Siyaasiyiin fagaare iska heley oo so adag isku duray

  Рет қаралды 46,422

Faysal Fifa

Faysal Fifa

Күн бұрын

Пікірлер: 115
@AhmedSaid-x5o
@AhmedSaid-x5o 3 ай бұрын
Madaxweyni hii hore mashaa allaah iyo xilibankii abiib say uhadleen soomali Oo dhan Haku daydaaN
@AhmedAli-o6e9s
@AhmedAli-o6e9s 3 ай бұрын
000
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 3 ай бұрын
Maya maya kulmiye ayaa sonoqonaya haku fikirina qaran dumisow
@ashanor8035
@ashanor8035 3 ай бұрын
Kkkkkk kulmiya waa fuleyaal fuley fuley dalka madifacikaraan
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 3 ай бұрын
Ina abiib wuxuu ka hadlayo iyo cidda uu la socdo markaad eegto maxaa is khilaafsan.
@Shukri20267
@Shukri20267 3 ай бұрын
Waryaa weji xun sida uu u hadlaya ma xuma
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 3 ай бұрын
Waa inaynu ciro dhisnaa ileen waa markiisiiye bes hadalba gam… Mujaahid dambe Walahi inaanan la inagu khiyaamayn…
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
Faqash baad ka tahay uu mujaahidku dawladii adkayd ka dumiyay siyaad dabadii dab maad shidan Alle hanoo daayo Mujaahidiin tii SNM intii dhmatayna haw naxariistO SMN baa dhashay SOMALILAND
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 3 ай бұрын
Waar maxa mesha balayo iskugu timid iyo inkaar
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Usheeg xirsi xaashi
@CabdiqadirShibrahim
@CabdiqadirShibrahim 3 ай бұрын
Beenaladtahay.ina.abiibow.
@samewadasamewada
@samewadasamewada 3 ай бұрын
waar dadkan meesha ka hadlaya badidoodu waa tuugdii
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 3 ай бұрын
Maya Maya waxa Soo Noqonaya Kulmiye party Tugti Umada Dhacday noogu soo dhuman mayaan Xisbiga Maryaha Cas Ee Huwanta Faqshta La Moqifka Ah
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
Qudhmiye soo noqon maayo uff baa layidhi adiyo qudhmiye waa laaydiin.wasa
@abdishakurabdilahi3147
@abdishakurabdilahi3147 3 ай бұрын
Mayor mooge nin waxbadan ogsoon weeye talo fiican ayuu bixiyey ee qaata xisbiyoow oo tababar haydiin qabtee balansada 😅😅😅
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 3 ай бұрын
munaafaqiin ururtay nin la karaamo ah ina kaahin idinkuma jiro ama isu jiibiya ama isu naageeyee
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
Geeyo shaaximan.waa lawasayaa
@muuminbarkhadle3915
@muuminbarkhadle3915 3 ай бұрын
hoyada umba lakaraama ah sowmha
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 3 ай бұрын
@@abdusalansaleban7339maxad wasi kartaa adigii baa futada dhiigu ku da,ayaa sidii laguu garaacayee
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 3 ай бұрын
@@muuminbarkhadle3915Shuubadii ku dhashay ee 500 boqolayda ahayd weli ma da yartay Aabo
@KhadarMuxumed-h8y
@KhadarMuxumed-h8y 3 ай бұрын
iimanlaawe waxad wayday xoolo aad lunsatatad doonaysa
@KhadarMuxumed-h8y
@KhadarMuxumed-h8y 3 ай бұрын
M abiib imanlawe
@XuseenMaxamed-sb4op
@XuseenMaxamed-sb4op 3 ай бұрын
Oyaaye.beenbadanaa.
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 3 ай бұрын
Yaa huu waxa isagu yimi tuug tii faqash yaa huu
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
Heego naasdheer runtu yaay idin dhibin
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Markiisii kkkkkkkkkkkk
@buraalexaashimaxamed
@buraalexaashimaxamed 3 ай бұрын
M/WEYNAHA LIXAAD FEYSALBAA KUWACAN
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 3 ай бұрын
Waa inoo faysal hogaamiyaha ruuxigaa cirro waa faqash huwan
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
Hooyadaa wase dalku waa wadani oromooy ciilka kuhaya ladhimo
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 3 ай бұрын
Ciro iyo faysal waa isku mid ee bal kursiga haka tago Muuse Ninkaas midkasta oo yimaadaa waa u dhaamaa dalkee
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 3 ай бұрын
AHMED YUSUF YAASIIN . HADAL LAYSKA DHURMO LOOMA BAAHNA WAXAAS AAD TIRINAYSO INAADEERKAA MUUSE BIXI MA KULA TALISAY ILEEN HOOSTA AYAAD KA WADA SOCOTAANE
@XaawaCabdi-r6v
@XaawaCabdi-r6v 3 ай бұрын
Mrs oooooooyaaaaye dadku waxay cunaaanbaydooonayaaaaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 deeee orad siiiiiiiiii hakulaqadeeeeeyaaane 😂😂😂😂😂😂 aqli waaaakaaaa master ooooooyaaaaaye 😂
@SahraKaaba
@SahraKaaba 3 ай бұрын
😂😂😂😂Aduu $4800 ayaad qadataaye Deegankii lagaa soodoortay wax ma uqabatay Afka ayaad ka hadashaaye wax qabad muuqda ha laagaa arko Huuno
@IlyasGucci
@IlyasGucci 3 ай бұрын
Maxamed abiib intuu masaakiinta ka qaatay ayuù rabaa in loo sharciyeeÿo lkn walays fahmay
@warsamebadar3526
@warsamebadar3526 3 ай бұрын
Mayor Moge alleylehe talo ayaad siisey Xisbiyada iyo siyaasiyiinta isku cuna meherka iyo buuga. Waar siyaasaddii waan kaga xaarinee, dib haloo soo noqdo oo Umadda barnaamij Xisbi halaga iibiyo, si codkooda loo helo, oo umadda halaga xishoodo.
@Cabdi141
@Cabdi141 3 ай бұрын
Abiib sawkii safaarada somaliya ee jabuuti iska xaadiriyay inanku qalbi adagaa ciro fariimihii lagugu soo dhiibay ka sheekee kkkkkkk
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 3 ай бұрын
Tuug tuug dhalay
@Cabdi141
@Cabdi141 3 ай бұрын
Kkkkkkk waar abiib waxba lama odhan Karee hantida umada sharcibaa loo maree ninkani isagoo xilidhibaana ayuu hadna garan la yahay kelmeda madaxwaye cida sharcigu siiyay loogu yeedho madaxwane
@abdulkadirfarah
@abdulkadirfarah 3 ай бұрын
Waa abwaan qudhaanjo wiil rag hadal iyo dagaal loogama adkaado waa hadii uu garto
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂 C/raxmaan waa aqoonyahan aqoiney ku nacay.
@slanddifac5460
@slanddifac5460 3 ай бұрын
Ooyaaye munaafaq ilmada yaxaas ka waxba ha qubin tuug baad tahay😂
@abdulkadirfarah
@abdulkadirfarah 3 ай бұрын
Wiil geesi ah hadal iyo dagaal lagagama adkaado
@apdiqadirhussen9743
@apdiqadirhussen9743 3 ай бұрын
Ninkaa la leeyahey hadalkaaga meel dayo waa ka mahmed kaahin waxaanu aheyn ku sheegaya oo aanu ku dhaqmin
@Iphone20249
@Iphone20249 3 ай бұрын
Cabdiraxman sowka luloonaya bisinka madax wayna aa war libaax baa haya oo hogaaminaya ma aboodigaad sharaxaysan aar baaba joogee
@madarcali122
@madarcali122 3 ай бұрын
Meesha huwan ayaa isku wada timid
@Keysek
@Keysek 3 ай бұрын
Ninkan isku fikir banu nahay walhi
@samewadasamewada
@samewadasamewada 3 ай бұрын
waar maxamed kaahin cidmacaayo beena ma sheego ee runta haku qoonsan
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 3 ай бұрын
Waar golana majiro eedaaalimin ayad tihin idinkaa miisaaniyada baabiyay
@jamafarahhersiqolqol3049
@jamafarahhersiqolqol3049 3 ай бұрын
Dadkan riyoonaya ee soo jeedaa naxay ahaayeen.
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 3 ай бұрын
adiga wax lagu siiyo mooyee maxaa lagaa cunaa bal waxan wadanka ceebeenaya eega tuuugaada ma galbeed bad ku aragtay anagu manu arag salamad
@ConfusedCabin-st5fc
@ConfusedCabin-st5fc 2 ай бұрын
Markaa muuse maaladaynayaa
@liibaan609
@liibaan609 3 ай бұрын
Ii wad sheekada haye
@AhmadNouh-h8d
@AhmadNouh-h8d 3 ай бұрын
Abiibow adigaa ayaa ka kow ah maxa jabuuti kasoo halqaftay.
@KassimAre
@KassimAre 3 ай бұрын
Kkkkkkkkk. Abdirahman. Wa nacaas kkkkkkkk
@CraxmaanSheikh
@CraxmaanSheikh 3 ай бұрын
Waar kuwan yaa inaga qabta cabaadka iyo oohinta la meeraysanaya ee cunto ku mash quulsan
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
Runtu yaay idin dhibin heegoy
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 3 ай бұрын
Beenaale
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 3 ай бұрын
Beenaale
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 3 ай бұрын
Beenaale
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 3 ай бұрын
Wax aan jirin baa la isku sheegayaa ???
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 3 ай бұрын
waar waxa khati laga joogi kari laayahey mucarda mal kaley loo ga yaadhayo not Faysal Ali laakin waxa jir qaar ku jira xisbiga ucud oo ha faqash kalkal xaraan bey ka tahey ciro in uu ka help cod Somaliland ta xalaash ah Ninka ooyaayey waa in dowlado gacan bir ha ku gabto nina ka ma sarayo sharciga guul Somaliland guul muuse biixi mujahidka❤
@AbdisemedEsmail
@AbdisemedEsmail 3 ай бұрын
Siddee baa guusha S/lanad ku imaneysaa marka aad shacbigii iyo madaxddii badhna xaaraan iyo cadow aad ku tilmaantan kuwa kalen aad Mujaahido ku sheegtey?. Waa la tartamayaa cey iyo naxlina laguma tartamaayee maxaad qabatey iyo maxaad qaban doontaabaa lagu loolamayaa,kii ilaahey u qadaro sababtana codka shacbiga looga dhigo uunbaana heli insha allaah ee adigu murashaxa aad halkaaga cod aad u garato uun sii adoon cey iyo aflagaado midna aan geysey.
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 3 ай бұрын
Madaxweynaha lixaad ? Kķķkkkkkķ
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 3 ай бұрын
Way dhici kartaa waxba lalama yaabo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
waa kee ka lixaad Allahu yaclam
@Qaalimaxamedcabdi-g4w
@Qaalimaxamedcabdi-g4w 2 ай бұрын
😮❤❤❤❤❤❤❤
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 3 ай бұрын
Bal nooca iskugu yimid kkkkkkkkk kkkkkkkkk
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
Heego naasdheer waxa runta idiin sheega necbedinaa😂😂😂😂
@MahmoudAli-xq5wo
@MahmoudAli-xq5wo Ай бұрын
4
@khadaralinabdulahi207
@khadaralinabdulahi207 3 ай бұрын
Kani abiib maxaa loogu yeedhaaa. Maa lawada washed.
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
Runtuu usheegaa heego naasdheer
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
Ciro wuu Hurdaa
@roodacawad13
@roodacawad13 3 ай бұрын
Dugaagii ayaa rifayaxukuumada iyagoo huwan ah ooyaaye jabuti
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 3 ай бұрын
Jabuuti miyaanay ahay tii ina kaahin iyo ina biixi 10ka habeen kula cashaynayeen iyagaa lagu hubaa inay wax la saxeexdeen labada kornayl alle hayna dhaafiyo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
@@sultanc.kariim9366 Alle kudhil oo dabar go adigu Labada kornay waa madaxwayne iyo wasiir ooyaaye waa cadaw aanu baar lamaanka fadhisinay isagoo xabagle ah
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 3 ай бұрын
MAANSHAALLAH MR MOOGA WA AFTAHAN
@amranaden3059
@amranaden3059 3 ай бұрын
Huwan qaran dumis tuug afar kabood layaal
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 3 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa xildhibaan maxamed abiib wuxuu fahmay siyaasadda si fiicanna wuu u hadlay. 2.0. Wuxuu sheegay inuu baalamankii fadhiisan waayey. Xukuumaddii iyaduna way xakamayn kari wayday dantii guud ee dhulka la boobayey. 3.0. Waanu ku mahadsanyahay.
@abdulkadirfarah
@abdulkadirfarah 3 ай бұрын
Horta dalka yaa iskaleh miskiinkaa cashuurta bixiyee kuwa nooshihiin ayaa iska leh
@abdishakurabdilahi3147
@abdishakurabdilahi3147 3 ай бұрын
Axmed yuusuf yasiin masuul si fiican u hadlay kuwa haystaa haday yidhaahdaan ma tageyno oo ay aqbali waayaan tagista wadanku wuu inaga burburayaa ha aqbalaan inay tagayaan hadii laga win gareeyo
@abdi1356
@abdi1356 3 ай бұрын
Marka hore duceysta ducadu dadka oo dhan ayay ka dhexeysaa oo aayad quraa make kariimka ku furay shirarka isku imaatinka ilayn islaam❤ baynu nahaye
@abdulkadirmusa675
@abdulkadirmusa675 3 ай бұрын
Shaqo wadanka waaytaalaa laakiin dadkeenu waa faqiir musta kibir waa mashaqaaystayaal
@SelebaanAdan
@SelebaanAdan 3 ай бұрын
Wax aan ubahanahay madaxweyne dalka wax sosaar uhurseeda
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 3 ай бұрын
war hadab adigii madaxweynah ku geenka ah sow digii joogey is cunaayey maad bartida markaa
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 3 ай бұрын
buuga kahadala oo ilmaaderayaal iswerarkan doqonimada lehhhh iskadaya sidiii hablo yar yar aad isxagaxaganaysaaaan kudaafad
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 3 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waxa la isku haystaa bandhiga buugga iyo xafladda meherka. 2.0. Waxan dhahayaa labada xafladood waa la isku cunnaa. Hebel baa sidaa sameeyey iyo heblaaya xadreysey. 3.0. Haddaba waxad ka hadashaan danta guud iyo waxa loo baahanyahay. 4.0. Haka hadlin waxaasu sameeyey iyo waxanaa dhacay. Waan salamayaa mayarka caasimadda.
@rashidnoor3970
@rashidnoor3970 3 ай бұрын
Waxasa walaya haduu heliwayana tirada ku darsada hadìi kale qalbadu hajabto malinta
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 3 ай бұрын
Ina abiib yaa dalka ku soo daayay miyaanu dalka ka bixin
@Miketyson-o2k
@Miketyson-o2k 3 ай бұрын
Beenaale fooqal beenaale yaa garanaya ninkaan ujeedo?
@CabdiqadirShibrahim
@CabdiqadirShibrahim 3 ай бұрын
Ninhalaabay.
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 3 ай бұрын
Intii xaraanta dalka ka dheregtey ayaa dibro dhacsaneysa
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 3 ай бұрын
Runtaa weeye inaadeer
@Abdulkadir-ml3kt
@Abdulkadir-ml3kt 3 ай бұрын
Maxamed abiib waa aftahan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
Oyaye wa basaas u shqeeya shufta Xamar tan jabuuti
@abdulsamater7151
@abdulsamater7151 3 ай бұрын
Ciro hurdada soo dhamayso dheh, markaa tartanka kaalay 😂😂😂😂😂
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
Miyuu kuwasayaa markaa
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 3 ай бұрын
WAR MADAX DA HA CAAYIN
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 ай бұрын
Xildhibaan abiib waa wadani dhab ah
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim 3 ай бұрын
Wlhi inu ahayen wadani dhaba waa khayin dalka walaya oo waxu ku hadlayo iyo waxu leyhy kala sareyen afkisa ufirso isaga un ayaa isku jawabaya
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
​@@AbdoulgbarIbrahimrunta waxa idiin sheega waa beenalayaal heego naasdheereey
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 3 ай бұрын
Waa iska cabaadaysaan qabyaalad baa idin rogtey iyo hadal bilaa micna ah baa hasayaan iidoor madaxdii baa idinka xumaaday niman waashay baa doorateen
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
Waxa washay muuse juudaan baa.1aad ka ah
@Alamagan210
@Alamagan210 3 ай бұрын
Axmed Yusuf oo lagu naanayso WAY DHAQAAQDAY hadalkiisu nuxur male...Orod oo inaaderkaa Muuse gacanta ka qabo dalka kkkk
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 3 ай бұрын
Waa in aynu dhisnaa Mr cirro ileyn waa markiisiiye .
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
Dhis hadaad doonto adigu laakiin mar kiisii maaha laysma siyo kursiga
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
​@@TogdheerBurco-x3padigu dhilooy yaa kuu baahan dhilaa kuxaartee
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 3 ай бұрын
Maxamed Abiib marmar haddal akhli gaal buu kuhaadla haddal maskaxdda gaala buu manta kuhadlaay
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim 3 ай бұрын
Shekoy shalay war waxaa inu kugu sirin wlhi ninkan iyo qar badan afkoga mahe wax kale ayaa u qarson
@MaxamedCabdi-h4g
@MaxamedCabdi-h4g 3 ай бұрын
Muuse gebiley oo gobol doon ah buu muuse kursiga yimi iyada oo gobol doontoonaysay buu kursiga ka tegayaa
@abdulkadirmusa675
@abdulkadirmusa675 3 ай бұрын
Maxamad abiib nin raga oo wadaniya
@momindekk1
@momindekk1 3 ай бұрын
Qaabaail ayaa laysku hayaa hadal iyo dhamantii.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 ай бұрын
Absolutely Mr Abiib.
@muuminbarkhadle3915
@muuminbarkhadle3915 3 ай бұрын
alx alle aya mhdle mcha allh taparkllh illhey hku asturo ciro wa madax weyne aqonle lkn kani wa askari digta,toore ah
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 3 ай бұрын
Waar Ina abiib waxay iidoorku kuu arkaan faqash hadal kaaga Uma arkaan nasteex waayo waa dad qabyaaladi waashay iyo cadow baa soo duuley bay ku waasheen
Daawo Samaale oo qisadii Amina Waris toos u cadeeyay
19:45
Tvwaagacusub
Рет қаралды 3,4 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 73 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 3,9 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 115 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,5 МЛН
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 94 М.
Kaftanka Siyaasada 525 oo aad u xiisa badan
40:13
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 48 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
Waraysi  Gaar Ah : Cabdilaahi Congo By Ilig HCTV Hargaysa
2:08:43
Horn Cable Tv
Рет қаралды 322 М.
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 121 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 73 МЛН