MASIIXI: 7CARUUR SOMALI AH O LAGU WAREJIYEY SOMALI MASIIXI MAXKAMADA DAAH..

  Рет қаралды 95,297

maxkamada 7News

maxkamada 7News

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 8 күн бұрын
WAAN KA XUMAHAY CARUURTAA GAALADU HAYSATO ANOO DHULBAHANTE AH ALLAAHU HAAYNOO SAQIRO INAAYNU KU GUULAYSANO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲
@ismDirir
@ismDirir 12 күн бұрын
اللهم اءاءنى اعوذبك من عذاب القبر و من عذاب جهنم و فتنة المحيا الممات و من شر فتنة المسيح الدجال سبحنك اللهم و بحمدك اشهد ان لا اءله اءلاةانت استغفرك و اتوب اءليك🎉🎉🎉
@CabdilaahiZaahid-vq4ce
@CabdilaahiZaahid-vq4ce 7 күн бұрын
Daahir calasaw qudhiisaa Somali masiixi ah halla baaro❤
@hamdi27889
@hamdi27889 12 күн бұрын
Hooyo sawir ma ka qaadey gabadha maydkeeda sawiro cadeynaaymo ah ma haysaa 😢😢😢😢😢😢😢😢
@AbdiazizAdenMahamoud
@AbdiazizAdenMahamoud 20 сағат бұрын
Daahir kulhaa sheeg magcaaga meeshu ma salidhigbaa mise waa maxkmd caadi ah wlhi wn qoy😂😂😂😂😂
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 7 сағат бұрын
Waddan kiina ku noqda; ma jeclidin caruurta waxaad u doneysan in aad ku lacag qaadataan oo keliya
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 13 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@User-s5z2t
@User-s5z2t 13 күн бұрын
Tan maxkamad mahaa Waa meel uumada lagu. Dhibo ceebohooda lagu soo bandhigp iyo qabyaalada
@Caaqilka1
@Caaqilka1 11 күн бұрын
Aad iyo aad ayaad uqaldantahay Ninkaasi waa nin waxtar ah oo dadka caawiya Laskiin adigu hanoqon wax matare aflagaado badan oo laga baxsanwaayo
@Unusulthan
@Unusulthan 10 күн бұрын
Balmay aabohod u ogolaato intey gaalo u gacangalineyso Allaah haso saqiro caruura marxuumadana Allah ha u naxariisto
@cabdiwaduud8467
@cabdiwaduud8467 7 күн бұрын
🤣🤣🤣DAAHIR CALASOW BALAAYO LOO BAAHAN YAHAY IGA DHEH WALAAHI XAAD II ISTAAGTAY QAABKA UU KIISKAAN CARUURTA U BAARAY🇸🇴👍
@JimcaaleJaamacCilmi
@JimcaaleJaamacCilmi 21 сағат бұрын
Jamcaajaamccilmi 🎉and 14:11
@AbdiGuled-qd4vi
@AbdiGuled-qd4vi 12 күн бұрын
Alla ya raxma hooyada
@AHMEDAbdi-sl9mm
@AHMEDAbdi-sl9mm 11 күн бұрын
Dahiir calasow maba yaqaano Afka Holland
@ashawarsame1662
@ashawarsame1662 7 күн бұрын
حسبي الله و نعم و كيلا 😢 Iyadaa u dhiibtay gaalada intey aabahood kala caraartay, waa umada iyaga dhan xaqdaro isku sameeyey 😢
@Abdiwali-Osman
@Abdiwali-Osman 5 күн бұрын
Daahir calasow. Isagaaa kabalaaaa. Lkn. Social media. Habar Gidir ku joogaaaa. Waaa. Balaayo ninkaaa
@AhmedFuad-ig7qs
@AhmedFuad-ig7qs 5 күн бұрын
Ilaha soomaaliyeed allaha badbaadyiyo
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 9 күн бұрын
Maxay tahay 36 9 dhashay ma ri yaa taas ayaa ayaa keentay inay waalato ayadoon wax la haysan in sidii arigii loo fuulo dumarka war caqli hala sameeyo oo dumarka caruurta ha la kala fogeeyaan caqli maaha in marii ay umusha kabaxaan in uur lagu celsho ceeb wey
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 11 күн бұрын
Qisadu way tabatabay😢😢😢
@AHH677
@AHH677 11 күн бұрын
Daahir Calasoow Af soomaali kaliya maa taqaanaa?
@ashawarsame1662
@ashawarsame1662 7 күн бұрын
File kulahaa 😂😂😂 beleyo ku maxkamadeysey 😂😂😂😂
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 6 күн бұрын
Duqda waxay rabtaa in ay lacag ku gesho carruurta😂 beri hore ayey isku qori leheyd haddii ay jeceshahay.
@NimoAbdirahman-f3l
@NimoAbdirahman-f3l 11 күн бұрын
Xasbunaallah wanicmal wakiil
@maden7818
@maden7818 7 күн бұрын
Daahir biijoweyne oo qabyaaladiiste ah muxuu soomaali u tari karaa.
@hashimosmannoor5780
@hashimosmannoor5780 11 күн бұрын
Subxaanaallaah War captain rouble wuxuu ka hadlaayey wlhi waa sidaan pls KZbinka ku Qora captain Rooble
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 12 күн бұрын
iyadoo Holland jogata ayaa loo ogalankar wayo carur London lagaqtay hoyado aya ayeydod oo Canada jogata loo ogalady inay qadato
@deeqoali57
@deeqoali57 4 күн бұрын
Qof wsyn caruur lsguma wareekinkaro
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 11 күн бұрын
ragii ilmaha dhalay mee? dowlaad la,aanta dhiibkas ayeey leedahay. Hassan dhiiqo ayaa dalka boobayo maxuu dad uu qabto iska daaye.
@maden7818
@maden7818 7 күн бұрын
Habartaan iyadaaba dhaqtar u baahan in lageeyo weyna waalantahay sababtoo ah shalay markii gabadha nooleyd maxeysan ilmaha iskugu qorin inay wax ka xanaaneyneyso maanta ilmaha gaalo ma qaateen.
@AhmedFuad-ig7qs
@AhmedFuad-ig7qs 5 күн бұрын
Geesiga somaalida kadhashay daahir calassaw noolow
@Nurdiin27
@Nurdiin27 7 күн бұрын
Inteey aabahood kala carareysay ayee af libaax dalaq u siiyay .. sinjiga somaliya walee dabar go boo ku jiraa allow umuurta sahal
@deeqoali57
@deeqoali57 4 күн бұрын
Waa aqliga gaaban ee.dumarka anaga aragnay kuwo la mida
@mukhtaryusuf2076
@mukhtaryusuf2076 12 күн бұрын
Walahi somali waa iabnay Waxaas waa dawlad la,aaanta
@abdul-fn9qd
@abdul-fn9qd 11 күн бұрын
😊
@deeqoali57
@deeqoali57 4 күн бұрын
Aad iyo aaf
@saidahmedgaabgaab1920
@saidahmedgaabgaab1920 9 күн бұрын
SOM CIVIL COURT
@af8803
@af8803 7 күн бұрын
Dahir calasow muxuu kuu qaban karaa hadda?
@cabdirisaaqmaxamuud9452
@cabdirisaaqmaxamuud9452 9 күн бұрын
9 canug ayeey dhashay ka dib ilmaha aabahood kuma aaminaayo ka xaaxaabi dheh
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 11 күн бұрын
Awalbay dhulbahante dhulka wa….. guursatay
@mos1954
@mos1954 6 күн бұрын
Mawaxaad Sugeysaan Inuu Aduun idiin hagaago, Marka Aad Isdishaan oo Diintiina Katagtaan?
@FundyWaNyash
@FundyWaNyash 11 күн бұрын
Jarmalka caruur ciyaar laiskagama qaado… Ilaa eey ka arkaan qatar sugan.
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 9 күн бұрын
Hade waa qof waalane qof dad dilaysaa wadan nabada yurub oo yurub
@AHMEDAbdi-sl9mm
@AHMEDAbdi-sl9mm 11 күн бұрын
Dahiir mooriyan waa meel ceebah dadka lagu faafiyo
@zakyflaq
@zakyflaq 10 күн бұрын
9 ilmo naag dhashay sidey 36 jir kutahay ?????
@Ruuzah-2019
@Ruuzah-2019 10 күн бұрын
Waa macquul hadii ey somaaliya ku dhashay . Aniga waxaan aqaanaa 26 jir 7 caruur heesato Somalia 🥲
@fardowsa55
@fardowsa55 8 күн бұрын
Somali iyo age problem lee 😂😂
@zakyflaq
@zakyflaq 8 күн бұрын
@@Ruuzah-2019 qurbahay kydhashay macqulna mahan
@zakyflaq
@zakyflaq 8 күн бұрын
@@fardowsa55 waa run waa intaas
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m 12 күн бұрын
Yaap maantana kabaale ma maqlay waa kabaaladii awrta
@Ummu.maxamed
@Ummu.maxamed 13 күн бұрын
Habaar kugu dhac diifle war wuxu dhaqan xumaa Caku hawiye magabadhuu habarta kuhayaa walee naagihiina ba ay gabdhuhu sharaf agtooda kamaleh hawiye
@anabbashir2678
@anabbashir2678 12 күн бұрын
Naayaa hada qof wax ka sheegay asaga ku ekow maxaa qabiil dhan afkaaga ugu taagaysaa. Hawiye adiga iyo awoowahaba waaka sharaf fiicanyihiin.
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 11 күн бұрын
Habrteey ayaa la dhaha hooyo xumana ma ahan ee waa lahjad dad somali ka mida sida Islanta qeybo kale loga dhaho hooyo ee aqlaq xumada iska day adigu qabil dhan ha u gefin
@hashimosmannoor5780
@hashimosmannoor5780 11 күн бұрын
War wax xanuunsan madanaa Qofta umumu maxamed ugu qoran tahay shut up
@hashimosmannoor5780
@hashimosmannoor5780 11 күн бұрын
Shut up cajuusayaheey
@AbdiGuled-qd4vi
@AbdiGuled-qd4vi 12 күн бұрын
Very sorry
@Habon-y6m
@Habon-y6m 12 күн бұрын
Beenta iska daa gaal lama siin
@deeqoali57
@deeqoali57 4 күн бұрын
Ya haya
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 12 күн бұрын
iyadoo Holland jogata ayaa loo ogalankar wayo carur London lagaqtay hoyado aya ayeydod oo Canada jogata loo ogalady inay qadato
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Kaftanka Siyaasadda oo aad u xiisa badan
27:56
Xogmaal Media
Рет қаралды 8 М.
NIN SOMALI OO DIINTA KA BAHAY OO RUNTA LOSHEGEY #BY SHEIKH IBRAHIM
12:09
Daawo Su'aalihii La Yaabka Lahaa Ee La Waydiiyo Sh Usuuli
22:56
Universal TV
Рет қаралды 24 М.