Elite Hotel Mogadisho Somalia 2020

  Рет қаралды 201,881

Sola Portal

Sola Portal

Күн бұрын

Пікірлер: 769
@xaqdarowaran8822
@xaqdarowaran8822 4 жыл бұрын
from Djibouti maasha allah ilaahay Nabad ha kadhigo waxan kaloo mahad gaara u celinayaa Team ka Nbad iyo nolo farmaajo iyo khayre ilaahay baa umada somaliyeed u soo diray guul somaliwayn
@aroneyare8792
@aroneyare8792 4 жыл бұрын
Waa ku mahadsan tahay hiil walaal
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 4 жыл бұрын
Jamhuuriyadda Jabuutaay Adigaa Aasaasay oo buddhiga u ahaa Quruxda Idiin Muuuqata Kadib Dadaal 20 Sano Jirsaday Ee Dowladnimada Qaan gaadhka ah Ee Aad Kubixideen Naf iyo Maalba Sidii Soomaaliya Loogu Dhisi lahaa Dowladnimo Sal Fadhido Leh.... "Jamhuuriyadda Jabuutaay #HiilWalaal Ayaad tahay Garabkay Ayaad tahay #DalkaygaLabaad Jamhuuriyadda Jaabuuti Aad baan Ujeclahay Allaha Dhowro Aabaha Umadda Soomaaliyeed Ismaaciil Cumar Geele Iyo Madaxda Qaranka Jamhuuriyadda Jabuuti" 🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Skpoi7
@Skpoi7 4 жыл бұрын
Somalida waa ha shacap mana kala maarmaan tnx 🙏🙏
@abdirahmanabuukar5091
@abdirahmanabuukar5091 4 жыл бұрын
farmajo iyo kheyre maba dhisin beeh
@E25-e2w
@E25-e2w 4 жыл бұрын
@@abdirahmanabuukar5091 wadanka horumarkisa ayey ku shaqa jiraan hotel macna malahan
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 4 жыл бұрын
My country my people my blood my culture my every thing is Somali From Hargaisa
@ishwaaqali8305
@ishwaaqali8305 4 жыл бұрын
Nice 🇭🇺
@fartunabdiwali2858
@fartunabdiwali2858 4 жыл бұрын
We love you abowe
@aosmanegal6651
@aosmanegal6651 4 жыл бұрын
We love you walalo I’m from kismayo
@kingmo_productions
@kingmo_productions 4 жыл бұрын
100% agree with you brother 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wan ku gu raacsanahay. Somali waa walaalo wa dad is la dhashay ❤️❤️ from Canada.
@Somaliland-First
@Somaliland-First 4 жыл бұрын
Correction: a Somali refugee living in Hargeisa.
@markwhitethorn6743
@markwhitethorn6743 3 жыл бұрын
I’m very happy to see that Somalia is going back to the normality. Hope the old buildings, the old city is preserved. The old constructions have to be kept and regenerated, that is the wealth of the city, its soul, the things that make Mogadishu unique. Sky scrapers, building made of glass and iron can be found in every part of the world.
@MohamedAhmed-vx8ku
@MohamedAhmed-vx8ku 4 жыл бұрын
Everyone is Building hotel, omg, guys let us start Industrial and production companies,
@abdirisakmohamed2788
@abdirisakmohamed2788 4 жыл бұрын
Yeah, unfortunately most Somalis think sleeping and not working hard is the best!. Allah bless my people.
@Pkolom-114
@Pkolom-114 4 жыл бұрын
That is my dream
@ahmedaden3419
@ahmedaden3419 4 жыл бұрын
There are many doing exactly that, although not as many as we need. But as you know it does not attract media attention unfortunately.
@Abdi-libaax
@Abdi-libaax 4 жыл бұрын
I made the same comment on the other video of a hotel.
@mbxo__5936
@mbxo__5936 4 жыл бұрын
NASTEEX MEDIA may Allah give you success in achieving your dream. Ameen
@kooxdanabadiyonolol8796
@kooxdanabadiyonolol8796 4 жыл бұрын
tiyatarka qaranka ayaan rabaa inaa no so duubto qofki igu fikrad ah like ha isaaro
@hanadraas9233
@hanadraas9233 4 жыл бұрын
kooxda NABAD IYO NOLOL @ Viva Nabad iyo Nolol 🇸🇴🙏💪🏾❤️✊️
@axmedcynte8723
@axmedcynte8723 4 жыл бұрын
Nabar iyo Naxdin yuxuush
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 жыл бұрын
Maya sxb mala soo duubo meelahaas cml cadowga ayaa xog ka helaayo
@wadanigadhabtaah683
@wadanigadhabtaah683 4 жыл бұрын
kooxda NABAD IYO NOLOL Viva nabad & Nolol
@anwarkagaming5979
@anwarkagaming5979 4 жыл бұрын
Zxp aniga darbi jiif ahay ma imaan karaa habeenkii😅😅😅😅waxaan argey ilma aad meesha aad ku bahdillesaan🤬somaliA WAAWA XUUSHIIN
@axmedmaxamedxidig865
@axmedmaxamedxidig865 4 жыл бұрын
Inshallah waxaan jeclahay inaan muqdisho imaado bisha 6 aad ee soo socota hadii alle idmo waan booqan goobahaan ugu casrisan anigu waligay ma tagin muqdisho balse waan jeclaa inaan mar unaaya imaado Mudadan danbe muqdisho waxa ka socday horumar aad u fiican oo aan la socday reer muqdisho waan idin jeclahay From garoowe
@ciyaalxamar4754
@ciyaalxamar4754 4 жыл бұрын
🔥🔥🔥🇸🇴🇸🇴☑️
@HamdaSocialHS
@HamdaSocialHS 4 жыл бұрын
Masha allh welcome bro we love u2
@thephenomenon6258
@thephenomenon6258 4 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 is back in global Business thanks to Allaha
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 4 жыл бұрын
#SoomaaliyadaCusub! The White Pearl Of Indian Ocean,Jowharadda Cad Ee Badweynta Hindiya #Mogadishu Caasimadda Umadda Soomaaliyeed... Mustaqbalka Soomaaliya Oo Aad Uwanaagsanaan Doona Insha Allah Kadib Deyn Cafinta Ayaa kadhigaya Soomaaliya mid kamid ah Wadaamada Dhaqaalahooda kutiirsanaan doono Ganacsiga Badaha iyo Xeebaha(Blue Economy) Insha Allah Tani Waa Soomaaliyada Cusub
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 4 жыл бұрын
Markan arkay magaca waan naxay oo waxan moodey in ajnebi leeyahay lkn markad tiri somali baa leh waan farxay ilaahaw u siyaadi qofka leh iyo somali oo dhan
@mahadxasan585
@mahadxasan585 4 жыл бұрын
Gamacsade Xildhibaan aha leh,hadad Siyaasada Soomaalida la socotid wa ninki dhahay"30 jir 30 malyan heystan ahay"
@ifraahhassan265
@ifraahhassan265 4 жыл бұрын
@@mahadxasan585 ha ka cowryin wuu shaqayskay
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 4 жыл бұрын
@@mahadxasan585 aad baan uga xumahay walaalkeen inoo u nixi waayey walaalihiis weliba wakhti ay aad u baahnaayeen .wuxuse dhaama kuwa dalal kale gaystay. dadkii xaqaas lahaana may cafin
@maxedbaari4107
@maxedbaari4107 4 жыл бұрын
ajnabi haduu leeyahay xataa maxaad uga naxaysaa adiga waxaa laga yaabaa inaad wadan ajnabi ku nooshahay ganacsina ku leedahay
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 4 жыл бұрын
@@maxedbaari4107 waa sax wll kln wadankayga waxa ugu qurxan dadkayga baan la raba sida kan aan joogo dadkiisu aysan iila rabin wax ugu fiican.
@Wynapse
@Wynapse 4 жыл бұрын
Somalia does not need hotels at this moment in time. Why are we not prioritising education, health, and housing?
@happysomalifamily9966
@happysomalifamily9966 4 жыл бұрын
@Abu Kitten Security will be my main concern!!
@Wynapse
@Wynapse 4 жыл бұрын
Abu Kitten Agreed
@maxedbaari4107
@maxedbaari4107 4 жыл бұрын
somali waa u baahantahy hotelo nuucaani oo kale ah inta aad sheegtay way u baahantahay
@hanifanur3468
@hanifanur3468 4 жыл бұрын
Wynapse O A country requires many things businesses is one of them, there progress and development that are taking place. Yes still we are away from a full fiction country, but be possible and give credit to the hardworking Somali people. Thank
@HakaFakarin
@HakaFakarin 4 жыл бұрын
We agree but we need also to visit moqdisho and see nice somali business .my children always have bad images in somali this is nice.
@hanadraas9233
@hanadraas9233 4 жыл бұрын
Mashallah Walaahi Dubai iyo Miami ayaa mooday 🇸🇴💪🏾 peace 4 ever 🙏Muqdisho ❤️🇸🇴
@yasminali74
@yasminali74 4 жыл бұрын
Sola waxa thy qofka kaliya oo wadankeena hormarkiisa jecel misana dadka tuso sida wadanka uso ifayo❤
@salisben8982
@salisben8982 4 жыл бұрын
Thank you walal for uploading these beautiful place of Somalia. I have never been to somalia, all I hear about is qarax etc. I come to Sweden when was 5 years old and I’m 20 today and never seen my country. seeing all these changes makes me so happy. I always pray for our country somalia wa 1. Big love🇸🇴❤️❤️❤️ somalia ha noolato.
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 4 жыл бұрын
Wow it is unbelievable wlhi I can't believe muqdisho cadeey ineey luxury gaas ku taalo omg our country wuu duley Masha Allah tabarakallah 👍👍👍👏👏👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪
@kingmo_productions
@kingmo_productions 4 жыл бұрын
Waa farxad walaahi Masha allah from Canada ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fadhijamaa8138
@fadhijamaa8138 4 жыл бұрын
Wax muqdisho kusaabsan like sher kuli
@mohamed88466
@mohamed88466 4 жыл бұрын
Bad buluug saafi ah iyo ciid cad oo widhwidhasa way Yar tahay meelaha laga helo caalamka dushiisa Jasiiradaha #maldives bay u eeg tahay
@ProudAfrican
@ProudAfrican 4 жыл бұрын
They need to clean the seaweed off the beach, someone should invest Surf Rake Beach Cleaning Machine.
@abshirismailhajifarah3072
@abshirismailhajifarah3072 4 жыл бұрын
Yes indeed and that person is you and me, So lets do it
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 4 жыл бұрын
If we do contribution every Somali especially who live Banadir and the diaspora we can buy one tractor plus Barber Beach Cleaner Things like bottles , seaweed ,and stones to be removed
@robrob6719
@robrob6719 4 жыл бұрын
Nothing called *Leaves of the beach* in English but we comprehend your comment
@ProudAfrican
@ProudAfrican 4 жыл бұрын
@@robrob6719 Hahaha ok mate Seaweed OR BLOODY kELP.
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 4 жыл бұрын
@abuaimen28 bro sea level ka bada iyo machine ka Surf Rake beach cleaner maxaa iska khuseeya ileen Surf Rake Beach cleaner waxuu ka gurayaa beach ka seaweed, dead fish, glass, syringes, plastic, cans, cigarettes, shells, stone, wood and virtually any unwanted debris.
@MoneyHut
@MoneyHut 4 жыл бұрын
It's great to watch this video as I work at this place ..
@salmanyare2103
@salmanyare2103 4 жыл бұрын
Are you Somali sis?
@zainabdulla1131
@zainabdulla1131 4 жыл бұрын
@Nzer 9 sure?
@maxedbaari4107
@maxedbaari4107 4 жыл бұрын
nice to your comment
@musekhadir4233
@musekhadir4233 4 жыл бұрын
What are the price for a night ????
@omarhassan8285
@omarhassan8285 4 жыл бұрын
Are you okay after the attack?
@adenaden3213
@adenaden3213 4 жыл бұрын
MASHA ALLAH QURUX BADNAA WADANKEENA SOOMAALIYEED 🇸🇴🇸🇴🇸🇴ALLOOW NABAD KA YEEL 🤲🤲🤲
@qadaafinhoqadaafinho2552
@qadaafinhoqadaafinho2552 4 жыл бұрын
Aamin insha allaah nawad allaha ka dhigo aamin
@xafsaali3651
@xafsaali3651 4 жыл бұрын
Masha alah tabaraka alahayow noo siyaadi quruxda iyo wanaaga magaladeena Muqdisho yaa rabi walahi waa ku farxay isla markiba waxan dhahay alow ka badbaadi balayadii dalka qaribeysey walee dhul waan haysanaa alaha noo nabadeeyo horey usocda ganacsatada ja qayb qadatey dhismaha iyo quruxda dalka 😘😘😘😘👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@ikramdirie1220
@ikramdirie1220 4 жыл бұрын
masha allah from canada waxaan ahay qof aad uxiiseeyo sida aad wadankii noogu soo duubto oo wiliba music laheen walaal intaad muqdisho joogtid manoo soo duubi kartaa dareslaam xaafadaas schoolada majidka suuqyada iyo xasfadaha, aad aayaad umahadsantahay
@najaxshariif5908
@najaxshariif5908 4 жыл бұрын
Elite hotel 🏨 markaan maqlay dhibaatada ka dhacday ayaan daawaday masha Alaah... Rabi inta xaqdarada lagu xasuuqay rabbi ha u naxariisto aamiin inta dhaawacan tayna Rabi ha caafiyo Aamiin.
@stanford6504
@stanford6504 4 жыл бұрын
Somalia Hanoolato ! ✊🏾
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 4 жыл бұрын
Masha Allaha. Abdinasir waa nin wadani ah oo jaceyla wadankiis Soomaaliya qabyaaladda Iyo reer meel lugu gaari waa qaranimo Iyo wadajir baan dhibkan oga bixi karnaa.
@mariamhassan5345
@mariamhassan5345 4 жыл бұрын
Masha"Allah, Allah ha ku xifdiyo walaal. Fadlan xaafada Daarusalaam Muqdisho iyo school keeda noo soo duub adoo mahadsan.
@abshirismailhajifarah3072
@abshirismailhajifarah3072 4 жыл бұрын
Well done Sola, Quruxda Dalka soo bandigiisa waa Waajib na wada saaran Soomaali oo dhan, Crystal clear beach and Blue Ocean only in Mogadisho
@AMIsmail22
@AMIsmail22 4 жыл бұрын
Mashallah Somalia 🇸🇴 ilaahey ha noo barakeeyo Aamiin ❤️
@Amalhirad320
@Amalhirad320 4 жыл бұрын
Manshallah I can’t wait to visit the place I born inshallah one day ❤️💙
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 4 жыл бұрын
mashallah tabarkalah cadi mahn o mabalo maleyo somaliyo wlaji wa dubedi mustqblka sole wa ku mhdsnthay ina idheena tustid wx wanagsan horay usoco somaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hnolato cdawgeda hjaba guul
@stxticon60ping53
@stxticon60ping53 4 жыл бұрын
Sola , jasaa kallaah qeer, waa mahad sentahay love my somalia guul iyo gobanimo, insha allaah
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 4 жыл бұрын
Mansha Allah maxay walaalow af Somali magac hoteelka ugu bixin waayeen.
@sadiyavaloverahmed5068
@sadiyavaloverahmed5068 4 жыл бұрын
Thank you so much for the beautiful video I miss home home sweet home and then I like I'm so happy seeing Our Kind is working at the hotel somalia people love you all my brother and sister
@safaabuubakar9325
@safaabuubakar9325 4 жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️❤️❤️ somaaliya Guuulll iyo gobanimo inshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏆🥇🎠🌇
@hanakasae9755
@hanakasae9755 4 жыл бұрын
Amazing video and beautiful hotel 🥰 Thanks Sola 🙌🏻 sida marwalba ugu tagantahy so bandhigita quruxda wadanka 🙏🙏
@najmakhaliif2791
@najmakhaliif2791 4 жыл бұрын
Maashaa Allaah qurux badanaa dhulkeena Hooyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️Allaahayoow nabada u siyaadi Muqdisho cadeey🇸🇴❤️❤️♥️♥️♥️ Abdinaasir Soolo waa ku mahadsantahay muuqaalada quruxda badan ee noo soo gudbisay👍
@jmk7b947
@jmk7b947 4 жыл бұрын
We back Alhamdolillah 🇸🇴✊🏽
@sofiadakane1984
@sofiadakane1984 4 жыл бұрын
Masha Allah Somalia
@sahramohamed8742
@sahramohamed8742 4 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah allow ubarakeey ninka iskaleh hoteelkaan waa mid aad quruxbadan kaliya meesha ukuyaalo ayaaba wallahi aduunka dhan kaqiima badan bada hawada mansha allah allow dalkeeyna nabada noosiyaadi peace and love
@amio845
@amio845 4 жыл бұрын
🤲🤲🤲May Allah give peace to Somalia, may Allah bring our hearts together.
@shafiabdi215
@shafiabdi215 4 жыл бұрын
Mash allah. Aad baan uga helnay barnaamijkan. Hotel kan runti waa cajiib. Dhinaca gudaha hotel ka wax badan nagamad tusin, koleey weli shaqo ayaa kasocoto. Waxaan rajeynayaa sidii Decale oo kale inuu gudaha ka noqdo. AC ga conference hall ka waxaa sii qurux badnaan laheyd inuu centralized yahay. Beautiful hotel any way.
@ringularitas
@ringularitas 3 жыл бұрын
Come on Somalia! Bring that white star high in sky! Bravi! Ciao from Italy!
@mahadyare6945
@mahadyare6945 4 жыл бұрын
Waxaa kufaraxsantahy inuu dhahay waxaad kaliyah oo ku arkeysaa calanka 👉❤️🇸🇴 meeshu Waa Xamar kaasa kadiiq ah Somaliya hanoolato Thanks zolo
@jamasaladhirsi9598
@jamasaladhirsi9598 4 жыл бұрын
Masha allah ilahow dhulkayaga khayriiska iyo quruxdiisa noo siyaadi❤🇸🇴❤✌
@abdugadirama3817
@abdugadirama3817 4 жыл бұрын
Video noocan noo soo badi adigoo raali ah jaceel wadanka ah ayaaba i gelisay viiva somaliya and mogadisho ❤❤
@abdirashiidhussein1554
@abdirashiidhussein1554 4 жыл бұрын
Masha allah enjoy your time in our beautiful country and beautiful weather and remember to KEEP YOUR SOCIAL DISTANCE and stay safe in shaa allah
@wardhiigleeyhowlwadaag2976
@wardhiigleeyhowlwadaag2976 4 жыл бұрын
Xamar dhulkeeygii hooyo meeshaan ku dhashay kusoo barbaaray waayo waayo baan soo xasuustay mahadsanid Sola.
@mariaabdi6544
@mariaabdi6544 4 жыл бұрын
Maasha alaah mahadsanid walaalkey jzkmlqeyran waxaad na tusisey wadankeena quruxdiisa ilaahow cadowga nooga qabo aamiin waana imaaneynaa insha alaah soomaaliya soomaali baa iska leh
@koketisinan6640
@koketisinan6640 4 жыл бұрын
Wowo Somalia make great again 👍👍 love from neighbor Ethiopia
@suleymanabdulkadir8775
@suleymanabdulkadir8775 4 жыл бұрын
Masha allah waa farxay wlhi, insha allah ganacsatada hantida heesato wadankooda ha maalgishadaan ❤️❤️
@khabylamerespectmoments2744
@khabylamerespectmoments2744 4 жыл бұрын
MashaAllah very beautiful but our country people needs more of schools hospitals and other basic needs
@jazz8931
@jazz8931 4 жыл бұрын
Waa u xiisay bada aan ku dabalen jiriyay 1980s VIVA muqdisho 🇸🇴🦋
@isismadeinisrael.5312
@isismadeinisrael.5312 4 жыл бұрын
THANK YOU SOLA!! KAMARADAHA WARIYAYAASHA SHISHEEYE KALIYA WAXAY QABTAAN BURBURKA MAGAALADA IWM. LKN,SOLO MAHADSANID!!!!.WAA MUUQAAL QURXOON.
@safisheikh-ali5847
@safisheikh-ali5847 4 жыл бұрын
Maashaa allaah waa wax aad loogu farxo quruxda wadankeena haku daysadeeno tujaarta wadamada kale maal gashaneeyso hayba wadankaaga ka feker wadan hebel aan guryo ama moolal kuleeyahay waxba kuuma tareeysee well done the owner of the hotel elite. Hambakyo
@Mulki-th2sm
@Mulki-th2sm 4 жыл бұрын
Aad iyo aad baad u madadsantahay Mudane Sola.waan ku farxay hotelkaa quruxda badan qof Somali ah leeyagay waa wax lagu farxo pls noo soo badi quruxda caasimada soomaaliyeed iyo quruxda dhulkeena hooyo indhahay u roontahay
@shekhxasanaxmedwehliye2511
@shekhxasanaxmedwehliye2511 4 жыл бұрын
Xarumaha jaamacada islaamiga noo soo duub Taas oo ku taalo muqdisho somaliya الجامعة الإسلامية في الصومال
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 4 жыл бұрын
Waxaan ku talinayaa in laga ilaliyo Hotelkan wixii siyaasad ah ama siyaasi ah si uusan u noqon Hadaf ama target kooxaha wax qarxiya. Mashallah. Alle ha barakeeyo oo ha xifdiyo hotelka.
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 4 жыл бұрын
Siyaasi baaba iskaleh hotelka
@Dooro-Dooro-3491
@Dooro-Dooro-3491 4 жыл бұрын
Waa sidee qaaradda kuusaaran maxaa saas uu gashay ku dhago qaybta kale kala fujinin Hakala fujinin
@qamarqaali1050
@qamarqaali1050 4 жыл бұрын
M.a allah tabaraka allah Allah iii xafid wadankeeeyga qurux badan Wlhi markaaan duceee sanaaayo waaan uduceeeyaaa wadankeeeyga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ku jecli wadankeeeyga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@uknowngamer7517
@uknowngamer7517 4 жыл бұрын
It shouldn’t be that close to the beach. Somalia needs professional experts to plan its cities and modern buildings
@khabylamerespectmoments2744
@khabylamerespectmoments2744 4 жыл бұрын
Exactly bro btwn the hotel and the beach the space is very narrow
@abdirisakmohamed556
@abdirisakmohamed556 4 жыл бұрын
fadlan sheeg waxaa aad ka ogtahay shaqsiga iskaleh hantidaan?
@babyboss.gaming1339
@babyboss.gaming1339 4 жыл бұрын
😂 its 2020 man. even cities can be built in the ocean.
@abdirahmanyaya3969
@abdirahmanyaya3969 4 жыл бұрын
Fact
@Julius-77777
@Julius-77777 4 жыл бұрын
Ahmed Warsame this is dangerous , the planners won’t do this type of building so close to the ocean. If there is tsunami no single person would be able to survive. The places you are talking about it’s just normal sea, it’s not directly facing an ocean. The ocean is beautiful but it’s hell of dangerous place. You need to have in place flood protection measures, which is something Somalis don’t even care about since the collapse of the government in 1991
@maxedbaari4107
@maxedbaari4107 4 жыл бұрын
SOOLA AAD IO AAD AYAA U MAHADSANTAHAY waxaad aduunyada tustay in soomaaliya ay soolaabaneyso mar 2aad soomaaliya waxay u baahantahay maalgashi dhan walba leh sida hotelada tanina waa qayb ma mid ah hormarka ay sameyneyso magaaladi aan ku dhashay XAMAR CADEY hadaa igu fekar tahay oo aad reer muqdishow tahay like ta ha ila dhaafin
@faysalabdallah989
@faysalabdallah989 4 жыл бұрын
Mashallah aad baan kaaga mahadcelineynaa inaa noosoo gudbisid horumarka wadankeena
@baronyare6747
@baronyare6747 4 жыл бұрын
Masha allah, iilaahow uu barakay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hanifanur3468
@hanifanur3468 4 жыл бұрын
Alhamdulillah am proud of the development that is taking place. As peace and security improving there a lot to follow InshaAllah 👏👏👏👏
@gadhleheebaan3083
@gadhleheebaan3083 4 жыл бұрын
Walaahi markaan video gaan daawadey waan hiikacay inaan imaado ayaan jeclaystay From Jigjiga
@Hmmwhatyousay
@Hmmwhatyousay 3 жыл бұрын
Will visit one day, love from 🇹🇷
@abduwalimohamed7822
@abduwalimohamed7822 4 жыл бұрын
Hotel ku inuu dib uga baxsanyahy beach ka bey aheyd barrier na uu leyahy sida kale waa mashallah
@cuteblackgirldone3974
@cuteblackgirldone3974 4 жыл бұрын
Muqadisho somali ugu qurxon wallhi❤❤❤
@codkaxaajitvt9778
@codkaxaajitvt9778 4 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay shaqo fiican baad heeysaa sxb 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@Somali_Lyrics1
@Somali_Lyrics1 4 жыл бұрын
Waxan Rajaynaya inaan Mar uun Arki doona SOMALIA GUUD AHAAN KHAASATAN CAASIMADA UMADA SOMALIYEED MUQDISHO CADEY INSHA ALLAH WAA MUUQAAL AAD U QURUX BADAN RUNTII WOOOOW
@AK_boy-
@AK_boy- 4 жыл бұрын
qadada xaafada maso qaadan karaa saa uga dhaxcuno hoteelka🤔🤔🤔ileen raashinka hotelka wa qaliye🤣
@abdulwahabmohamoud1046
@abdulwahabmohamoud1046 4 жыл бұрын
Abukar Colow maxamad bariis iyo moos haduu qof walbo soo qaato ebar waaye haha 😂
@qubqac9913
@qubqac9913 4 жыл бұрын
haa eeboow, laakiin MUUFO sooma qaadan kartid
@E25-e2w
@E25-e2w 4 жыл бұрын
😂😂😂indha adeeg
@ayaana1456
@ayaana1456 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@abshirismailhajifarah3072
@abshirismailhajifarah3072 4 жыл бұрын
Hhhhh Haa waasoo qaadan kartaa lkn Xeebta oo Gudaha Hotelka ka sii fcn baad ku Cuni kartaa Abukar , hhh Very funny
@saidohaji4124
@saidohaji4124 4 жыл бұрын
Maashaa ALLAAH waan ku il xaaxay quruxda wadankeena ilaahoow cadowga ka ilaali .
@ahmedsufi3855
@ahmedsufi3855 4 жыл бұрын
Nairobi bad maleh Addis Ababa bad maleh Lkn moqdisho bad weyn ayee leedahay maxaa dalxiiska udiiday Waxaa loo baahanyahay in aan ka hormarno dhinaca dalxiiska
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
nabadda wlle illhow wadanka nabad noga dhig
@warbaansoosidaa9108
@warbaansoosidaa9108 4 жыл бұрын
Mooryaan
@KalelaChannel
@KalelaChannel 4 жыл бұрын
These travel videos are awesome Abdinasiroow. Keep up bro. I hope you will be able to visit more cities and grace us with more videos like these.
@abdimajidgabobe6012
@abdimajidgabobe6012 4 жыл бұрын
Wow! Just Wow! .. Ustaad Sola wa ku mahdsanthay Muqalkan Quruxda Badan🙏
@mataanmowlidmohamud6862
@mataanmowlidmohamud6862 4 жыл бұрын
Waxa kale oo ii muqda hotelkii Ali mahdi mohamed oo qabyo ah Masha Allah❤❤❤❤ muqdisho
@mataanmowlidmohamud6862
@mataanmowlidmohamud6862 4 жыл бұрын
Masha Allah ganacsade xildhibaan Abdullahi Mohamed Nur🙏🙏🙏🙏🙏
@eblamohamed191
@eblamohamed191 4 жыл бұрын
Masha Allah, Warshheek iyo Cadale, Daru Salaam, Burta Daalo iyo Sheikh, Iyagana inaad noo tagto inoo soo duubto ka codsaneynaa ustaad.
@JH-mo7xm
@JH-mo7xm 4 жыл бұрын
You will impress me when I see schools, hospitals, malls that cater to the locals not outsiders.
@prasadtambiah5146
@prasadtambiah5146 3 жыл бұрын
much better to cater to outsiders who bring tourist dollars to the local economy
@mbxo__5936
@mbxo__5936 3 жыл бұрын
@@prasadtambiah5146 the local economy cannot thrive off of tourist dollars. Think of all the tourist based economies that have crashed during this pandemic. Depending on outside visitors will devastate them in the end.
@sharmakeshire1759
@sharmakeshire1759 4 жыл бұрын
Mashalah wadankeena ilaah nabad ha nooga dhigo
@ii-rpgbeachaw6295
@ii-rpgbeachaw6295 2 жыл бұрын
Muqdisho ha noolado kulaha. Lkn good video sxb saas muqdisho meelaha quruxda badan usoo duub Inshallah adunko dhana tuus in ay wax qaldan aminsan yihiin.
@deeqacabdalle356
@deeqacabdalle356 4 жыл бұрын
Maansha Allah waa mid aad u qurux badan dhisa dalkiina ka so wareega dalalka shisheeye ee aad qurxinaysaan sida Nairobi iyo kuwa la mida. Tujariinta dhisa guryo lacag macquula oo dadkii dibada iyo gusahaba iibsan karaan lacagtana lagu bixin karo mudo ilaa 10 sano idinkana aad ka faa'iidan.
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 4 жыл бұрын
Masha Allah Xamar cade Allahayow nabad nooga dhig dalkeena.
@yasiinhusseingarweyneahmed7581
@yasiinhusseingarweyneahmed7581 4 жыл бұрын
Thanks Abdinassir Ismail koley Flights ma jiree ayaamaha soo socda Sola Advertiser channel ka dhig (Kaftan) Ilaahey Towfiiqda ha ku waafijiyo.
@yasiinhusseingarweyneahmed7581
@yasiinhusseingarweyneahmed7581 4 жыл бұрын
Waxaan ka heley hadalkaagii ahaa Somalia meelaha xun iyo Macaluusha dadka la tusaa lakin Somalia Secondo Liido oo quruxdaan leh ayaa ku taal.
@queenlala1594
@queenlala1594 4 жыл бұрын
Yaa kle oo fiirsanooyo mogadishu ku nool☝️🇸🇴
@ayaancabdi2817
@ayaancabdi2817 4 жыл бұрын
Anika kula dawanoyo
@shukriaden1360
@shukriaden1360 4 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka lah walahi waa lagu faana Somalia hanolato ilahey dhulkeena hanoo badbadiyo dhibna alaha kahayo
@faysalsugaal7104
@faysalsugaal7104 4 жыл бұрын
Mansha allah tabaarakallah Muqdisho is back, one day I'll go there insha allah
@drbaatiofficials9484
@drbaatiofficials9484 4 жыл бұрын
Ilahay dartiis subscriber igo caawiya channel cusub somalia
@safiaali9957
@safiaali9957 4 жыл бұрын
masha Allah ..Laakiin decale hotel reception was a world class hotel .. elite hotel entrance waa in dib loogu noqda iyo reception area ..wa iga talo mahadsanid sola portal
@wararkasomalia
@wararkasomalia 3 жыл бұрын
Woow amazing view hey what a country what a land yet again we are qaxooti in another mans land time to build our lands it’s naturally beautiful thanks to Sola for the beautiful view high above on Mogadishu City
@hamdaapdi9364
@hamdaapdi9364 4 жыл бұрын
Mansha Allah guul Somalia muqdisho cadeey
@somaengineeringcompany7629
@somaengineeringcompany7629 4 жыл бұрын
Mr sola waa ok lkn balakoonka aad ayuu u gaaban yahay in lagu xiro biro 1cm oqurux iyo difaac ah. Thnks
@saidamohamed183
@saidamohamed183 4 жыл бұрын
MashaAllah soo beautiful Ilaaaheey dhulkeena nimcada taalo hana tuso nabadna Allaha noo keeno nabad iyo Nolol
@ibrahimisaq753
@ibrahimisaq753 4 жыл бұрын
Maashaa allaah mogadisho waa caasimad ku dhex jirto caasimad kale
@reerfarahabtidoon7957
@reerfarahabtidoon7957 4 жыл бұрын
National tiyatarka ayan ka codsanaynaa plz zola
@mahadartan321
@mahadartan321 4 жыл бұрын
🙏🏽❤️Mashaa allah Sola horukac wngs 🇸🇴dalki iyo dadkiba amiin yarabi Rahman amin ❤️🇸🇴❤️mgsho
@omarabdulle6044
@omarabdulle6044 4 жыл бұрын
Mashallah wa hotel aad u qurux badan muqdisho hadaan tago wan tagayaa Elite hotel inshalllah
@gedifarahfarah6130
@gedifarahfarah6130 4 жыл бұрын
Wa mahadsantahay walal qaliya oo weriye daacad ah horey u soco Muqaalo sidan oo kale u so badi si hilow u geliyo dhaliyarada qurbaha Guul iyo gobonimo iyo cadawkeno jabo shacbika somaliyed Eebe ha ka yelo shacbi waci qaba sida shacabka turkika khayin wada saamileysa dabadhifyada qabyalad iyanan ku tagerin
@shekhxasanaxmedwehliye2511
@shekhxasanaxmedwehliye2511 4 жыл бұрын
Allah ha u dhowro dalkayga aan ku faano diintiisa islaamka oo muqadaska ah iyo nabadiisa
@---7573
@---7573 4 жыл бұрын
Masha Allah wan joogay bishi 1aad I love it I miss you muqdisho
@deeqaraage1158
@deeqaraage1158 4 жыл бұрын
Masha allah masha allah allah noo xafdiyo wadankeyna iyo dadka wanagsan ee wali na dareem siinaayo in ey tahay muqdisho hooyadii somaliya 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@ifraahhassan265
@ifraahhassan265 4 жыл бұрын
inaadeerkay ilaahay hakuu barakeeyo quruxoow
@hanada.m.a9600
@hanada.m.a9600 4 жыл бұрын
Masha Allah waa hotel aad u qurux badan #ONTOP Dhanka receptionka waxaa wanagsan dad muuq kale bixinaayo in la fariisiyo si wuu macamiisha hotelka u soo jiito 🤗🤗🌍🇸🇴
Decale Hotel Mogadishu Somalia 2022
28:08
Sola Portal
Рет қаралды 366 М.
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:51:48
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 11 МЛН
One day.. 🙌
00:33
Celine Dept
Рет қаралды 48 МЛН
Don't underestimate anyone
00:47
奇軒Tricking
Рет қаралды 22 МЛН
Qiimaha Sedexda Casho Ee Muqdisho
12:53
Shuayb Rooy
Рет қаралды 27 М.
KALAMAAN IYO MUNAASABADDII MADAXTOOYADA.
23:44
KNN
Рет қаралды 629 М.
Driving In Somalia - Mogadishu Streets
18:16
GreaterSomalia
Рет қаралды 671 М.
War Deg deg ah
15:44
Garxajis G36 Media
Рет қаралды 265
NIMCAAN HILAAC  OO SI HEER SARE LOOGU SOO DHAWEEYEY MAGAALADA MOGDISHO 2024
15:53
Goodax Media Production
Рет қаралды 260 М.
Ku Dalxiis Dooxadda Nugaal
25:44
Axmed Cali Faarax
Рет қаралды 28 М.
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 11 МЛН