Ninkii Hooyadeey gacantiisa ku dilay ayaa walaashey iibsaday, Qiso xanuun badan

  Рет қаралды 138,884

Xogmaal Media

Xogmaal Media

4 күн бұрын

Ninkii Hooyadeey gacantiisa ku dilay ayaa walaashey iibsaday, Qiso xanuun badan

Пікірлер: 645
@user-xl2pl4ry1y
@user-xl2pl4ry1y 2 күн бұрын
Walahi wa qiso aad u xanuun badan qofkii qalbi fiicana uusan ilmada ceshan Karin ilahow hooyo mcn janadii❤kugu bisharee amiin yarabi😢😢😢
@hakemaali5055
@hakemaali5055 2 күн бұрын
Shiikh janada AYAD gali Insha alah, 300 Qof muslimiyay, Alahu Akbar, Ilahay hoyoo dhan ha Xafido, inta dhimatayna ilahay haw naxaristo, Qooqani, iyo afmadow, labadaba, qaxi 1991 ayan arkay (qoqani) magalo dhirbadan ayay ahad intaan, ka xasusto, dad fican aya jogay, hoyo ayaa adhi ka soo ibsatay, ka dibna kismayo, ayanu ku soo noqanay, anigoo, burco u dhashay, hadana, dad wanagsan ayay ahayen,, DAD kanu, halkaa ugu tagnay, somali wa walalo, walahay,, inan hees, iyo SIYASI tona kala kaxaynan❤
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 2 күн бұрын
Allaah swt ayaa og cid jano gali iyo cid kale . qofna camalkiisa janno ku galli maayo .saa oola soco Siduu rasuula c/leeyhi salaatu wasalaam noo sheegey Naxariusta Allaah swt ayaa Janno La Galayaa is illaahi
@muniitaismail3550
@muniitaismail3550 2 күн бұрын
​​@@sahroyusuf6848Haa wlhi u sheeg gabadhaan way qaldantahay wax illaahey u gooni ah ma ahan ayada inay xukmiso Janno iyo naar Allah oo keliya baa og cidii galeysa Naxariista Allah S.W.C baana janada lagu kalaa Allah ha inaga wada dhigo kuwii janada wada gala Aamiin yaa Allah
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Күн бұрын
@muniitaismail3550 maansha allaah tabaarakallaah allaahuma aamiin qofka wuu qaldami karaa waa in aan isi saxnaa diintana waa in aan baranaa maxaa Bidco ah Maxaa sax ah .waxaa na saaren gaarsiin .ilaa balaaq jkz mahadsanid
@shamsoahmed5167
@shamsoahmed5167 Күн бұрын
Magaalada pills qoiqani waa runtaa dad aad u waagsan yaraantaydii aabahay ayaa dhakhtar ka ahaan jiray dadkaas waxaa la dhahaa reer waamo waxay ahaayen dad xalaal quudata oo ehlu diin ah oo qabiil aqoon oo cid walba soo dhaweeya illaahow somaali dib umidee oo qalbigooda isu fur aamiin yaa rabi.
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Күн бұрын
😢 ax ilaahay somali ha u gargaaro 😢
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 күн бұрын
Allahu akbar kabiiraa ilahoow intii dhiban oo islana u gargaar ilahoow intii dhimatay u naxariiso oo hooyada shiiq Ibrahim ugu horayso waa dhacdo xanuun badan
@AbdiHabiibo
@AbdiHabiibo Күн бұрын
😭😭😭😭
@AbuSuldaan-v5i
@AbuSuldaan-v5i 2 күн бұрын
Sheekh ilaahay Hooyadaa Janadii Fardowsa Ha Geeyo Aamiin❤
@muslimahk8026
@muslimahk8026 2 күн бұрын
Allahumma Aameen
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 9 сағат бұрын
Allahuma Amiiiiin yaa raab
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 2 күн бұрын
Shiikh ibraahiimoow waxaan allaah kaagatuugay adiga iyo hooyadaa iyo Aabahaa iyo walaalahaa iyo haweenkaaga iyo oowlaadaada gabdho iyo wiilalba dunuubtiina allaha dhaafo jannada firdoowsana iskumarxabeeya allaahna raali ha'idinka noqdo wajiga allaahna wadafiirsada allaha iga'ajiibo
@LaandhereDalal
@LaandhereDalal 2 күн бұрын
Aamiin walaal waad u ducaysay
@user-ft6nz3kg6t
@user-ft6nz3kg6t 3 күн бұрын
Asc sheeq sabir badan ayaad kunooleed Alaha unaxariisto hooyo anagana calol xuma baad nagu reebtay yaa ALAAH ilxumadaas oo kale muslinka oo dhan hatusin aamiin yaa ALAAH
@mawadomacalin3774
@mawadomacalin3774 2 күн бұрын
AAD IYO AAD WALAHEY WAXAAN UMALEYNAA YEY IN WAX BADAN OO DHIB Ah SOO ARKEY SHEIKHAN KAHOR🥱🥱
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 2 күн бұрын
Aamin yaa Allaah
@user-iu2vz2gy1t
@user-iu2vz2gy1t 2 күн бұрын
Aamiin yaa Rabbi😢
@Haffyy
@Haffyy 2 күн бұрын
Amiin ya Allah 😢😢
@user-kl6tl2qp4o
@user-kl6tl2qp4o 2 күн бұрын
Aamin aamin yari wlhi qalbiga ayu Ka ooy Ana waa LA ooy😢
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 2 күн бұрын
Shekadan Ama qisa daan markan dhageyste Illinta roob cml iga socota Allow inta wax dul miso Adun iyo Aakhiro ba Alle ha cadaabo Adomada Alle lama dul miyo Sheikha hooya diisa Alle ha u naxariisto dhaman umada soomaaliyeed dafaha calamka kala joga Wan salama yaa walala yaal isu naxariista oo ha is dul min nina please 🙏 fikir waxan qaba dumarka mar haday garoob noqoto Ama laga dhinto Ama la furo in caruurta nin kale so dhex galin caruurta dhibato aya ka so gareysa mid maskax xiyan iyo mid jidheed ba wa fikir keyga salan sare my people
@SkyStar592
@SkyStar592 2 күн бұрын
I agree with you 💯😂😂😅
@dahir4662
@dahir4662 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@canabcabdulahi4446
@canabcabdulahi4446 2 күн бұрын
yaa allaah waa qiso xanuun badan illaah hoyada sheekha janatul firdowsal aclaa ku arzaaq aduun imtixaankiis waa aragtay
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 күн бұрын
Maasha allaah Ilaahay Mahad Dhamaanteen iska leh dhib badan oo uu soomaray kadib Ilaahay wax ugu badalay nimcooyin badan oo uu uga sheekeeyay wariye Deeq Darajo Shikheena Rabi haxafido.
@suldancabdalle8284
@suldancabdalle8284 2 күн бұрын
Illahay ha u aqbalo sheekha sabirka iyo ducada umada muslimiinta ah anaga illahay cibro ha noogga dhigo hana na amansado aaqiro iyo aduunba amin ya rabi ya raxman😢😢😢😢
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 2 күн бұрын
Soomaaliyeey Somalida waxey tiraahda ninkii nolow maxaa aragti kulaaban Waa wax layaableh Subxanallaah
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 2 күн бұрын
Ilaahay. Naxariistoi janno ha siiyo hooyaddii iyo dhammaan dadka muslinka ah. Waa arrin naxdin leg, laakiin waa qadar Ilaahay baana qorey. سبحان الله
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 2 күн бұрын
Ninkaas Hada hooyadaas direy ma nool yahay xaasid sanaa aaqiro ayaa laga jaraa insha allah
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 2 күн бұрын
Xille ninkan 7 sanno jiray nin guursanayay miyaa markan nool oo hadduu rabo markaas nin weyn ahaa
@samaaraqurux2736
@samaaraqurux2736 2 күн бұрын
Ninkas inu dacweyo OO xidho ayay ahayd wakhtiga waynaday dawlad aa jirty
@HeersareMedia
@HeersareMedia Күн бұрын
Waa qiso aad u xanuun badan, hooyadii waxa ay ahayd halgamaa dhab ah. Ilaahay SWT ha u naxariisto oo ha u debidhaafo hooyadaa. Shaqada weyn ee Sheekh Ibraahin diinta Islaamka ka qabtay na, Rabbi Janno ha ugu beddelo.
@DeeqsanCarab
@DeeqsanCarab 2 күн бұрын
Durriyadda Reer Sheekh Isaxaaq meel ay joogaan ba waa dad naxariis badan
@taammustafe147
@taammustafe147 2 күн бұрын
Inder waa dad dun wanagsan
@ayanomar8111
@ayanomar8111 2 күн бұрын
Waa gob gob dhashay.
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 2 күн бұрын
Walaahi waa ilmedyey ax ax ax
@user-pp2bo3ly3p
@user-pp2bo3ly3p 2 күн бұрын
Wa dad goba wlh meel walba su jogan wa dad somalinimada ku dhinta
@mursalabdi0229
@mursalabdi0229 2 күн бұрын
somali ma jirto cid xun walal waa wada gob duriyada keliya ma wanaagsana
@abdirashidjaamac9212
@abdirashidjaamac9212 2 күн бұрын
Maa sha allaah sheekh runtii nolol adag baad soo martay rabi hooyo mcn hadeey dhimatay qabriga ha u waa siciyo Allaahuma Aamiin KZbin waa markii iigu horeeysay oo aan comment ku qoro runtii qisadada qalbiga ayey iga taabatay jazaakallaahu kheyran jujdiga aad diinta ku bixisay
@sacidaadan4079
@sacidaadan4079 2 күн бұрын
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar illahey boqorka idima weynin inuu idiin irsaqo balse wuu idiin egiaye hoyo allaha unaxaristo inshaallah
@sadiaabdidahir7023
@sadiaabdidahir7023 2 күн бұрын
Ilahay cimriga ha ku dhereyo waridkana Allaha u naxaristo Amiin
@HogaamiyeMedia5814
@HogaamiyeMedia5814 2 күн бұрын
Ax ax ax wllhi waan adkeysan wayay ilintana waan ceshan wayay sheikh ibrahim asagoo yar ayuu ahaa nin iimaan ILAHEY ugu deeqay ILAHEY hooyo iyo aabo ha u naxariisto iyo dhamaan waalidiintena geeriyooday ILAHEY umada haka qabto kuwa qalbigooda xumaaden sidi sheikha Adeerkiisa oo hooyo ka dilay ILAHEY Somali ha mideeyo dowlad caadil ah oo kitaabka RABBI nagu xukunta ha siiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 2 күн бұрын
Maansha allaah tabaarakallaah allaahuma aamiin jk
@user-kl6tl2qp4o
@user-kl6tl2qp4o 2 күн бұрын
Qof qalbi jilac.san ma.dawan karo wlhi qalbiga.ixanuunay😢
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 күн бұрын
Nimanka Soomaaliyeed Haddii Lasoo Faago Gabood Falyadda Iyo Sidda Gunimadda Leh Ee Uladhaqmaan Xaasaskoodda Iyo Caruurtoota, Wallaahi Adduuunka Yaabaya. Waa Cadow Jilicsan Fooqul Jilicsan Ah Naag Uun Gabar Gaaban Ugu Fadhiya Oo Ragganimo Iyo Ayaga Ilaahay Kala Dheereeye.
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 2 күн бұрын
Lacalahu kheeyr
@user-cc1ik5qk3o
@user-cc1ik5qk3o 18 сағат бұрын
Kuligood maaha
@nature200
@nature200 2 күн бұрын
Waa iga ooyisay shiikh hooyo qiimaheeda allaa og
@abdirahmansaciid4223
@abdirahmansaciid4223 2 күн бұрын
Maashaa Allah sheekhu waaya arag nolosha uu ka sheekeeyeyna nolol xanuun badan ku cibaaro qaadasho mudan aqoonta dacwadana Allah miisaanka xasanaad ha u saaro, ganacsigiisana Allah ha u barakeeyo
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 2 күн бұрын
Allaahuma aamiin jk
@sahrasahra2292
@sahrasahra2292 2 күн бұрын
Caruurtu 6 bey ahaayeen wiilkii iyo gabadhii la soo heley aawey 4tii kale xagee ku dambeeyeen
@gacalsidechannel4492
@gacalsidechannel4492 2 күн бұрын
Subxanalah walahi waa qiso murugo badan allow maxa dad badan o dariskena ah anan kawarqabin bahi La sexdo walahi waa qiso ku cibro qadasho ah 😢😢😢
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 2 күн бұрын
Subxaanalaah Sheekhow Aduunyadu waa imtixaan Ilaahay ha ku karaameeyo hooyo iyo intii islaama ee dhimatay ilaahay ha u naxariisto Aammiin .
@aadancali5412
@aadancali5412 2 күн бұрын
Tuulada waxaa la dhaa fargurow ku xanuusan keliaha ayaa kunool ilaha😢
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 2 күн бұрын
Dadka Soomaalida ah waxaa ku jira dad bilaa naxariis ah oo haweenka ay qabaan si xun u dila ciyaalnimadii dad badan oo xaaskooda si xun u dila ayaan arki jiray waana dadka badowda ah ee miyiga ku nool ee aan diin iyo aqoon toona lahayn
@cabdinaasirbootaan
@cabdinaasirbootaan 2 күн бұрын
ماشاء الله، لقد صبرة واحتسبت في حياتك الصعبة منذ صغرك والله لن يضيعك ان مع اعسر يسرا
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 күн бұрын
Subxanallah calool xumo badanaa Sheeko Sheeko lee moodi jira Juudanka Waad iga oohisay 😢😢😢 Sheikh waa qiso xanuun badan Subxanallah 😭😭😭 Sheikh Allah ha u naxariisto janatul firdows aclaa Allah ha ugu bishareyo hooyada Allahuma aamiin🤲
@geekygamer422
@geekygamer422 2 күн бұрын
Waxan jeclaanlahaa in aadweydiiso walaalihiisi kale
@ZeroToHero2023
@ZeroToHero2023 2 күн бұрын
Waxaan odhan lahaa walalaha muslimiinta iyo dhamaan soomaalida in an ka war heyno jiiraanka iyo muslimiinta naga liidan waayo hadii an kalmeyni weynoh masaakinta walahi aduunka iyo aqiiro ba cadaab ban nasugaayo ee walalyaal illahi anka baqno oo an masaakiinta caawino.
@kowsarmohamedisse4209
@kowsarmohamedisse4209 2 күн бұрын
Intaxaan ay kuguuleysten bey mareen. Allaha unaxariisto maamadaas qabrigana allaha uwaasiciyo
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr Күн бұрын
Laa xowla walaa quwata ilaa billaah illaahow hooyadeyda iyo hooyada sheekha iyo intii muslino dhimatey u naxriiso yaa rabbi Allaahuma aamiin. 😢😢😢😢
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 2 күн бұрын
Allahu akbar ismalaheyn nolol heerkasa ayey cid somali ahi marikarta ilaahow adaa mahadle intii baahi iyo fakhri heysto u gargaar umadada islaamka 😢
@khadarsomali9497
@khadarsomali9497 16 сағат бұрын
Qaar ayaa hada dhibkaas kunool
@casalasal6466
@casalasal6466 2 күн бұрын
Subxaanalah Subxaanalah Subxaanalah alla beerkaa iyo qalbiga ayaa i xanuunay nimanka somaliyed ee dadqalatada qalbi dhagaxyada ma naxayaasha ah hooyoyinka ciqaaba iyo caruurta allow if iyo aakhiroba ku ciqaab
@user-zl1ut3vb9e
@user-zl1ut3vb9e 2 күн бұрын
ha na habaarin ee noo ducee ilaahay ayaa sidaa noo gartee
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 2 күн бұрын
​@@user-zl1ut3vb9eilaahay baa sidaa noo gartay ma ahane dumarka haloo naxariisto ragow
@Beingme541
@Beingme541 2 күн бұрын
Sabar iyo rerkaga ha dumin inte islahayen xaqoda lagu tuntay Akhira kaweyn adunkan dhaqanka Somalia dumarka Wu dulmiyay
@gigachad9879
@gigachad9879 2 күн бұрын
Walaalo ummad walbaa wey leedahay Rag iyo Dumar xun xun ee soomaalida keliya maahaa ha ka midnoqonin kuwa dadkooda ineey soo caayaan lacag ka sameeya
@ZakariyeCabdiqaadir-wr8nv
@ZakariyeCabdiqaadir-wr8nv 2 күн бұрын
😢😢haloo adkeeysto dhibka nolosha kaak soo kaaro Malin un waad guuleeysanee Ha is dhiibin ha is dhiibin 49:45 49:45
@rummohamud9406
@rummohamud9406 2 күн бұрын
oo sheeko ayaan moodi jirey dadka dadka cuno ma runbaa subhana Allah 😭😭😭😭
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 2 күн бұрын
Haa😢
@Hibajamaa1122
@Hibajamaa1122 2 күн бұрын
Haa wll xanuun dadka dhaca xitta duca ayaa jirtaa Nabi maxmed kudacaysan jiray
@musaibnnuseir8313
@musaibnnuseir8313 2 күн бұрын
​@@Hibajamaa1122 been badana. Bal noo sheeg
@ArdoSheikhRashid
@ArdoSheikhRashid Күн бұрын
اللهم اني اعوذ بك من الجنون والجذام والبرص وسي الاسقام
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Күн бұрын
​@@Hibajamaa1122judaanka laga duceysanayy waa mid jirka googoya
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 2 күн бұрын
Aamiin yaa Allaah ducadaada Allaha noo aqbalo sheeq jazakallahu khayran
@Samawade25
@Samawade25 2 күн бұрын
Waa qiso xanuunbadan laakiin waxay kufiicnayd in aad suaalo kaweydiiso maxaa dhacay markii hooyo dhimatay ninkii dilay magaciisa iyo meesha uu kudanbeeyay meeqa sano ayay hooyo wada noolaayeen caruurkale maudhashay,
@canabcabdulahi4446
@canabcabdulahi4446 2 күн бұрын
sheekh Ibrahim adiga iyo hoyadaa hoyadaa iyo abahaa allaha janadiisa igun kulmiyo aamiin
@user-dg4ni5ll4b
@user-dg4ni5ll4b Күн бұрын
MashaAllah tabarakalah if no dhow ayaad uegtahay barasho wanagsan Rahma Ibrahim waye
@ashawooo
@ashawooo 2 күн бұрын
Sheekha illahaya Hooyo macan illahaya ha uu naxariisto waa arina xanu badan xa Hooyo illahaya dabiga dhafa agonta illahaya baya leyihina Sheekha awaaya Caruurta kala
@ahmedkaisehashi164
@ahmedkaisehashi164 2 күн бұрын
Sh. ALLE ha unaxariisto hoyadii waa qiso xanuunleh
@samaaraqurux2736
@samaaraqurux2736 2 күн бұрын
Reer konfur balaayo badana ILAHAY halkina ha idinku hayo, dad iscawiya maaha isu naxariista gabadh maro kale siisa ma way wydya😢😢
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Күн бұрын
naa reer konfur baa kugu cararay aaamus wuxu ka shekeynayaa waa waa hore oo dadku rer badiya ahaa laga yaabaa in aysan ba cidna cid dhaamin soo rer konfur maahan dadka maanta wax caawiya
@shamsoahmed5167
@shamsoahmed5167 Күн бұрын
walallaal wanaagu waa u dhalsho oo koofur iyo waqooyi makala lahan oo qof xun iyo qof fiicanba dadku meel ay jogaanba way leeyihiin ee adigu reer koofur un xumaan hakula soo boodine sheekada dhuux ninka isaaq oo uu sheegay moyee wuxuu yiri dadkii magaalada markii ay naga war helen waa nalala caawin jiray.
@samiraibrahim8281
@samiraibrahim8281 Күн бұрын
Aduunyada waa imtixaam Sheekh ilaaheey ha u naxariisto hooyadaa janatul firdowsa allah haka waraabiyo Aamiin dhibaato aduunyo ayaad soo marteen Allahii idinka bixiyay ayaa ku mahadsan Alxamdulillaah samirkiinana Allah ha idinku dembi dhaafo Aamiin
@aishakoosibrahimugaas
@aishakoosibrahimugaas 2 күн бұрын
Hooyo allaha unaxarriisto ameen yaarabii 😢😢😢😢
@Faisalhassanrabah
@Faisalhassanrabah 2 күн бұрын
Sheekhow dhibkaa aadka sheekaynaysaa qoys agtayda ah ayuu haysta waa gabadh afar caruura haysata haloo gurmado soomaaliyay gabadhaa
@Aliyare25
@Aliyare25 2 күн бұрын
Brother Labarka so qor
@Faisalhassanrabah
@Faisalhassanrabah 2 күн бұрын
Magaceedu waa ifraax buushyar ayay degantahay ilaahay dartii u caawi walaal
@Faisalhassanrabah
@Faisalhassanrabah 2 күн бұрын
Lambarkeedu waa kaa please help her
@Faisalhassanrabah
@Faisalhassanrabah 2 күн бұрын
0634198361
@Faycadeey-gb2ys
@Faycadeey-gb2ys 2 күн бұрын
Xagee joogtaa gabadhaas
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 2 күн бұрын
Subxanallah waa qiso murugo badan sheeq Allaha u naxariisto hooyo qalbigana Allaha kuu dhayo runtii waad sabartey miraheedana waad heysaa Alxamdulillah howsha aad umada u heysana Allaha kula garab galo illaaheyna Ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo caafimaadka iyo cimriga Allaha kuu barakeeyo aamiin yaa Allaah !
@abdiadan4837
@abdiadan4837 2 күн бұрын
Ina lilahi wa ina ilahi raajiun, sheikh ya rabi aduun hooyo halkeetha wa kaa, sheikhoow hooyo reer jannaat allah unaaharito, jazakallah qyerr
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 2 күн бұрын
Sheekh Hooyo Alaha Unaxariisto Adiga iyo Iyada Kuwi Jannada Ku Kulma Alaha Idiin Kaso Idam Alle
@user-dg4ni5ll4b
@user-dg4ni5ll4b Күн бұрын
Amin
@sucdiali2700
@sucdiali2700 2 күн бұрын
Waa qiso xanuun badan qofkii agoon ah ayaa dareemikaro waan laqiirooday waana la ilmeeyay waayo anaa agoonimo somaray. Waxkasto waa qadarka ilaaheey alx calaa kuli xaal
@Maxameddiini-oe7gb
@Maxameddiini-oe7gb 2 күн бұрын
😢wadadka wuuiga oohiyay
@IsmahanAbdulqadir
@IsmahanAbdulqadir 2 күн бұрын
alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar walahi wanqiroday ader Ibrahim ilahay haunaxaristo aduniyo aqiro insha alaah
@kayfhussein6290
@kayfhussein6290 2 күн бұрын
Waa qiso cimri qaadasho ah
@haboonxaaji5352
@haboonxaaji5352 16 сағат бұрын
Wa qisadii iigu naxdinta badneyd aan maqlo wlhi rabi ha u naxariisto walidkaga shiq ibrahim adigana alle haku barakeyo aamiin❤
@nimanfarah4309
@nimanfarah4309 2 күн бұрын
Asc wll sheikh ibrahim ilahay haku ilawsiyo xanuun kaa ba an
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 2 күн бұрын
Dadkaa Kismayo banankeeda deganaa waa jireen buulo xaanshida aa la dhihi jirey waxey ku noolaayeen hilibka warshada hilibka kasoo haro oo la soo tuuro
@muniiromaandeeq3359
@muniiromaandeeq3359 Күн бұрын
Shiikhow qisadada waa qalbi xanuun indho xumo dhaxa wa so aragtey ilaahey hooyo iyo Abe ha u naxariisto
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 22 сағат бұрын
Subxana allah, qof walba wuxuu geysto oo dhib ah rabbi ayaa xisaabinaaya. Allaha u gargaaro dadka baahan oo dhan. Sheikh Ibrahim waalidiintada Allaha u naxariisto.
@FadxaXasan-dr2xq
@FadxaXasan-dr2xq 2 күн бұрын
Sh ibraahin madad dadka cuna ayaa jiray waagaas somaaliya Hadase majiraan
@casalasal6466
@casalasal6466 2 күн бұрын
Hada iney jiraan maxaad ka ogtahay
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 күн бұрын
Dhag-dheer sow may jiriin
@AfiyaIbrahim-tn8fn
@AfiyaIbrahim-tn8fn 2 күн бұрын
Kkkk hadeyba ka daran tahay tirikoob ma jiro.
@anisaduela9784
@anisaduela9784 2 күн бұрын
Jubooyinka waxaa ku noolaa dad qaba xanuunka Waraabowga dadka ayay cunijireen waan maqli jirey
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 2 күн бұрын
Waraabowga iyo juudaanka waa labo cudur sida soomaalidu u taqaan waraabowga waa isfiilito ama nerafoosa ama casabiyad ama xanaaq qatar keeni kara ilaa heer qofka qabo waraabowga haduu xanaaqo uusan is celin laga yaabo inuu ceejiyo qofka hortaagan sidaas awgeed ayaa qofka cudurkaas uu ku wayn yahay waxaa la siin jiray xaanshi taqtarka qoray oo sheegayso in aan wuxuu dilo loo qabsan sidaa awgeed ayaa waxaa la oran jiray qofkaas ka fogaada wuxuu qabaa isfiilito qofka qabana hilibka lama siiyo sababtoo ah hilibka badan qofka cuna waa xanaaq dhow yahay taas iyo walaahu aclam laakiin juudaanka alaha naga koriyee waxaa lagu hayn jiray isbitaalka laansareeti waxaan ku maqlay in la siiyo cirbado caadi ka dhigaya layskuna guuriyo halkaasna ay qoysas ku ahaayeen oo aan anigu arkay waliba iyagoo dhar dhaqaya dhar waraya waqtigii dowlada dhexe ay jirtay taas iyo alaahu aclam
@AhmedA-ye3cy
@AhmedA-ye3cy 2 күн бұрын
Masha allaha allaha ha ku xaafido✊🇸🇴
@jawahirshugrimahamud4343
@jawahirshugrimahamud4343 2 күн бұрын
Ilaahow waad noo nimceysay Alxamdulahi rabil calamine ilahow dadka dhiban ugargaar😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 күн бұрын
Aduun iyo soomaalidu isma caawin marka Isaaqa la reebo waxuunba garankara qof hargeisa iyo Burco soo maray' guriga isaaqu dagan yahay cid kasta waa u faranyahay xitaa waxaan arkay oromada iyo Amxaarada oo wax ka cunaaya" arinka cajiibka ah ee aan layaabay maan arag qof isaaqa oo tuug sanaaya.
@hodanc6255
@hodanc6255 2 күн бұрын
Naxarista iyo faqriga qabil kuma xirna
@Oumalkermohamed-xe8pd
@Oumalkermohamed-xe8pd 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@manaomar212
@manaomar212 2 күн бұрын
Axay ax hooyadeey tan ku dhacday markay iyada iyo walalked ay agoon ku noqden 5 iyo 3 jir kii dad uxigay ayaa gursadey guur qasab ah adeerkod waxayna nooled hooyadod 2 sano kadib abuse ku bilawdey walaked gaajo ayu u dhintay walhi hooyo markey ii shekeyso stomach I xanunto Anyway, alhamdulillah hooyadey maanta sidii boqortooyadii ayeey u nooshahay waana 90+jir
@user-hr4km9jp4m
@user-hr4km9jp4m 2 күн бұрын
Dadka madaxda'ah hadeeysan dadka si'daacad'ah ugu'shaqeyn aakhiro waa tan koowaad oo la'weeydiinaayo
@cabdisalanmaxamed3437
@cabdisalanmaxamed3437 2 күн бұрын
Mansha Allah sheqa yarantiisi Allah wuu imtixanay wana ku guuleyay , mantana waa la imtixanayaa wadadi guusha ayuna hayaa . Allah malinta Akhiro sheqa haku abal mariyo janatul fidawsa saraysa Amiiin
@user-dg4ni5ll4b
@user-dg4ni5ll4b Күн бұрын
Amin wll mahadsanid wa Abahay ehekha
@ArrowJubase
@ArrowJubase 2 күн бұрын
ASC. SH. lBRAHIM may. Allaah reward you with Janatul. Firdosa.
@hibaqxasan9340
@hibaqxasan9340 3 күн бұрын
Subxaanalaah wlhi waa aduu gadoon ilaahaw adaa umaqan soomaali
@familytraditionalfoods
@familytraditionalfoods 2 күн бұрын
Subxaana laah Allah ha unaxariisto hooyo daa samir Insha Allah
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 күн бұрын
Term adkatay iyo c qadir royal iyo fadumo ayaan ka mali jiray juudaanka ileen waa wax caan ka ahaa dalka😢😢😢
@fardowsawarsame1739
@fardowsawarsame1739 Күн бұрын
ASC DEEQ DARAJO WAA IDIN SALAAMEY SHIIQ IBRAHIN WAA KU SALAAMEY ALAHA IDIN XIFDIYO AMIN SHIIQ HOOYO & ALAHA AUN DHAMANTODNA JANATUL FIRDOWS ACLAA ALAHA UGU BISHAAREYO AMIIN SHIIQU WUU IMAAN BADAN OO SAMIR BADAN YAHAY QALBIGA ALAHA U QABOJIYO AMIN
@familytraditionalfoods
@familytraditionalfoods 2 күн бұрын
Qala Inaa lillaahi wainaa illeyhi Raajicuun
@user-hr4km9jp4m
@user-hr4km9jp4m 2 күн бұрын
Ninkaas oromada'ah waxaa laga'yaabaa in uu somali isku'dhiibey.
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 күн бұрын
Ma Oromaa ninku sidee ayaad ku garatay.
@user-dg4ni5ll4b
@user-dg4ni5ll4b Күн бұрын
Oromo ma ahan qabil Aya kadhumay
@kowtharqaali9306
@kowtharqaali9306 Күн бұрын
Oohintayda waan xakamayn.waayey xaaladda aan kujiro ayaan layaabanaa alxm illaahoow umadaada uwada gar gaar😢
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 9 сағат бұрын
Yaaaa Allaaaah illaahayow hooyooyinkeeena oodhan u naxariiiso yaaa Allaaah Hooyooyinkeeen Qubuuurtooda uwaasici Allaaahuma
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 күн бұрын
😭😭allow u gargar umadada 🤲🤲🤲😭
@Fathiya940
@Fathiya940 Күн бұрын
Illhay waxaan kabaryayaa hooyadaa in Janandii fardosa geeyo😢😢😢
@bashirsheikmohamed5423
@bashirsheikmohamed5423 2 күн бұрын
1955 ayaan dhashey kadibna 1960 ayu aabahey dhintey anigoo maraya Suratu Al- Namal😮 Fiction
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 2 күн бұрын
Macquul maahan ma 5jir
@user-dg4ni5ll4b
@user-dg4ni5ll4b Күн бұрын
Maybe fiction to that's my Father and that's his story of you wanna tell your story you have a platform to tell
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w Күн бұрын
Dadka daahir calosow ku tixin. Oo qabyaaladda jecel aya tahay ee 5 jir quran wa la gu dhameyn kara qoftoon alle kheyr la doono
@user-pp2bo3ly3p
@user-pp2bo3ly3p 2 күн бұрын
Alle ha u naxariisto hooyo mcn ninka hoyadii dilay wa familyka ninka cawiyay na duroyadii isaaaq bal fiiri qabiil wax ma taro
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox Күн бұрын
Alxamdu lillaah sheeqow sheekadaada buug kasamee si tusaale ay ugu noqoto caruuraha somaaliyeed si ay noloshooda uga ilaaliyaan arimahaas oo kale
@fadumo2199
@fadumo2199 11 сағат бұрын
Sheekh illahay hakaa ajarsiiyo wanaagaada hooyadana allaha u gu naxariisto wanaaga aad soo sameeysay ee illahay kugu jeclaaday❤❤❤❤❤❤❤
@SomaliaQueen-fm5rd
@SomaliaQueen-fm5rd 2 күн бұрын
Masha allah illahay ha inoo dhowro culumadeena
@muslimahk8026
@muslimahk8026 2 күн бұрын
Allahumma Ameen
@quruxsanqurux8659
@quruxsanqurux8659 2 күн бұрын
Ax wlhi waa xanuun qisadaan😭😭😭
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 2 күн бұрын
Warba adaa heysa cajiib qisoyin tuba takale kadarantahay yaab .
@hoodo9260
@hoodo9260 2 күн бұрын
Nolosha adag waxay soo saartaa qof adag
@amalidiris9641
@amalidiris9641 Күн бұрын
Allah ku xafido Sheikh Ibrahim Dhibki kuso marayna danbi dhaf iyo janooyin Allah hakugu arsaqo adiyo walidkaga walalaha iyo duriyadada dhamanba
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 8 сағат бұрын
Deeeq darajoo Allaaah agtiisa darajo sareyso Allahayow kaaa siiii oo Allahayow darajo Acllaaa aad usareyso Allaah aktiisa kuu geeee Allahuma Amiiiin
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 2 күн бұрын
Wahi 😢qisadan marakan dawadaya wanaoyaya balase makiidabe wana faraxaya
@khadijoshukri5217
@khadijoshukri5217 2 күн бұрын
Wa qiso ubahan cibro qadasho
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 күн бұрын
allaahu akbar illaahay hooyo mcn janadii hageeyo nuunadiina saqiir aaqiro allaha ugadhigo adigana qalbiga allaha kuuqaboojiyo somali ayadaa isdulmiso illaahay kibir iyo islaweyni adey agtaada tahay ax❤❤❤❤❤🤲🤲😭😭🥰
@shamsoahmed5167
@shamsoahmed5167 Күн бұрын
Waa sheeko ku cibrad qaadasho mudan shiikhan waa nin ehlu khayr ah oo illaahay jecel yahay wuxuuna maray imtixaan kulul laakiin wuxuu ka qaaday iimaan iyo akhlaaq wanaagsan waa qof naxariis badan lakiin uu illaahay ku imtixanay qofkii aduunka ugu naxariis darnaa fadlan somaaliyey caruraha alle idin soo bado oo ay dhallaan xaskaga amase ninkaga si fiican oo naxsriis leh ula dhaqma iyo qofkasta oo idin soo muta oo idinka is qaba isu naxariista oo muwda yo waraxmadii illaahay idin faray kuwada dhaqma .
@FaadumaAbdi-zh9sn
@FaadumaAbdi-zh9sn 18 сағат бұрын
Inaa lilaaah wa inaa ileyhi raajucuuun ilaahey qalbiga how qaboojiyo maalin aan leeska xoog badneen ayaa latagayaaa ilaahey agtiiisa ayaad ka heleee
@cwalicali9276
@cwalicali9276 2 күн бұрын
Rabi haku barakeyo shikh
@samsammohamoud3724
@samsammohamoud3724 2 күн бұрын
salaamaad min kuli aafaad laaxawla walaa quwata ilaa billaah
@nimcosaleban
@nimcosaleban 2 күн бұрын
Hooyo ale haw naxariisto jano wabay galaysaa qof masaakiina oo agoon korinaysa hadan gacan ka xaqdarani dishay alaaa aduunoo xalakaa be
@user-hr4km9jp4m
@user-hr4km9jp4m 2 күн бұрын
Waqtigaas dowlad soow majirin iyo boolis maxeey ninkaan iyo familkiisa u caawin waayeen dhinacwalba, mise dowlada jeebabka ayey buuxsadaan sheeka'daas kuma'jiraan kkkkkkk.
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 2 күн бұрын
sheekadani waxay u egtay tii ninkii markabka ku xidhnaa😢
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 2 күн бұрын
Dad badan baa gaajo iyo dhib tan kadaran kusoo korey.
@FadumoCqadir-l9g
@FadumoCqadir-l9g Күн бұрын
Walaalayaal waxaan ubaahanahay shiiqaan lanbarkiisa qofkii igu caawin kara fadlan🙏🙏🙏🙏😢😢
@XafsaAdan-u3d
@XafsaAdan-u3d 2 күн бұрын
😢 m.a shiq allah ku xafido
@AffectionateLake-wv8nc
@AffectionateLake-wv8nc 2 күн бұрын
Sheikh qisada kashekeyay gabaar maskin oo ilmo agoon hesato hesato ayaa hesata haben hore cabinay ayadii soo xasuustay
@munahussein9687
@munahussein9687 2 күн бұрын
Bisinka Allow sahal amuraha
@FadumoCqadir-l9g
@FadumoCqadir-l9g Күн бұрын
Walaalayaal waxaan ubaahanahay shiiqaan lanbarkiisa qofkii igu caawin kara fadlan🙏🙏🙏🙏😢
Ninkani magaalo ayuu ka dhex sameeyey Buurta
9:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 70 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,8 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 12 МЛН
DAGALKGA SHARMA IYO SOMALILAND OO SII QARXAY REACTION BUUQIISA WATA KING CK
8:39
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 786 М.
Nutella bro sis family Challenge 😋
0:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 11 МЛН
Pringles chips 😱🤣 #demariki
0:25
Demariki
Рет қаралды 3,1 МЛН
Не поймаю говоришь? ;)
0:55
BORODA TV
Рет қаралды 4,5 МЛН