Dee Hawd and Reserve Aeria ayaa la yidhaa dee Maamulkan
@ashasalah28352 күн бұрын
ABEY AXMAD, WA IN U DDS U KALA QEYBIYO DIR IYO DAROOD, DALKA AYEY KU HESHIIN LA'YIHIIN MACADALAAHI WABA DALKA ITOOBIYA.
@Ahmed-n6r1k2 күн бұрын
Adeer kuwa leh Deegaanka Qayb qayb ayaa loo Wareejiyay. Ogaadenia 1948 ayaa lagu wareejiyay Ethiopia. Hawd and Reserve Aeria 1954 kii ayaa lagu wareejiyay Ethiopia Markaa waa Deegaan 2ba Taariikhood kalla leh.
@maanshaallah87522 күн бұрын
Iidoor wa kansar umada Soomaaliyeed guud ahaan ku yaala wana cadawga koobaad ee umada Soomaaliyeed waxaan tuug latag bartay laga dhig waa ku ceeb waxbadan balaydin siijeed maanta gacan bira lagu qaban dhankasta soo dab maydaan gelin ka xaab xabiya
@rodag78312 күн бұрын
Kibir baa haya Darood iyo Ogadeen oo diidan wadan Dir iyo Isaaq ka madax yahay.
@MohaShine-m2o2 күн бұрын
OROMO WÀA WALAALO AXMARO WALAMID CAFARI SIDOKALE BALSE SOOMAALI WA AYO DAD NASABWADAGA AYAAISRACA DHIIBA HOGAAMINTA JAARSO AMA ISAAQ MID HALOODHIIBO
@DaahirCilmi-t1z2 күн бұрын
Ninkasta oo dira meeshiisa heegan hagalo mid Hawd & Reserve dagan iyo mid aan daganaynba waa in ay xuquuqdooda iyo dagaankooda utashadaan
"Dir Somali state of Ethiopia" in la sameeyo waa lagama maarmaan. Somalida Itoobiya inay kala go'aan waxa keenaysa xaqdarradda iyo xagudubyadda mar walba qabiileysan ee beesha Ogaadeen geysanayso iyaga direyskii dawladda xidhin. Bad Cas ee Itoobiya doonayso iyo kala goynta DDS waanu isku xidhaynaa.
Waa wax lagu qoslo markey soo faragaliyaan Faysal Cali waraabe Somali kill waa yaab waa 3 demo miyay noqonkaraa Kilil?
@Mohamed-n9s2j2 күн бұрын
Kkkkkkk 😂😂😂kkkkkkk riyoland 😂😂kkkk
@QaadiroAhmed3 күн бұрын
SOMALI MA WAXNA ISUGU JIRA
@Abdiladiif-l1r2 күн бұрын
Wll beenkalood ku hadasho maad garan wayday warkaasu beentiiyoo cad weeye ,midaasu.aftibaykutimaadaayee,aftina lamaqaadinee beenta umada kadaa beenta
@adamhirqal29832 күн бұрын
Famaajo kolku qabyaaladdiisa dhib ma leh, ceebna ma aha
@aarsadaamdayib65372 күн бұрын
Halan kala jaro ogadeen cid ka xun majirto
@rodag78312 күн бұрын
Somaliland doorashadeed sida quruxda badan u dhacay bay ka xun yihiin iyo nabada aduunku ka sheegay SL. Waxaay rabaan iin aay dagaal iyo buq isku dhaafiyaan xaqiiqada.
@AaminaJanriil2 күн бұрын
Kkkkkkkkkookokkkkkkkkkkkkkk waryahe xishood
@kingcayfo74702 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 Intu hal qof ooabsameah nolyahay Dhici mayso in dds lakale qaybiyi Kuwa qoxontiga ku yimis baguuri
@karimhasan89672 күн бұрын
😂😂😂 xaar ka la fadhiso cagdherey hoyada malaha dhulkan ragi lahaba gacan bira ku haysta hadad kuso riyootana sidi maalinti dhawyd ayay kugu wasi donan
@sudaysisacad-ti1vl2 күн бұрын
war ina adeer siidii nin adag u hadal ama iskaga bax warbaahinta
@ahmeddaud50752 күн бұрын
DDS markii hore waxa loo sameeyay in qoomiyada somalidu iska bahaysato qoomiyadahaa ka badan ,Waana sadex qaybood OGADEENIYA,HAWAD IYO RESEVE AREA ,SHINIILE, Diridawa markii horaba waa ka hoos baxday oo waxa loo sameeyay maamul toos u hoos taga Addis ,labdan qaybood ee ogaadeeniya iyo H/reseve area waxa laysla gartay in igjiga oo u dhaxaysa laga dhigo xarunta maamulka ,jigjiga dagaan kuma le ogaadeen ,laakiin waxa daga reero kale oo Daarooda sida bartire ,yabaree,gari ,iyo isaaq,samaroon,akisho,abaiskuul ,gabooye ,DDs waxay noqotay meel ay ku danaysteen reer kaliya oo ah ogaadeen ,waxay ku dulmiyeen gudahooda iyo dhamaan dadkii kale ,waxay isku koobeen maamulkii,ciidankii,tiiyoo ay dadka kale uga fogaadeen in ay laba ogaadeen oo midna jabhad la daagalmaysa wadanka iyo kuwo liyuu police oo la dagaalamaya ayaga , waxay xasuuq iyo tacadi xad dhaafa u gaysteen qabiilada jaarso,sheekhaal,gurgure,samaroon isaaq,kolkii isbadalku ka dhacay Ethiopia waxa la xidhay ninkii tacadiga ugu badan gaystay ee ina ilay ,waxaana maamulkii la wareegay mustafe ,tiiyoo sidii dagaanada kale ugu dulmanyihiin wadooyin wa barasho ,caafimaad ayaa hadana waxa ugu biiray in mamulkii cag jar uu ku milmay siyaasadaha somalida iyo samaliland dhexdooda ,oo uu faro galin badan oo hub iyo ciidankii ugu badnaa geeyay kismaayo ,sidoo kale dagaalkii laascaanood ,iyo inuu colaadii halkaa taalay u soo raray gudaha Ethiopia dadkii wada daganaa,,waxay dul qaadanayeen mudo dheer tacadi iyo in la fogaynayo oo aanay waxba ku lahayn maamulkaa ilaa tan u dambaysay ee lagu xasuuqay dadkii shacabka ahaa ,waxaana la joogaa wakhtigii ay talaabo qaadi lahyd dawlada fadaralku ee wadanka ka talisaa lana dhagaysanlahaa doonista dadka Hawd and reseve area,
@abdiali3193 күн бұрын
Kani wariyaha isku sheegayaa ma *Cagheer* baa?.
@abdiisseahmed41882 күн бұрын
Isaqu minority ayey ka yihiim degaanka Somalidu
@karimhasan89672 күн бұрын
Hoyada miya ka dhigtay dhulka ugu badan waxa leh isaaq inta so hadhayna dir iyo hawiye intasina isaaq ayay racayan xarodo kurdina laba tuulo uso hadhay