Xisad culus ayaa caawa ka tagan Degmada Beledxawo ee Gobalka Gedo oo ay isku hor fadhiyan laba Cidan

  Рет қаралды 27,616

SMS Somali TV

SMS Somali TV

Күн бұрын

Xiisad culus ayaa caawa ka taagan Degmada Beledxaawo ee Gobalka Gedo oo ay isku hor fadhiyaan laba Ciidan oo kala taabacsan Jubbaland iyo Dowladda dhexe.
Korneyl Rufle ayaa SMS uga warramay dhaq dhaqaaqyada Ciidan ee ka socda Gobalka Gedo

Пікірлер: 31
@IshwaaqAbdulkadir
@IshwaaqAbdulkadir 4 күн бұрын
Ufuf marixan kakaca heryaad iska qaad kaa kaca❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CiidMaxamed-b4f
@CiidMaxamed-b4f 4 күн бұрын
waAaa beeentis lamawajile😢😢😢😢
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 4 күн бұрын
WAA MAXAY NINKA SOMAALI ABOWDA SHEEGAYA , GARANEY MAAY, MEESHA MA SOOMAALI ABOW BAA DEGAN
@CawilAxmed-s9d
@CawilAxmed-s9d 3 күн бұрын
Haa
@SiimSaam-l3m
@SiimSaam-l3m 5 күн бұрын
Geedo alle uum maqaan❤
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 5 күн бұрын
Inkaartii mohamed siyad bare ayaa inku dhacday.waayo asagoo magac idiin yelay.waryaa iskadaa aflagadada iyo xadgudubka lan gab yohow
@AbdirahmanKilaas
@AbdirahmanKilaas 5 күн бұрын
Mariixan lacagradis baatihine ha islaynina
@ayuubcafish8741
@ayuubcafish8741 5 күн бұрын
Jubaland ha iska saarto mooryaanta xamar laga maamulo
@CiidMaxamed-b4f
@CiidMaxamed-b4f 4 күн бұрын
Waa cabsan yahay
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 5 күн бұрын
,doowlada waxan ka codsan laha dadkan doowlad marabane ciidankan halaso ceeliyo warwadiden doowlada yeye ku mashqulin jubalan haleska dhafo
@MaxamedYuusuf-v6f
@MaxamedYuusuf-v6f 5 күн бұрын
War ninkan meesha ka hadlaya ee koronel lagu sheegayo wuxu yidhi gobalka waxa degen beelo soomaaliyed iyo wuxu ku daray soomaali abo aya degan gobalka ayu hadalkiisi ku daray wa arrin aan la yabay soomaali abo ma isaga keenay gobalka mise uso wada nefti nega sidi muuse bixi.
@fatahaladamabdul
@fatahaladamabdul 4 күн бұрын
Mxaa laga wada somali abo manta ka horey man maqal bee
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 4 күн бұрын
CBB AYAA LEH KANNAALKAAN EE DADKA ISKUSHEEGA YAAN LA,IDINMOODINE SAXAFIYIIN WANAAGSANE.
@hindimacalin289
@hindimacalin289 4 күн бұрын
_JUURO
@Muzamil9337
@Muzamil9337 5 күн бұрын
Wax dowlad ladhaha majirta waa Mareexan waxa la isku leynaya. Allah Mareexanta maxa caqli xuma, gobalkoda Hal wado malahan ayagana sanad walbo ayay isleynayan ayagoo magac dowlad loo adegsanaya.
@CaliUlusow
@CaliUlusow 4 күн бұрын
Ķornaal rafle waxaan hore u sheeģnay in aan leýn shacabka Reer gedò ayado la degsanayo Qeybi o xukun ,
@CiidMaxamed-b4f
@CiidMaxamed-b4f 4 күн бұрын
waAaa beeentis lamawajile
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 5 күн бұрын
Soomaal wax la dhaho majidho Dream maa jiro ku dhafartaan Ninkii dan leh baa jeebkiisa u adeegsada soomaal wax la dhaho balse dhafarid ah
@ShukriBashir-n3s
@ShukriBashir-n3s 5 күн бұрын
xasan &xamse dhibka iyaga ka danbeya
@rashkaarow45
@rashkaarow45 5 күн бұрын
Buubaay dageen . Waaw , waa afsoomaaliga saxda ah . Buubaay dageen = Gegida dayuuradaha .
@mohamedbelel7385
@mohamedbelel7385 5 күн бұрын
Mooryaan Waa Doowlafa dhhexe
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l 5 күн бұрын
Daarood waa jabay Guul Reer gado waxay qabaan godobtii uu galay Siyaad Barre
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 4 күн бұрын
Reer gedo waa daarood
@hindimacalin289
@hindimacalin289 4 күн бұрын
😂😂🎉🎉
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 5 күн бұрын
Kan naftiisa ayaaba mashruuca goonoya ah waayo dowladii dhexana waa dhaliilahayaa jubbalan waa dhaliilayaa isaga dantiisu macada macuno doonbaa mise dowlada kale ayaa wata
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 5 күн бұрын
Dowlad majirto
@baxsan698
@baxsan698 4 күн бұрын
Warbax
@Abdifah
@Abdifah 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@IfaraaxAhmed
@IfaraaxAhmed 7 сағат бұрын
Waa been war bax soo xaar 😂😂😂😂😂
@cabdiraxmaanxirsi23
@cabdiraxmaanxirsi23 3 күн бұрын
Xiddigo raadis, laba derejo dallacsiintoof ayaad raadinaysaaye, xog ogaal ma tihide gefo ayaad isku qolo tihiin.
MW XASAN SHIIKH OO LOO DIIDAY IMAARAADKA (5496)
10:06
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 10 М.
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Kaftanka Siyaasada 577 oo aad u xiisa badan
27:56
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 48 М.
MOOSHIN: ka dhan ah RWe Xamse Cabdi Barre, oo ay wadaan Xildhibaannada Golaha Shacabka
1:04:36