Erayga Abwaanka Iyo Odhaahdan Fanaanka Todobaadkan Iyo Cabdi Good

  Рет қаралды 51,793

SlntvEurope

SlntvEurope

11 жыл бұрын

Пікірлер: 18
@noorabdi180
@noorabdi180 11 жыл бұрын
viva reer somaliland salam from mudug kidz
@abdullahielmi6257
@abdullahielmi6257 6 жыл бұрын
Heesa iminka jira xilgaan,waa jacbur,ee lagama eegoo,in ay la mid noqdaan,heesihii hirgalay, classic ga ahaa, beri samaadkii,xilgaani waa xilgaasi,bal marka la saldhigoo abwaano ama kuwii hore iyo kuwo cusub,oo ay curiyaan, hesso,la la mid ah,kuwii hore,ayno u dayno,kuwa hadda jira, ilaa la helayo,wax bedela oo tayo lehxagga ereyada iyo saarid laxan wanaagsan,oo ay u dhanyihiin,dhamaan,qalabkii musiga lago tunmayey.inta ka horaysa,masraxa waxa ku muuqan,jiilkan hadda jira.ee ohowc Cabdi good.
@khadaraxmed7588
@khadaraxmed7588 10 жыл бұрын
Asalamu calaykum. Waa run, bulshada xil baan inaga saaran. Barnaamijkani hadii uu yeesho yool, la yaqaan, wuxuu ku guulaysan karaa in uu dib u soo nooleeyo suugaanteena hodanka ah, ee haatan silica lagu hayo. Cabdi Good waa xaq u dirir. Wejiyo xunta runta taabsii. Shan eray buu isugeynayaa, markaasuu ku odhanayaa abwaankii qarnigaan ahay!!.
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 9 жыл бұрын
waa top 10 barnaajimyaqda ah ama aan ka dhicin top 10ka.
@mahadali413
@mahadali413 9 жыл бұрын
Libaax good
@aliismail770
@aliismail770 8 жыл бұрын
waa didib sandoontaa waa runtteed casha luul waa marka awrka la dabryo ayaa layidhaa didibso su labda dhudhun isasaraa waa luqad lagu xidho awrta oo ay yaqaanaan cashaa luul way caawisay oday cabdi good.
@aragsan3991
@aragsan3991 9 жыл бұрын
CABDI GOOD ABEES JIR OO JOOG!!-----Inta diintena suuban iyo suugantena quruxdeeda danaysaa way kugu raacsan yihiin difaaca aad ugu jirtid, wixii raba inay af soomaaliga xuneyaan oo ay sida englishta ugu heesaana 1-haday gaalooben Allah ha hadeeyo 2- cidii ay aqoon daro af soomali u gaysayna way kashifmeene halkaa haku dhamaadaan, oo ha u daayaan dadka ilaahay haybada u siiyay ee qaniga ka ah............. CASHA LUUL MAXAMUUD il & awriba la'aw Hanaan, Haybad, & Xigmadba Eebaa Hadyad kuu siiyay.♥♥♥
@mahimmaahi2407
@mahimmaahi2407 10 жыл бұрын
umadaaan oo anaga nagu marqaansan bal eega waryaa horta ilkaha iska soo hagaaji baqti
@abdirahmanibnu4800
@abdirahmanibnu4800 7 жыл бұрын
faan isaaq
@mustafexuseen2105
@mustafexuseen2105 4 жыл бұрын
Walaalo konfur waxaan tagay iyagoo somaliga aqoonin oo taliyani ku hadlaayo somaliga markay ku hadlayaan somaligu ku adagyahay oo ofku qaloocsamaayo oo kadeed ku so tuuraya od odhanaysid miyu iska aamuso
@FarahBarud
@FarahBarud 10 жыл бұрын
Cabdi good Abees iyo inantaba waan u hambalyeynayaa waxaanse ka biyo diidsanahay qeexida erayga didabsan doontaa heesta macno gaar ah ayuu ugu jiraa hadiise laga reebo eryada uu la socda amam beydka oo la dhaho (didib) waxa uu noqonayaa wax waxaas ka duwan oo ah dhul nugul ah oo aad u jilicsan waa sax oo xadhig ama joojin wuu noqdaa laakiin dhulku ma joogsaa ?
@saeindhoyare5267
@saeindhoyare5267 9 жыл бұрын
dumarkii way bateen laakiin raggii kale ee adduunkuna way naga sii bateen hehe. So many fishes in the sea. Maxaan naag labaad iyo mid sadexaad u noqon anigoo noqon kara naagta keli ah ee guriga?!
@aliismail770
@aliismail770 8 жыл бұрын
cabdi waa doogiyo caleemuu ka daf yihiin hareeraa, inuu dacar leeyay ayaa filyaa heestaa aad sharxayso ee qalinle (AUN ) iyo sahra qaadeen
@ladanaza
@ladanaza 10 жыл бұрын
NICE SUIT, ODAYGA CADI MA AHA TYLE UBA KUDARSADAY SOMALIGII HAHAHAHAHA
@abdiabdile6805
@abdiabdile6805 10 жыл бұрын
odeygaanafka burbursan oo hadana sidii naagihii u suuroonaya iyo midan nacasta ah waxay isku sheegeen waa dagaal konfureed iyo xaasidnimo tusaale ahaan waxuu u qabaa I suugaanta iyo fankaba snm ka yimid waxuuse iloobey in afsomaligu badan yahay manta lagaga hormaray waliba beside waa beenloow cadiim ah waxaan uu sheegana waa been iyo qiyali orodoo ilahay u toobad keen heso iyo qiyaali waqtigaaga haka dhumine 80 jir baa tahay midaa nacasta ah aawey caruurteedii
@saeindhoyare5267
@saeindhoyare5267 9 жыл бұрын
Cabdi Good fankii kama soo hadhin dagaaladii sokeeyaha. Nin waliba waa heesay, nin waliba waxa uu yidhi abwaan baan ahay. Intaasba waxa ka dartey imminka magacyadii fanaaniintii hore ayuu mid waliba soo qaatey (no intellectual property) - bal ka Cumar shooli la baxay ee dumarkii qaawiyey eeg. Ceeb badan baa taagan- adigu halkan dhow baad ka hadlaysaa
@ayocurry6340
@ayocurry6340 Жыл бұрын
Jamhuuriyada istaaqistaan ee beenta utaagan
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,1 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 7 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 176 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 43 МЛН
Erayga Abwaan-ka Iyo Odhaahda Fanaanka (CABDI GOOD) Part4
30:21
SlntvEurope
Рет қаралды 29 М.
Erayga Abwaanka Iyo Odhaahda Fanaanka CABDI GOOD Part2
52:36
Erayga Abwaanka Odhaahda Fanaanka CABDI GOOD Part3
28:49
MK ALI
Рет қаралды 15 М.
Erayga Abwaanka Iyo Odhaahda Fanaanka Abwaan AADAN MUUSE HAYBE
36:20
Dood Qoraa Idaajaa, Abwaan Laab Salaax Iyo Cabdi Good
37:52
HeemaalNewsNetwork
Рет қаралды 20 М.
Cabdi Good Abees iyo Xamda Kuween
20:47
2Qumac
Рет қаралды 15 М.
Сестра раскрыла тайну для брата 😱
0:42
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 1,5 МЛН
Каха заблудился в горах
0:57
К-Media
Рет қаралды 7 МЛН