Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka Soomaaliyeed u jeediyey farriin hambalyo ah.

  Рет қаралды 24,757

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 314
@AbdiWarsame-m2p
@AbdiWarsame-m2p 8 күн бұрын
We pick usa 🇺🇸 1788 from somalia 🇸🇴 yabar madaxWayne😊
@abdilaahi4505
@abdilaahi4505 17 күн бұрын
Wadanka itoobayaanka halaga saro ayaga wax walba sababa iyo ciidmada shisheeye❤ inshalah somali oo mida
@morganahmed1266
@morganahmed1266 17 күн бұрын
Madax weyne fadlan isku day inaad caawiso waliba hub ah ciidamada puntland oo dagaal kula jirah daacish Umada qalbigeeda hano intaas ayaa kaa maqan mudane madaxweyne nolow❤❤❤❤❤❤
@caynabyare3133
@caynabyare3133 17 күн бұрын
Hhhh 24.maalmood ayay ku burburaysaa puntland saw kii lahaa odagu
@Saido-j4o
@Saido-j4o 17 күн бұрын
@@caynabyare3133waa Run weeyna ku Burburtey oo Laba Qofood siyasiyiin Reer Putland oo isa Salaanto Miyaa Jiro. Inteey Diidayen Reer Putland La Aan Tood Ayaa La wada Ansixiyey kuwa Bari xabada isku wadatey iyo Garowe Dadka Ku Dhintey inteey xada isku wateen Dani iyo Cise Mohamud waxaas oo dhan Ma iloowdey Ma Umul miyaad Tahay
@saiidmoalim5596
@saiidmoalim5596 17 күн бұрын
Qalbiga somali waxaa hanan karo kii madax ka garaaco, oo rafaadiyo....
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 17 күн бұрын
Haduuba Uqireynin Arintaan uu isku dhisaayo Waatii lagu Wareejiyey Kursiga Golaha Amaanka Somali Ku Fariisan Dooto somalia 2025 ila 2026 haduuba uqireynin Ex MD Farmaajo Maxa lagala hadlaa Neceeb Daarood baa ka buuxo
@abdulahiabdi
@abdulahiabdi 17 күн бұрын
Waxaasi haka sugin igaarkan
@halimahersi8454
@halimahersi8454 17 күн бұрын
Madaxwayne taas waxaanoga muhiimsana inaad amnigeena inagu kufilnaano oodnagasaarto ciidamada shisheeye
@AbdiWarsame-m2p
@AbdiWarsame-m2p 8 күн бұрын
We pick usa 🇺🇸 1788 from somalia 🇸🇴 yabar madaxWayne😊
@mogadisho24tv50
@mogadisho24tv50 17 күн бұрын
Guul iyo Gobanimo umada Soomaaliyeed❤❤❤
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 17 күн бұрын
Hambalyo ,Somalia ha guuleysato horay u socda Mahadsanid.
@ahmedshaafi1983
@ahmedshaafi1983 17 күн бұрын
Madaxweyne Ethiopia wadanka ka SAAR HADDII AAD RUN KA TAHY
@yaasiincabdule1714
@yaasiincabdule1714 17 күн бұрын
Guuleeyso mudane madaxweyne
@fatmaomarabow7457
@fatmaomarabow7457 16 күн бұрын
Dalka hada ayaad sitoos gacanta u gilisay dadkii ina gumaysanay wlh 😢 bax dhimo
@sahruja5777
@sahruja5777 17 күн бұрын
Maasha Allah ❤
@libanmuse2460
@libanmuse2460 17 күн бұрын
Guul madaxweeyne. Maashaa Allaah.
@HassanAhmed-dp2pe
@HassanAhmed-dp2pe 17 күн бұрын
This is Cuz madaxwaynaha ayaa u sabab ah, he,s gental thank you pr Hassan
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 17 күн бұрын
Waxay ilatahay in aad xaqiiqada kafog tahay
@fatmaomarabow7457
@fatmaomarabow7457 16 күн бұрын
Walahi odeygaan waayelka waxuu sheegayo sanadaha soo socdo ayaa laga shalayn doona isoo xasuusta !!!
@MunaHassanMohamed
@MunaHassanMohamed 17 күн бұрын
May Allah bless and give glory to Somalia 🇸🇴
@raghedanan3959
@raghedanan3959 17 күн бұрын
AAMIIN
@guleit89
@guleit89 17 күн бұрын
Allahu akbar illahayow somalida qulubtoda isku so jeedi ….
@MohammadgimingFCmobaile
@MohammadgimingFCmobaile 17 күн бұрын
Guuuuuuul somaliya 🇸🇴 💕 ♥️ ❤️ 😍 💖 🇸🇴 💕 ♥️ ❤️ 😍 💖 🇸🇴 💕 ♥️ ❤️ 😍 💖 🇸🇴 💕 ♥️ ❤️ 😍 ❤❤
@SaidAbdala-l8b
@SaidAbdala-l8b 16 күн бұрын
Guul dalxoreeye! Guul Soomaaliya!
@yupyap5231
@yupyap5231 16 күн бұрын
you are the friend of ethiopia 🇪🇹 you work for ethiopia
@AweysKaraama
@AweysKaraama 16 күн бұрын
habaliyo habaliyo habaliyo guul guul guul somalia 🇸🇴 dal hureeye ❤❤❤
@fatmaomarabow7457
@fatmaomarabow7457 16 күн бұрын
Deentii nagala cafiyay hadhihin ee deentii anaga siyaasiyiintena aan cunay lagana lacagiyay dheh gurgurtoyahow
@yassinusuf8228
@yassinusuf8228 17 күн бұрын
Congratulations
@sujeinvestorslmt8559
@sujeinvestorslmt8559 17 күн бұрын
Congratulations 🙌
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 17 күн бұрын
MashaAllah Guuul 5🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥳 Thank You Our🇸🇴President Xasan Sheekh Maxamud Sir & Our🇸🇴Government’s Employees Who Worked Hard For Our🇸🇴People’s and Country🇸🇴.
@Saahilhassan-y9s
@Saahilhassan-y9s 17 күн бұрын
Lkn Somali baad tahay madaxweynahane wa madaxweyne Somaliyed dadka halkan commentiga kabixinayane wa Somali waxa laga hadlayane wa arimaha Somalia luqada lagu hadlayane wa Afsomali adigane Somali ayad thy so uma baahnid inad English soqorto ama ku amaanto madaxweynaha kufaan afkaga hoyo ee Somaliga wan garan la ahay sbbta somalida 2025 iyago Somali lahadlayan ee luqad kalo dadkale leyihiin ugu hadlayan dhibka naheste kamid thy next time inad Afskaga hoyo wax kuso qorta rajeyna🇸🇴💯👈🇸🇴🫡love u madama gabsr Somaliyed tahay🫡
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 17 күн бұрын
@@Saahilhassan-y9s InshaAllah 💙 one day and thank you 🙏🏽
@Saahilhassan-y9s
@Saahilhassan-y9s 17 күн бұрын
@@sadiamohamed2077 welcome sister💯👍
@engabdihakimahmed1558
@engabdihakimahmed1558 17 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 nabad insha allaaah
@Mohamedgoley
@Mohamedgoley 17 күн бұрын
Insha Allah Allah kulagarabgalo Shaqada adag ee dalkaaga uhayso
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 17 күн бұрын
Masha Allah mahadsanid mudane madaxweyne xassan Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🥰
@gemgen-f8s
@gemgen-f8s 17 күн бұрын
please tiktok xidha umadii oo dhan ayaa qabiil isku dilaysa waxyna ka bilaabata tiktok please please please hala xidho
@ArabSaid-f7c
@ArabSaid-f7c 17 күн бұрын
Masha alha guul mudan madaxwyeen mar 3 sadexan koso noqo
@MohamedMahadale-v8h
@MohamedMahadale-v8h 17 күн бұрын
Guul madaxweyne insha Allah dalxureeye xafidu Allah 🎉🎉❤
@abshiraliabdi6741
@abshiraliabdi6741 17 күн бұрын
Dal xureeye ❤❤❤ mar sadexaad ayaan kuu rajeeynaa dorasho qof iyo cod Ah gayiga somaliyeed ❤❤
@Hadibalad
@Hadibalad 17 күн бұрын
Thank you mudane madaxweyne ❤
@me__hana_tt1778
@me__hana_tt1778 16 күн бұрын
war naga tag cid rajo naga qabtaa ma jirte😢
@AweysKaraama
@AweysKaraama 16 күн бұрын
habaliyo guul somalia 🇸🇴
@Greater_Somalia
@Greater_Somalia 17 күн бұрын
Guul Somaliweyn ☝🏾🇸🇴🫡
@maxamedxajicabdi6180
@maxamedxajicabdi6180 17 күн бұрын
Ha gulaysato somaliya
@saidmohamed779
@saidmohamed779 17 күн бұрын
Guul Somalia
@footballer-77-j9q
@footballer-77-j9q 17 күн бұрын
Alxm somalinimo ❤🫂🇸🇴💙
@MuscabJimale
@MuscabJimale 17 күн бұрын
Somaliya hanolaato ❤❤❤❤❤
@fatmaomarabow7457
@fatmaomarabow7457 16 күн бұрын
January 24 2025 😂
@WuanJeon
@WuanJeon 17 күн бұрын
Guul somalia ❤🇸🇴
@AliCamuud
@AliCamuud 17 күн бұрын
Guuuuuiuuul Iyo Gobanimo Aragtayaa Wow
@SaalehBarkhadmukhtaar
@SaalehBarkhadmukhtaar 17 күн бұрын
Waxaanlayaabay ,maahmaahdii, ahayd Qofnooli hadalmadaayo, maahmaah kale waxay ahayd ceebe walabacasho oo afmarooris ah,
@CumarFarayare12
@CumarFarayare12 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@atoalsheikh3541
@atoalsheikh3541 17 күн бұрын
Guul guul soomaliya
@MaxamuudMustafCali
@MaxamuudMustafCali 17 күн бұрын
MW waad mhdsnthy waxan u jeeda inaa qaaday wadadee Ruwanda o ciidamaha dariska la ahaa ay diiday GuuL iyo Gobonimo 🇸🇴❤️🫡
@CabdiNuurYaali
@CabdiNuurYaali 17 күн бұрын
Mudane madax weyne itobiya iyo kuwa lamidka intey jogan wadanka waxba noma toosna wllh itobiya nama so gasho itoboya waa xaran hanoo so dhaweyn waa hadi aad rabto dadkan iyo dalkaan naga fogey xaranta mudane madax weyne waad guleyse insha allh
@bulaalepro
@bulaalepro 17 күн бұрын
Guul somali wen❤
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 17 күн бұрын
Maanshaa allaah hambalyo dalkeena Soomaaliyeed. ❤❤❤❤❤❤❤
@saiidmoalim5596
@saiidmoalim5596 17 күн бұрын
Maansha allaah Mudane Md Xasan Sheekh Guuleyso weligaa cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo, aamiin yaa rabi
@CaliMohamoud
@CaliMohamoud 17 күн бұрын
Guul somali
@Saido-j4o
@Saido-j4o 17 күн бұрын
Masha Allah Out Best Ever be a President in history of Somalia 🇸🇴 President Hassan Sheikh waad no Dadaashey wax La Taaban karo Ayaad u Qabatey wadanka Intaad Qabatey Qof Qaban karo Masoo Marin Mana soo Mari Doono Guuleeyso weligaa Hogaami Siyaasada wadanka 💯🇸🇴👑⭐️✅🔥🙏👍💕🥰
@hassanyarrow8959
@hassanyarrow8959 17 күн бұрын
Bahasha farmaajo aya kene
@MahmouttaliInaali
@MahmouttaliInaali 16 күн бұрын
Madaxweyne xassan sh maxamuud cimri dheer iyo cafimaad allaha ku siiyo..waa dadaashay ilaa simad ilaa madaxweyn dadka u gargaartay..... Siad bare adaa no badalay.. mudane madaxweyn wasaarada aqris iyo qoraalka buugagta hadaa ii magacowdu ka waran aniga waxaa qoraa bugaagta afsomali. Waxaan rabaa inaan ka qoro buug tariikh nololeedkaaga ku saabsan.
@Abuu.Raashid
@Abuu.Raashid 17 күн бұрын
Calamada dhinilaciisa yaal waala Arkaa laa,kin indha Qaboojiyihii Buluga ahaa lama Arako 😢midabkiisii Buluga ahaa ee ilaqabatiga ahaa Labadalay😢
@BoondheereLibaax-f8e
@BoondheereLibaax-f8e 17 күн бұрын
Guul Mr madaxweyne adiga iyo dowladaada
@BarkhadBarakaale
@BarkhadBarakaale 17 күн бұрын
Waxaa hanoogu sheekaynine ithopia cayri iimaankaaga ayaa labuuxin kariwaa
@48batman
@48batman 17 күн бұрын
dalxooreye❤️
@karaayali3429
@karaayali3429 17 күн бұрын
Calanki Soimaaliya away?
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 17 күн бұрын
Please sabb ha u noqon in sharaftaas aan wayno gulahana madaxdii kaa horaysaa ka shaqaysay ha dayicin madaxwayne inta xilka aad martida u tahy
@Abdiwaahidxammarry.Xammarry
@Abdiwaahidxammarry.Xammarry 17 күн бұрын
Waa guul noo soo hoyatay laakiin xasanoow itoopia naga ilaali in aad dhul iyo bad aad siisid kismaayana adigaa dadkeeda dhaafiyay waa in aan soo celinaa dadkii lahaa gacantooda lagu soo celiyo.
@SalaadIbraahim-c9o
@SalaadIbraahim-c9o 17 күн бұрын
Guul somali Madaxweyne Waadmahadsantahay Laakiis Ethiopian marabno
@Horgal510
@Horgal510 17 күн бұрын
Kaaley waa saxee yaa noo damaanad qaadaya amni dhamystiran min lawyacado, borama aan joogo ilaaa raas kambo9ni ❤
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 17 күн бұрын
Farmaajo ayaa kasoo shaqeeyey ee intaas waxqabad haka dhigane ee meelwalba ciidanka Somalia lagu baacsanayaa because of you ! Mar ay Kenya u cararaan iyo Mar Somaliya dhexdeedda lagu dilloh the worst president ever ; madaxweynihii ugu qorshe xumaa ifka!!
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 17 күн бұрын
Cawaanow GUUL SOMALIYEED WAAYE MOWLUUCA UU HADA SHEEGAYO DR XASAN SHIKH ee mahan yaa fiican madaxda dalka 😂😂😂
@Saido-j4o
@Saido-j4o 17 күн бұрын
Farmajo Dhiiqo Siyaasad waxba kama Ogee Siyaasadna waxba Kama ogee. Ninka Bilaabey ee yaqaano Siyasada waa King 👑 President Hassan Sheikh iyo Abukar Baale Hadana King 👑 Hassan Sheikh iyo Abukar Baale Ayaana Dhameeyey Guuuuuuuuuuuuuuul uu Soo Bilaabey King 👑HassanSheikh hadana Dhameeyey waaye 💯🇸🇴⭐️✅🙏💕🥰👍🔥
@KaafiAbdalla
@KaafiAbdalla 14 күн бұрын
Nacas
@CabdiWasac-g2v
@CabdiWasac-g2v 17 күн бұрын
Maanshaa al waxaa mahadleh alahii inagaadhsii guushaa iyada ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilvyu soomaaliya
@gemgen-f8s
@gemgen-f8s 17 күн бұрын
please madaxweyne cidamada shisheeyaha wadanka nooga saara cidankeena dhisa diyarado u ibiya cunaqabatyn maanta inama saarna please please
@salmaanabdulahi2967
@salmaanabdulahi2967 17 күн бұрын
Mansha allah hore ayaa loo soconaa
@InaaburBille
@InaaburBille 17 күн бұрын
Asc dhaman dhul waynaha somalia iyo gonboladiisa iyo shacbkiisa ❤❤ Xasan sheekh anigoo kuahadlayo afka shacabka iyo dhalinta somaliyeed waxaan ku leeyahy adiga iyo xukumadada inaad ilaah iyo umadiisa kaxishootan dad iyo duunyo waad qalqal galiseen xaqna umaleedihiin sidaas inaad udhaqantaan maxad si xaqdaro ah nagu dilaysaan waxa sababay in dagaalkan socda nus qarni uu wiil Somali lee ugu geeriyoda qofkale ku dhinto sawab anaga sidu insaanka unoolyahy Ayan rabnaa inaan unoolano udhaqano xaywaanka naga qiimo badnaday oo is maamul le sidaad doontaan dastuur kadhigta lkn dhiigeena iyo dhulkeena noo ilaaliya kaliya nakala badbaadiya iskukeen hayaa shaqsi walbo ana ayaa kadhigi Karna billioner ana ayaa ah hantida qarnka shacab ayaa mamula madaxda amaan aan helno iyo aqoon Tayo leh iyo hormrinta madaariata diinta iyo ciidan wada mideesan oo hald dal matala ilaah nooga cabsada xaqeena ilaaliya ❤❤❤❤
@abdullahiqaasim7120
@abdullahiqaasim7120 17 күн бұрын
Wacalaykuma salaam waraxmatullah. Hadalkaganbqimaha leh ad ayan kaaga mahadcelinaya walal. Qof niyad wanagsan ayan kuğu tuhmayaa e wax badan yanan Ka filin dawladdan galbeedku laga taagero kor iyo hoosba kursiga cidii ku fadhida hababku fadhidee
@mohamudabdullahi9106
@mohamudabdullahi9106 17 күн бұрын
Wcs m m w n manshalh tabarakalah shukran balsi waxan rabna Aman mudana madax weyna plz plz plz amni amni amni bifadlikum
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 17 күн бұрын
My president mohamud ❤weldone again and again we love ❤️ you today tomorrow and forever
@BurhanAbdi-n9o
@BurhanAbdi-n9o 17 күн бұрын
Waxa wa iska yimadeen wax saxan keenay maha xasan somali managed iyo hurumarkeed waligii Ka mashaqeen
@HappyCherryDumplings-hg9no
@HappyCherryDumplings-hg9no 17 күн бұрын
Waa shaqooyinkii farmaajo qabtay hasheegan guul aadan lahayn
@alihussein8437
@alihussein8437 16 күн бұрын
Dhaxalkii Farmaajo uga tagay umadda Soomaaliyeed GUUL MADAXWEYNIHI HORE EE SOMALIA MAXAMED CABDULAHI FARMAAJO
@MaalikMoha-b1q
@MaalikMoha-b1q 16 күн бұрын
Xassan Tuuug Ada umadda Dulimye akhirana Alle hortisa waa kulaxisabtamenA
@OmarFarah-x4l
@OmarFarah-x4l 17 күн бұрын
Qudbad aad jeedisay waligay ma dhamaysan
@macrobianson2g
@macrobianson2g 16 күн бұрын
Ninkan qof afganbia allow ku salid 80 Jir sharaf la‘an ku dhimo waa ayaan daro
@abdikarimadawe500
@abdikarimadawe500 17 күн бұрын
Wcs hambalyo madaxweyne laakiin shacabka soomaaliyeed, ma qancayaan inta ethiopia dhul soomaaliyeed joogaan, xammar na k❤❤❤u❤s❤u❤❤g❤anyihiin❤
@AdeshAdow
@AdeshAdow 17 күн бұрын
M.a gul❤
@habibahassan7290
@habibahassan7290 17 күн бұрын
Mudane Itoobiya ciidankeeda dalka ka saar haddii aad rabto on lagu taageero oo aad saameyn ku yeelato qalbiyada umadda Soomaaliyeed.
@Upderahman
@Upderahman 15 күн бұрын
Dameerleey marka madax kadhignaa qaldanay 😂😂😂
@KamaalBaraarug-un8cy
@KamaalBaraarug-un8cy 17 күн бұрын
Guul madaxweyne noolow.
@Taliye-7
@Taliye-7 17 күн бұрын
madaxweyne waxaas waa maalaayacni dalkaan isagaa u baahan gurmad dadkale qadiyadooda waxba kama qaban karno
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 17 күн бұрын
Abuukar baale waa halyeey soomaaliyeed soomaaliyeey ogaada xasan waa cayrindoonaa Wuxuu gayndoonaa mid sidiisa dabadhilifah
@abdirahmansandulle4943
@abdirahmansandulle4943 17 күн бұрын
Inagaa hasheen waynee 😢madadka kale ayayno wax u tari
@IsmailAbtidon
@IsmailAbtidon Күн бұрын
Xasan dhiqo dhuuso qurmeso ayad noqotey
@FardowzaCaamir
@FardowzaCaamir 17 күн бұрын
December wala soo dhaafay aaway cidanka shisheeye mey baxaan maxay dalka ka haayan mase adaa rabto anaga marabne
@yupyap5231
@yupyap5231 16 күн бұрын
you looked at the interest of your clan rather than the nation 🇸🇴
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 17 күн бұрын
Nin maalqabeena oo caruur lahayn ayaa wuxuu arkay 2wiil oo mataanaa 4jirah oo qashinkuciyaaraysa wuxuu yiri wiil ninkii korsanlahaa alle masiin
@Thenewgeneration.channel
@Thenewgeneration.channel 17 күн бұрын
Somalidu ninkii waxaraha utaag waaya bey geela raciyaan😂😂. Hada xasan miyaan UN security Council noga shaqeynaayo😂😂
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 17 күн бұрын
Waad ku fashilantay hogaaminta dalka iyo samata bixinta umadda Soomaaliyeed wax qabad hanooga dhigin xubin UN security council wasiirka arimaha dibada ayaa ku filnaa maaha hadal Madaxweeyne wax qabad la imoow mudada yar ee kuu hartay ama iscasil
@Abdikariim-akili3
@Abdikariim-akili3 17 күн бұрын
Hye wll inta dhiman waa dhameystireynaa
@qaalidIlyaas
@qaalidIlyaas 17 күн бұрын
Waxaan kalo ka filayna in danyarta dhulka laga barakicinyo oo lasiinayo kuwo ladan ama dhowr kun oo dolar qaato in and joojin doonto. Waa hadii ay noloshu gabagabadedu tahay geeri iyo God 2.mitir ah mahadsanid.
@UAM37
@UAM37 17 күн бұрын
Ethiopia wadanka kasar midasa farxadeyna ah kursi lagu fadhisto muhiim ma ahan
@AadancabdirahmanAadancabdirahm
@AadancabdirahmanAadancabdirahm 17 күн бұрын
Bil caalamka maxaa kagalay dalkiisii baa saa dhiigu udaadanayaa
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 17 күн бұрын
Somali haku dalin duli aya nahay o cawan ahe 😢😢😢
@YusufHussein-l1r
@YusufHussein-l1r 17 күн бұрын
Adi lee ah
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 17 күн бұрын
Waxaba magaranaysid sidaàn miyaad wax utaqaan adiga iyo umadda soomaaliyeed Allah Baan ka sugaynaa in uu uga kaamaciino
@abdullahiabdi8163
@abdullahiabdi8163 16 күн бұрын
dadalkan waxa ka danbeyey md farmajo oo wax walba ayago dhamad ku werejiyey Hassan dhiqo oo ku magac dher xabal qote ee runta wa sidas Allaha naga qabto Hassan tuuuug
@MaxamuudCali-u9m
@MaxamuudCali-u9m 17 күн бұрын
Madah. Weyne. Shekadas. Marabno. Shekada. Itoobiya. Iyo. Soomali. Wafdiga. Itoobiya. Waxno sheg. Tanan. Rabna
@shucaybmooha7827
@shucaybmooha7827 17 күн бұрын
Mw please iska aamu sidaas ayaa laguu qaateye tala yar aan kusoiye naftada itoobiya ka xoree
@miskoo1333
@miskoo1333 17 күн бұрын
Guul somalia🇸🇴❤🎉
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 17 күн бұрын
Madaxweyne talada ugu wanagsan aan ku siin lahaa itoobiya ha u ogolaan inee ciidama UN ka ee itoobiya laga saaray aad si gaar ugu ogolaatid waa tii kugu danbeese rajadaada iyo inaa si gaar bada ugu saxiixdo adigoo shacabka soomaaliyed kula ogeen markasta safaradaada tirada badan iyo saxiixyada aad dowlad walba kula galeeso arimaha amniga sida masar iyo ereteria aad kula soogaahay ku adkeeso itoobiya danteeda ayee kahadleesa waxa somalia kala fogeenayo 40 sano bee soowaday wax ehel manihin hal diyaarad oo daawo waligeen nooma keenin balse waxee burburise wadajirka soomaliya iyo kala taga somalia 😢
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Madaxweyne Xasan Sheekh " CADOW waa Labo, Waana Shabaab iyo Itoobiya "
15:17
Somali National Television
Рет қаралды 52 М.