"Hooyo biyo i sii" ayuu dhahay, kadibna waa dilay, isagana maanta ayaa lagu xukumay dil toogasho ah.

  Рет қаралды 176,184

Somali National Television

Somali National Television

Ай бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 109
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Mahadsanid bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaa noo haysaan guuleysta mar walba ❤❤❤
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi Ай бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@AminaDaganfaroole-ym1no
@AminaDaganfaroole-ym1no 12 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta Ай бұрын
Naarta Allaha Kugu fogeeyo khawaarijyahoow
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 16 күн бұрын
Ii manka Alle Ka qaad lkn waxa kasii danbi xun shaydan Cali dheere cadowga khawarijta Allah dadka Ka qabto
@abshiramohamed8687
@abshiramohamed8687 Ай бұрын
Shutee ilahay haku xifdiyo
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 20 күн бұрын
Hoooooyo o ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waain cafinin qofkii qofdilo shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil
@xaajigaXaajiga
@xaajigaXaajiga Ай бұрын
Alshabab dadka ku tilmama in ay yihiin mujahidin muqalkan kwarama Walahi kuwan waa kanasar in lajaro waa in loo tashada
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Ай бұрын
Hooyo somaliyed aya bila macnii kuu disheey warya nin weyn oo cafimad qaba aya tahay sheegada benta jooji hala dilo askarta iyo dhalyarta baaloniga ama kubaada kuu amray dhaqar qabuu inu askariga uu raaco wad mahadsanid dhalyarta wad caali badan tihin
@hodaismail-zw6kg
@hodaismail-zw6kg 5 күн бұрын
Waxay dooni ha ahaato qof inaad disho xaq umalihid kumana marmarsiyoon kartid hadalada noocaasa ah
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Ай бұрын
Sheeko, dad yaan la dilin hadaad disho dil isu diyaari
@yussufismael6314
@yussufismael6314 Ай бұрын
Daalimiintaas diintii islaamka way sawir xumeeyeen umadii muslimka ee somaliyeed way layeen 😢
@user-tj4qu1zj8p
@user-tj4qu1zj8p Ай бұрын
Omg dawlada hanolato
@teacherdahirahmed1331
@teacherdahirahmed1331 Ай бұрын
Hala dilo naxariis laawaha Dil Abaal kiisa waa dil ee halgu fuliyo dil dag dag ah
@usaamemaxamed252
@usaamemaxamed252 Ай бұрын
Hakaa saarto hee maqaano😅😅
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Ай бұрын
Qof dhan ayu dilaay ? Ha li naxrista kulaha / ha lo naxristo o ha la tookto
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx Ай бұрын
Kaniwaabenale waxuiskadhigahay dhagol
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon ciidamada darcad ciidamada jaajuus siisaa mushaaraad kooda ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon ciidamada darcad ciidamada jaajuus distaa dawlada somaaliya dawlada somaaliya waain ka bixiyaan ciidamada atmis kdf Kenya Kismayo Ethiopia Uganda Burundi djabuti waxey ku qaataan waain la siiyaa ciidamada somaaliya
@siradm
@siradm Ай бұрын
Haa waxba makala ogeyn? ! Naftu sidan ayay u macdahay.
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 20 күн бұрын
Hooooyo hooooyo hooooyo hooooyo hooooyo hooooyo hooooyo ❤❤❤❤❤😂❤
@AbuukarBashiir-vv2sg
@AbuukarBashiir-vv2sg 28 күн бұрын
Abuukarbashiircali
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 Ай бұрын
Garsoor waa maxakadaaan mashallah
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waxaa lagu kasaa in ka cabsanaayaan shacabkeyda joogaan muqdisho dawlada somaaliya waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankeyda oodan difaacankarto tuulada iyo baadiyaha in Ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya
@FarxiyoCabdi-uw2es
@FarxiyoCabdi-uw2es Ай бұрын
Hala dilo mujrimka
@khaalidyare4252
@khaalidyare4252 Ай бұрын
Shuute haday macquul tahay maxkamadaha dhan halo dhiibo😂😂😂😂 waaba raganimadii qof ah Haka saarto magaalka ayagaa leh 😂😂😂😂 ehelu naar waaxid
@degaghedi1738
@degaghedi1738 3 күн бұрын
Hala dilo
@user-zx7fb7lu7o
@user-zx7fb7lu7o Ай бұрын
Lahjadaan jilib loogama hadlo Reer Mandheraa ku hadlaan
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Wa Xukun xaq ah Dowlada dhexe e Somaliya way talabsatay
@BadriCabaase
@BadriCabaase 20 күн бұрын
Ok
@KarmaBoy-ns5pf
@KarmaBoy-ns5pf 12 күн бұрын
Hoyo malamiley ah ayuu dilay markasuu leyhy buuga naxarista ii firiya😂😂😂
@degaghedi1738
@degaghedi1738 3 күн бұрын
War qofkii qof dila horey halaga dilo
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Ай бұрын
Allah ha u naxariisto maamada waa ku faraxsanhy doofarka in dil lagu xukumo 😂
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Wax alla wuxu hadlayo 10kiba 2 halban ka fahmay isku diin Iyo isku af midna manihin Dulli ilahay idin bad
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r Ай бұрын
Aniga waxaan dhihi lahaa kalyaha halooga saaro dadka xanuunsan ee kalyaha la inta aan la toogan
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 Ай бұрын
Alla beerka 😂😂😂😂 muse qosol aa ba igu dishay
@xasansalad7014
@xasansalad7014 Ай бұрын
Musiibo wahi qosalki igadhamade😂😂😂😂
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r Ай бұрын
@@Jacaylmohamed1 sax waaye wadamada qaar dadka latooganayo 1 kali ayaa laga baxsadaa si kalidaas qof u baahan loo siiyo ileen ninka waaba la tooganaaye maxaa kalyaha loogu aasayaa waana nin dhalinyar oo caafimad qaba
@user-uu7tp7lk8z
@user-uu7tp7lk8z Ай бұрын
Dila khawarijta nacalada 😮
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 Ай бұрын
Daddka uliita ayeey urursadaan daddka intiisa u qiimo baddana waa ku'laayaan, tuugo afduuban,wuxuu ku hadlayo dhsgeyso,daalin
@MahamedHusen-jy7un
@MahamedHusen-jy7un Ай бұрын
NINKALE AYAA WAX DILAY MALAHA
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d Ай бұрын
Subxanalah. Walaahi adunka dhan hadii la isiiya haxaa inaanan qof toogan karin. Qofkii nag illahay abuurto diraa oo kas udilaa Allaha cadaato. Mar walbo cadaabta way sugee
@RoodaMahdi-bx9li
@RoodaMahdi-bx9li Ай бұрын
😢😢😢😢😢
@XasanCabdi-m4p
@XasanCabdi-m4p 3 күн бұрын
Nolasha halagu jar jaro
@user-ji3gt4op5x
@user-ji3gt4op5x 23 күн бұрын
😊😊
@Muldhisaa
@Muldhisaa Ай бұрын
War ma qof islaam oo Haween oo ilaahey naftooda qiimiye hadii qof dilo 50 Geel yahay, naxriis Lawaawiyaasha Alshabaabtu dilkeeda ku qiimeenayaan miyaa $50 $70 $90. Oo hetaa xilliga aan joogno Ariga lagu qiimeeneenin.
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Ай бұрын
Dadkaan somalia joogo horta ma bahalo beey noqdeen. Wax aan macquul aheen baad arkeysaa qof loo dilaayo wlhi dalkaan dowlad adag buu u baahan yahay qofkii qof dilo asigane horay laga dilo hadii la rabo ineey umada ka bad baadaan cawaantaan umada dileeyso
@abdullomar8698
@abdullomar8698 9 күн бұрын
Raganimo -shuute marka araktay , yaa xaqa & baadilka kala baratay,
@ogsooni6380
@ogsooni6380 Ай бұрын
Waa nin dhallinyaro ah oo la soo qalday, ha la siiyo Fursad uu isku saxo, lkn taasi waa ineey noqon mid public ah, si aysan ugu dayan Daalimiinta kale ee la soo qaldayo.
@feysalcabdulahi9146
@feysalcabdulahi9146 29 күн бұрын
Talo fcn maadan bixin
@Nuunowisxaq
@Nuunowisxaq 18 күн бұрын
Adan dilaa
@luulabdulqadir4793
@luulabdulqadir4793 Ай бұрын
Ilmaha cadi maba ahan kaxeya
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 Ай бұрын
wax lagaa khafiifinayo male sida ugu fakisay aa laguugu fakinaa
@user-pd9bo6tl5s
@user-pd9bo6tl5s Ай бұрын
Clipka horey ayu baxay maxa ugusoceliseen
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 Ай бұрын
No qafiif hala toogto quickly
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Ай бұрын
Kaan xalal luguma dhalin hoyo biyo isii ayu dhahay kadib in madaxa ka toookto
@user-mx3jc7mt1j
@user-mx3jc7mt1j 20 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankeyda oodan difaacankarto tuulada iyo baadiyaha in Ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya
@cusmaancaligaab3256
@cusmaancaligaab3256 Ай бұрын
Public
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx Ай бұрын
Waakiriminal
@user-mu1rz3zk2q
@user-mu1rz3zk2q Ай бұрын
Dowlad ma jirto America masuul ka ah alqaacidada America
@OtaSheere
@OtaSheere Ай бұрын
Siilka hoyada kawarijow amirigan ha kuwaso
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx Ай бұрын
Kaniwaafani islanimada lagadhaqay haladilo
@SleepyCornflowers-lq2uu
@SleepyCornflowers-lq2uu 22 күн бұрын
😢 😅
@noorbunow9132
@noorbunow9132 Ай бұрын
wahan ookala in lagahathashiyo ama lawar wareystawa maaha mahkamada Idamada qalabka sida wahan ka odsanaa qofka noan eh oo kala oo sithan wah udila yanba laga hashashiithin fadlan tirka horay halagasii geyo Alle hain garab gala I,a
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankeyda oodan difaacankarto tuulada iyo baadiyaha in Ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya dawlada waxaa lagu kasaa in in ka baqaayaan shacabkey da waain ka baqaayaan dawlada somaaliya
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx Ай бұрын
Masaasban kulaheshina alshabab khawaarijta ilahay haciqabo
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waain cafinin xaruma daqan calinta quraan saarka waxaa lagu baraa Sida dadka loo dilo shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil
@MadmadNuur
@MadmadNuur Ай бұрын
Yaaa kiii umadii somaliyeed leeynaayey waa kan xala dillo xoolaxa
@user-uk3lk6wr5x
@user-uk3lk6wr5x Ай бұрын
Maaday iyo axmadey lee la maxkamadeyàa aaway qabiiladii kle
@mariyanmariyan874
@mariyanmariyan874 21 күн бұрын
😂😂😂
@Faisalmohamud
@Faisalmohamud Ай бұрын
TV/ga Qaranka youtuber may noqdeen maxay usoo update gareynaayaan warkaan 9 cisho ka hor ahaay mise in lagu celceshado may rabaan for view!
@user-nn2tj6gd7q
@user-nn2tj6gd7q Ай бұрын
Macnaha hada ayaa go,aanka dilka lagu dhawaaqay awal Maxkamadeyntii lee aheyd.
@Faisalmohamud
@Faisalmohamud Ай бұрын
@@user-nn2tj6gd7q OK saas i dheh waaba yaabay.
@user-zu9yh8lt2y
@user-zu9yh8lt2y Ай бұрын
Sheko kunacay eeh bax waxa rabtidh kasameso manta😅
@HodanAden-yb2rp
@HodanAden-yb2rp 11 күн бұрын
imaanka alahkaqaado
@msh984
@msh984 Ай бұрын
Kii laqabtobo waa Maadeey, Madmad, Aliyoow, waa wada reer koofur galbeed waa waana dhameeyeen waryaa islaan eh oo naga qabto waxaan
@mohamednur506
@mohamednur506 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
War ciyaalka yaan ladilin ⁉️⁉️🤔🤔🤔 plz why waa run dadka ayey been usheegaan khawaariijtu dib ucelin kasameeya mise dhaqan celin usameeya iskana ilaaliya plz don’t trust them but still waa caruur maskaxda been looga buuxuyey Xasbunallah Xasbunallah ❌❌🛑🤠🤠☢️☢️☢️😳⁉️😱 Ethiopia 🇪🇹 and kenya ayaa number one ☝️ ka ah dhibka and hargaysa why why kuligood balaayo and shisheeye ayey ushaqNayaan ummm 🤔 🇸🇴☝️🩸🙏🏼🤲🏾🤲🏾🙏🏼
@khadragelle7801
@khadragelle7801 Ай бұрын
40 xabadood ku dhufta midkastaa mar la qabto ayuu is miskiiniyaa kuwa kale ee ku dhuumanaya xamarna ha sheego dadka bilaash ka loo laayo ha ogaadaan in aan loo .arxami doonin hasii daynina
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuuga tooreyda dadka Ku disho shacabka somaaliya daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil
@user-mu1rz3zk2q
@user-mu1rz3zk2q Ай бұрын
Hadii la so qabtay tiirka hala geeyo
@user-mu1rz3zk2q
@user-mu1rz3zk2q Ай бұрын
Waxaas ma jirto afsomali nocaas mashaqeynayo sxb tiirka hal geyo
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waain burbur risaa maamul goboleydka isku shey gayaasha madaxweyne Sida galmudug pudland irshabeyley Kismayo baydabo hargeysa garissa
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuuga xabada Ku disho shacabka somaaliya daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx Ай бұрын
Haladilo kaniwaamunafuq
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waain cafinin dadka Ku hanjabo talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawlada somaaliya waain tilaabo sharciga waa faqsan Ka qaadaa dawlada somaaliya
@user-bh5er5qv6i
@user-bh5er5qv6i 23 күн бұрын
Hala dilo kan wa munafaq
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
Wale xamar wa laguso dulay ee hala nadifeyo
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waain cafinin xaruma daqan calinta quraan saarka waxaa lagu baraa dadka loo dilo shabaab waxaa lagu baraa sida loo qarxiyo baabuurta qarax yada lagu xiraa dawlada somaaliya waain cafinin xaruma daqan calinta quraan saarka gobolada galmudug pudland irshabeyley Kismayo baydabo hargeysa garissa dawlada somaaliya waain cafinin xaruma daqan calinta quraan saarka waxaa lagu baraa Sida dadka loo dilo shabaab waaye dawlada somaaliya waain tilaabo sharciga waa faqsan Ka qaadaa dawlada somaaliya
@foziaawad8000
@foziaawad8000 Ай бұрын
Waar jeceela gudomixuu
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waain distaa maxkamadaha somaaliya galmudug pudland irshabeyley Kismayo baydabo hargeysa garissa
@xasansalad7014
@xasansalad7014 Ай бұрын
Inder dowlad ma jirto waxan tuugada waxlee isku qasayan marwalba maha dowlad awood bdan leh wa daciif
@user-nn2tj6gd7q
@user-nn2tj6gd7q Ай бұрын
Hala dilo Khawaarijka. Xoo la cabsanaa hada asiga dadka wuu dilaayee 😂😂 war dadkaan Caqli xumaa. Adiga dadka waa rabtaa inaad Dishid adne ma rabtid in lagu dilo xoolo.
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waain cafinin hogaamiyaasha alshabaab xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil Sida mahad karaataay aadan Cali Deere fuaad shongol cabdiqaadir mumin waxey ku noolyahay duurka Hala dilo Hala qaarijo dawlada somaaliya
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t Ай бұрын
Qawaarjnta wax ka miskiinsan maleh marka laqabto xaarka ka daandanayo walahi nacalaa kuyaal qawaarijta waa la idin dhameen doona muqdisho dadkeda intaa soo dhibteen waa soodhibten qabuuraha daris la noqonesan insha allah sida la idin dilayo dhilaa idin dhashee 😂
@garyaqaanreerwaamo9845
@garyaqaanreerwaamo9845 17 күн бұрын
Gaalka hala dilo
@kingmohazaofficial2956
@kingmohazaofficial2956 25 күн бұрын
Cuqupo kugu dhacde maskinta mxu ku dilay
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waain cafinin qofkii qofdilo shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil
@iandi9995
@iandi9995 Ай бұрын
Maxkamadan waxlee medile
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankeyda oodan difaacankarto tuulada iyo baadiyaha in Ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Ай бұрын
Dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuuga kadaco talepoonada shacabka somaaliya daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil
Dil loo adeegsaday 46 xabadood iyo laba Walaalo ah oo loo heysto - Garmaqalka Maanta.
16:13
kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho & Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 60 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 145 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 46 МЛН
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
FAM TV
Рет қаралды 621 М.
Maxkamadda Ciidamada & Guddoomiye ku xigeenkii Hodan ee Argagixisanimada lagu eedeeyay
12:25
Dhacdada Burco ee qoyska cuntadu iska badasho
17:04
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 178 М.
Basadiir iyo mataan weer filimkii darbijiifka tuuga noqday🤣🤣
10:21
hon farhan Diraac
Рет қаралды 1,4 МЛН
DAAWO - QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA - CCTV
50:24
Somali National Television
Рет қаралды 424 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН