
Soomaal nin jiro oo sagaal wiil dhalay waaye oo magacyadooda layaqaano waaye abtirsigeena meeshaas ayaangalnaa waa soomaalida xalaasha ah hadaad docka imaadtahay dockaimaadyada waalaogyahay ilaaheey wacal nagama dhigin alxamdulillaahi rabbilcaalamiina
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
@@xaliimoxasan3302 Kaadib beenale yad tahay wax qof ah soomaali la odhan jirey majiro umada somaliyed waa umadii nebi aadam waxaa wlaleyey diinta dalka afka oo soomalo dowlad kunoqoney beesha jareerweyn waa qabiilka soomaali ugu xlal cunsan ee sharafta leh weeye 😎😎😎 🇸🇴🌎
@mxm3vevo562
@mxm3vevo562 Ай бұрын
​@@xaliimoxasan3302Samaale waa quraafad haduu jirayna waa oday ka mida odayaasha lagu abtirsada magacisa iyo magaca soomaali​ waxba iskama gelin isku macna na ma ahan bal car ii macneey labada magac sama-ale iyo soo-maali halkeey iska soo galaan😂 afka somaliga hadii lakala qaada macnuu sameeya teedakale erayga soomaali asaga dhan waxaa la maqlay waqtigii axmed gureey ka hor dadkii dhulkaan ku noola magacyo kale loo yaqaanay
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Ай бұрын
TEAM RIDWAN ONE LIKE 👍 ❤
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Ай бұрын
Ridwaan waa qabiilkee
@OmarAbdullahi-j9v
@OmarAbdullahi-j9v Ай бұрын
Ridwan sxb siidow hadal kuma celin kartit ogow waa aqoon yhn
@Luulmaxaamad
@Luulmaxaamad Ай бұрын
Aqontu waxyi loso dhibay miya siyasdu wu gafi Kara wins asibi kara
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز Ай бұрын
Nin laraa dinaayo hadana madaarka ka dhooofay 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼 alaha ku xafido rid waan baxar hagalin dul miyuu tir sanaaa
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Ай бұрын
Somalia markaa joogay saaxiibadeey dhan waxee ahaayeen Jareer Weeyne. Waa dad wanaagsan oo nabad jecel weli kuwa ka yimid Afgooye ilaa Kismaayo
@SiciidahmedSuufi
@SiciidahmedSuufi Ай бұрын
aarkan ridwaan wuu ka badiyay
@MohamedIbrahimIsmail-f5y
@MohamedIbrahimIsmail-f5y 24 күн бұрын
He speaks his heart out
@AxmedYare-r1k
@AxmedYare-r1k Ай бұрын
Asc wll ky wakusalamy ridwan gul wcn 🙏🙏🙏👍
@saidabdilkarimyusuf215
@saidabdilkarimyusuf215 Ай бұрын
Ridwaan sxb nin kaa AF soomaali badan aad casuuntay
@OmarAli-rf4nr
@OmarAli-rf4nr 27 күн бұрын
Walaalkay siidoow waakaa saxanyahay waana runtiisa laandheere ayaa layskugu faanaa
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 Ай бұрын
Ninkan waa runtiiis siyaasada somalia waa qabil hadaadan 4 ahayn cidna waxba kuma siinaso ridwaan wax walba wuu ogyhay wuu is maahin
@FardowsoFardowso-jd7gs
@FardowsoFardowso-jd7gs Ай бұрын
Qabiil mayaqaano in la dhaho buu rabaa
@aliahmed-bo4vk
@aliahmed-bo4vk Ай бұрын
Sidow legend waye 😂wax Waka cuniwaysey💯
@YuusufCade-vo1th
@YuusufCade-vo1th Ай бұрын
Ridhwan waad qaldan tahay wax runta kuu sheego aa la'dahay
@SaalaxXasan-kk2jx
@SaalaxXasan-kk2jx 17 күн бұрын
Siidhow Hadhal kaa waa sax
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc 😎😎😎. ridwaanow ardey iyo macalimkii kee sareeya macalimka sareeya soomaali shaqada waxaa la isku siiya qabiil cid beenineysaa majirto takale xamar haduu kasoo cararey mooryaan yaa jooga waadna ogtahay 🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏
@abdiazizbashir8723
@abdiazizbashir8723 Ай бұрын
Ridwan waa eelay markas ayuu nin jareer wayna af somali ku qabsanaya aduun isagoo eelay wiish tuugsada ah
@SiciidAbdiqani
@SiciidAbdiqani Ай бұрын
Yaa thy sacad oop kii lobahnaa bathy kulhaa siidow waa filim wlhi😂😂
@iskufilan174
@iskufilan174 Ай бұрын
Isagu ridwaan waxba ma baran haduu wax bartay suaalaha qaarkood such personal questions wariyena ma ahan an respectful question
@CnaasirHaadi
@CnaasirHaadi Ай бұрын
Siyaasi siidow lunta ayuuukahadlay allah xaqa hanagarasiiyo aamiin
@nimconajax2612
@nimconajax2612 Ай бұрын
Ridwaan waraysigaaga xushmad ku dar dadka aad waraysanyso giddi ma xarash baa kaala dhaxeeya, qofka mrkuu wax kuu sheego wxd badi ku celisaa suaalo jeesjeesa ama aad u muujinayso inaad ka sarrayso waa iga talee wll ixtiraam iyo xushmad ku darso.
@ahmedosman3178
@ahmedosman3178 Ай бұрын
Cadiifadba ha hayso oo haxanaaqsanado lkn waxwaliba oo uusheegaya waa Runtiis Wlhi
@soulonajourney1343
@soulonajourney1343 Ай бұрын
Anoo Murusada waan ku wataa Siidow xaquuqdada bini adam qof bini adam ah oo ka hor istaagi karto ma jirto jahilnimo waaye Allah Somali haso hadeeyo xaqqa ha tuso qof ka xaquuq sareyso qof kale ma jirto
@MohamedAbdullahAdon
@MohamedAbdullahAdon Ай бұрын
Ridwan wa nin sithi carurti uhadlo
@cabdifataahxaajixubi1674
@cabdifataahxaajixubi1674 Ай бұрын
Sax sax sax siyaasi siidow waan ku wataa
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Ай бұрын
Human enviroment waxaa waaye wax lagutakhasuso oo layidhaahdo ECOLOGY oo ah relationship of living things with thier enviroment
@sacdiyocali3146
@sacdiyocali3146 Ай бұрын
Asc scw asxabta waxay udagalamayen diinta macan
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 Ай бұрын
🔥🔥🔥🔥 qadaaaD weeyne
@MomedHabeib
@MomedHabeib Ай бұрын
Ninka cilmi badan baa ku helay legend siidow
@guleidmahamud775
@guleidmahamud775 Ай бұрын
Nin waynba Kuheley Ridwanow DhuL bananba wukusin Wayay Cidhidhi.
@abdiazizkuli8755
@abdiazizkuli8755 Ай бұрын
Ridwan runta kaxadal siyasada Somali wa ogtaxay hassan dadka mesha ujogo ugeate ma school may adeen ado runta shegayo
@DahirMroble-er4gi
@DahirMroble-er4gi 21 күн бұрын
Asc Ridhwan salan kadib hanbalyo sababtoo ah horay kuumaanan aqoonin lkn hadda wareeysigaagu wuu iga gadmay barasho wacan wariye lahubo
@RaxmogeelleGuuleed
@RaxmogeelleGuuleed Ай бұрын
Runtii waan rajena inaa Malin kula kulmo ridwaan qofka kaliya aan jeclhy KZbin kadawado Facebook tiktok intaa adiga kaliya kadawada video yadada insha allah Malin Wan kula kulmaa 🤴🥰🤝
@MohamedMuhumed-qj7yd
@MohamedMuhumed-qj7yd Ай бұрын
Legend waad iska dhicisey sxb
@salmansalatjama6361
@salmansalatjama6361 Ай бұрын
Siyaasi siidow wàa saxanyahay dadkiisa waa in uu udoodo
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Ай бұрын
Jareer lacag ayey leyihiin mareykankan beero ayey kuleyihiin shaqo ha u abureen dadkooda caanka ah wariyanimada xitaa barasho ayey rantaa su aal dagan oo xushmad ku jirto farmu fiiq eheen ayaa laweydiyaa
@coonkacadde8568
@coonkacadde8568 Ай бұрын
Aaway kuwi wax haben jiray edition tik toka emotional cml😂
PART 2: GABAR MAJERTEN IJECLEDA UGOYAY XASKAYGA FACEBOK KABARTAY
44:24
RASHKA BOY | ARIMIHI EX-XASKA SOCIAL MEDIA KU FAFISAY MAXA RUN KA AHA |
1:03:55
Из какого города смотришь? 😃
00:34
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,3 МЛН
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 36 МЛН
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 30 МЛН
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 32 МЛН
AX NIN DARUUF KUGURSATAY BA SAXIBTEDA GUURSADAY
17:14
Ridhwan Issack
Рет қаралды 52 М.
Dood Adag! Dumarka In saan loola dhaqmo ma rag nima mise Nacas Nimo
1:15:12
AX! NAIROBI IKENTAY YURUB KUGEYNA ITIRI WADADA IGAGA TAGTAY
32:40
Ridhwan Issack
Рет қаралды 96 М.
YAAB! NINKEEDA IYO HOOYADED TIJAABISAY QOFKA AY JECELYIHIN
23:08
Ridhwan Issack
Рет қаралды 134 М.
TAHRIBKI DHERA KING CK WADA GALNAY TOL LA`ANTI UXIRNA 1 SANO
1:00:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 391 М.
Из какого города смотришь? 😃
00:34
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,3 МЛН