Ali Harare oo waraysi xiiso badan ka qaaday Salaad Derbi. Part 1

  Рет қаралды 66,198

Madal TV

Madal TV

Күн бұрын

Ali Harare oo waraysi xiiso badan ka qaaday Salaad Derbi. Part 1
#suugaan #heesoo #dhaqankasoomaalida

Пікірлер: 144
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 18 күн бұрын
Masha Allah, Gabadha uu Salaad jeclaaday ayaan Anigu isku School ahayn; Gabadha waxay ahayd Gabar aad u qurxoneyd lugta ayeey tartiib jiideysay jiis ma ahayn lugta ayeey tartiib jiideysay. Nin ay qaraba yihiin oo Sarkaal Milatery garigiisa ayaa lagu keeni jiray Schoolka Subaxdi. Hadii ay dhimatay Alle ha u naxariisto Amiin yaa Rabbi😊
@shafiabdi215
@shafiabdi215 Ай бұрын
Legend Salaad Darbi and Cali Xaraare doing what he does best. Caliyow iska dhaaf siyaasada programs nuucaana noo keen
@Jamiilo21
@Jamiilo21 Ай бұрын
Salaad Derbi my favorite singer Asaga iyo Senab Cigeh riwayadii qabrigii jecelka Ayan Live u dawaday So many years kadib hadaan Arkayaa Allq igu simay Alxamdulilah illahayow cimriga iyo caafimadkaba noo Siyaadi Ameen yaa rabi❤
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Ай бұрын
Waa ruwaayadii ay caan ku ahaayeen. Macalinkooii maxamuud ciise singub Alle ha unaxariisto. ❤
@samiryare5850
@samiryare5850 Ай бұрын
Legend of the legend ❤Salaad
@mohabdinaasir5070
@mohabdinaasir5070 Ай бұрын
Masha allah cimridher iyo cibado suban salad darbi cili xaraaroow noosoo badi❤🎉
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Ай бұрын
Murti waxaa hayay raggihore iyo hoboladdi waabeeri sida salaad derbi iyo dhamaan hoboladi qaranka somaliyeed ee waabeeri.kuwa maanta heesana heesahodu waa labolabo iyo cantarabaqash bila dhadhana ah.caafimaad kunolow legend salaad derbi.inti dhimatay ee hoboladda wabarina ilahay ha u naxariisto
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Ай бұрын
Fanaan qaaliya legend.caafimaad kunolow
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Ай бұрын
Oow legend salad maxamed shardi nin culus👍
@Caliya7
@Caliya7 Ай бұрын
Maasha Allaah Aabo maxamed siyaad miskiin ugargaar ayuu ahaa including me, Alloow unaxariso dembigiisana dhaaf, kuwa maanta jooga ayaa kadaran oo umadii duleystey.
@Wadani1988
@Wadani1988 Ай бұрын
Siyaad bate duuflaalbuuu ahaa
@Caliya7
@Caliya7 Ай бұрын
@@Wadani1988 adigaa uhoreeya intuu ugargaarey caaytan ama iskadee.
@HUSSEINMohamed-ck8dk
@HUSSEINMohamed-ck8dk Ай бұрын
1958 /1960kii ma siyad bare madax ahaa naga amus ninyhaow
@xamsezoofe1274
@xamsezoofe1274 Ай бұрын
Danbiile ayuu ahaa Lkn any way wuu dhintay alle haw naxariisto
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 Ай бұрын
Kkkkk War ma jirin siyaad waagaa 1958.magacana waa takyaani oorfano.wax baro hala soo cararin
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 13 күн бұрын
Waad la heshay Wareeysiga Salaad Derbi Yalla yalla yalla❤❤❤❤❤
@farahcarlos3669
@farahcarlos3669 Ай бұрын
👍🎷🎻🎺🥁salaad mahamed shardi Salaad Derbi 👍 Fanaan Qaaliya 🤝 Waa ku salaamaynaa 🟣🟡🔴🌏🔴🟡🟣
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 Ай бұрын
Walahi codkiisii hore iyo codkiisa danbe laba fanaan ayaan u kala haystay ❤ Wuu cod macaan yahay
@nnpcat625
@nnpcat625 Ай бұрын
Masha allah mashaa allaah 50kii 74sano. 55sano 54 sano waa cariisi karaa, masha allaah
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Ай бұрын
Saalax waa gaboobay, cod ahaan iyo muuqaalba. Ninka ka weyn usaga lkn aan dhaqaaqin cimriga Alle ha u barakeeyee waa CIGAAL. Dadku waa kala gabawshiyo dhow yihiin. Alle ha dhawro labadoodaba
@hamoudjibril294
@hamoudjibril294 Ай бұрын
Cali jabuuti wuu ka xadantooda. Mahadsanid Salaad Darbi
@realityreality8301
@realityreality8301 Ай бұрын
Xasan Aadan, Salaad Darbi Magool iyo Dr C/qaasim Salaad Xasan waa walaalo! Sidoo kale waxaa la dhashay Boqolsoon oo kawada nasiib badnaa dhamaantood oo ilaaheey ka alaaliyey Heeso. Dr Candiqaasim Salaadna Madaxwayne ayuu noqday!
@regularwarya
@regularwarya Ай бұрын
Garan maayo in ay habro wadaag yihiin laakiin 12 odey xitaa iskuguma tagaan dadka aad isu keentay marka Sh. Boqolsoon, C/qaasim iyo Magaal laga reebo
@khaldirhassan4581
@khaldirhassan4581 Ай бұрын
Legend duqa heestiisii jacaylka sifiican buu u xusuustaa jacayl ka waa dhab inaad xasuusan
@FANKAFILMS
@FANKAFILMS Ай бұрын
Abwaan saciid xarawo waa abwan laxamiiste waana abwan leh heesta 26 juun iyo 1da luuliyo. Sidoo wuxuu leeyahay hees badan oo wadani ah sida ninka dilay walalkey towrada barakeysan.
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Ай бұрын
Towradda waxaa leh Cabdi bashiir indhabuur AUN waxaana dilay ninkuu heesta u sameeyay!!
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 27 күн бұрын
Waaaaaw masha allaah mucallimuu salaad taariiq ayaad noo reebtay
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 Ай бұрын
Waa nin edeb badan oo fanaan ah caana
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 13 күн бұрын
Caliyow adaaba legendnimo u socda balse noosoo diyaari cashar ama Sheeko ku saabsan Uma Al Khabaa,ith people
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 Ай бұрын
Salad darbi heeshaaga Wanku garaadsaday ilaa hada wanku wataa alle cimriga hakuubarakeeyo
@mohamedabduali7389
@mohamedabduali7389 Ай бұрын
Maashaa allaah
@shardiofficial
@shardiofficial Ай бұрын
Aderkey cimri dheer iyo caafimad isha allah
@abshircarab18
@abshircarab18 Ай бұрын
Saalax qaasim yaa nooga soo qaado wareysi
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Ай бұрын
Saalax maalin dhoweyd Hargeysuu joogay, fanka waa ka baxay. U maleyn mayo inuu xataa wareysi heeso looga sheekaynayo yeeli doono. Saalax Qaasim waa kaga horreeyey kana weyn yahay fanka SALAAD DERBI
@kolyeedh1
@kolyeedh1 Ай бұрын
Codkiisu cajiib ayuu ahaa runtii waliba markuu yaraa legend salaad darbi
@maxamedduraan249
@maxamedduraan249 Ай бұрын
Soo dhamaystir waraysiga fanaanka
@mhdinero9658
@mhdinero9658 Ай бұрын
Walaahi Fanaan Salaad Darbi fanka heeso macaan waa ka qaaday.
@majorsalah7647
@majorsalah7647 15 күн бұрын
Living Legand 🦁
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
Halyey qaran boqorkii codka xasan aadan samatar ayee ina adeer yihiin
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 27 күн бұрын
Wallaahi galiil yaa iga kacday waana jeclaa heestas waligeey
@user-wl2mg4ov5r
@user-wl2mg4ov5r Ай бұрын
Well done ustaad mansha alaah
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 Ай бұрын
Waa faanaaniintii waxay sheegayaan ay micnaha ku fadhiyeen ee lafahmijiray murtidooda, hada waxaa Soo baxay shimbirayahow heesa Alla maxaa wax waliba baaba'ay😢.
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 Ай бұрын
Salaad darbi fanaan xusid IYO xasuus mudan
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Ай бұрын
Salad derbi Waaaaw ILA DADAAL waayo waayo ❤❤❤
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l Ай бұрын
Ali harare❤❤❤❤❤❤
@Daadirabdi121
@Daadirabdi121 Ай бұрын
Adeer joombaar allaha unaxaristo❤ Joombaar baa cuni jiray Jacarowna jiraa😅
@Ahmed_editz__2
@Ahmed_editz__2 Ай бұрын
Alle cimriga ha u barakeeyo
@saidabdi9782
@saidabdi9782 Ай бұрын
Parmi les stars somaliens et bravo pour votre nouvelle chaine de Ali Harare
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Ай бұрын
Salaad Maxmad Shardi Darbi nin weyn !!❤❤❤
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Ай бұрын
Shawgaa waxaan ku galay shaleemadii Kaasobalbalaare.
@abdulsuleiman4279
@abdulsuleiman4279 Ай бұрын
Waw Derbi long life I was in Borame dugsi dhexe riwayadi Qabrigi jacayka
@dooyow3328
@dooyow3328 17 күн бұрын
Heesaha salaad waxaan ugu jecelahay HIBO ILA DADAAL DHIGI MAAYO TUUTAHA MEEDAY Iyo heesahii ku jiray riwaayaddii xuskii jaceylka
@surejjamac8736
@surejjamac8736 28 күн бұрын
Legend
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉masha Allah 🎉🎉🎉🎉salan gobeed akhyarta
@Khadijo60
@Khadijo60 Ай бұрын
Allaha u naxaristo Maryan Mahamed jimcaale ayaa loo tiriyey heestaa
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
ASC SCW ❤ THEN SXB ALLE CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD TAAM AH ALLE HAKUUGU DEEQO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲
@sanweyne100
@sanweyne100 29 күн бұрын
1991 Kismaayo ku qabaney isagoo bililiqo doon ah waana sii deyney maadaama uu fanaan somaliyeed ahaa.
@halgankanolosha8298
@halgankanolosha8298 5 күн бұрын
😂😂 oo lahubo
@MuxsinAbubakar-hm7sl
@MuxsinAbubakar-hm7sl Ай бұрын
heesta beledweyn abwaankii sameeyey ayaa sababteeda sheegay,markaa inuu si kale u sharaxo sax ma aha
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
Tuug! In Sa’udi Arabia gacanta lagajaro ayey ahayd!
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Ай бұрын
Hibooy waa hees macaan❤.
@Hooyo98
@Hooyo98 Ай бұрын
Big legend salad darbi
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Salaad Mohamed Shardi Darbi
@abdimusig
@abdimusig Ай бұрын
Somali golden age wow
@amiircilmi2392
@amiircilmi2392 Ай бұрын
Walaalkaa diini ma dhintay alle ha u naxariisto waan aqaan 2doodaba diini gabadhiisii ayaan intee ku danbayday iyo wiilkii aad abtiga u ahaydeen ilyaas
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 Ай бұрын
Salad darbi waqabiilkee
@mohamedelmiali2082
@mohamedelmiali2082 5 күн бұрын
​@@mohaasifamily7935Cayr.
@abdulljama4591
@abdulljama4591 Ай бұрын
Wariye cali xaraare wa sugaan dhaadhi aad uwayn ,aad baana ubogaadinaya inuu waraysiyo faneed qabto .
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr Ай бұрын
Salaad maxamed shardi ale ha xafido
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Salaad derbi waa nin culus waa dadki horeh
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Ай бұрын
Salaad Maxamed Shardi. Salaad Derbi ❤
@alibaax5346
@alibaax5346 Ай бұрын
Heeso badanoo waligay u haystay in dumar qaadayaan, show waa Darbi
@guuleed9980
@guuleed9980 Ай бұрын
Fanan sare guul wayn i.a
@Deeqoadann
@Deeqoadann Ай бұрын
Salaad darbi cood macane love you ❤❤❤
@SomaliMedia114
@SomaliMedia114 Ай бұрын
waxaa is helay fanaan weyn iyo wariye ruug caddaaya, Salaad Darbi waa fanaan aan aad u jecelahay heesihiisa iyo codkiisa baxsan, aad baad u mahadsan tahay wariye Cali Xaraare, Dagalkaan channel-kaan waa igu cusub yahay.
@user-db4qe2uz7j
@user-db4qe2uz7j Ай бұрын
Askartaa baladwayne fadhigoodu ahaa waxay ahaayeen Askartii Waqooyiga laga keenay, Aad ayay u tababar sareeyeen.
@guuleed9980
@guuleed9980 Ай бұрын
Hore u soco
@kadroahmad7924
@kadroahmad7924 Ай бұрын
Salaad Mahamad shardi salaad darbi ✊✊✊✊
@AswanAswaneossob
@AswanAswaneossob Ай бұрын
Cinéma le Paris. Vive à vous aussi oncle Med salad derbi Stars ❤❤❤🎉🎉🎉🎉.
@ceebla9231
@ceebla9231 Ай бұрын
Salaad aad baan u garanayay markaan yaraa oo gurigeena buu imaani jiray, in uu fanaan yahayna waxaan bartay markaan soo weynaaday
@boonoboono6301
@boonoboono6301 Ай бұрын
WAA KU SALAAMAY FADLAN II WEEDII YOO KA SOO GADAY BAAR MINICHIPIO D.XAMAR WEYNE OO ASAGA XIREESTEY HAAYSTEY ..
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Ай бұрын
❤❤
@shafeiahmed7936
@shafeiahmed7936 Ай бұрын
Wa fanaanka aan ugu jeclahay runtii gaar ahaan heesahan: 1. Hibooy 2. Ima Ogide waxaan ahay 3. Jaalaleey
@moeawale4891
@moeawale4891 Ай бұрын
Haa haa heey 1. Meeday meeday miyirkii bay latagtee meeday. 2. Dalmarow doqonowde
@farahali6221
@farahali6221 Ай бұрын
Waraysigan Waa Mar Hore.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Ай бұрын
Fannaan cod macaan.
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 Ай бұрын
Nin culus ayaa run ahaanti la wareystay
@basheali2338
@basheali2338 Ай бұрын
Ali xaar ina guumed dawo madoobeyso isku yaareya hhh 65 jir asaasaq
@MohamedHusen-p1e
@MohamedHusen-p1e Ай бұрын
Waaw
@seidabdi751
@seidabdi751 Ай бұрын
LEGEND = WARCAAN = ?
@realityreality8301
@realityreality8301 Ай бұрын
The guy is rushing and not asking a good questions!
@MohamedHusen-p1e
@MohamedHusen-p1e Ай бұрын
Waa run lkn salaad waala ooyi jirey
@cabdiraxmaanyuusuf5713
@cabdiraxmaanyuusuf5713 Ай бұрын
Nin culus ad no keenty
@MohamedHusen-p1e
@MohamedHusen-p1e Ай бұрын
Anigu waxaad jeclaa heestii ragbaa sigtey. oo ka nabad galay
@ibnuisse
@ibnuisse Ай бұрын
Full intee ka helaaaaa
@Miicaadyare
@Miicaadyare Ай бұрын
Heeska Ceel Buur Abwaan Cali Gaab iyaa lahaa AUN YouTubka iyey ku jirtaa Cali gaab oo ka sheekaynaya.
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Ай бұрын
Waxyar ayuu kudarsaday oo jacaylkiisa ah sidaw sheegay
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Ай бұрын
Cali Gaab reer Jabuuti buu ahaa
@abwaanmidnimo3202
@abwaanmidnimo3202 Ай бұрын
Waad ku saxantahay caligaab ayaa leh
@regularwarya
@regularwarya Ай бұрын
Qayb ahaan inta riwaayadda ku jirtay ayuumbuu Cali Diiriye AUN curiyay ararta gabayga ah iyo inta Cellbuur ka hadleysana Salaad Darbi baa ku darsaday.
@AbdirahmanAliQorey
@AbdirahmanAliQorey Ай бұрын
Waa runtaa heeskaas ceel buur waxaa lahaay aun Cali diiriyi Cali Gaab
@ibraahinmacalin6156
@ibraahinmacalin6156 Ай бұрын
asc sxb ali haraare marka aad warameeso fdln dhaq dhaqaaga yaree talobixin
@teach-or-learn
@teach-or-learn Ай бұрын
maxaa dhaq dhaqaya😂😂
@AxmedJamac-ws9hq
@AxmedJamac-ws9hq Ай бұрын
Waxbarashada oo laga saaqido ayaa keenta fanaanimada
@mirejr484
@mirejr484 Ай бұрын
Dalxa iyo ustaad khaliifa iyane miyeey Ka saaqideen waxbarashada???
@moeawale4891
@moeawale4891 Ай бұрын
​@@mirejr484qaarkood haa. Qaarna qoysas saboola yay ka dhasheen oo waqtigaa wabarashadu way adkay oo dadka magaalooloyinka waa wayn joogay iyo kuwa wax haystay Kaliya ayaa awoodi jiray. Ninkani Salaada Derbi iskoris ayuu ahaa markuu cunuga ahaa oo mar waxuu ka shaqayn oo weelasha maydhi dabaakha cuntada ardayda Jaamacada Lafoole oo marka macad hoose ahady ilaa 1965 kii siduu ii sheegat Macalin saxiib nahay oo reer Boorama ah oo waqtigaa dhigan jiray jaamacada, Faanaan inaan noqdaan doonaya ayuu odhan jiray oon heeso. Waa intuuna militari galin.
@abdallaliban2357
@abdallaliban2357 Ай бұрын
Masha Allah, Salaad wuxuu kamid yahey 5 ta Fanaan ee ugu cod macaan! 1-Saleeban 2-C/nasir Macalin 3- Salaad Derbi 4- Ahmed Cali Cigaal 5- Hasan Adan Samatar
@kenediddirie8406
@kenediddirie8406 Ай бұрын
1.Maxamed Saleeban 2.Cabdi tahalil 3.Salad Derbi 4.Axmed Mooge 5.Dacaar 5.
@MohamedHusen-p1e
@MohamedHusen-p1e Ай бұрын
U
@MohamedHusen-p1e
@MohamedHusen-p1e Ай бұрын
Waraysi qiimle waaw
@MohamedHusen-p1e
@MohamedHusen-p1e Ай бұрын
Cod macaan hadaad taqaaan waa salad no 2
@MohamedHusen-p1e
@MohamedHusen-p1e Ай бұрын
Salad 1
@MohamedHusen-p1e
@MohamedHusen-p1e Ай бұрын
Warninkii salad dhageysa codkaa yaa haya
@mustafemohamedmohamed1219
@mustafemohamedmohamed1219 Ай бұрын
Salaad mohamed shardi salaad darbi
@waabarilyrics6110
@waabarilyrics6110 Ай бұрын
Salaax Qaasim Soo qabta wll
@MohamedHusen-p1e
@MohamedHusen-p1e Ай бұрын
Waraysi qiimo leh
@seidabdi751
@seidabdi751 Ай бұрын
CALIH XARAARE WARIYEH REERAABKA WARSAN GERIH
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Ай бұрын
Somaliland and somalia is different culture and people.
@JibriilHandulehDoctor
@JibriilHandulehDoctor Ай бұрын
Waa isku mid ayaa kala duway
@ismailmohamed2735
@ismailmohamed2735 22 күн бұрын
Waa laga garaca shoga wewe
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 Ай бұрын
Kakakaka farmaajo kalaa madaxwayne noo noqday kakakakakkakakak
@axmedmursal9444
@axmedmursal9444 Ай бұрын
Calo heesaha waydii erayada cidii samaysay
@Jamiilo21
@Jamiilo21 Ай бұрын
Cali xaraare Senab cigeh noo so qabo hadey Noshahay
@odeyabdillahi
@odeyabdillahi Ай бұрын
fananku muxu u sheegi wayay nin ki sameyay heesta ceelbuur? aad baan uga xumahay inu fananku sheegi wayo li'ana waxa sameyey erayada AUN caloi dirige cigaal Cali gaab oo rer jabuuti ah
@regularwarya
@regularwarya Ай бұрын
Waar tiro ka 10 jeerbuu sheegay imikana heeska qaybta riwaayadda ku jirtay ayuu Cali Gaab lahaa, ararta hore e gabayga ah iyo inta Ceelbuur quseysa Salaadbaa ku daray.
@CabdirisaaqMaxamed-qx6wd
@CabdirisaaqMaxamed-qx6wd Ай бұрын
Salaad darbi. Qabrigii jacaylka . Xuuutbaa liqay jaceyl. Hees lixkun iyo lix boqol iyo lixdan iyoixbaan kugu ladhay
@Timir104
@Timir104 Ай бұрын
Siyaad bare gaal ayuu ahaa Somalina halkaas isagaa dhigay.
@CabdixakiinBarre
@CabdixakiinBarre Ай бұрын
Waa tuug somalida iyo fankaba ceebeeyey
@abdirahmanmursal5509
@abdirahmanmursal5509 Ай бұрын
Hater !!’
@user-eg6ux9tw7f
@user-eg6ux9tw7f Ай бұрын
Waa yaab dad macsi ku faanaya
@guledxarrago419
@guledxarrago419 Ай бұрын
kani waa kaan ugu nebcahaybaraha bulshada cali beenaale munaafaq isaaq ayuu neceb yahay
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Ай бұрын
@gulleedxarrago419 Nin raga hadalkisa ma aha waa nala necebahay Isaaq in badani waaba Warsangali dhalasho ah iyo dhaqan Isaaq. Cali waa nin Reer Hargeisa ah oo dadka asalka rer Hargeisa waa isku fican yihiin lakin so galootigina weeye waxa khuraafadka aaminsan. Dadku waa wiil iyo abtigii, gabadh abadh iyo habaryarteed. Ali Harare waa reerka u ka dhashay waaba ku critical we wax fahan. روح جيب نوم الثاني Orod oo hurdo la kaalay ama seexo ayey Reer Maakhir tan oo kale ugu jawaabna.
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 Ай бұрын
CaliXaraare Asxaabtiisii hore eeYaman Isaaq bay ahaayeen,Abtigiina Waa Siciid Cali Muuse MA sheekoyinka guulwadayaashaad soo daawatay.IsaaqyaaNeceb?Yaase Jecel waxaasi waa doqonimo ee bulshada dhinac ka raac
Magaalo cusub oo casri oo laga dhisayo Puntland "Hormarka Soomaaliya
38:38
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 824 М.
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 52 МЛН
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 156 М.
Ali Harare 'Dhaliilaha qeyb ka mid ah dhaqanka Soomaalida"
19:08
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 16 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 824 М.