Xaaji Cali Shoocaac - WSLF 1977 Ethiopia way ka Adkaatay waxaana U Dagaalamaynay 5-tii Soomaaliweyn.

  Рет қаралды 41,840

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 255
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 20 сағат бұрын
Mashaa Allah Guul ONLF FROM BORAMA SOMALIA 🇸🇴
@Neima1000
@Neima1000 20 сағат бұрын
Mashaallah wa gessi somaliyed wey yaryihin gargii dhiiga laha ka reeba tariq odey wax garad’ah❤ nolow intey nolol jirto cafimad iyo cimri dheer🇩🇯🇸🇴💪
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 19 сағат бұрын
Geesi geesi dhalay from awdal
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 20 сағат бұрын
Mashaa Allah Guul ONLF WE LOVE OGAADEEN ❤ ADEE CALI LONG LIVE FROM BORAMA SOMALIA 🇸🇴
@suldaanmax9900
@suldaanmax9900 11 сағат бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته حاج علي أللهم احظ حاج علي ومعه صحف نو
@MohamedCawil-zk2bz
@MohamedCawil-zk2bz 7 сағат бұрын
Hhhhh waxaan ku qoslay from borama somalia borama warkeeda miyanad haynin bal tephone udir borama oo waydii wadankay ku yaalaan
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 8 сағат бұрын
Ninkan Allah Dartiis Iyo Sharta Islaamka ayaan Ku Jeclahay. From Hargeisa.
@aishayurub-wv9hr
@aishayurub-wv9hr 21 сағат бұрын
Gobtu isma qariso adeer Cali shoocaac guul
@Hassenburhaan1122
@Hassenburhaan1122 18 сағат бұрын
ADEERO CIMRI DHERAR IYO CAFIMAAD ALLE HA SIIYO ADEER GUUSHA IYO RIYADII AAD'LHAYD OON RUMOOBIN RABI NAGAMA KAA JECLAADO WAYNU DADALI DOONA FARIINTADANA MEEL BAY NOGU QORANTAHAY SSTV MAHADSANIDIN ♥️ ❤
@jamaibrahimnuriye219
@jamaibrahimnuriye219 23 сағат бұрын
Mashaallah Halgama Geeesi aah Haji Ali Shuaac ❤❤❤❤❤❤
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 19 сағат бұрын
Wallaahi waa O'Day somaliyeed oo'assal'ah xayaakalllaaah awoowe ! I got the goosebumps!
@OmarIsmaelAden
@OmarIsmaelAden 22 сағат бұрын
From ciise Somali wa mid vive la Somali peux importer là où ils vivent ✌️
@AliAhmed-zc8em
@AliAhmed-zc8em 15 сағат бұрын
adigu somalia ma ma mid tahay boowe
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 19 сағат бұрын
Asc SSTV Xajii Cali Waruntiin Waruntiin Waruntiin Somalido Hawada Maqlaan guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SuadMohammad-e2u
@SuadMohammad-e2u 16 сағат бұрын
Masha'ALlah ina Aabow Ali Shucaac aad ayaan aragtidada ugu farxay Guul Guul Insha'ALlah
@farhanmeilingf3438
@farhanmeilingf3438 23 сағат бұрын
SHOOCAAC WAA MADAXWEYNAHA SOMAALIWEYN!
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 21 сағат бұрын
Mahadsanid Wariye abdinuur shaqo wacan ayaad qabatay ❤❤❤
@salehjama1269
@salehjama1269 Күн бұрын
Adeer cali shucaac waad iga qoslisey markad tiri abiyeyga aan caayneyno ayuu mouse biixina daba ordayaa (❤adeer cimriga allah ha ku dheereye❤) ❤❤❤
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 18 сағат бұрын
😂😂😂😂😂aad iyo aad
@abdallakiimiko6052
@abdallakiimiko6052 8 сағат бұрын
Haaji shucaay wa ninka ugu geesisan deegaan xiligii xabdi ileey xitaa sidab buu runta u cadeyn jiray
@DeganHoch-dt9cd
@DeganHoch-dt9cd 23 сағат бұрын
Msha allaha adeero taarikhda halaga reebo waayo way yaryihin dadka waxgaradka ha wakhti xaadirkan allaha ku xifdiyo adeero ❤️❤️❤️👍
@AmranMaygaag-ud8uq
@AmranMaygaag-ud8uq 23 сағат бұрын
Maasha alaah adeer halgamaa cali cabdile fiixiye adeer alaha cimriga ku barakeeyo caafimaadkana alaha ku siyaadsho waa qaamus halgama cali shocaac
@drhamdawarsame6180
@drhamdawarsame6180 22 сағат бұрын
Allah ha badiyo ragga diinta iyo Somalinimada ee qabka iyo sharaftaleh ee aan bidhiidhiqaataha ahayn
@ibrahimtimocade9788
@ibrahimtimocade9788 17 сағат бұрын
Ilahay cimriga iyo caafimaadkaba ha kuu dheereeyo adeer legend
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 23 сағат бұрын
Masha alah soomalidu hadayy noqon lahayd sida adrro cali shoocaa meebay gadhi lahayd
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 22 сағат бұрын
❤mashallah Allah haku xafido adero
@djamasa5235
@djamasa5235 11 сағат бұрын
Adeer xaji cali shucaac. Si niyad ah ayaan iskaga jeclahay waa oday somaliyeed oo duntii hore ah . Ilahaw cimriga iyo caafimaad kaba udheere. From Djibouti 🇩🇯
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 23 сағат бұрын
Maasha ALLAH waa wadani xaajigu ❤❤
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 23 сағат бұрын
Umada somaliyeed guul cadow geena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen manta waa malin teena wana dhifaceyna 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@HusseinYussuf-w3v
@HusseinYussuf-w3v Күн бұрын
Aqoonta pgaadeen xabashi uqabo soomalidu umaqabto ilaahaw Ethiopia burburi
@MaryanNuur-m3w
@MaryanNuur-m3w 19 сағат бұрын
Masha alaah ilaahay hakuxafiid today soomaaliyaad🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶
@1Horyaal
@1Horyaal 11 сағат бұрын
Masha Allah From Adal Empire Saylac, Somalia.tariikh wanagsan oo gobonimo leh
@yaasirahmedtubbe6530
@yaasirahmedtubbe6530 Күн бұрын
I can't wait
@House_of_Comics
@House_of_Comics 22 сағат бұрын
Awowgey Mash Allah❤
@nimcomusse9429
@nimcomusse9429 21 сағат бұрын
Ader cimriga allaha ku dheereyo iyo aqliga waan is dhameeynay waa run somali dhamaan sheeydaan baa isku diray bogeeda burcad allaha isu mariyo ,midakale maad isu daydiin isu keenka dadkeena.
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 14 сағат бұрын
Tola'ay wakaas raggi ragg ahaa Cali-shucaac iyo raggi la midka aha waa galbadene yaa inoo badali doono uma maleeyo kuwii shalay laha Ethiopiayaan baa nahay in guul laga sugayo lakin Rajada ilaah ka quusan meyno Adeer Cali waajibkada waad gudatay allaha ku sharfo ❤❤❤❤
@Akram80083
@Akram80083 13 сағат бұрын
Cali shucaac wa Wadani dhab ah masha allah Ar madaxwene Hano laga dhigo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉
@HasanHamud-uy1dy
@HasanHamud-uy1dy 22 сағат бұрын
Maasha allah guulayso adeer
@enginerhamzawi3439
@enginerhamzawi3439 16 сағат бұрын
Adeer Waa somali dhab ah.❤❤❤ Cimri dherer iyo caafimaad qab ayaan kuu rajaynayaa
@donpatron7216
@donpatron7216 16 сағат бұрын
GEESI SOOMAALIYEED LIBAAX SOOMAALIYEED 🦁🇸🇴
@Nuurah951
@Nuurah951 10 сағат бұрын
MashaAllah weligay qof ka run badan waayadaan ma arag.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 19 сағат бұрын
Mnsha allah cali shucaac hal waraysi nooguma filno ee soo badi waraysiyadiisa inaha allah
@AbdirashidQaayibo
@AbdirashidQaayibo 21 сағат бұрын
Masha Allah masha Allah Adeerr Allah cimri dheer iyo caafimad Allah haku siiyo ,
@IdhmeeAbdi
@IdhmeeAbdi 21 сағат бұрын
Mujaahidka io birlabkan qiimaha leh waan salamaayaa. Adna Nuurow waan ku salaamayaa maanta qosolkiibaa kaa dhammadee
@israaadenyuusuf
@israaadenyuusuf Күн бұрын
Waxan ahay nin ree DDS ah dhagaxbuur ku dhashay oo ree Aw qudub ah wlahi gafkii ugu waynaa ee aan galay waxay ahayd ONLF inan beel ufahanay waxay ahayd inan ugu horayno runta waxay tahay in la inoo kala sheekeeyay oo dad jaajuus ah oo sida kuwan lahaa Somali ma nihin odayaal ayan idiin nahayna lahaa kamid yihiin runtu waxay tahay in aan halganka gabnay hadaan nahay Ree awqudub taasi waxay ahayd gaf wayn😢
@axmadshiil2253
@axmadshiil2253 22 сағат бұрын
Hadalkada ilmu iga keenay sida laysku keen diiray
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 20 сағат бұрын
Mashaa Allah Guul ONLF FROM BORAMA SOMALIA 🇸🇴
@IB_Adam
@IB_Adam 14 сағат бұрын
Arintu wali waa sideedii oo xaqii iyo xoriyadiiba wali lama hayo.Kaaga darane,intii xorta aheyd ayaa loo socdaa hadda!
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf 13 сағат бұрын
Anaga oo somali wala ah wax badana ka baranay isku dirka ayaan galayna halganka dib u xoraynta somalida
@israaadenyuusuf
@israaadenyuusuf 12 сағат бұрын
Waala doogsane yaan la dacaroon walaalayaal halganka wuu bilaabmayaa dhawaan insha alh
@Idriss-f6v
@Idriss-f6v 19 сағат бұрын
Masha Allah Adeer Cali shucaac 🤲🤲 nooloow
@husseinaden7560
@husseinaden7560 20 сағат бұрын
Alahu akbar mnsha allah somali sax ah ,ilaahay haku xifdiyo adiga iyo familkaagaba
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 17 сағат бұрын
Masha allah halgama cali shucaac Cimri cafimad alaha iskugu darro Wareysigisu waa gaban yahay ofeyga weli hadal ba hayee ee hadalka ka dhameeya. Insha llah Somali guul bey heleysaa alaha jidka tisan nagu duwo cadowgenana alaha jabiyo alow aamiin
@jananka4116
@jananka4116 5 сағат бұрын
Masha Allah ilaahay ha barakeyo XAAJI CALI SHUCAAC iyo dhammanba inta lamida ee geesiyada ah ee innoo qarsoon. Sxbyaal ragga noocaasa soo badi waraysiyadooda si dadku bal wax uga faaiido oo waddaniyadna uga qaado.
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 16 сағат бұрын
oday waa wadani geesi geesi dhalay Somalia 🇸🇴 guul gobonimo inshallah
@indhoforex9266
@indhoforex9266 21 сағат бұрын
Wlhi inta wareysi aan daa waday waa kan kaliya run ka sheegay waxa somaliya burburiyay masha allaaah Allaha ku dhowro
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 16 сағат бұрын
Masha Allah Allah haku xifdiyo geesi yadii hore Somali Asal ah
@adenibrahim-b7g
@adenibrahim-b7g 10 сағат бұрын
Alla Runbadana illahay Cimrigada hakubarakeyo
@fatumaahmed187
@fatumaahmed187 18 сағат бұрын
Masha Allah Tabark Allah Subxana Watacala haku xifdiyo Allahuma Aamiin Aamiin Aamiin
@Xudeyfa
@Xudeyfa 20 сағат бұрын
Waxaan xasuustaa inkastoon yaraa rag Geesiyaal oo kasoo jeeday Qabri-dehere kana mid ahaa jabhadii WSLF oo mudan in la xuso. 1). Cade Cismaan 2). Cawil Barkhadle 3). Muxumed Gaani Rabaax. 3). Caano nuug 4). Isxabaal & Miyir. 5). Muxumed Aadan Caagane. 6). Cismaan Gaab. 7). Muxumed Dhadhabeyte.
@ubaxabdi2623
@ubaxabdi2623 17 сағат бұрын
Walaahi waan qoslay abey oo aan maalin walba caynayno ayuu dani iyo muuse biixi meel ay umaraan la yihiin taasaa iga gadan caadi mahan maasha Allah
@nimcoabdi2781
@nimcoabdi2781 21 сағат бұрын
Halyey libaaxa ka reeb waayo joogiisa cimrigiisa alaha barakeeyo
@asaddahir5538
@asaddahir5538 23 сағат бұрын
Adeer cali shucaac waa nin qiima badan,cimri dheer ,cibaado suuban.
@ahmadomar8781
@ahmadomar8781 21 сағат бұрын
Libaaax baad waraystay maantay allaah cimrigiisa allaah dheereeyo asagoo kale allaah noo badiyo
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 18 сағат бұрын
Waxaan joogaa awdal ilaahaw waxaankaa baryayaa dhalinyar cali shoocaaca noodhali
@farahmacalinadan6688
@farahmacalinadan6688 8 сағат бұрын
Aniga kamid ah haduu ilahey idaayo 10 Sano ee socoto dhexdeeda somaali wan wadaqabani shasheeya kaalkaaladana madaxan kawadajari i.a isoduceeya ❤
@abdixareed4087
@abdixareed4087 17 сағат бұрын
Adeer cali shucaac halgamaa geesi ah oo hadal yaqaan ah allaha caafimaad ka iyo cinrigaba ku dheereeyo
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 19 сағат бұрын
Mnsha Allah maxaa halyey badan nagu jira cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban ader
@Hassenburhaan1122
@Hassenburhaan1122 18 сағат бұрын
Muqaal an daawado midkii ugu wadaniyadsana🎉🎉🎉
@ubaxabdi2623
@ubaxabdi2623 18 сағат бұрын
Maasha Allah cad nool oo codkarnimo iyo geesinimo isku darsaday waa last mohani noolow intay nololi jirto
@shibis100
@shibis100 12 сағат бұрын
Cali Shucaac waa Soomaali asal ah, ilaahay cimri dheer iyo caafimaad ha siiyo .
@RioTrade1
@RioTrade1 14 сағат бұрын
Allaha barakeeyo adeer cali waa taariikh lugo leh
@yousufalifarah2378
@yousufalifarah2378 11 сағат бұрын
Mahadsanid hagame thanks
@warsamehasan9220
@warsamehasan9220 12 сағат бұрын
Masha Allah Adeer Alaha ku xifdiyo aduun aakhiro Amiin yaa Rabi.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 17 сағат бұрын
AALLAAH ADDUUN IYO AAKHIRABA HAKUUGU NAXARIISTO
@husseinaden7560
@husseinaden7560 20 сағат бұрын
Mnsha allah rag waa ragii hore libaa
@mohamednur1696
@mohamednur1696 15 сағат бұрын
ALLAAH HAKA DHIGO JIGJIGA CAASIMADDA SOOMAALIYA
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 52 минут бұрын
MASHA AALLAH ADEER
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 21 сағат бұрын
maasha allah nuur waa nin af somaliga ka dhisan gabay gii u dambeeyay inta aad la sii yaaban tahay ruuxa kugu leexda anigu ma fahmin isaguna wuu fahmay
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 19 сағат бұрын
ALLAAH Hu Akbar walillahil'xamd 💚😁🥷🏽☝🏼 Awoowegay maxamad diirye uurdoox janatul firdows adiga iyo mujaahadiinta kulli. Tapped in from southern greater Somalia.
@abdiqaadirCali-xt9ke
@abdiqaadirCali-xt9ke Күн бұрын
Halgama xaaji
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 20 сағат бұрын
Wale waa runtii haji ali shuceec
@AbdirahmanNoor-y9o
@AbdirahmanNoor-y9o 21 сағат бұрын
Runtii waa daadka loo baahan yahay in lasoo bandhigo ee wax gal ah lkn waxaan kaxumahay in maanta uu yan yahay wax aamin san fikirkiisa oo kale
@FardawsaBashiir-v6e
@FardawsaBashiir-v6e 13 сағат бұрын
Alow halgamaaga noodàa aderr Cali xaaji aamiin aamiin 🤲
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 14 сағат бұрын
Mansha Allah tabaraka allah, Geesi codkar ah, oo taariikh yahan ah. Illahow kusii cimri dheer iyo Cibaado suuban.
@ahmedibraahiimaadan2267
@ahmedibraahiimaadan2267 23 сағат бұрын
aad iyo aad ayaa sheekh utaageersanahay
@muheeahmed1407
@muheeahmed1407 13 сағат бұрын
Arimo badan oo ku saabsan halgankeena, iyo tusaalooyin badan oo hogaamiyayaasha Soomaliyeed ee hada jooga u baahan yihiin Ayaan ka faa'iidney wareysiga Xaaji Cali Shucaac Alle ha xifdiyo e.
@bazeera5520
@bazeera5520 15 сағат бұрын
Allahayow somali diinta si dhab ah u fahansi oo mide inta afka somaliga ku hadasha Illahay quluubtooda isu daawe Oo ka dhig kuwa wada noolaan kara allayow qalbiyadooda kibirka iyo diin la aanta kasaar.ameen ya rabulcaalameem
@KosHure-nw1wx
@KosHure-nw1wx 34 минут бұрын
Masha allah ogadeen way necebyihiin gaalada xitaa ethiopianka❤❤❤❤
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 21 сағат бұрын
Geesi waxgarada walaahi allaha daaye allì shucaac
@mos1954
@mos1954 13 сағат бұрын
Adeer Allaha Kudhowro Hami baad nagubeertay Waxeynaan Maqal ama Arkin Baad Noosheegtay! Inshallah , Allah nagadhigo Kuwii kucimri qaato. Salaan From Halgan.
@kingMoha707
@kingMoha707 3 сағат бұрын
Mujaahidkiii waynaa alaah ha xafido general Ali shoocaac
@NUURDIIN231
@NUURDIIN231 19 сағат бұрын
Alllaaa aftahan sanaaa Buugaan yaakaqora
@mkch-f4y
@mkch-f4y 4 сағат бұрын
Soomaali waa hal dad soomaali waa hal luuqad Soomaali hal diin Soomaali waa hal reer Soomaali waa hal dhaqan = fadaraal doonimeyni . Soomaaliweyn ❤❤❤❤❤
@JosephGrage-yk6gq
@JosephGrage-yk6gq 11 сағат бұрын
Mujaahid wll wareysiga soo badi xilagan an joogno wadad iskushaga wuu ka qiimo badan yahay
@ab.d2536
@ab.d2536 22 сағат бұрын
EMEkA. FORSAD. BAJERT2gOBALAgOUxoREYO. SOMALAiTOS❤❤❤❤❤
@asiyacadeey480
@asiyacadeey480 14 сағат бұрын
Maansha Allah abtiigeeyi xajii cali shuucac
@YudufAl
@YudufAl Күн бұрын
Asc adeer. Ka sheekee Taliyihii u danbeeyay gaaskii duufaan halyaygii Xuseen Aamisane .
@alibashihaji5354
@alibashihaji5354 9 сағат бұрын
Goob goob dhashay nolow adeer
@Calicabdulaahibare
@Calicabdulaahibare 23 сағат бұрын
Qawiil wa Quran ee somaliýey ee somaliyed dalkeena duulanka Lagu yahay an dafaacano
@Shardia00
@Shardia00 16 сағат бұрын
Geesi wadani somali dhab ah weeye, allow caafimaad iyo cimridheer ku sii, wallee waa oday qiimo badan.
@cabdicali437
@cabdicali437 16 сағат бұрын
Xaji Cali shicac Waa geesiy somaliyaa
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 13 сағат бұрын
Xaaji Shoocaac waxuu ka noolyahay geesiyadii hore ee somali weyn u soo halgamaayay. Noollow adeer. Wiil Ciise weyne from jabuuti.
@AxmedxasanMuuse
@AxmedxasanMuuse 14 сағат бұрын
Maasha allaah maasha allaah xaaji cali shucaac maasha allaah
@hdmd6968
@hdmd6968 5 сағат бұрын
Mar waa geesi mar waa halyeey mar waa abwaan mar waa siyaasi marna waa oday dhaqameed. Cimriga allaha kuu barakeeyo adeer.
@farahmacalinadan6688
@farahmacalinadan6688 9 сағат бұрын
M.a wa mujaahidki xalaasha ahaa❤
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz 15 сағат бұрын
150,000 baa caabudla lagu dilay kulahaa, waxuu ka hadlayaa waa qaxootigii dadka xasuuqay wuxuu ka hadlayaa
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 18 сағат бұрын
Halyeyga muuqaalo kale nooga soo duub oo dariikh hoga tusaaleyn guubaabin baraarujin caqli celin talo iyo tusaalooyinba isugu jira nooga soo duub walal
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 17 сағат бұрын
Walaal waraysigan yar hadday ku nabad galaan bay nasiib leeyihiin, meeshu waa gumaysi xun oo illaa madaxda sare iyo shicibba lagu hayo... Nuur aad buu isu ilaalinayay in badanna wuu ka jaray waraysigan😢
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 17 сағат бұрын
@@jdyexaashi7356 haa sax walal cayayanka abey uu tabo barey ee af somaligana la barey wey ku xiran yihiin meelahan oo kale mahadsenid waan fahmey
@ubaxabdi2623
@ubaxabdi2623 17 сағат бұрын
Kkk khadiija sii mara
@alcamirialcamiri5343
@alcamirialcamiri5343 11 сағат бұрын
Waa soomaali asal ah ninkan..❤
@shacbaanahmed-v7y
@shacbaanahmed-v7y 16 сағат бұрын
Waar odayga suuqii DOQON-MA-WAAYE ee Hargeysa ogaadeenku ku lahaa weyddii 1980-naadkii ????
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 80 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,4 МЛН
SIYAASI SIIDOW MAXA QABIILADA UCAYSA
43:29
Ridhwan Issack
Рет қаралды 17 М.
MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO
16:43
DEEQSI MAN
Рет қаралды 70 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 80 МЛН